MTrades📖🎓
MTrades📖🎓
  • Видео 19
  • Просмотров 18 938

Видео

How i made +3R in one trade.📚🙌 #forex #ict #somalia #smc #Mtrades_edu
Просмотров 456Месяц назад
How i made 3R in one trade.📚🙌 #forex #ict #somalia #smc #Mtrades_edu
THE NEXT DAY MIDEL | CRYPTO CURRENCY.#forex #ict #somalia #smc #Mtrades_edu
Просмотров 292Месяц назад
THE NEXT DAY MIDEL | CRYPTO CURRENCY.#forex #ict #somalia #smc #Mtrades_edu
ICT | THE NEXT DAY MODEL- AF-SOMALI #forex #ict #somalia #smc #mtrades_edu
Просмотров 9702 месяца назад
ICT | THE NEXT DAY MODEL- AF-SOMALI #forex #ict #somalia #smc #mtrades_edu
WEEKLY OUTLOOK | ICT AF-SOMALI
Просмотров 6413 месяца назад
#forex #ict #somalia #Mtrades_edu
ICT | Weekly Review ( 04/03/2024-09/03/2024) Af-Somali.
Просмотров 4883 месяца назад
#forex #smc #ict #Mtrades_edu
ICT | Weekly Review ( 20/02/2024-23/02/2024 ) Af-Somali #forex #somalia #ict #smc ​⁠@MTrades_edu
Просмотров 6023 месяца назад
ICT | Weekly Review ( 20/02/2024-23/02/2024 ) Af-Somali #forex #somalia #ict #smc ​⁠@MTrades_edu
ICT | Breaker block vs Order block | Af-Somali📚#forex #ict #somalia #mtrades_edu
Просмотров 5143 месяца назад
ICT | Breaker block vs Order block | Af-Somali📚#forex #ict #somalia #mtrades_edu
ICT | Oderflow Simplified and Backtesting | Af-Somali. #forex #ict #smc #somalia #mtrades_edu
Просмотров 8073 месяца назад
ICT | Oderflow Simplified and Backtesting | Af-Somali. #forex #ict #smc #somalia #mtrades_edu
ICT | Weekly Review | EURUSD Af-Somali. #somalia #forex #ict #smc #Mtrades_eud
Просмотров 4504 месяца назад
ICT | Weekly Review | EURUSD Af-Somali. #somalia #forex #ict #smc #Mtrades_eud
ICT | Short term trade | Af-Somali. #forex #ict #smc #somalia #mtrades_edu
Просмотров 4464 месяца назад
ICT | Short term trade | Af-Somali. #forex #ict #smc #somalia #mtrades_edu
ICT | External range liquidity & Internal Range Liquidity | Af-Somali. #ict #forex #somalia #smc
Просмотров 7684 месяца назад
ICT | External range liquidity & Internal Range Liquidity | Af-Somali. #ict #forex #somalia #smc
London Session Strategy | Af-Somali
Просмотров 9174 месяца назад
London Session Strategy | Af-Somali
ICT | The Unicorn Model | Af-Somaali
Просмотров 1,1 тыс.4 месяца назад
ICT | The Unicorn Model | Af-Somaali
Change in state delivery Af-somali -ICT CONCEPT
Просмотров 5096 месяцев назад
Change in state delivery Af-somali -ICT CONCEPT
Risk management Af-Somali -ICT CONCEPT.
Просмотров 9306 месяцев назад
Risk management Af-Somali -ICT CONCEPT.
Silver Bullet Af-Somali-ICT CONCEPT.
Просмотров 6 тыс.7 месяцев назад
Silver Bullet Af-Somali-ICT CONCEPT.
Muuqaalkaan kadib News kama wal wali doontid - #forexfactory
Просмотров 9707 месяцев назад
Muuqaalkaan kadib News kama wal wali doontid - #forexfactory
Sidee loo sameystaa Trading Jornaal adigo isticmalaya App-ka Notion.?
Просмотров 9667 месяцев назад
Sidee loo sameystaa Trading Jornaal adigo isticmalaya App-ka Notion.?

Комментарии

  • @abaadirahmed3417
    @abaadirahmed3417 7 дней назад

    Gold malagu tared gareen karaa

  • @abdirahmanabdikadir4305
    @abdirahmanabdikadir4305 8 дней назад

    Gold-ka ma u adegsan kara

  • @Qulaaseyesalmaan
    @Qulaaseyesalmaan 13 дней назад

    Trading yaan isla iibsana

  • @DrMursalii
    @DrMursalii 17 дней назад

    ustaadi pd array sidee loo saxadaa

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 19 дней назад

    Qofkii rabo inuu candleska wax ka debalo wuxu tagaa meesha layers ku qoran tahay settingska hoostiisa

  • @camuudiyare5371
    @camuudiyare5371 28 дней назад

    Today Silver Bullet NY session Failed GBP and Uero

  • @adenali7555
    @adenali7555 Месяц назад

    thank u legened please talk about turtle soup starategy

  • @camuudiyare5371
    @camuudiyare5371 Месяц назад

    NASDAQ side lo gata macalimu ma iga cawin karta?

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu Месяц назад

      Saxib NASDAQ wa Futures sida pairs-ka caadiga ah ayaana noo trade gareeya. EURUSD iyo Asi Isku si baad h trade gareys kartaa.

  • @camuudiyare5371
    @camuudiyare5371 Месяц назад

    Wax badana ka faiday wlhi Zilver bullet waku warersana

  • @hasankaafi1066
    @hasankaafi1066 Месяц назад

    Sxp wab seetkaan dxy malahan miyaa❤

  • @daadirsheekeye5301
    @daadirsheekeye5301 Месяц назад

    MHDSAND BRO

  • @SadaamYuusuf-iu1hz
    @SadaamYuusuf-iu1hz Месяц назад

    Sxp wuu idiidey reply ma dhihi karo😢

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi Месяц назад

    Shp Candelada colorkoda halke laga badalaya.

  • @AhmedRijal
    @AhmedRijal Месяц назад

    Mahadsanid sxb Xagee kala soo xiriira sxb

  • @liibanza4531
    @liibanza4531 Месяц назад

    sxb aad mahadsan tahay lkn aniga Replay ima so baxayo maxa xal ah

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu Месяц назад

      Shaashada marka joogto mesha calaamada Instagram-ka u eg ayuu dhinacyaalaa si fcn muqalka u fiiri saaxiib.

    • @liibanza4531
      @liibanza4531 Месяц назад

      sxb mahadsanid wan helay marki hore safari ayo ika kacsana lama argayo kadib waxan ka kiciyay chrome

    • @SadaamYuusuf-iu1hz
      @SadaamYuusuf-iu1hz Месяц назад

      Nio aniga waa idiiday​@@liibanza4531

  • @ibrahimhassan4801
    @ibrahimhassan4801 Месяц назад

    waad mahadsan tahay sxb.

  • @user-qf4hq3hl8k
    @user-qf4hq3hl8k Месяц назад

    liibaax mhdsanid wll

  • @muqdisholegend1680
    @muqdisholegend1680 Месяц назад

    From ur tiktok gaaga thnks sxb

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu Месяц назад

      Adigaa mudan saaxiib, so dhawow.

  • @Cr7thegoat810
    @Cr7thegoat810 Месяц назад

    Nio sazibow pls silver bullet weegan dcy backrest kuso samey

    • @Aboudi600
      @Aboudi600 Месяц назад

      Aniga trade yadaan qaaty waku tusi karaa

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu Месяц назад

      Sxbw ani silver bullet 90% lacagaha Indices-ka ayan ku trade gareya ee kuwa Forex-ka kuma trade gareeyo balse i will try ina so sameyo insha allah.

  • @jimcalexaaji6061
    @jimcalexaaji6061 Месяц назад

    Zhp video kaso sameye Turtle 🐢 soup

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Месяц назад

      Sxb iyago English ah ku haya hada English taqaano

    • @ahmedisa9608
      @ahmedisa9608 Месяц назад

      Somali ICT RUclips ka kuqor wilka aya sharaxaya walal

    • @DG-eg4qi
      @DG-eg4qi Месяц назад

      ​@@Suhayb1_4wr Nio ugaas aniga Biaska aya Xoga Igu yar adag Bal Hada hyso video i tilman

  • @asalraacmedia
    @asalraacmedia Месяц назад

    Time frameka ayu ku xunyahy tusale halmid kaliyah wa inad isticmasha hadad badashid wuxuu imanaya maalinti ugu dambeysey suuqa adigana sanad kahor ayd backtesting ku sameyneysey

    • @ahmedisa9608
      @ahmedisa9608 Месяц назад

      Bishii udambaysay wa kisamayn kartaa walal waqti fog hada rabtit wa lacag sxb

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 Месяц назад

    Wcs bro Maa Shaa Allah

  • @adenali7555
    @adenali7555 Месяц назад

    Leged bro Keep up Thank u for ur info very educative

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu Месяц назад

      You’re welcome saaxiib, guuleyso.📚🙌

  • @asalraacmedia
    @asalraacmedia Месяц назад

    Legend silver waxbadan ayan ka fahamay backtesting ayan ka wada

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu Месяц назад

      Aad iyo aad wllka, guuleyso.📚🙌

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 Месяц назад

    Maa Shaa Allah bro

  • @iidlecade6178
    @iidlecade6178 Месяц назад

    Ustaad mahadsanid

  • @majiibgaming8887
    @majiibgaming8887 Месяц назад

    Ustaad discord link halkuu yala

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu Месяц назад

      Profile-ka tiktoga ayu saran yahay, haddii aadan tiktoga heyn magaca RUclips-ka igu qoran le igu qoran.

  • @Ogaancusub
    @Ogaancusub Месяц назад

    silver bullet kaligeed malgu trade garayn karaa

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu Месяц назад

      Why not, model kasta oo jira dadba ku trade gareeya uuna u yahay the only one.

  • @zaahidyare2196
    @zaahidyare2196 Месяц назад

    Thanks sxb lkn away discord kii ❤

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu Месяц назад

      Profile-ka tiktoga ayu saran yahay.

  • @yusufarrap3311
    @yusufarrap3311 Месяц назад

    zhp away discord ka

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu Месяц назад

      Tiktok ga profile-kisa ayu saran yahay wllka.

  • @CaawiyahaDadweynaha
    @CaawiyahaDadweynaha Месяц назад

    Thanks ustd waa trade quruxbadan m.a

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi Месяц назад

    Shp Mentorship Ma ledahy

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu Месяц назад

      May sxb balse tiktogayga profile-kisa discord aya saaran halkaa so gal live trading new-york ayan sameynaa.

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_4 Месяц назад

    Sxb turtle 🐢 soup 🍲 muuqaal noga soo samee iyo tusaalayaal iyo qodobada lagu qaato waa codsi

  • @sbqndo
    @sbqndo Месяц назад

    great video 👌🏾

  • @CaawiyahaDadweynaha
    @CaawiyahaDadweynaha Месяц назад

    Jazaaka allh zxp aad iyo aad loofahmay ustd waxaan codsan laha isbuuc walba trade yada aad qadatid ina sidan cml usoo duubtid ayago life thanks

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu Месяц назад

      Mahadsanid saaxiib farintaada ama falcelintaada wa ii dhirigalin waana isku daya intii karaankeyga ah in an idinla wadagaago insha allah.❤️🙌

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_4 Месяц назад

    Masha allah ustad mahadsanid sharaxaadada aad baa uga helay thank again bro

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu Месяц назад

      Pleasure saaxiib, guuleyso.❤️📚🙌

  • @abdiadam1096
    @abdiadam1096 2 месяца назад

    Sxb biaska iyo profiles ka naga dhis allaha ku sharfee

  • @xareedaxmed
    @xareedaxmed 2 месяца назад

    KEEP GOING SXB

  • @Yaaska.1
    @Yaaska.1 2 месяца назад

    London session lama tradegareyo miyaa??

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu 2 месяца назад

      London session wa la trade gareeyaa saxib, balse mowduucan rules-kaas haddi aad raaceyso NY session ayu ku fcn yahay.

    • @Yaaska.1
      @Yaaska.1 2 месяца назад

      @@MTrades_edu Mahadsanid wall

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_4 2 месяца назад

    Thanks walahi sxb muuqaalkan wax badan ka faaidey

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu 2 месяца назад

      Adigan mudan saaxiib, guuleyso.📚🙌

  • @zaahidyare2196
    @zaahidyare2196 2 месяца назад

    Thanks sxb

  • @cabdiraxiinizmail3224
    @cabdiraxiinizmail3224 2 месяца назад

    Thanks pr0 😂

  • @Baananews
    @Baananews 2 месяца назад

    Thank you Mr trader man

  • @yusufbacle7893
    @yusufbacle7893 2 месяца назад

    M.a walhi mahadsanid ustadi qof sidan wax ii fahnsiya wayi 🙏🥰

    • @yusufbacle7893
      @yusufbacle7893 2 месяца назад

      Midakle ustaadi model 13 sidan o kale so samey

  • @Baananews
    @Baananews 2 месяца назад

    Waliba ayado fursado kale u arkey ayan stratigiyadan xishmayey hadba Candalkau ka dher yahay wa ka fursad fican yahay same times 24 pips Masha Allah

  • @Baananews
    @Baananews 2 месяца назад

    Casharkagi igu horeyey shalay Tarikh 5 April ayuu iso garay Masha Allah bactesting ayan ku sameyey wan ka heley wlh 2 pairs ayan ku samayey from 1 April Ila date fave ayan ku samayey Eurusd , GBPJPY wa I shegeysay Mahadsanid Horey usoco

  • @Baananews
    @Baananews 2 месяца назад

    Mahadsanid sxb Sare cilmigaga Allah ku barakeyo ana kuwa ka faida Allah hanaga dhigo

  • @Suleimanahmed-wh4gx
    @Suleimanahmed-wh4gx 2 месяца назад

    axp swing sharaxaad nooga soo sameynoo

  • @Suleimanahmed-wh4gx
    @Suleimanahmed-wh4gx 2 месяца назад

    sxp adiga gold maka trede gareyso miyaa

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu 2 месяца назад

      May saaxiib, ma trade gareeyo.