Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Ilahay hau naxariisto magool iyo abwaankii alufay saxardiid jabiye
Heeskaan sigaar ah buu iitaabtaa aadna waan ujeclahay Ilaaahay ha unaxariisto xaliima khalif
Allaha swt ha u naxariisto maama xaliimo
ILAAHAY HAWNAXARIISTO ABWAAN. SAXARDIID MAXAMED CILMI JABIYE
Aaaaamiin aamiiin ya Rabi
Waxay ku jirtay Ruwaayadii laguma dhaamee dhaqaaq 1964Erayada saxar diid maxamad cilmi jabaiye AUN 😢😢Laxanka maxamed cige warsame ilbir TALANTAALI: xalimo khaliif cumar Magool AUNCusmaan maxamad cabdi kariin gacanlow AUN 😢😢
Laxanka amuu cigaal yahay
@@ibrahimmohamoud8236fan iyo shekadiii shaqa kula lihid cugal marka muxu ahay
Allaha mama magool iyo boqorka cooka tubeec
Allaha swt ha u naxariisto xaliimo khaliif
Alaha UNaxriisto Macaanaa Maanta Way iGusocotaa Wlhi😢😥
❤🫶Magool waa hanti qaran . Allow unaxariiso🤲
Ereyadii Saxardiid JebiyeIyo laxankii Cali Fayruus
Erayadii abwaano saxardiid jebiye
Kabanka daauud cali ilaah ha u naxariistee bongaha waa goobe
heestaan sow lamaan ma aheyn gacanlow sow lama qaadi jirin
Heestan walaashay Nasra Mustafe xms iigu geeya
Friday 8 October 2021 song 🎵🎶✨💕❤
Magool kaliya noosoogali 😍
waxa la qaadijirey cismaan gacnlow.waa run waa eryadii jibiye.
AUN POQORADA CODKAA 😢❤️💔
BOQORDI CODKA HEESAHA AFKA SOMALIYEED HOBALDI WAABARIXALIIMO KHALIIF MAGOL HOYADI FANKA CODKA. NO.1QOFKA LABAAD SAHAR AHMED JAMA.NO.2.HIBO MOHMED GUDON NO.3MANDEEQ NO.4KHADAR DHAHIR CIGE NO 5.ADERO - WALALO WA SIDAS.
Allaa ya raxma
Alehawnxariisto aamin aamin
Boqoradii codka iyoBoqorkii kabanka is helay
Waaw macaanaa
Salaan
Magool Ilaahaybaa hawnaxariisto
Axdigaan maraa Ood iigu noqdee
Alla yaa raxma
Magool oo kale lama helaayo
Alle yaaraxma
Please include it's lyrics
2023
Axsan hes
Bongaha goobe kabanka daud
Beriga heestan la qaaday walaalo hargeysa ma jirin daud waxa kamanka tumaya boqorkii kamanka xudeydi
ERAYADA WAXA ALIFAY ABWAAN KA SOO JEEDA HARGAYSA WAXA LAYIDHAA (SAXARDIID MAXAMED JABIYE)MAALIN DHAWAYD AYAA HARGAYSA LAGU AASAY. HEESAHA MAGOOL AY QAADO 100%80 ISAGAA ALIFAY HOYGA FANKA HARGAYSA SOMALILAND WAAN.KU FANAA
Erayadeeda igu caawiya oo ii qora plz
Ruuxaan arkoo ishu qabato oonKaga uursamahay arligiyo ifkabaKuma uumanee iimqansa ooAdna igu sinoo arinkay ila qabo
Asalkaba hurdada anigoon ku aragUma oonsadee sida aarankaanKuu ololayaa iimaanso oo Adna igu sinoo arinkay ila qaboAqal aada iyo agab raadibaan Uubta u galee axdigaan maraaOod igu noqdee iimaansa ooAdna igu simoo arinkay ilaqaboRuuxaan arkoo ishu qabato oonKaga uursamahay arligiyo ifkabaKuma uumanee iimaansa ooAdna igu sinoo arinkay ila qaboAnigoo dhintiyo iilkaa ka roonAflagaadaad ii quudhayeeEed igu tidhee iimaasna ooAdna igu sinoo arinkay ila qaboArin igu fidaa igu ooganooEraygaad i tidhi yaabuu noqdooWadnahay i afgoo iimaansa ooAdna igu sinoo arinkay la qaboRuuxaan arkoo ishu qabato oonKaga uursamahay arligiyo ifkabaKuma uumanee iimqansa ooAdna igu sinoo arinkay ila qabo
@@maxamedsuldaan5330 waxaad noo soo dhigtaa qaybta comments, si loo wada arko
@@maxamedcabdullahi7275 only for women 😂
Ilahay hau naxariisto magool iyo abwaankii alufay saxardiid jabiye
Heeskaan sigaar ah buu iitaabtaa aadna waan ujeclahay
Ilaaahay ha unaxariisto xaliima khalif
Allaha swt ha u naxariisto maama xaliimo
ILAAHAY HAWNAXARIISTO ABWAAN. SAXARDIID MAXAMED CILMI JABIYE
Aaaaamiin aamiiin ya Rabi
Waxay ku jirtay Ruwaayadii laguma dhaamee dhaqaaq 1964
Erayada saxar diid maxamad cilmi jabaiye AUN 😢😢
Laxanka maxamed cige warsame ilbir
TALANTAALI: xalimo khaliif cumar Magool AUN
Cusmaan maxamad cabdi kariin gacanlow AUN 😢😢
Laxanka amuu cigaal yahay
@@ibrahimmohamoud8236fan iyo shekadiii shaqa kula lihid cugal marka muxu ahay
Allaha mama magool iyo boqorka cooka tubeec
Allaha swt ha u naxariisto xaliimo khaliif
Alaha UNaxriisto Macaanaa
Maanta Way iGusocotaa Wlhi😢😥
❤🫶Magool waa hanti qaran . Allow unaxariiso🤲
Ereyadii Saxardiid Jebiye
Iyo laxankii Cali Fayruus
Erayadii abwaano saxardiid jebiye
Kabanka daauud cali ilaah ha u naxariistee bongaha waa goobe
heestaan sow lamaan ma aheyn gacanlow sow lama qaadi jirin
Heestan walaashay Nasra Mustafe xms iigu geeya
Friday 8 October 2021 song 🎵🎶✨💕❤
Magool kaliya noosoogali 😍
waxa la qaadijirey cismaan gacnlow.waa run waa eryadii jibiye.
AUN POQORADA CODKAA 😢❤️💔
BOQORDI CODKA HEESAHA AFKA SOMALIYEED HOBALDI WAABARI
XALIIMO KHALIIF MAGOL HOYADI FANKA CODKA. NO.1
QOFKA LABAAD SAHAR AHMED JAMA.
NO.2.
HIBO MOHMED GUDON NO.3
MANDEEQ NO.4
KHADAR DHAHIR CIGE NO 5.
ADERO - WALALO WA SIDAS.
Allaa ya raxma
Alehawnxariisto aamin aamin
Boqoradii codka iyo
Boqorkii kabanka is helay
Waaw macaanaa
Salaan
Magool Ilaahaybaa hawnaxariisto
Axdigaan maraa Ood iigu noqdee
Alla yaa raxma
Magool oo kale lama helaayo
Alle yaaraxma
Please include it's lyrics
2023
Axsan hes
Bongaha goobe kabanka daud
Beriga heestan la qaaday walaalo hargeysa ma jirin daud waxa kamanka tumaya boqorkii kamanka xudeydi
ERAYADA WAXA ALIFAY ABWAAN KA SOO JEEDA HARGAYSA WAXA LAYIDHAA (SAXARDIID MAXAMED JABIYE)MAALIN DHAWAYD AYAA HARGAYSA LAGU AASAY. HEESAHA MAGOOL AY QAADO 100%80 ISAGAA ALIFAY HOYGA FANKA HARGAYSA SOMALILAND WAAN.KU FANAA
Erayadeeda igu caawiya oo ii qora plz
Ruuxaan arkoo ishu qabato oon
Kaga uursamahay arligiyo ifkaba
Kuma uumanee iimqansa oo
Adna igu sinoo arinkay ila qabo
Asalkaba hurdada anigoon ku arag
Uma oonsadee sida aarankaan
Kuu ololayaa iimaanso oo
Adna igu sinoo arinkay ila qabo
Aqal aada iyo agab raadibaan
Uubta u galee axdigaan maraa
Ood igu noqdee iimaansa oo
Adna igu simoo arinkay ilaqabo
Ruuxaan arkoo ishu qabato oon
Kaga uursamahay arligiyo ifkaba
Kuma uumanee iimaansa oo
Adna igu sinoo arinkay ila qabo
Anigoo dhintiyo iilkaa ka roon
Aflagaadaad ii quudhayee
Eed igu tidhee iimaasna oo
Adna igu sinoo arinkay ila qabo
Arin igu fidaa igu ooganoo
Eraygaad i tidhi yaabuu noqdoo
Wadnahay i afgoo iimaansa oo
Adna igu sinoo arinkay la qabo