Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Shirka Jabuuti Dabinada Ku Qarsoon & Arrimo Kale Oo Xasaasiya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Shirka Jabuuti Dabinada Ku Qarsoon Iyo Arrimo Kale Oo Xasaasiya
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Комментарии • 174

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz День назад +24

    𝐢𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐚𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐲𝐨

    • @MM-hz3eb
      @MM-hz3eb День назад +1

      Amiin yarabi

    • @zainabdirir8818
      @zainabdirir8818 19 часов назад +1

      aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ❤❤❤❤

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz День назад +15

    𝐚𝐪𝐨𝐨𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐧𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐝𝐡 𝐬𝐢𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐧𝐨𝐨 𝐫𝐮𝐮𝐦𝐞𝐞𝐲𝐨❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 День назад +9

    Ibrahim Caydiid is true patriot of SOMALILAND 🎉🎉🎉

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g День назад +12

    Muse bixi hadi la badalayo wa inlagu badalo ina kaahin wayo ciro wa qaran dumis somalia wadato iyo huwan lagumana aamini kro somliland inaga ilaliya

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 День назад +11

    Ibraahin caydiid waa waslad dahaba oo dhex taalla soomaaliland ilaahayoow waayo noo daa walaal qaaliya

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 День назад +12

    Guul JSL somaliland insha Allah

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz День назад +11

    𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano День назад +9

    Buuuufi huwantaa xaarmajo ushaqeesa

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz День назад +11

    ❤❤❤❤❤❤❤𝐠𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐧𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐛𝐨 𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐬𝐢𝐠𝐚

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 День назад +6

    Md madaxweene muse biixi cabdi xildiid rooble soonoq marka Inshallaah 💕💕💕💕💕💕

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 День назад +5

    Manshalaah guuul somaliland guuul ciidanka qaranka jamuuriyad barkeesan guuul 💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi День назад +4

    Congratulations 🎊 Republic of Somaliland and our beloved brothers and neighbours federal Republic of Ethiopia 🇪🇹

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 День назад +5

    👍 🎖️ibraahim caydiid big sallaan sare sxb absolutely that’s true..I agreed with you.. hadalkaagu waa sax waa biyo kama dhibcaan dalka iyo dadkeenaba haloogurmado inta xalaasha ah ee reer Somaliland hays raacdo inta cadawga wadata ee la saxiibka ah rabbi sharkooda hayna hayo amiiiiiiin.. one ☝️ love ❤️ Somaliland guul iyo gobanimo 🟢⚪️🔴💯👌

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 День назад +6

    Mr ibrahim caydiid iyo wariye Abdishakuur salaan qaliya geesiyad qaranka

  • @hajii2033
    @hajii2033 День назад +18

    gesi gesi gesi guul guul iyo gobnimo thank you

  • @cumarbarkhad1799
    @cumarbarkhad1799 День назад +8

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuulguuuul

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db День назад +5

    Geesi geesi dhalay madaxweyneha mustaqbalka ayad tahay inshaAllah

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 День назад +4

    Hjeclo Ictisaam ka Mohamoud Gulaid ha iska qabteen waa mujrim huwanta u basaasa oo doonaya in uu SSB hunks dhiiga ku sameeyo ninkan shaqo ka qabta.

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd День назад +4

    Somaliland Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan День назад +4

    Guul somaliland Insha allaah markastaba ❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c День назад +3

    Guuuuul iyo gubanimo soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh День назад +4

    Huwan iyo hadhaa faqash waanu kaguulaysanay waanan ka guulaysanaynaa insha allaah

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid День назад +3

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉geesi guuul masha allah 🎉🎉guuuuuul soomaliland 🎉🎉🎉❤❤❤ Ibrahim 💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 День назад +3

    Masha allaah guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✍✍✍✍✍✍✅✅✅✅✅

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf День назад +3

    Ilahay ha inoo hir galiyo aqonsiga nabad galyadana ha inoo adkeeyo guul iyo Gobanimo qaranka jamuuriyada Somaliland ❤❤❤❤

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi День назад +2

    Maasha Allah Guul Mudane Mujaahid Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xildiid forever Guul xisbiga kulmiye Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah

  • @AbdiIbrahin-vg5gk
    @AbdiIbrahin-vg5gk День назад +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Gul somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano День назад +3

    Guuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva somalilnd viiva somalilnd

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d День назад +3

    Geeesi geeesi dhalay waar dadku maalintii xabadu socotay ayuu kala baydhay ibraahim caydiiid number one ayuu ahaa walaahi

  • @FaysaIbrahim
    @FaysaIbrahim День назад +3

    Asc ibraahim caydiid cadaw ciile cimrigaa hajiro cid wax inaga badali kartaa majirto insha alah guul somaliland

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d День назад +3

    Ninka ku ololaynaya hadii laydooranwaayo waan dagalamayaa kkkkkkk bal cidaaad ka adkaanjirtay usheeg anaga waxaa cod kuma bixinee

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db День назад +3

    Mashaalah mashaalah ibrahim caydiid noolow cadawgagu ha jabo ha la waayo beednilah

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz День назад +2

    𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐢𝐢𝐫𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚𝐝 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐢𝐢𝐫𝐨😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db День назад +3

    Somaliland gool gool beednilah way ka guulaysani cadaw

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 День назад +3

    Guul guul guul Somaliland🙏🏾🙏🏾🙏🏾🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 🐅🐅🐅

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 День назад +3

    Guul somaliland insha Allah ❤🤍💚👍👍💪💪💪💪💪

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db День назад +3

    Cabdi shukuurow waanu ku salamay weriyaha daacada ah noolow

  • @CumaraqliCumaraqli
    @CumaraqliCumaraqli День назад +4

    SOOMAALILAAN. GUUL. GUUL

  • @iali8540
    @iali8540 День назад +3

    Cadowgan inagu dhex jira maxay Dawladu wax uga qaban laadahay ee ay ka daawanayaan.

  • @SahraAdan-d9i
    @SahraAdan-d9i День назад +4

    guuul guuul somaalilaadn

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi День назад +2

    Thank you so much labada wariye Mujaahid Ibrahim Caydiid & C\Shakur haybe noolaada

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 19 часов назад +1

    😂😂🎉🎉🎉🎉❤❤❤ guuuuul SLND guuuuul iyo gobanimo ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii maansha ALLAAH maansha ALLAAH ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏♥️🥰❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 День назад +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muuseabdullahi8400
    @muuseabdullahi8400 День назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ mashaallah Ibrahim caydiid guul

  • @KadradhemanAhmed
    @KadradhemanAhmed День назад +3

    Masha Allah guuuuul ❤🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p День назад +3

    Muuse biixi geesi waakaa storoogu ku dhuftay ee koomada galay ismaaciil cudur geelle

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz День назад +2

    Masha allah ibrahin caydiid allahayaw daa dadkaygaw wayyiga iyo wanads ibrahin caydiid dhagah ufuura dalkeena moryantan afdubaysa halaga diifaco haloodiyar garoibo inagoo isku duuban oo midaysan codkeena anku diifacno qaranimadeena labada nin ee codkeena xaqa kulehii waa faysal iyo muuse labadanin cid an ahayn iska jira dorashada madaxtoyada guuliyo gobanimo kuwaar somaliland mahadsanidiin

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh День назад +3

    Guul guul soomaalilaan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db День назад +3

    ❤❤❤❤❤ alow guul wadankayaga guule

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft День назад +3

    Somaliland guul iyo gobonimo

  • @abdallahmohamad8270
    @abdallahmohamad8270 День назад +3

    👍guul somaliland for life

  • @SamsamAli-f8l
    @SamsamAli-f8l День назад +4

    ❤❤

  • @CabdiraxmanQolay
    @CabdiraxmanQolay День назад +2

    Mr. Ibrahim Adiid guul iyo gobanimo....!

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 День назад +2

    ILAAHAY HA KU XAFIDO MUJAAHID IBRAAHIN CAYDIIDOOW.

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 День назад +2

    Raxmanku haku xifdiyo mujaahid ibrahim

  • @habibahussein-eb7ss
    @habibahussein-eb7ss День назад +2

    Ibrahim caydiid iyo arabsyo news salaam sare

  • @CabdiraxmanQolay
    @CabdiraxmanQolay День назад +1

    Xabado.ibr.caydiid.waa cabdi qooly waan kugu taageersanhy shaqada qaranka u hayso. Guulayso.ku idhi.

  • @YassinAmigoAhmed
    @YassinAmigoAhmed День назад +1

    Ibrahim caydiid don't we have anyone in the UN assembly to inform them that the seat Italian somali or rather Mogadishu government are occupying in the assembly is null and void at the first place 😢

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv День назад +2

    Cabdi shukuur iyo ibraaahim noooolaaada❤

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq День назад +2

    Hal yeye qaran guul Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @Ahmedibraahim-hi7sr
    @Ahmedibraahim-hi7sr День назад +2

    Guulguul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul guul

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 День назад +1

    Gudida Hjeclo ee siyaasada ku milmay waa Ictisaam waa huwan waa faqash u adeega cadowga waxay doonayaa in ay SSB kala furfuraan marka Hjeclo ha iska fogayso geelii dhalay Hjeclo maka hadleen inamadii dhawaan la dilay tacsi umay dirin famliyadaa.

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 День назад +1

    Ibrahim Caydiid Geeeeeesi Qaran be guuuuul iyo V gobanimo

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 День назад +1

    Garxajis baa la neceb yahay yey baratey Ibrahim Caydiid waa Boqor xalaala.

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 День назад +1

    Guul somaliland and Ethiopia 🇪🇹 ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mouhoumedhassan3197
    @mouhoumedhassan3197 День назад +2

    Vive noloow

  • @mouhoumedhassan3197
    @mouhoumedhassan3197 День назад +2

    Noloow ibrahim

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 День назад +1

    Ibrahim Caydiid Allah ha ku barakeeyo camoo.

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v День назад +1

    Been iyo huuha niyada ku dhista reer kulmyow. Wadani waa cedceed soo baxday sacab kuma qarin kartaan Guuul wadani ✅✅✅🟧🟧🟧

    • @alxmdulilah7023
      @alxmdulilah7023 День назад +1

      Wadani down down down 😊🦠🚑👎👎👎👎Inshallah Ya Allah

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 19 часов назад

    Ibrahim.caydiid wuxu ka horeyaa' somaliland shab iyo xukuumadba'
    Wuxu u dhigmaa waxa Aan horre loo Arreg'
    WEXAN SHABKA IYO XUUMADDABA
    IBRAHIM WHAT IS REALDY'
    WAA GEESI UBAAN WIXIISA
    IN LA' MEELEYO THANK 19:13

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad День назад

    Xog xogal aaydthy cadawga Allah ha jabiyo meel ujooga waa ooyaya slnd mou magacii Somaliland UN ayuu Ethiopia ayaana gaysay government of Ethiopia thanks 🙏 markarstba wa garabthy slnd

  • @1962yusuf
    @1962yusuf День назад

    Ibraahin caydiid mar walba wuxuu inoogu cel-celiyaa wuxuu inoo sheegayey sanadkii hore ee miyaanu haynin war-cusub. Asc

  • @ismailhussein4875
    @ismailhussein4875 День назад

    Ibrahim stop talking about the brother talking about somalilanders

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 21 час назад

    HABARJECLO WEEY OOGYN CIIDE CADOGA UU QAATE FAYSAL BOOTAN EE HOOGAMIYSE CIIDANKI MARAGA LAA QABQABTO

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 День назад

    Illahay baa u markhaati furay Ibrahim Caydiid wixii uu ka sheegay gudiga habarjeclo

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah День назад

    doorshada somaliland maanta waa Afti somaliland wey jirtaa iyo somaliland ma jirto, waar hooy indhaha fura somaliland ❤❤❤

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu День назад

    Madaxdhaqameedkeenii sidii Farmaajo ballanqaaday baa la dalooshaday kuwa ictisaamka noqday baa dhiigbax ku sii noqday qarankeenii quruxda badnaa Ax iyo caku waa habarjeclo awoodda u badan meesha cadawgu saaray ka kaca reer sheekh Isaxaaqaw intaana talo faro ka bixin Ax Yaa waddaniiii Ax Yaa waddaniiii ha laga difaaco ku ina leh Ilaahay muslimiinta xad umuu samayn yacni xamar kama gu' I kartaan cimirada safaaradaha Sacuudi Arebia buu si edeb leh uga dalbadaa fiisaha e garo ma kaasaa sheekh ah waa tuug afar kaboom leh ah eeg xuduudaha dalalka kale oo dhan way ogol yihiin culimada Isaaqu kkkkkkkkkkkkkk

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 20 часов назад

    guuk guul duladaydavsomaliland💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 4 часа назад

    Masha allah jumuhuriyada somaliland guuul guuul

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p День назад

    Ka ka ka waxaan ku qoslay magaca kud kude iyo kas qabe daljire ibraahim allaah ku xafido cimriga,caqliga iyo caafimaadka allaah ha kuu barakeeyo taariikhdaa ku xusidoonta nooloow

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 19 часов назад

    Ibarahim guuleso guuleso thank waa tefatiri run sheeg ah

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar День назад

    Absolutely well said Mujaahid Ibraahim Caydiid

  • @FamdumoCabdi
    @FamdumoCabdi 7 часов назад

    Alahayowu nin dacada Alahayowu nin dalina deqdada hawu simin wadani iyo kaah ma ogola somalilan iyo citiraf keeda waxayi rabaan somaliya lkn Alla inaga qaban cadawuga taladana inogu dhibi mayo kuwaa insha Allah

  • @OmAbdikarim
    @OmAbdikarim День назад

    Reer somalilandnow iska qabta madax dhaqameedka dhuuni qaatayaasha

  • @AbwaanMucaashaq-ig7sj
    @AbwaanMucaashaq-ig7sj 23 часа назад

    Anigoo habarjeclo ah ayaa aaminsanaa nimankaa jabhada gacanlibaax kasoo rogtay inay ictisaam yihiin wlhi habarjeclo sanadka mar ay kaxunthy lama sheegin taariikhda ilaahay hanaga qabto nimankaa ictisaam ah

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 День назад

    SOMALILAND CULIMO MA LAHA WAA ARGAGIXISO LAGA XUKUMO NAIROBI WAX CULIMO LA YIDHAAHDO SOMALILAND MA LAHA AMA SHEEKH MUSTAFE KU SHEEG AMA SHEEKH DIRIR KU SHEEGA WAA CADOW AYNU MASAAJIDO U DHISNEY OO XAQA ILAAHEY KA AAMUSEY DULMI AYEY SOMALILAND KU JOOGAAN

  • @AhmedXeebjoog
    @AhmedXeebjoog День назад

    Harta saska hakala qaybin waxaan ku moodi jiray qof aqooni ay ku jirdo talabaad itoobiya ellletariya ayaa besha caalanka ayaa hidhi 10 sano maamul dajin u sameeya waxiika raacay in ay tidhi

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 17 часов назад

    Kursigii la heensee hawda ayuuna gelayaa mhortaadana mar buu iman inshalaa

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien День назад

    Waali dee waar maqaar na maarah madaxdhaqamed ka gidigod wayla socdaan xisbiyada,takale dalka oo burbur qarka u saaran bay badbaadiyen ,ee adiga madax dh hj iyo kuwa gx ma inanbay ka kufsaden waar xishood muusena umadad ku diraysa waxba u yari mayside namiimiye allaah nacaye

  • @jaamacxuseen1918
    @jaamacxuseen1918 День назад

    Doorashadu waa afti somaliland majirto iyo somaliland waa jirta

  • @FarduusDaahir-oo4sc
    @FarduusDaahir-oo4sc День назад

    guulayso ibarhim caydii waa geesi qaran o jecelel qarakisia

  • @HibaaqAinache
    @HibaaqAinache День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤QARANKA BARAKEYSAN GUUUUUUL ❤❤❤inshaAllah

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 День назад

    HISHIISKA ETHIOPIA IYO SOOMALILAND WADA GALEEN WAXA HAKIYAY CAQABADO ADAG RUNTII ETHIOPIA WAY KAGA WADA TAKHASUSTAY OO MEEL ADAG AYAY ISKA TAAGTAY
    CID KASTA WAY KA GAR HESHAY WAXAYNA IMIKA JOOGTAA HALKII UGU DABAYSAY DHAWAANA WUU DHACAYA

  • @CaashaMaxamed-s9n
    @CaashaMaxamed-s9n День назад

    Sheerka habara jecelo ma ciyaraba inaka hadali garaxajise waxa ma jiirane laba cado qate Ka kaxasya ok

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 День назад

    IBRAAHIN INADEER AFARTA NIN EE ARGAGIXISADA AH EE ICTISAAM MA METELAAN HABARJECLO COD NAGAMA SIIN KARAAN HABARYOONIS ANAGA IYO HABARYOONIS WAANU IS OGNAHAY MA JIRTO NAXARIIS ANAGA IYO HABARYOONIS NOO DHEXEYSA HAAD IYO EEGATO AYAANU NAHAY

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 День назад

    Dowlada kula taliya in ciidanka cirka sameyso diyaaradana ithopia ka doonato hurdada ka kaca isaaqow walhii fadhi ku dirir baad wadaan wlahii xukuumada la taliya bilaa calayk

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 День назад

    AFARTA QOF EE HABARYOONIS EE DAGAALKA LA ORDAYA WEYNU EEGI CIDA AY WAX KA QAADAAN SUUQYADA WAAWEYN EE MAGAALOYINKA EE AY BOOBKA KU QAATEEN AYUUN BAY INOOGA QAXI OO AYNU KA QAADI XOOG KAGA QAADI DOONAA

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 День назад

    Awrkiraalahan ingiriisi iyo carabi toona ma yaqaan. Ma taqaanaan cidda beenta u soo diyaarisa? Anigu waan aqaanaa laakiin idinkaan idiindaynayaa

  • @mahadahmed1909
    @mahadahmed1909 День назад

    Walhi Ibrahim duufle guuldaro aya ka muuqta

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 День назад

    Dhaqanka iyo siyaasada ay lla isku daray waxan ka shaqay raag aan qandhaadhin oo siyaasin sheegta.