❤1❤❤❤yyf11❤yþy1yyyy😮77g7gg😮❤😮❤❤😢😢g7h11❤😮❤❤😅i😅😅😅is an oops oops o😊😊I I 😅 4:54 about about about 😊probably won't won't posted in in morning so so so get p😊😊pp😊😊the rest p😊p😊😊and p😊pppo😊😊😊😊😊pp😊?😅😅😅😅❤yy
Anoo laqan sheeko hore Laxiibka jacayl iluray Intaan laacay wada jirkee Libtaydii u laalay shalay Wataa lafahayga iyo Adigu lufakay cuntee Hadaan liqay ilowaabay Maxan haanta lushaba Adiga ligax kaaga dhigey Lamaanaha wada jirkood Lur iyo hadimo dhalo Inay kala leexatoo Markii ay kala libdhaan Hadii la yaaban tahay Miyey kala lulan lahayd Jawaab cad ayey u tahay Heestani waxad ka hadalyso Tijaabadaasi hore u fashilantay Cidna nagama jacayl wada jirka umada somalida Soo baadh taariikh 1960 iyo midowgii halkay ka taaganayaan reer somaliland dad iyo dal jacaylka u hayeen walaloohadii kale lkn maxa lagu abaal gudey imnka somalinimo ha inaga dhaxayso lkn dawlad iskugu iman mayno haku seexanina Garwaaqsada ama ha garwaaqsina Somaliland barakaysani way tashatee Tashada
Fanaanku sidiisaba wuxuu ka hadlaa oo uu ishaaraa marxalo jiro mid mustaqbal iyo mid dhacday iyo cabiraad oo dhici karto sidaa owgeed halkaan waxaa ugu filan dadweynaha in heeskani ka turjumaayo kala baxa dhabta ee Koonfur iyo waqooyi iney noqon doonaan laba dowladood deris ah oona walaala ah Heeskani waa daliil ee waa ii markhaati in sha Allah waxaana Labadan kala dhex gali doona imamka Caadilka ee la sugaayo ka horse uma maleynaayo in Somaliland la ictiraafayo waqtigunase ma ahan mid sidaa u sii fog sanado kooban in sha Allah ❤ AKHI BALI AL XUSEYNI
war waxan ma runbaa mise hadda xilli habeynimo ah ayeey qarwayaan😴😴😴 ii wad riyadaa 😂😂😂😂😂 somalia❤❤❤❤❤somaliland 5ta somaali ilaahoow maalin midoowsii insha allah 😣😕😕😕
Heestan waxan dhagaysanayaa maanta oo ay tahay bishu 7/9/2024 wax iga qaldan ma garanaayo walhi gudahaan ka dareemayaa xanuun isoo duceeya inta iga dambaysaay wlayaal😢❤
Hadi rer somaliland ay xamar ku yirahdeen maxaa haanta lushaba adiga lingax kaga dhigay anigo rer SSC ahna ayaga ayaan saas ku leyahay ha socoto howshu kkk, Dhashii darawiish ee sugaanta lagu dhalay ba nahay anagu lkn rer xamar ku hestan jacayl ahaan bay u dhagaystaan ma fahansana siyasada ku hoos duugan like iska saar bal liibaane 🙌.
Anigoo wadani soomaaliyeed ah waxaan qabaa inii Somaliland la aqonsadho! Walaladen dal madhax banan hanoqdaan waayo soomaali hadaanahay wan heshin weyne, at least when the country reaches full peace and democracy we can ask them to rejoin is just like we did in the first place! SOMALILAND HANOOLAATO!
Maxan hantee lushaan ba anaga lingax noga digay 😢 somaliland guul o one 1⃣ religion one 1⃣ people one 1⃣ love from somalia Gedo region😢😢😢soo sad dadkaan waxa lagu suubiye qiyaano qaran dowldadodi ayaa xasuqday qiyantay hala fasaxo I recognise somaliland ❤
Dadka so boqday 2024 wa idin salamaya wllyah❤
Ma xaadgacay4
Aniga waxaa heestan ibaray inanka reer Puntlan. MJ waan taageersanahay. 🇺🇿🇺🇿🇺🇿
@@fatmasugule9969p
@@UmalaXasanp0p0😊000p
Dadka geesey kasoo arkay loof ii saara ❤❤
Intii markuu fanka ka baxay dhagaysaneysa like dhac kusii👏👏👏
Inna adeer ma markuu kabxay miyey heestu ku dha dhantay🙄😄😄✌
😇😍
@@guulmahad8993 ض
صqq w wq I
@@ltv4216} p
Hestan micneheeda intuu goat geesey soo fahansiiyay like i saar 😂 bk waad noo hos galisay janada allaha ku geeye
Muuqalku marku 3daqiiqo iyo 28 second marayo
Maxa haanta lusho lingax kaga dhigay iyo ficilku sameeyo eeg😂😂anigu 2 years ago fahmay
❤1❤❤❤yyf11❤yþy1yyyy😮77g7gg😮❤😮❤❤😢😢g7h11❤😮❤❤😅i😅😅😅is an oops oops o😊😊I I 😅 4:54 about about about 😊probably won't won't posted in in morning so so so get p😊😊pp😊😊the rest p😊p😊😊and p😊pppo😊😊😊😊😊pp😊?😅😅😅😅❤yy
@@MohamedIbrahim22193miyaay kala luulan lahayd😂😂😂
Haanta micnahedna😂😂@@MohamedIbrahim22193
🎉😅😊😊😊😊😊😊😮😅😮 2:08
Lllkkkkkkkķ
2022 Yaa ila dhgesnyo wiliba anoo reee muqdisho ah ayee iigu baxda hestan wana fahansnhy si walpo hargeysa guulesta jeclhy🤍❤️💚
Iska dhagayso gantaalka hargaisa idinka soo dirnay😂kaftan
Aniga qasatan heestaan kama daalo
Xaadir 2022/11/10
Me 🥰🥰
Sidee u fhnty
Heestaan Siyaasada mcn LeH Wali Yaa Igula Hayzta Somalia ☆☆☆♡♡
Saxiib hadaan soo oganay anaga jiilka cusub nahy
Hees aad u badan oo aydaan wali fahmin ayaa jirra@@Yusuf-shariif-Abuukar
Wa u ek tahay anti somalia lo qaday hesaha anti jacel lagu lifaqa kacanka sida yeli jiren
Somaliya heesaha sarbeebta ah xata ma fahamayaan ) wataad lafahayga iyo lufinkay cuntaye maxa haantan lushaba adiga lingax kaga dhigay Muqdisho 2024
Wr tlieo hadan fahme wlhi 😅
😂😂😂😂 jecliyayey
ADIGA FRÈRE WAXA DICI KARTA INA UU FAHAN SANEYD JACEYL
Hda leeba fahanay nio lkn hoos naga siiisen xarfaney
2024 inta dawanaYza😅😊
Me 😂
😂
heeskan qofki caqli leh waa fahmayaa,maaha hees jacayl waa siyaasas wana somalia iyo somaliland
Thanks mel dheer bad wax naga tustey team suju
Aad iyo Aad
Masha Allha/::,,💪💪❤💟💚
Very true
Fanku waa daawo qofkastaa ku dhayan karo boogaha isaga damqaaya, haday tahay jacayl, siyaasad, foorjo, Somaliduna ogow inay yahiin umad isku qasban oo aan doorankarin inay kala tagaan, waa nature waxa isku keentolay ee maaha dookheena, Hargeisa iyo Muqdisho allays baday,
If you are listening this masterpiece in 2024 you're legend
Mm
❤❤
Cuqdadii oo heesa si walboo aad sarbeb uuga dhigto hees waa lafahmin cidna lingax idinkuma ahan mana idin daba socoto umada soomliyed baa tihiin dhiigaana inoo kiin soo jiidaya iyi walal nimada iyo dhaqanka iyo midabka ee anagu lingax idinkumanihin boowe ama baayayaal ilhy ha idin rumeyo hamigiina
''' anigu kanan ahy🇸🇴ilahayna ima dhaafiyo oo ilhy haygu dilo wan jeclhy calankyga iyo dadkyga soomliyeed👍
Xagaad nola kacdey hada wixii qalbiga ku jira ayunbad no shegtey suganta so baro sis guleyso
Caac
Anoo laqan sheeko hore
Laxiibka jacayl iluray
Intaan laacay wada jirkee
Libtaydii u laalay shalay
Wataa lafahayga iyo
Adigu lufakay cuntee
Hadaan liqay ilowaabay
Maxan haanta lushaba
Adiga ligax kaaga dhigey
Lamaanaha wada jirkood
Lur iyo hadimo dhalo
Inay kala leexatoo
Markii ay kala libdhaan
Hadii la yaaban tahay
Miyey kala lulan lahayd
Jawaab cad ayey u tahay
Heestani waxad ka hadalyso
Tijaabadaasi hore u fashilantay
Cidna nagama jacayl wada jirka umada somalida
Soo baadh taariikh 1960 iyo midowgii halkay ka taaganayaan reer somaliland dad iyo dal jacaylka u hayeen walaloohadii kale lkn maxa lagu abaal gudey imnka somalinimo ha inaga dhaxayso lkn dawlad iskugu iman mayno haku seexanina
Garwaaqsada ama ha garwaaqsina
Somaliland barakaysani way tashatee
Tashada
Hadii ay daan lingax nagu aayn maad noo qirtaan dowladnimoda
🤣🤣🤣 jecliya markad runta ka gubataan hhhh
Although I am from xamar but I still love this legend ❤️ nolow intee nololi jirto one love miyaan kala loolan leheen 😅
Heesahiisa mararka qaar waa iga oohin jireen😭😭😭✌🏾
Waa biiq, cunsuri laan gaab ah. Ceerigaabo iyo boosaaso ayaan ku qaraacijiray beri samaadkii.
@@MusTafa-wp1nt laangaab ciilan inaad tahay way muuqata. Macnaca cunsuri soo baro marka hore✌🏽
@@MusTafa-wp1nthhhhh
😂😂😂😂@@husseinapokor6195
Fanaanku sidiisaba wuxuu ka hadlaa oo uu ishaaraa marxalo jiro mid mustaqbal iyo mid dhacday iyo cabiraad oo dhici karto sidaa owgeed halkaan waxaa ugu filan dadweynaha in heeskani ka turjumaayo kala baxa dhabta ee Koonfur iyo waqooyi iney noqon doonaan laba dowladood deris ah oona walaala ah
Heeskani waa daliil ee waa
ii markhaati in sha Allah waxaana Labadan kala dhex gali doona imamka Caadilka ee la sugaayo ka horse uma maleynaayo in Somaliland la ictiraafayo waqtigunase ma ahan mid sidaa u sii fog sanado kooban in sha Allah ❤
AKHI BALI AL XUSEYNI
Habeenkaasi bk surprise buu nagaga dhigay aragiisa😫❤️ we love hanti qaran 💕
❤❤❤❤
Shalay markay somaliland walaltinomo inoogu timid haday nagu hungoobeen hayska luudaan aan iska dhaafno 😥
Somaliland isaaq kaliya malahan ee dadka kala baro, dadki shalay somali midnimadeeda uso halgamay taa waligood ma ogalanayan 🇸🇴🇸🇴
Waa sidaa sxb. Intii la kala lulan lahaa hala iska kala tago, kolay lakala fogaan maayee.
Muqdishoo iyo hargeysa makala marmaan🇸🇴
Lakiin haday Dani tiraahdo
Wax iska galay maleh
Aad iyo aad
Soomaali sarbeeb kama dhamaato lkn waqti dheer kadib dib ayaa laiso soo laaban doona inshaallah one ♥ and united Somalia 🇸🇴 the five Somalia 🇸🇴
Bro.....😶
Kjf🇸🇴
Wllhi wax aad looga xumado sunna dii nabi moohamed iyo hees aaa🤭🤭
Saa sa dad kaga iyo dalkaga loola dhaqma Bk fanaan qara kalsooni shacab 👏👏👏👍👍👐👐💓💓
Waa horaa fahantay kwrn
Miraha hesta reer xamarka mafahmayaan 😂😂😂 shukran bk 👍👍🤪
Bk Ey ey dhale waaye waan fahane
ictiraaf nasiiya kawadaa nasiidaya
😂😂😂
Abwaan Gesey no sharxay fahanay hada
Caqligaaga weeye reer xamarku afsaamaliga way kaa badiyaan
@@abdullahiibrahimkhalif56-pw6evmahoo😂😂😂
@@mohameddige8715nasii daaya walaalayal😂😂😂😂😂 hada heesi oo dhan waad wada fahanten waxii danbe soo baxa iska shaandheeya bal
2022 yaa daawanaya?
Voice of M.BK is still gold
Alla wll maxamadow fanka noogusoo noqo 😂
Haa wlhi wan xisnay❤😥
@@hanaanmoh986 waliba heesihisu xaqiqda ayey tabtan wlh
@@hanaanmoh986 1/3/2022 Thursday 8:27
2.3.2022
Dadka sharka kala tag🤭🖤☝️
2025 inta daawaneysaa🎉
Waa hees sarbeeb ah oo loogu talgalay soomaliya
Waa hees sarbeeb ah
Khmiis iyo hees isma galaane aniga wxaan is iri maalin jimcaa bk Shir qodbad kazoo jeedin pro qli❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙌🙌🙌🙌🙌
waa waankujecelahay💘💖💖💖💖💕💕😘💕💖💖💖
Fanka markii uu ka baxay yaa daawanaya like dhac so sii
Walhi. Nin kan bk. Wuu naga yaa biiyayi walhi. Aniga waxu ixasuusiya jcyl qarniyo haa. Walhi 😢 like isara blz. Zxb. 😢
Xaalmarin ayuu na siiyay bk ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ar xaalmarin ku rone wuba na caayay
Wssaxwaye
@zuhuurasomali6219
G36 Aas aasayaasha Midnimada walaalnimada somaliyeed ku liqa, waanu idin jecelay waana mid aanu ku qasbanay , waa nature somalinimo wax aanu diidi karo ama badalankaro maaha,
@@zuhuura6219baga😂😂😂😂😂
Car idhaf😅
Heestan mcnaheeda reer somaliland uun ba fahmi kar.wataad lafahugayo adigu lufunkay cuntee Maxa hantan lushaba adiga lingax kaga dhigay🇸🇴😁
waa fanan qabil ah wilbo cunsurinimada kuweyn tahay balse somaaliweyn waxbo kama badaleyso
Wow geesi qaran Bk keep going💓💓💓👍👍👍👍👍💝💝💝💪💪💪💪
Wooooow iskaa eega waarnka bk soomliyaay waxginee
❤❤❤my favorite song still
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa I xusuus waa haben sabti ayso gelayso tarikh 6/3/2020
Itouiiopyiuoo pooop oppop pooooo oiiopiyxguuououoooiuooyooyuokk S*€€¥(((£€€€€£¥¥%___€%_€€=€&€==€=€_€%€€&%%%xasan %xasan %Yuu _4
Ma noshahay nio🤣
@@mrrobot8510adi laftda wala kalashakiyy😂
@@HamseCabdi-qb2ly😂😂😂
@@mrrobot8510nolo ito geer midkeed ku sugantahay lbx
Hestan waa ictiraf reer somali land ey raban I'm sorry hadan hen lahaa wan in siin lahaa😢😢😢❤
Hees sareeb ah lkin reer xamarku jacayl ahaan u dhagaysan jireen
Tunbo raaca haday so fahmeen 18may 2024
Maanta waa maalintii labaaad Ee Eida Waxaana Aad U Soo dhaw maalintay Xornimadeedi Dib U la soo laabatay Dalkayga Somalilanad 💚🤍❤️
😂😂😂
Moha Bk Aapo nlow wxd thy Goat jceylka heesaha ad qaado dhamaantood waa wda dreen uma malaynaayo fanaan kle oo jira inuu sidan codkiisa noogu raaxen lahaa 😊❤
waa run lkn jacayl maahan tani waa qadiyada gooni goosadka somaliland 😅ha qiiroonin
31/7/2021 xasuus waxaan ku soo laban doona 2025insha Allah inta iga danbaysa like
Markaa ma jacayl ayaad udhagaysta
Reer somalia jaceyl ahaan ayay udhegaystaan heestan😂😂
Great song hesaha hir galay true fanka qaranka somaliyed
Sida loo fadhiyo muxaadaro ayaan moodayay😂🤣
Muqdisho iyo Hargeysa❤🇸🇴maa kala marmaan😔🇸🇴Soomaaliya💪🏿💋We Are Same☝🇸🇴Walaaltnimo🫂 inta dawaaneysa 6.03.2024👈🙌🏾Haben Arbaaco Ah👀😩🦻Long life Bk🤴👏🏾
Wlhi riyaa ku nooshahy 🤣🤣🤣
Somalind iyo somalia🇸🇴 wa mid, midkoodna Luxus kuma dhicin
from snaag
Somalidu way bugtaa heesto waa qiso dhab ah ayaan filayaa sikastaba ha ahaatee waa hees boqol ah ❤❤❤❤
Haday qiso thy clnka max aku raray horta ma ciyaal bad na modeysn rer waqoyiyow 😂 anaga rer konfur ma nihin o suugaan aqoon wan idin la naqan bahsha 😂
@@mariaclaraofficial8118
Hadii calan la qaado ma dhibaa
war waxan ma runbaa mise hadda
xilli habeynimo ah ayeey qarwayaan😴😴😴 ii wad riyadaa 😂😂😂😂😂 somalia❤❤❤❤❤somaliland
5ta somaali ilaahoow maalin midoowsii insha allah 😣😕😕😕
jemal-7 abdirahman-10 hhhhhhh 🤣🤣
Heestan waxan dhagaysanayaa maanta oo ay tahay bishu 7/9/2024 wax iga qaldan ma garanaayo walhi gudahaan ka dareemayaa xanuun isoo duceeya inta iga dambaysaay wlayaal😢❤
Best song Garaxgis king 👑👑🐪🐪🇸🇴🇸🇴
😁🤣🤣🤣
Still 2024 it's my favorite song 🎵
Labaan mid ka goynayaa Naftaan Lur u diidayaa lugoyo horoo dhacdaan ladnaan ku nagaynayaa 10/15/2021 Star 10/21/2022 End 🥺😩💔
Waar heestu jacayl maha nio😢😢
Mohamed bk Geesi qaran ❤allow ku dhowr
Hadi rer somaliland ay xamar ku yirahdeen maxaa haanta lushaba adiga lingax kaga dhigay anigo rer SSC ahna ayaga ayaan saas ku leyahay ha socoto howshu kkk, Dhashii darawiish ee sugaanta lagu dhalay ba nahay anagu lkn rer xamar ku hestan jacayl ahaan bay u dhagaystaan ma fahansana siyasada ku hoos duugan like iska saar bal liibaane 🙌.
yaaku raba ba😂
Miyaan kala ludhan lahayn cawa ani iyo jacaylkaygiiba islaynay isukaya soo duceeya😥
Ma heshiisiin lipaax sacad
@@Ishqi_yare huwvowwk@kisee
Mcn rer bla MAd jogt mcn
Sxb mxdka wad sxb
After one year ma hishisen mise walagu kal yacey😁
2023 maxamed BK ❤
Ilaahay hidaayo hakuu siyaadiyo
2023 yaa ilah dhageeysanaayah
2024 yaa dawanaya😂
Aniga 😂😂
Me 😂
Qisada dhabta ah rer xamarku sifican ayey udhagaystan lakin mecnaheeda mayaqanan 😅😅😂😂😂😂😂
Heesta jaceyl maaha
Waa siyaasad ictiraaf nasiiya kawadaa😂😂
Hada fahanay 😂😂😂
ملك الفن صومالي عاش عاش محمدبك احب اغانيك جدا جدا شلال النوبي مصر❤
3:12
Hanti qaran bk heeshaga walaradin doona heesi kamay dambaynee 12/10/2021 BM 1.01 habeenimo Apdiqani mo daahir
Ehlu janno maxamed siciid bk allow ku daa abti macan
jaceyl ayaa ihaaya😋 lkn saaqii waan kabaxay
Heestaan miyaa jacayl ahaan udhagaysataa 😂😂
Dadka waxa udaran danti garanwaa balse kaskaagu intu gaadhsisanya uunbad kutamarin🤝✍😍👌👏😊
Ilaahow bk fanka kuso celi😂
❤❤❤❤😂😊
Anigoo wadani soomaaliyeed ah waxaan qabaa inii Somaliland la aqonsadho! Walaladen dal madhax banan hanoqdaan waayo soomaali hadaanahay wan heshin weyne, at least when the country reaches full peace and democracy we can ask them to rejoin is just like we did in the first place! SOMALILAND HANOOLAATO!
Somaliland Wey U Qalanta iney Wadan Noqoto ' Nabada Hormarka Midnimada ' iyo Xadaarada Somali iskadaaye Xataa Aduunka Meel la mid ah ma jirto ' From Jigjiga ?
Bk hanti qaran alle wax ku dhipo kuma tuso wllkayow from burco like dhac dhac
Alla bk hesahiisa dhan waa murti
Maxan hantee lushaan ba anaga lingax noga digay 😢 somaliland guul o one 1⃣ religion one 1⃣ people one 1⃣ love from somalia Gedo region😢😢😢soo sad dadkaan waxa lagu suubiye qiyaano qaran dowldadodi ayaa xasuqday qiyantay hala fasaxo I recognise somaliland ❤
naga aamus eelayahow ha kuqaraaban gedo somaliland s
waa somalia waligeed iyo alaheedna ma go ayso inta aduunka ka hartay
Waxey ahatabo somali wamid alaha dhaxdhigo jaceyl ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴calankana wamid
Ma hadaad fahantay heesta 😂
Heestaan waxay ka hadleysaa Somalind iyo Somalia, ereyadaba ka garo.
FG: Waa aragtideyda oo kaliya.
SOMALILAND FOREVER 💚❤️💚❤️
Masha Allah bk 🌺🌹🌹🥀
Still 2024 March 9 somalay na amaan siiya anagaa isku filane
Cidi fahamaysa ayuun baa fahamaysa
Aad iyo aad 😉😄
The only one legand bk somalia man respect for hime
Heestan dadkii jacayl ahaan u dhagsan jiray away
💔💔😭🤣🤣🤣
G36 Aas aasayaasha Midnimada walaalnimada somaliyeed ku liqa, waanu idin jecelay waana mid aanu ku qasbanay , waa nature somalinimo wax aanu diidi karo ama badalankaro maaha,
Waaaw masha allah maxamed bk allow no dhawr maxaa haantan cushaba adiga lingax kaaga dhigay buufi qadadwaynta naga guila ila 91 iid 😄😄😄👌👌👌💯
Maxaa haantay losho adiga lingix kagadhigay 😢😢😢mudisho 😢😢😢😢
Bk 😘 hanti qaran cadowga ha jabo
I am from somalia❤
🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤
Laangadhe xalka oonoqdaad dantaada kuluudisa waanu luudinayna jamhuuriyada ilaa yawmal qiyaama
Xabiibu Malaayiin fanaan la tabay.
Hore u socda chanelka dayax filims gar ahaan shpky clrahman
Intaan laacay wada jirkeen libtaydi u laalay shalay ax yaa jacayl ax ya caashaq❤😂
Ani heestan naag xun oo wada shekaysan jirnay parigii tahriiba ayaan ku karpashaya
Hhhhhhh
Zomaliland haNolatO💋💜💞💖
Maash Allah Somaliland Somaliland guuule Aamiin yaa
Still 2025 my favorite song 😂
I am from puntland I love Somaliland don't give up move forward
Mahadsanid ❤❤❤❤
Sheegato Idoor baad thy 😅
@abdi3703 ³😂³³3😂³³³33³333³³³³333hh3³😂😂³³is a a īì 😂and a fast learner and a very very friend friend friend me me the best 0 😂😂😂Wllky ⁴🎉🎉
😂😂😂
Somaliland allow guusha sii. Cadawgeda jabi koley Somalia weeye.
Qof waynbad tehee cadaw iyo jebi tona mesha kuma jirte heesta caadi udhegeyso
Bk waan ku fahane naga yare barada
Inta 2024 micnaheeda fahantay😊
Reer xamrku hady ogadeen inay hestu tahay qiso somliland ledahay jacyl ahan bay u dhegaysan jireen😅😅😅😅
2024😅
Freedom to somaliland from gedo. Love rear landres ❤❤
Hesetan jecal mahan waaa antii wan dhaga hadll waye wihi reeer xamar waxa fahama
reer xmar maa wax fahmayaba😂😂
😂😂😂😂Ed. Was
hesaha.maxakmacan.
Quranka❤😢😢😢
Hanti qaran Mr bk nolow
Ok👍 🎉🎉🎉
2019🎉🎉🎉🎉🎉
Qiso add u xanun bathan oo jecl ahh bk 💟💟
😂😂🖐😀🙄🙄🙄🙄