waar sheekhan DR Faysala waa aar meel fadhiya soo kaa laga giigay maaha. hadal tiro looma baahna jaamiya al jadiidiya haday xaq doon yihiin dooda ha galaan.
Nolosha tanaaqud iinan fahansaneyn baad ku gabataan ma saasaa niyad isugu dhistaan war waxaasi cilmi iyo aqoon inii noqon meyso ee iska dhaafa madax adeykan iyo seef la boodkan is ma adkeynta ah ceyda iyo aflagaadada cidda soomaali ku baratey muslimkana u kulul gaalkana u qabow waa idinka ee rabbi kacabsada
Shaykh Barbaraawi iyo Dr Faysal khilaafkiina ku dhameeya si Allah ka cabsi leh oo u tudha shabaabka idin kala taageersan.Waxa isku haysaan waa farac ee Maaha asal,Labadiiniba Salafiyiin ayaa sheeganaysaan.Takale shabaabku xaqqa ha baadhaan ee yaanay qofna u tacasubin.
Sheekh iska ilow marmarsiiyaha ,waa laygusoo can baxayaa iwm .waayo Dr Feysal waa PHD diinta ah,adigaana qiraya oo Dr ugu yeedhaya ee hadii uu ku dalbadey u bax ama diid waa labadaas mid uun ee jooji hadal tirada badan iwm.
Asc haddaad aqoon diineed leedihiin dadka diinta bara ha ku mashquulina dadkana ha ku mashquulinnina urur diimeed ma bannaana ,haddaad aaminsantihiin inay xaaraam tahay idinku ha samaysannina ee dadka si guud diinta u bara.waxaad kaloo joojisaan magaca salafiya ee aad bililiqaysanaysaan, dadku idinkama caqli xuma wayna yaqaannaan macnaha salafiya.
haddadan fahmaynin wuxu shaykha ka hadlayo ha is xanaajin. Wa xaq in dadka looga dhigo wax kasta diinta kasoo horjeeda nabiga sallahu calayhi wasalam soo my dhihin عن أبي سعيد الخدري رضي الله عنه قال : سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول : ( من رأى منكم منكرا فليغيره بيده ، فإن لم يستطع فبلسانه ، فإن لم يستطع فبقلبه ، وذلك أضعف الإيمان ) رواه مسلم
مَن يَهۡدِ ٱللَّهُ فَهُوَ ٱلۡمُهۡتَدِۖ وَمَن يُضۡلِلۡ فَلَن تَجِدَ لَهُۥ وَلِيّٗا مُّرۡشِدٗا
إِنَّ ٱلَّذِينَ فَرَّقُواْ دِينَهُمۡ وَكَانُواْ شِيَعٗا لَّسۡتَ مِنۡهُمۡ فِي شَيۡءٍۚ إِنَّمَآ أَمۡرُهُمۡ إِلَى ٱللَّهِ ثُمَّ يُنَبِّئُهُم بِمَا كَانُواْ يَفۡعَلُونَ
Msha Allah sheekheena alleh haku dhawro wllhi dar illahy baan ku jeclahy alleh wax ku dhiba Kuma tuso aduun iyo akhiraba
Hore uman maqli jirin dr faysal e mala dantiisuba Wa soo shaac bixid, subxaanalaah Ilahey ha xifdiyo SH BARBARAAWI...
Isaga daali doona qofka wax lasoo dariyay diin ka dhigta sh barbaraawina waa qof diin iyo caqiida leh masha allh
السلفية هي الفرقة الناجية ولکن هناک بعض الشباب الذين ينتسبون الی السلفية فيهم بعض التحمس والغلو
SH BARBARAAWI si cilmiyeysan oo xigmadeysan Mashallah waa war meel maray.
Sheikh barbarawi uusaxsanyahay
waar sheekhan DR Faysala waa aar meel fadhiya soo kaa laga giigay maaha.
hadal tiro looma baahna jaamiya al jadiidiya haday xaq doon yihiin dooda ha galaan.
Sh barbaraawi حفظ الله تعال sifiicanbuu Wax ucadeeyey
وَمَآ أَرۡسَلۡنَا مِن قَبۡلِكَ إِلَّا رِجَالٗا نُّوحِيٓ إِلَيۡهِمۡۖ فَسۡـَٔلُوٓاْ أَهۡلَ ٱلذِّكۡرِ إِن كُنتُمۡ لَا تَعۡلَمُونَ
جزاك الله خيرا وأحسن لله إليك
جزاك الله شيخنا الفاضل
waxay iila muuqataa inuu yahay arinka barbaraawi yur yur ka horgee hadii wax laguu qabsaday adna wax qabso macnihii arinkii loohaystay ayuu isna ka duulay shekadii lix iyo sagaashankii qabso
شَرَعَ لَكُم مِّنَ ٱلدِّينِ مَا وَصَّىٰ بِهِۦ نُوحٗا وَٱلَّذِيٓ أَوۡحَيۡنَآ إِلَيۡكَ وَمَا وَصَّيۡنَا بِهِۦٓ إِبۡرَٰهِيمَ وَمُوسَىٰ وَعِيسَىٰٓۖ أَنۡ أَقِيمُواْ ٱلدِّينَ وَلَا تَتَفَرَّقُواْ فِيهِۚ كَبُرَ عَلَى ٱلۡمُشۡرِكِينَ مَا تَدۡعُوهُمۡ إِلَيۡهِۚ ٱللَّهُ يَجۡتَبِيٓ إِلَيۡهِ مَن يَشَآءُ وَيَهۡدِيٓ إِلَيۡهِ مَن يُنِيبُ
Dr faysal amba maan aqoon ee waakaa sh.barbaraawi kusoo caanbaxay
😅😅🤣😅😅😅🤣🤣 somalii oo dhan aya taqano Dr faysal
Inta taqanaaa way yariiid wa lagu so caan baxay sheekh
Barbarawi wa shaydaan dadka hawadiisa kula murmo sheekh faysal waa caalim somaliyeed
Culimooy isdaaya oo haysku aakhiro seegina walaalaa tihiin yaanu shaydaanku isku kiin dirin dabadeedna aydaan halaagsamin carrabkiinana kala ceshada.sida aad ku socotaan anigu waan idiin baqayaa.
Sh bar baraawi iyo kooxdiisu hanoolaadaan
Masham allh sharbarawi waabi bidçolayasha
Masha allah
Sheikh barbarawi xaq udirir allow baadilka diintaada kasifeey allow kuwa culumo isku shegaya ee iimonkodi iibsaday ee dadka qaldaya iyogo iskadhigaya culomo allow naga qabo weyso bateene culumada xaqa udirirayana Allow kor kayeel faysalow dabkan ad hurineyso e ad ogtahay inad qaldantahay naga joji badilka maguleyste
jadiidiya xaq iyo baadil toona kuma diriraan.
حفظاللة البربراوي
MNSHA allah
Sheekhanaa
Barbaraawi
Hadal xikmadleh
Sheekh barbaawi si cilmiyay san oo xigmady san buu uhadly
War xikmadna kumu hadlin ewaa iska qaylinaya
شيخ بربراوي من علماء ارض الصومال
Hada kahor dr.faysal maan maqal ilayn inuu soo shaac naxo ayuun buu doonayay ama uu Berberwi kusoo shacbaxo
Barbaraawi fulay
@@bulaalechannel826 us
Hadal caruurreed dhe
Kooxo diimeed oo is haysta, oo mid walba isla saxsanyahay. Waar beenta nagala tega.
Masalo Aya Laysku Hayaa Marka Inta layska Amuso Waa ina Qun yar La wada Dooda Sidaa Ragaa
Dr.faylsa iyo Sh.abdilhii
adero Calmiga Dadka ugu faideye
Dr faysal miyayna tanaaqud ahayn in uu yidhaahdo sh barbaraawi horaan uuga quustay iyo kilibtan aad sh barbaraawaw aad ku dalbayso munaadarada haduunbaan maqlay anuu oo hore uuma maqal waa tanaaqud cajiib iyo shay la dhoobdhoobayo
Nolosha tanaaqud iinan fahansaneyn baad ku gabataan ma saasaa niyad isugu dhistaan war waxaasi cilmi iyo aqoon inii noqon meyso ee iska dhaafa madax adeykan iyo seef la boodkan is ma adkeynta ah ceyda iyo aflagaadada cidda soomaali ku baratey muslimkana u kulul gaalkana u qabow waa idinka ee rabbi kacabsada
Dr faysal waa sheikh wanaagsan barbaraawina waa lamid lakiin alle ha hanuuniyo ardayda lasocoto shuyuukhda
Shiikhu markuu leeyahay waxaanu go.aan ku gaadhnay ? Xisbigeebuu katirsanyahay
ماشاء الله
Siyaasi iyo wadaad is haysta oo tuuga ayaa Somalida halkaa dhigay,
( الضرر يزال) (والعادة محکمة) کلاهما من القواعد الفقهية الکلية الکبری
Sh ilahi halaga baqo caanima misi cilmi waad ka caansan tahay lkn maad kacilmi badantahay ??
Sh barbaraawi waa caalim soomaaliyeed iyo culumada salafayiinta oo dhan faysalna ardayda salafayiinta ayaanu la doodi karin
Wadaada Allah hamideeyo xaqana Allah hatuso
Waar culumada lo kala dab qadayo
Jojiya ama dood isugu keena ama jojiya sababto ah dadki camada ahaaba ku lumaaya
murji'atul casri jadiidiyah allh dalka haydinka qabto
War soomaaliyeey ma mishan cusub baa soomaalida loosoo dhisay oo ay isku laayaan ,,,, maxaa culimadii isku diray
Dr feysal na wan dhagaystay adigana wanku dhagaystay
Mansha alaah, waa sheekh cilmi illahay siiyay
caalimka
Waar soo kaa ku soo caan baxay sheekha
لا عبرة بدلالة في مقابلة التصريح
sheekh barbaraawi waxaan so jeedin lahaa adiga iyo dectoor faysal ba hadii aad xaq raadis tihiin dooda wada gala ardayda yar yar iyo caamadana jaha wareer ka ka daaya fadlan
Waxaan layaabanahay sheekh barbarawi wuxuu leeyahay dadka lama caayo isaguna wuu caayayaa oo wuxuu leeyahay Dr Faysal waa beenaale.
caydu waa dhaqanka jaamiyada ama jadiidiyada .
Shaykh Barbaraawi iyo Dr Faysal khilaafkiina ku dhameeya si Allah ka cabsi leh oo u tudha shabaabka idin kala taageersan.Waxa isku haysaan waa farac ee Maaha asal,Labadiiniba Salafiyiin ayaa sheeganaysaan.Takale shabaabku xaqqa ha baadhaan ee yaanay qofna u tacasubin.
هل التحزب مسألة فرعية....؟
هل يجوز الخروج على ولي الأمر الفاسق ...؟
هل مخالفات الاعتصام مسائل فرعية...؟
@@Mohamed_Timir نعم هي مسألة فرعية
Sheekh iska ilow marmarsiiyaha ,waa laygusoo can baxayaa iwm .waayo Dr Feysal waa PHD diinta ah,adigaana qiraya oo Dr ugu yeedhaya ee hadii uu ku dalbadey u bax ama diid waa labadaas mid uun ee jooji hadal tirada badan iwm.
Waxaan dhihi lahaa dib ugu laabta kutubtii xaansha gaduud iyo culimadii asalka ahayd ee suufiyada waxan Dee iska tuura
Xaqa allah naga mideeyo
Barbraawibaa ila saxsan
Labaduba way saxanyihiin
اسد السنة
Asc haddaad aqoon diineed leedihiin dadka diinta bara ha ku mashquulina dadkana ha ku mashquulinnina urur diimeed ma bannaana ,haddaad aaminsantihiin inay xaaraam tahay idinku ha samaysannina ee dadka si guud diinta u bara.waxaad kaloo joojisaan magaca salafiya ee aad bililiqaysanaysaan, dadku idinkama caqli xuma wayna yaqaannaan macnaha salafiya.
haddadan fahmaynin wuxu shaykha ka hadlayo ha is xanaajin. Wa xaq in dadka looga dhigo wax kasta diinta kasoo horjeeda nabiga sallahu calayhi wasalam soo my dhihin
عن أبي سعيد الخدري رضي الله عنه قال : سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول : ( من رأى منكم منكرا فليغيره بيده ، فإن لم يستطع فبلسانه ، فإن لم يستطع فبقلبه ، وذلك أضعف الإيمان ) رواه مسلم
Munkar kasta qofkasta muslim ah wuxu awoodo wa inuu dadka uga digo.
دموع التماسيح
Way kabQeen miyaa
Sowtii berberaawi uu baxsaday goorma lasoo helay???????
moryandiined ayad wada tigin
Fuleynimo weyn baan ka dareemayaa sheekhan.
اسكت يا جاهل وتقو الله
waar dadka ka daaya dhibka salafiyooy alana ka baqa
Bar baraawi wa cabsatay
War labadinuba ehlu baadil ba tihin
Dr faysal amba maan aqoon ee waakaa sh.barbaraawi kusoo caanbaxay
miskiin