Waa Kee Jihaadka Saxda Ahi Ee Waafaqsan Jihaadkii Nabiga || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi《حفظه الله》

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Duruusta Cusub ee uu leeyahay Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi Waxaad Ka heli Kartaa
    webka Sheikhu uu leeyahay ee ah www.barbaraawi.com waxaana
    laga hela Dawrooyinka Cusub iyo Muxaadarooyinka Cusub iyo Duruusta Cusub iyo Khudbado Cusub.
    #SheikhCabdullaahiBarbaraawi_Channel

Комментарии • 12

  • @abdirahman9121
    @abdirahman9121 Год назад

    Waa xaqiiq weeye sheekha Allaah ha xifdiyi❤❤❤❤

  • @4Assari
    @4Assari 2 года назад

    جزاهُ اللهُ خيرا .

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 года назад +4

    Maanshallh ALLAHUMA cizal islaama walmusliniin

  • @calimuuse9865
    @calimuuse9865 2 года назад

    الله يجزيك خير الجزاء

  • @hamzehassan2652
    @hamzehassan2652 2 года назад +3

    ما شاء الله تبارك الله حفطك الله جزاك لله خيرا يا شيخ بربراوي اني أ حبك في الله

  • @abdilahiadam1273
    @abdilahiadam1273 2 года назад +3

    barakallah sheekh alle haku barakeeyo diinteena ayey ciso iyo sharaf iyo sareynba aynu ku helaynaaa.

  • @ياسر-ص2ك5ض
    @ياسر-ص2ك5ض 2 года назад +1

    Ilaahay haku xafido ya shaykhanaa barbaraawi

  • @NimcoDheman-vp1ze
    @NimcoDheman-vp1ze 6 месяцев назад +1

    Asxabti RASUKA SCW SCW❤
    300 ayaa ubabac dhigtay 2000
    Kana hub baneed ee mujahidinta somalia ayuu duriyaa Durka waxa ku jira waa xarakada wan jihaad saxan lkn adiga ufadwooniyo dastur maxu xukum kagu yahay

    • @suhaipabdi4481
      @suhaipabdi4481 4 месяца назад

      Wll diinta ma fahan sanid wlhi barigaa hupku isku mid bu ahaa imikana wad aragtaa mida kle wxn jihaadka lagu sheegayo dadkan idinku sheegaya ee culimada aad u haysataaan mxy u gali laayihiin xasan xusen ilaa 2001 bu jihaad sheegayee mxuu u gali waayay inuu Benale yhy bay ku cadaynysaa jihaadku ma ciidanka uu bu ku wajibay iyo caruurta wr wxni wa beene yaan lgu waalin oon shacbka islaamka ah lagugu dirin ee diinta baro

  • @jannadalajaara402
    @jannadalajaara402 6 месяцев назад

    Oo imika sheekh barbaraawiyow mawaxaad illeedahay xamaas dagaalkay ku qaaday Israel 7 october jihaad maaha?????

    • @suhaipabdi4481
      @suhaipabdi4481 3 месяца назад +1

      Diinta ku miisaan sheekhu wxuuna odhan haku nabine

  • @jibriilbasbaas2418
    @jibriilbasbaas2418 2 года назад +3

    جزاك الله خيرا