Free backtesting using GoCharting | Af-somali.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 апр 2024

Комментарии • 24

  • @AhmedRijal
    @AhmedRijal 18 дней назад

    Mahadsanid sxb
    Xagee kala soo xiriira sxb

  • @user-qf4hq3hl8k
    @user-qf4hq3hl8k 18 дней назад

    liibaax mhdsanid wll

  • @ibrahimhassan4801
    @ibrahimhassan4801 18 дней назад

    waad mahadsan tahay sxb.

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi 18 дней назад

    Shp Candelada colorkoda halke laga badalaya.

  • @hasankaafi1066
    @hasankaafi1066 14 дней назад

    Sxp wab seetkaan dxy malahan miyaa❤

  • @muqdisholegend1680
    @muqdisholegend1680 19 дней назад

    From ur tiktok gaaga thnks sxb

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu  18 дней назад

      Adigaa mudan saaxiib, so dhawow.

  • @daadirsheekeye5301
    @daadirsheekeye5301 18 дней назад

    MHDSAND BRO

  • @SadaamYuusuf-iu1hz
    @SadaamYuusuf-iu1hz 18 дней назад

    Sxp wuu idiidey reply ma dhihi karo😢

  • @asalraacmedia
    @asalraacmedia 19 дней назад +1

    Time frameka ayu ku xunyahy tusale halmid kaliyah wa inad isticmasha hadad badashid wuxuu imanaya maalinti ugu dambeysey suuqa adigana sanad kahor ayd backtesting ku sameyneysey

    • @ahmedisa9608
      @ahmedisa9608 19 дней назад

      Bishii udambaysay wa kisamayn kartaa walal waqti fog hada rabtit wa lacag sxb

  • @camuudiyare5371
    @camuudiyare5371 3 дня назад

    NASDAQ side lo gata macalimu ma iga cawin karta?

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu  3 дня назад

      Saxib NASDAQ wa Futures sida pairs-ka caadiga ah ayaana noo trade gareeya. EURUSD iyo Asi Isku si baad h trade gareys kartaa.

  • @liibanza4531
    @liibanza4531 18 дней назад

    sxb aad mahadsan tahay lkn aniga Replay ima so baxayo maxa xal ah

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu  18 дней назад

      Shaashada marka joogto mesha calaamada Instagram-ka u eg ayuu dhinacyaalaa si fcn muqalka u fiiri saaxiib.

    • @liibanza4531
      @liibanza4531 18 дней назад

      sxb mahadsanid wan helay marki hore safari ayo ika kacsana lama argayo kadib waxan ka kiciyay chrome

    • @SadaamYuusuf-iu1hz
      @SadaamYuusuf-iu1hz 18 дней назад

      Nio aniga waa idiiday​@@liibanza4531

  • @jimcalexaaji6061
    @jimcalexaaji6061 19 дней назад +1

    Zhp video kaso sameye Turtle 🐢 soup

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 19 дней назад +1

      Sxb iyago English ah ku haya hada English taqaano

    • @ahmedisa9608
      @ahmedisa9608 19 дней назад

      Somali ICT RUclips ka kuqor wilka aya sharaxaya walal

    • @DG-eg4qi
      @DG-eg4qi 18 дней назад

      ​@@Suhayb1_4wr Nio ugaas aniga Biaska aya Xoga Igu yar adag Bal Hada hyso video i tilman

  • @Cr7thegoat810
    @Cr7thegoat810 19 дней назад

    Nio sazibow pls silver bullet weegan dcy backrest kuso samey

    • @Aboudi600
      @Aboudi600 18 дней назад

      Aniga trade yadaan qaaty waku tusi karaa

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu  18 дней назад

      Sxbw ani silver bullet 90% lacagaha Indices-ka ayan ku trade gareya ee kuwa Forex-ka kuma trade gareeyo balse i will try ina so sameyo insha allah.