Sargaal sare oo ka tirsanaan jirey Ciidamada Djibouti oo fashiliyey siro badan iyo dilalkii Jibuuti

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 69

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 2 месяца назад +5

    Mahasanid Red Sea News Network jazakallah khayr adiga iyo inta u taagan qaranka somaliland guul iyo gobonimo Somaliland mashallah ❤️👍

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 2 месяца назад +3

    Long live Red Sea news network!!!!

  • @nagibaskar6563
    @nagibaskar6563 2 месяца назад +3

    Guul iyo Gobonimo Somaliland Diidoow Dilaac

  • @bashe3051
    @bashe3051 2 месяца назад +3

    Sarkal kani aad buu mahadsan yahay! Thanks for his advice to Somaliland public. They have to wake up and defend their country against any threat...

  • @oubah2501
    @oubah2501 2 месяца назад +1

    Reer oudour, illamayraysso, Djibouti❤ wa doul cisseh diid anba doon.

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 2 месяца назад +5

    Ninkani Aad buu ula Socda xaalada Somaliland

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 2 месяца назад

    Guul iyo gobanimo jumhuriyada somaliland 🎉🎉🎉🎉

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 2 месяца назад +2

    Waa runtii jabuutiyan waxaa lagu noqdaa ciisanimo meeshu doonaba ha ku dhashee

  • @D100-x7l
    @D100-x7l 2 месяца назад +2

    Over all SHACABKA Somaliland ILAAHAY SWT HAYNO XAGAJIYO, .

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 2 месяца назад

    Siciid ciise ileeye
    Weriye sare
    Thanks

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 2 месяца назад +2

    Ninkan please dawr warayso oo kale qaad

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Месяц назад

    Dilka Rabbi waa innaga mamnuucay. Qofkii qof dila adduun iyo aakhirona isaga ayaa ka shaallaayi.

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 2 месяца назад

    Qofka reer djibouti ah iminka ayaay samayn wayn ku yeelanaysaye pls ha tusin wajigisa cidna magaciisana ha dhamaystrin

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 месяца назад +1

    Ismail cumar heele waan u hiilin jiray xitaa sheekh c/ raxmaan jabuutaawi ayaan kula coloobay anigoo soomaaliland ka soo jeeda ooy iska kay xigaan
    Waayo waan necebahay in Madaxwaynayaasha la caayo umadna la qixiyo
    Laakiin maan mooday madaxwaynaha jabuuti inuu sidan u xunyahay subxaanalaa
    Inkastoon maqlay in ay canfarta ciisuhu ka gardaranyahay waliba qof ciise ah ayaa ii sheegay

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 2 месяца назад

      CIISE WARABE CAAR SOMALILAND NOOGU YEEMADE

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 2 месяца назад

      Waad khaldanayd iminkana muuse ayuu diiday ayaaa heatka ku gaadhsiisay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      @@safiaibrahim8513 faqash ciise way nala digaan kagay naga jiraan

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 Месяц назад +1

    Odaygu waa kala saariwaayay Ciise iyo Ismaciil Cumar GEELE. Khadra iyo Geele way dhaceen shacabka Jabuuti oo dhan. Halkee ayuu ku dhambeeyay Jaamac Cawleed oo Ciisa ah amba ina Bore.

  • @saciidhersi1811
    @saciidhersi1811 2 месяца назад

    Mr. Mohamad waa mahadsantahy, jasaa'aka Laah.
    Wallee inaanad midh beena ka sheegin Djibouti & Slaandba.
    Sidaas oy tahy far kamaad darin markaa sii wad.
    Mr. Red sea ka soo faq xogo badan.

  • @Ugbaadkoshin
    @Ugbaadkoshin 2 месяца назад

    Asc wr wb wllo siciid waraysiyaashii Qafart inoo badi iyo r
    Mucaaridka Djibouti

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 2 месяца назад

    I am the first to like this

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 2 месяца назад

    Thanks for both brothers

  • @OsmanFaisal-mu6sz
    @OsmanFaisal-mu6sz 2 месяца назад +1

    MADAXWENAHA WEYI

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 2 месяца назад

    Masha ALLAH

  • @SafiyaAden-wg8nm
    @SafiyaAden-wg8nm 2 месяца назад

    Mash Allah maxamad Djibouti

  • @DeqaYusuf-g5o
    @DeqaYusuf-g5o 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Red_Sea349
    @Red_Sea349  2 месяца назад +4

    Waxaan idinku wargelinaynaa in Waraysiyada loo wareejin doono Channel ka Red-Sea New 24. Fadlan markaa subscribe Red-Sea News 24 si'aad ula jaanqaado

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 2 месяца назад +1

      imika siyaroo kadisa ayaan ula kulmee, si ay bulshadoo dhan u gaadho groupyada furan ee bulshada ree jabuuti iyo ree Somaliland ba ku dhex faafi ,adigana si laguu soo raaco

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 месяца назад

    Gobeey Goobad dhaha Gabal waracahuun dhaha wax tar iyo war tafatiran iyo nin weyn og uun dhaha.

  • @MohaShine-m2o
    @MohaShine-m2o 2 месяца назад

    ODAWAAYOW MAXAMED WAA.SAXANYEY QUDHUNKU WAA WARIYAASHA

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 месяца назад +1

    WAAR HORTA WAAD SUAALO XUNTAHAY OO SIDII WAX WAALAN AYAAD RAGA WAX U WAYDISAA,
    XAGEED KA HESHAY BAAD LEEDAHAYE,
    MIYAANU AHAYN, SARKAAL DJIBOUTIAN AHAA?.

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 месяца назад

      Hadalkaaga hagaajiso oo si ixtiraam leh u hadal. Dabcan wariyaha aqoonta leh sida Siciid Ileeye waa inuu suaalo ku hubiyaa waxa uu sheegayo qofka uu waraysanaya

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j 2 месяца назад

    Mohamed Jabuti waa geesi runta sheegaya. Dalkeenu waa in sharcigu shaqeeyaa. Shicibka Somaliland ayaa dulmiga sameeya ninkii dembi galana difaaca.💚💚🤍🤍❤️❤️👋👋

  • @museahmed5147
    @museahmed5147 2 месяца назад

    Maxed waad mahadsantahay wixii xog kalena Nala wadaag Insha allaah

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 месяца назад

    Dadka la dhacay intaa kuma ekayn ee dad badan oo kale ayaa jiray sida Cismaan Geelle oo 5 shirkadood laga dhacay, marki uu soo qaxayna waxay soo codsadeen in madixiisa loo soo dhiibo. Lakin kuma guulaysan.

  • @MohamedDaahirAli-o8r
    @MohamedDaahirAli-o8r Месяц назад

    beenale idris Farah was before war

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад

    JABUUTI WAA MEELE QAADHMUNE CAAJUSKA CALOSHA WEYNI XANUUNKE ILLAHEYE KAAMA KIICEYE😮😮😮😮

    • @oubah2501
      @oubah2501 2 месяца назад

      Adiga qarmune oo halka kaa soo fininaya. Dogonenay

  • @CismanMaxamed-k8i
    @CismanMaxamed-k8i 2 месяца назад

    soomaaliland waxay si gaara u xusi doontaa xubno ka tirsan ururka suti gaashaan
    inkastoo ururku badan yahay laakiin waxa bulshada soomaaliland ay abaal u haysaa intii u shaqaysay ee ka tirsan suti gaashaan

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 2 месяца назад +1

    Ninka aad waraysanaysid hadalka uu daa badanka adigii baa hadlaya

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 месяца назад

    Waa runtii shicabka ayaa duliya oo aan mudiniin ahayn oon wadani ahayn waa in la ciqaabo oo lawada xidho

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 месяца назад

    Wa run sharcigi wadanka wa lagu tuntay…… ninka xeer ilaalinta aya dalki gabay….. sharci ma jiro.,,,,

  • @MohaShine-m2o
    @MohaShine-m2o 2 месяца назад

    WAARUTII SHACABKEENU WAA DULMANE DIFAACA YA KII DULMIYEY QABYAALADUNA WAXA U AABE AH SIYASIYIINTA

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 Месяц назад

    Soomaali qabiil ayaa indhaha ka qaaday. Ismaciil iyo Khadra Haid ayaa dadka dhacay.

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 месяца назад

    iyo nin weyn oo wax og uun dhaha.

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 2 месяца назад +1

    Maxa been la isku sheegaya snm habar awal issaqs somaliland

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 месяца назад

    Tasi wa run 1977 dagalki Somalia iyo Ethiopia waxay ahayd in lagu xasuqo issaaq….

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 месяца назад

    Wariyayaasha soomaaliland ayaa cadawga koowaad ee soomaaliland
    Cidkasta oo soomaaliland ka soo horjeedaa ciday doonto ha ahaato in yar suga inta aqoonsiga lagu dhawaaqayo
    Hadaan jeelasha la,idinku wada gurin badhna tiirka la taagin afkayga eedayeey aan la odhan waad arki doontaan
    Tuugta baarlabanka ka buuxdana waa lawada eryaya ninkii edeb ku joogi waaya 3000 ee doolar mid u baahan ayaa lagu badalayaa
    Ugu horeeyo ooyaaye abiib ee xitaa ka xishoon gudoomiyihii dhamaa faratoon

  • @ShaaficiMaxamedCali-uu8oy
    @ShaaficiMaxamedCali-uu8oy Месяц назад

    Soomaaliya.hanoolaato

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 месяца назад

    No shacabka aya xuquqdo ilaashada oo wax iska ceeliya..,, Niinka dawlada ku jira iyo ka shicibka ee qaranka ku xadgudbaa shacabka iska ceeliya

  • @housseinchinemohamed6990
    @housseinchinemohamed6990 Месяц назад

    Benale

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 месяца назад

    Maxamad jabuuti shaqo ayan siin laha

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 Месяц назад

      Haa walahi ninkani sarkaaal sareee ayu ahaa oo tobabara cidamada barashudka kuso bodaa waxbadan bu kala shaqayn kara dhinaca amnigaa iyo taloyinkaa bilayska cidankaa wacyi galinta shacabka sidaay sharciyada ugu hogansaman onaay shacabku ki khalad ku jiraaa dulmi ku difacin

  • @iali8540
    @iali8540 2 месяца назад

    Sacad muuse ayay ahaayeen dadka jabuuti ree kabuuyi cadibayeen

  • @moustaphayacindjama
    @moustaphayacindjama 2 месяца назад

    Issak waligi wadaani ma nogon

  • @mohamedismaelahmed7614
    @mohamedismaelahmed7614 2 месяца назад

    wasrira dakhiligu wuxu aha yussuf cali shidon idiris farax cabane wuxu aha arimaha dibada

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 месяца назад

    Waar Muuse waa fule, kuma dhaco inuu qof xidho. Hadduu xidhana 10 cisho dabadeed ayuu si degdeg ah BILAA SHURUUD ku soo daynayaa. Laakiin nasiib darro kuwa kursiga kula tartamayaana isaga ayay ka sii liitaan oo iyagu cadow shisheeye ayayba ka amar qaataan.

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 2 месяца назад

    Maxa been la isku sheegaya somaliland issaqs habar awa

  • @Ismaelelmi-q6e
    @Ismaelelmi-q6e Месяц назад

    Beenaale

  • @bahjaahmed727
    @bahjaahmed727 2 месяца назад

    Beenaleh war ilaahay ka cabsoda follow bad uu walateen uuf propaganda 😡😡😡😡😡😡

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 2 месяца назад +4

      halkan runta aya lagag hadla haday ku gubaysa haku isku iman habartadan faqahste huwanti ee daxaalaysatay uftana de silkaga ku uraye iska bufi meshana kala bax qadhmunkisa faqash yahay faashtu dhashay

    • @bahjaahmed727
      @bahjaahmed727 2 месяца назад

      @@alexkeith1260 ilaahay wad ka fogatey hort marka kowbad qalbigu yuu ku madoobadey qabyalada indhaha iyo qalbiga ba ka madobeysay oo ilaahay ba wad ilooday qof uu ba iska ambecil que tu es idhaha iyo qalbiga orood quran ku so maydhe yahoo ilaahay bad foogateye

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 2 месяца назад +1

      @@bahjaahmed727adigay qalbiga iyo indhuhuba ku madaw yihiin oo xaqu ku damqaya daalimad ayaad thy

    • @bahjaahmed727
      @bahjaahmed727 2 месяца назад

      @@KoosHassan-w9s aya dalimad ahay aniga miise adiga adigu xalked ka soo gashay sheekada qofka dalimka siidado kalee ee ilaahay qalbigisi modow yahay oke qof baan ku jawaabaye adigu xalked iga la qabsatay ya ahabal of ya ahbaal qabyalad ba qalbiga na modow beysey Allahu akbar uuuuf reer isdaba yaac