MAR HORE AYAAN DHOWR JEER SOO QORAY IN SOMALIAND AY GASHO HESHIIS KALE SI XAALADA HADA UGU FUDUDAATO ETHIOPIA IYO SOMALIAND MARKAA RUUSHKA WAA LOO BAAHNAA IN LA KEENNO
Russia hala soo dhaweeyo ade😮er X.Cabdi Ayuub iyo ruushka xidhiidh ayaa ka dhaxeeya oo maanta Ruushka masjidkii aduunka u weynaa ayaa ku yaala qaana dalka dadkiisu aad usoo islaamayaan.
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.
Habar awal sacadmuuse waabaaba abti lagusasto waar qabta odaygan daamamka dhadhsan ee futad uleefaya garxajis ee cumaamadaha laga dulqaadayo walaahi sumawalaahi cadow aan garxajis aheen malihidin waar dhulbahante iyo gada buisi ayaa idinka dhow markaa iska qabta wasax yahey kalajeedaa iskuduubnaada
Товарищи! Добро пожаловать в Сомалиленд! Важно обеспечить безопасность Красного моря для мировой торговли. Россия является гарантом мира и стабильности в Африке. Мы видим это в Сахеле. Благосостояние в этой части мира возросло благодаря помощи России.
Shicibka Somaliland badankoodu raali Kama aha in Itoobia qaadato qayb ka mid ah Badda Somaliland. Abiy wuu khiyaamaynayaa Madaxweyne Muse. Madaxweyne muse ma laha la taliyayaal wadaniyiin ah. Sahadanbe ayey garan marka laba milyan oo oramo ah la dajiyo Xeebaheena. Muse miyuu San maqal hadalkii Abiy hore u yidhi: Itoobia waa inay ku heshaa Badd Xoog amba Xeelad.
Nacaskaa adoo ka hadlaya horimarka iyo hirgalinta qarannimada dalka hoos u dhaadhacaya ee niicla ah ha wareysan ee ku jar tilifoonka. Doqonta lamq wareysto, Kala fogaynta reer Somaliland ka shaqeynaya, waa nooca cadiwgeenu inoo soo dhex maro.
All the clips released today has false and incorrect information about the existence of the state of Somaliland. I know you want to share the landers what other media are saying about Somalkland, but this information is absolutely damaging somaliland. Somaliland was never part of Somalia, so it can't be a breakaway region.
Guul iyo gobanimo Somaliland iyo Ethiopia Somalia rii ges kama ridikarto wabay gurguraneysa wali may socod baran isla iyada aya madax toyada lagu ilaliya Ethiopia mala dagalami karta awooda ma ledahay wa may Ethiopia ayaa diday Somalia ma didin kkkkkkk
Masha Allah alle ayaa ino magan iyo madaxdeenaa❤
Viva Russia Somaliland cooperation ❤ you from Kenya 🎉
WELCOME BROTHER THANK YOU SO MUCH BROTHER 🙏🎉❤🎉❤🎉
MASHA ALLAH HORUMAR WACAN SOMALILAND GUUL GUUL IYO GOBANIMO IYO WADAJIR IINSHA AALLAH MAGACIIN HAJIRO CADOWGIIN HAJABO AAMEEM YAARABII AAMEEM YAARABII AAMEEM 🤲🤲💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚
Waa guul u soo hoyataya somalaan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Maasha alaah❤❤❤❤❤alaah ❤❤
MAYE ADEER U BAHNIN MERAYKAN IYO INGIISTONA
SOMALILND MEXA LAGUDBOON'
Thanks
INEY RUUUSHKA IYAAN BACKA
Wa laga horeeyay
Somaliland waa in so dhaweyso rushka berbera ❤
Guul somaliland and Ethiopia
Ruushka isagaa ka wanaagsn reer galbeedka
Aqoonsi aad u waalateen 35 sano mana xishootiin Subxaanallaah
Allaha cafimaad ha idin siiyo isaaqlaand
Isaq power baa kaa qayleysiineya miya.
Maxaa ku hayaa oo kale?
Somaliland arrimeheeda ku mashquula.
Somaliland soctee gidaarada madaxa la dhaca.
omu ruushka cidi kama hor imanayso
Mashallah ❤❤❤❤ Somaliland guul
Maashaa allaah
Viva Somaliland I wish them all the best ❤❤❤✊🏽
🎉❤East and West BRICS is the best 🎉❤
MAR HORE AYAAN DHOWR JEER SOO QORAY IN SOMALIAND AY GASHO HESHIIS KALE SI XAALADA HADA UGU FUDUDAATO ETHIOPIA IYO SOMALIAND MARKAA RUUSHKA WAA LOO BAAHNAA IN LA KEENNO
Hadka meit ka hadlaa' wiillel yer yer oo muno yer ka semeeya werbashinta'
Wexa legga dhaadhiyey itoobio
Waan la' deggaali kernaa'
Arrinkan sidaa maha'
Addeer mudisho Hadii Ayqebseto itoobia fiqi
Xabet kuma ridi karro'
Beenlow waye' forgets Àbout
That'
Itoopia cidda la'dagaashey'
Waa shabiga somaliland' 1977'
Sought somalia wexa ka dheeyey ma' jirin hadan ma jirto'
Been yaan legguu sheegin
Oddeyga fiqi oo medaxa weyn
Wuxu ku wenaagsen yehay jillidda' was jilaa' thank
SOMALILAND WAY U BAAHANTAHAY WADAN XOOGLE WALIBA RUUSHKA
Ruushkaa ku raacaya
Reer galbeedka reer barigaa ka daacadsan
walahay ninkaa ayaa runta shegay 32 sano baynu lajoognay heer galbeed maxay inoo qabten suuli bay dhisaan iyo akhunaas inay kashaqeeyaaan waar dantooda bay kataliyaan inagu cidwalba aynu lashaqeeyno wax magarato inaynu noqono waynu kadaalnay madaxweyne biixi ama hadaba fadhiisto heer galbeed horuu udiiday ruush wuu kudufaacayaa bal eeg syria markaa chinayo ruush baa horumar maanta africa kuwada waar inooga faa ideeya
Guul.somalilamd , Hasan sheekh iyo inta la hal maasha xaarkiba ka dhamaaday. Viva Ethiopia ayada kuunfur nooga dhaw. Somalia is a failed state
Ethiopia marnaba MOU da dib uga noqon meyso. Taasi waa hubaal dhab ah.
Russia hala soo dhaweeyo ade😮er X.Cabdi Ayuub iyo ruushka xidhiidh ayaa ka dhaxeeya oo maanta Ruushka masjidkii aduunka u weynaa ayaa ku yaala qaana dalka dadkiisu aad usoo islaamayaan.
WAAR NIMANYAW HADALKAN BILAA KARAAMADA AH ISKA DAAYA DABLAMAASIDNA MAAHA WAXAADKA HADLASAA SULDAAN XASANA AFQADGMUUNKAAGA KA JEEDI KHAYRLAAWAYAW
REER GALBEEDKU WAA MUNAAFIQIIN MASAR IYAGAA DABADA KA RIIXAYA MARKAA SOMALIAND WAA IN AY RUUSHKA SOO GALISAA
WAA IN S.L. OGAATAA RUSSIANKU UU LA AYAHAY
BERBERA SOMALLAND.
HADII U DOONO RUSHKU
15 MINUTES AYUU KU SOO DEGI SL.
Ruushku haduu ina ictiraafo waxa yar xulufada uu leeyahay oo wadamo badan oo ina ictiraafan lkiin reer galbeedku hadii wadamad ay xulafada yihiin mid ka mid ah hadii uu citiraafo wadamo badan baa soo raacaya lkiin xidhiidh waa lala samaysan karaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
MAAMULKII ADDUUNKA EE WESTERNKU WUU SII LICIIFAYAA, DALALKA ADDUUNKU WAXAY U DIGAROGONAYAAN DAWAA'ILKA BRICS KA.
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.
Caqli xumaa China Taiwan cid aqoonsa maba lahadlaan 😅
RUSIA WAA IN SALDHIG LASIIYA KUWA XILKA HAYOW
Habar awal sacadmuuse waabaaba abti lagusasto waar qabta odaygan daamamka dhadhsan ee futad uleefaya garxajis ee cumaamadaha laga dulqaadayo walaahi sumawalaahi cadow aan garxajis aheen malihidin waar dhulbahante iyo gada buisi ayaa idinka dhow markaa iska qabta wasax yahey kalajeedaa iskuduubnaada
horaan usheegay walaahy markii uu tagayey mareykanka in heer galbeedku faa ido lahayn waar rushka iyo chine baa wanagsan waayo ethiopia ooy jecelyihiin heer galbeedku baa iska ga tagay nimankan ethiopia wuu dhisay china markiiba hadaba nimankaasii munaafaqnimo ayay kudarsadee gaalnimada walahay china iyo rushka bay hada africa isku diyaarinayaan ma ayagaynu u cidhnanaa daa in abid teedakale china one policy wuu aaminsanyahay laakiin horumar buu kuu sameynayaa laakiin heer galbeed one singale policy iyo dibu dhac markaa dee danteena aynu raacano oo rushaka halasiiyo saylac wax adagna aynu kaqaadano ethiopiana ka gudbaba
WAAR IN LA SOO DHAWEEYAA RUSSIA,
OO DHEGA ADAYGA IYO MACNA LA-AANTA S.L.
Warya is' kada Qab'yaalada
Russian ka wada hadalkiisu waa nasrigena ugu wayyn
Товарищи! Добро пожаловать в Сомалиленд! Важно обеспечить безопасность Красного моря для мировой торговли. Россия является гарантом мира и стабильности в Африке. Мы видим это в Сахеле. Благосостояние в этой части мира возросло благодаря помощи России.
Not many understand your Russian script
Shicibka Somaliland badankoodu raali Kama aha in Itoobia qaadato qayb ka mid ah Badda Somaliland. Abiy wuu khiyaamaynayaa Madaxweyne Muse. Madaxweyne muse ma laha la taliyayaal wadaniyiin ah. Sahadanbe ayey garan marka laba milyan oo oramo ah la dajiyo Xeebaheena. Muse miyuu San maqal hadalkii Abiy hore u yidhi: Itoobia waa inay ku heshaa Badd Xoog amba Xeelad.
waar nacaskan heer galbeed nooga sheekeynaya iyo lacag waar ruushka dhaama nacskan naga aaamu dheh 32 sano heer galbeed way inala hadheen hadaynu uyeedhilahayn maanta wax lataabto baynu helilahayn
kan walahay kuway meesha dhigteen weeye wuxuu kuleeyahay bad hayna galin war waxaaan yaa meesha keenay lacalaa hooyadii kuyaal fucking kan meesha kaba ax dhe war ragan wax somaliland ufaa ido ah baay kahadlayaan isna wax masamaynkarano buu kuleeyahay waar heer galbeed sida layku fuulo buu africa bara waxkale ma ogola duligan wax fahansiiya makhnuud
SOMALILAND UMMA CIKALE
OO CITRAAFTA OO AHEY ITOOPIA '
SHAB AHAAN LACAG AHAAN
SUBEER AWEL REBSHADA JOOGIYA'
WEDAN SOMALILAND ANAGA
AYAA WEDDAN
IDINKA JOOJIYA REBSHADDA
Somaliland xor waxay u tahay inay danteeda ciday la macaamilayso, waan ku hambalyaynayaa Dawladeena oonu u dooranay inay caalamka inagu darto dhawaana way u suurto galaysaa markaa anigu waan arkayaa waanan bismilaysanayaa.
Political no wants false,because abiy A. Hidden for his polices agement.
mar haday ina citiraafi waayeen dee rushka aynu la xidhano oo hurumar inoo sameeynaya ina dufaacaya hadii kale heer galbeed walahay hoo saasiis buu wadaa uun anigu nimaka 32 sano baynu sugaynay maxaa ina dhigaya dhankooda berbera ha fadhiistaan laakiin cid yaynaan isku c=xidhin danteena aynu karacano
Nacaskaa adoo ka hadlaya horimarka iyo hirgalinta qarannimada dalka hoos u dhaadhacaya ee niicla ah ha wareysan ee ku jar tilifoonka.
Doqonta lamq wareysto, Kala fogaynta reer Somaliland ka shaqeynaya, waa nooca cadiwgeenu inoo soo dhex maro.
😂
All the clips released today has false and incorrect information about the existence of the state of Somaliland. I know you want to share the landers what other media are saying about Somalkland, but this information is absolutely damaging somaliland. Somaliland was never part of Somalia, so it can't be a breakaway region.
hooyadaa iyo maamuulkaba was ina dhilo somaliland waa ninka qabaa maamuulka xamaar
Guul iyo gobanimo Somaliland iyo Ethiopia Somalia rii ges kama ridikarto wabay gurguraneysa wali may socod baran isla iyada aya madax toyada lagu ilaliya Ethiopia mala dagalami karta awooda ma ledahay wa may Ethiopia ayaa diday Somalia ma didin kkkkkkk
Waa beenaalihii oo weli hadlaaya waar huuno beenta kadaa dadka
Beenaale. Hargaysa anagaa joogna wafdi ruush ah oo yimid ma jiro. Borabogaandada jooji muuse bixi wax dooranaya ma jiro.
Beenlow
Beenaale. Kkkkkk.
Carkee, yaa kudhaca,
Hhhhhhhhhhhhh waxba kama jiran dad aan caqli lahayn miya ushekaysan xeta kuuriyada waqooyi oo shacabkoda wax lasocon loguma sheekeyo wxn dad koolo lasiyay miyad aqonsi beena usheegtan ? Beenta kadaya dadka shacabka somaliyed
waa saaxiib Itobiya iyo ruushku dadkaa 77 soomalida ka baxa itoobiya yidhi ruush iyo kuubay ahaayeen