Aad baad u Mahdsnty Ustaad . Waxaan ufahmay Saacada ugu horeysa ee London open Session. Suuquna Waa is bedelaa xiliga london open iyo New York openka Mararka qaar Wey soo hormaraan Saacad halkaa na yar fahansii adoo raaliya
Sxb ilaah haku barakeyo, so badi inshaalah entryada , SMc ayan fahan sanahay conceptyadeda lkn wali ict eray cilmiyeedkeda ama termonlogyadeda fahmin marka si beginear nogu sharax eng sidan oo kale
sxpow ani san uso brty 2week laso dhafy kuwo i qalden oo hdi ASIAN session la jabiyo oo Silver bullet waqtigeda kujirtid mss+fvg heshid wa qadan krta aa SL ka dhargy nio
Sxb ustaad waxa iga cawisaa candle ka oo ka horeyay miya inta usan furmin London mase London marki ay furanto kadib hal saac candle kaas furmay high giisa mase low giisa aya sarana bal iga caawi ustaad
London marka uu furmo candle-kiisa ugu horeyo ayad high giisa iyo lowgiisa sawirane candle xiga marka uu ku qaado high ga ama lowga aya trade gareynee marka uu full confirmation ku siiyo.✍️
Wax badan ka fa iida ustaadi thanks you 💯 💯
Aad baad u Mahdsnty Ustaad . Waxaan ufahmay Saacada ugu horeysa ee London open Session. Suuquna Waa is bedelaa xiliga london open iyo New York openka Mararka qaar Wey soo hormaraan Saacad halkaa na yar fahansii adoo raaliya
Sxb ilaah haku barakeyo, so badi inshaalah entryada , SMc ayan fahan sanahay conceptyadeda lkn wali ict eray cilmiyeedkeda ama termonlogyadeda fahmin marka si beginear nogu sharax eng sidan oo kale
Haye wll, SMC iyo ICT wax weyn kuma kala duwana, Strategy-yadu wa SMC balse ICT qof aya ula baxay. inta badana wey siman yhn kaliya terminology-ga ayey ku kala duwan yihin.
Ustaad waxaa dhahday pairs lamaanaha ah usd ayaa laga trader gareeyaa marka maxaa diiday in gold laga trader gareeyo
M.a walhi mahadsanid ustadi qof sidan wax ii fahnsiya wayi 🙏🥰
Midakle ustaadi model 13 sidan o kale so samey
Sxp so badi silver bullet
Assalamu aleykum what about if news coming do you take trade before news or after news?
Sorry for the late, but always stay away from the red folder or trade after it.
10-11 Am zhp waaa 6.-7 MakhribNimo
Nio new york time laguma dhihin .
Nairobi Kenya ayaa uwanaagsan ustaad
Ustaad waxaa dhahday pairs lamaanaha ah usd ayaa laga trader gareeyaa marka maxaa diiday in gold laga trader gareeyo
Sxb aad baad umahadsanthy cilmi fudud lacag badane laga sameen Karo Ayaa ino fsidesey jazakalah
Thanks sxp
Gold malagu tared gareen karaa
Legend silver waxbadan ayan ka fahamay backtesting ayan ka wada
Aad iyo aad wllka, guuleyso.📚🙌
Guuleso macalin forex hadan kucusubahy cashirada nosobadi
Bro iyadoo sell ah so dhig keliya buy lee na tusty
Sxbyal Trader Low And order ah ayaan ahay Cid isticmaashay haday jirto silver bullet Challenge ma lagu baasin karaaa ????????
Rag suuqa igaga dambeeyay baaba lacag kaga sameeya
silver bullet kaligeed malgu trade garayn karaa
Why not, model kasta oo jira dadba ku trade gareeya uuna u yahay the only one.
Wax badana ka faiday wlhi Zilver bullet waku warersana
Winratekeegu waa imisa sxp
Waqtiga Somaliya meeqay noqonaysaa
10:00 illaa 11:00
After London opening.
sxpow ani san uso brty 2week laso dhafy kuwo i qalden oo hdi ASIAN session la jabiyo oo Silver bullet waqtigeda kujirtid mss+fvg heshid wa qadan krta aa SL ka dhargy nio
😅😅 oh my god sorry prO lkin inad khibrad kaqadaty ban rajaynay
@@Salaxudin.ilkacade Ha wllka waxa ogaday in ee POWER OF 3 (AMD) Strategy isticmalayen uusan eheen Silver bulle😂😂🫱🏽🫲🏻
@@farhanahmed9580 ilaa Hada ma isticmasha zhp halkena kagadhay ICT
2days ku fahmay silver bullet zaaid ayy u shaqeene 💯
Sxb ustaad waxa iga cawisaa candle ka oo ka horeyay miya inta usan furmin London mase London marki ay furanto kadib hal saac candle kaas furmay high giisa mase low giisa aya sarana bal iga caawi ustaad
Waa suaal fican
London marka uu furmo candle-kiisa ugu horeyo ayad high giisa iyo lowgiisa sawirane candle xiga marka uu ku qaado high ga ama lowga aya trade gareynee marka uu full confirmation ku siiyo.✍️
Gold-ka ma u adegsan kara