video kaliya aad u baahan tahay, DAILY BIAS - afsomali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 фев 2024
  • bias ka waa jihada suuqa u socdo ha ahaato bil, isbuuc ama maalin. waxayna ku imaan kartaa markaad ku celcelin badan ku samaysid ayaa la qabsanaysaa oo aad ogaanaysaa meesha laga socdo iyo meesha loo socdo.
    ku dadaal xogta aan kuu soo gudbinay inaad dhaqan galiso oo aad practice gareyso wixii su'aal ah ama aad fahmi weydo instagram igula soo wadaag
    instagram
    naani_fx?igsh=OXNwNTRodG1oOGJs
    telgram channel
    t.me/GARAADSO_FX
    tiktok
    tiktok.com/@ahmed_naani_14?_t=8jvOHih6MUf&_r=1

Комментарии • 27

  • @Elghazi_Fx
    @Elghazi_Fx 3 месяца назад +6

    من لا يشكر الناس لا يشكر الله❤

  • @wacyiga_Nolosha
    @wacyiga_Nolosha 11 дней назад

    Mahadsanid saaxiib aad buu ii anfacay casharka

  • @apukarozman6099
    @apukarozman6099 3 месяца назад +2

    Next MMXM

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_4 3 месяца назад +1

    Walal mahadsanid walahi wax badan kaa faaidey manta

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 Месяц назад

    M.a bro mahahdsanid

  • @sayidcalicabdishakuur6675
    @sayidcalicabdishakuur6675 3 месяца назад

    Mahadsanid bro bias ka noogu roonaw i.a dhowr video kale inaad nooga soo sameysid rajeynayaa

  • @ABRIS1
    @ABRIS1 3 месяца назад

    The one on top topic 🎉 waa Vedio Aad umuhim ah 👏😊

  • @maxamedmuuse7598
    @maxamedmuuse7598 3 месяца назад

    Thanks teacher

  • @amiirhajiali3040
    @amiirhajiali3040 Месяц назад

    MNCHA ALLAH ustaad mahadsanid

  • @BINGO707_
    @BINGO707_ 3 месяца назад

    Wll naani 🎉NaNi🔥🔥🔥❤️❤️❤️

  • @kingisking5757
    @kingisking5757 3 месяца назад

    Thanks ❤

  • @abdikadirxaad1902
    @abdikadirxaad1902 3 месяца назад

    Jazakallah wallhi sxb wad kala kicisay mn.a thnks abalkada allaha gudo sxb

  • @user-qv3jn3on4q
    @user-qv3jn3on4q 3 месяца назад

    Shukran ustad Waqtigaga qiimaha bdn oo aad wax nagu fahansiisay Allaha kaa Abaal Mariyo Ustad Stop hunting video nooga soo sameey adoo mahadsan masnta iigu horeyso maqalkiisa wuu igu cusub yhy🙏🥰

  • @ibrahimcabdullahi3339
    @ibrahimcabdullahi3339 3 месяца назад

    Molimuu wax bdn ka faidnay ❤

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali Месяц назад

    Waad wacantay bro

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali Месяц назад

    Lkn entryga time and price ku dabaq

  • @yasinyunisyusuf5552
    @yasinyunisyusuf5552 3 месяца назад

    mash wll nani wan kuwtaa sxb si wadax ayaan ufhmy biaska inkastoo kudhibnaa lkn mnta clear iyhiin wxan rajynaa cashro sidan oo kle inaa nosoglisid oo biaska ubdn tnks alot😇

  • @MutaAkid
    @MutaAkid 3 месяца назад

    M.a pro hadalkagi a suqa ku firiye waba i fududaye shukran😊

  • @najiibibrahim9860
    @najiibibrahim9860 3 месяца назад

    Bias noo soo bari waana mahadsanhy

  • @xamaadaabokar2986
    @xamaadaabokar2986 3 месяца назад

    Aad ayaa u nahsantahy

  • @Yaaska.1
    @Yaaska.1 3 месяца назад +1

    Waxaan rabnaa Ustaad sida lo tradegareya lacagaha us100 iyo us30 e funded prop firm yada kujira mahadsanid ustaad💚💚💚

    • @Garaadsofx
      @Garaadsofx  3 месяца назад

      Ugu horeyn soo baar xalaal nimadeeda

  • @abdullahimohamed6704
    @abdullahimohamed6704 3 месяца назад

    Sxb aadaa umahadsantahay

  • @kaafi203
    @kaafi203 3 месяца назад

    Macalin bais kale mia jira hadda kan fahmo

    • @Garaadsofx
      @Garaadsofx  3 месяца назад

      Kan furo hakuu noqdo oo si fcn u fahan

  • @maaanowpro2075
    @maaanowpro2075 3 месяца назад

    Intee kala so xiirira sxp

    • @Garaadsofx
      @Garaadsofx  3 месяца назад

      Instagram description ka yaalo❤