Taariikh nololeedkii MalcolmX, halgamaagii Muslimka ahaa ee u dhashay USA
HTML-код
- Опубликовано: 7 ноя 2024
- HALKAN KA AKHRISO: gaaldiid.com/sh...
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 / abdulazizoogle
💥 / gaaldiiid
💥 gaaldiid.com/
💥 / hishaami
Taariikhda Malcolm oo Qoraal ah: Akhriso
Malkolm X waa halgamaangii muslimka ahaa ee ka soo jeeda dadka Madaw ee wadanka Maraykanka. Malkolm X waxa uu caan ku yahay inuu u doodo Xuquuqda Dadka Madaw.
Malkolm waxa uu naftiisa u horay kuna shahiiday si ay dadka Madow iyo guud ahaanba muslimka wadanka Maraykanku u helilahaayeen Xorriyada iyo in uu Ninka Cadi joojiyo Guumeysiga uu ku hayo dadka Madaw.
Hadaba Malkolm waa Xidig iyo geesi naftiis hure ah oo inbadan oo bulshadeena soomaliyeed aanay garanayn ama aanay cilmi u lahayn.
Waxaana iga yaabisay in aynu ka hor marinay Martin Luther King oo isaguna ahaa halgamaa madaw ah laakiin haystay diinta Masiixiga. Sida aynu ognahay dadka Maraykanku waxay ku faanaan Martin Luther king sabatoo waxa uu ahaa Masiixi, laakiin annaga hadii aanu muslim nahay maxaa inoo diiday inaan ugu yaraan xusno dadka muslimiinta ah ee soo halgamay, ku darsoo meesha uu ka halgamay waa Maraykanka, waqtiguna iminka muu ahyne waa xilligii Adoonsiga aan gabashada lahayn lagu hayey Dadka Madow. Malkolm waa Xidig ku dayasho mudan oo waliba Taarikhdiisa ugu yaraan aan wax ka ogaano.
Malkolm X waxa la odhan jirey magac kale waa Malkolm Little (yariis). Waxa uu ku dhashay magaalada Omaha oo katirsan gobolka Nebraska ee wadana Maraykanka sanadkii 1925kii.
Malkolm aabihii waxa uu ahaa Baadari haysta diinta Masiixiga gaar ahaan Madhabka Baptist. Aabihi waxa uu ahaa sidoo kale xubin firfircoon oo u dhaqdhaqaaqa Xuquuqda dadka Madow waxaanu madax ka ahaa ururkii ugu waynaa waqtigaas ee midabtakoorka. Waxa is xasuusin mudan in wadanka Maraykanka waqtigaa ay ka jirtay Qabyaalad iyo Cunsuriyad tii ugu waynayd oo inta badan lagu hayey dadka asal ahaan ka soo jeeda Qaarada Afrika. HALKAN KASII AKHRISO: gaaldiid.com/sh...
Sheikh abdulaziz adiga dartaaa ayaan ku ogaanay tariikh dhaxal gal ah alaaah hakaaa ajar siiyo fii duniya wal akhira inshalaaah
ALLAHAYOOW U NAXARIISO MALCOLM X
gaal diid walal wad mahadsantahy sida aad inoogu turjimto masha allah wlaal waxaad inoosoo turjumtaan taariikhdii maxamed cali kalaay adoo mahadsan walal illahey kheer ha kaaga abaal mariyo
allah ha u naxariisto walalkay
malcom x alle ha u naxariisto aamiin geesi adkeystay buu ahaa inan buu ka tagey laakiinse nation of islam weli wey kasii jirta maraykanka jazaakallaahu khayr yaa shaykh.
Azl Mcl aduu dhadig iyo lab kumaad tahay?
Azl Mcl waa inan
Azl Mcl waa saxibade wan jeclahy
Omar Bile iska jir inaad shukansato
6hlypuuhgjaluq
ilaahey ha u naxariisto
amiin yaa shiiq
masha allah wllky jazaka allah
Manshalh
gaaldiid mahadsanid walaal
Maashallaah jizaakallaah kheer shiikh allaha ku xifdiyo aamiin
jazzaakallaah wll cilmiga Allah hakuu barakeeyo anana hanagu anfaco
Mashallah shukran wllkey
jasa kallah walaal
Masha allaah wll illaah Kheyr haku siiyo
aadbad ugu mahad santahay inaad baahiso tariikhda islaamka
Maashaa allah ilaahow unaxaxariisto aakhiro
ALLAAH ha unaxaristo
malcolm x waa Geesi aan kudaydo markasta ilahay haxafido
Ilahay ha unaxaristo malcolm x wiil wiil dhalay buu ahaa 👊👊👊👊👊❤
Allaha u naxariisto
illahow naxaristo
ilaahow unaxariiso
Alle haw naxariisto aamiin, adiga Illaahay khayr haku siiyo
Qq
ZDsudduwuuquuxquiidususxuxusuxuw7z7q7q77xw7z7s6z6z7s7z7s7qqqqqqx,czvc1lqwßsdjcuw0ificiwixduuxeiix dx ,dffgffgrgxuud u uu,UIIS7duduucee0000000chhc sxuz
S
Duiqì
Jazakallah Chayr
mansha.allah
masha'alaah malcolm ex wuxuu ahaa nin wanaagsan ilaah janada fardowsa haka waraabiyo
Allah yarxama raaximiin
Wuu guulestay AL-Xaaj Shabaaz, mahadsanid Lagend
Mashalaah Nin cajiib ah buu ahaa
Al-maalik haaji shabaaz, and sheikh Abdiaziz,,may we meet in jannatul Firdous 🤲😩♥️
maasha allah
masha Allah Allaha unaxariisto
Masha Allah
mhdsnid wll jazaka llah ❤️
Raximahulah alxaaji malcolm x
mnsh Allah shukuran
laaa xawla walaaa quwata ilaaa bilaaah gaaaladu waa najaaaso Aaan dun wanagsanayn
allah yarxamah geesi islaam at alhamdullillah for Islam
allaha unaxaristo waxu aha geesi ku dayo mudan
Masha allaah aad ayaan uga helay
Allahu akbar
walaalayaal waa geesi soomuslimay Waxaan ubaahanahay haddaba inaan isweydiinno sababta Malcolm x uu uqaata islaamka iyo annagu ama islaamka islaamka oo dhan Waxaan ognahay markii islaamku yimid oo nabiga lasoodiray scw in ladiiday dabadeedtana inlawaajibiyey in xooglaguqato dabadeed halgen dheer kadib iney kubaahday diinta islaamku hadaba Waxaan Rabaa inaan inyar idintuso waxaa lagahadlayo waageesigii madoobaa ee Malcolm x oo uu taariikhdiisa noosoo jeediyey geesigeenna Dada yar ee gaaldiid xafidullaahu abadaa m.x Waxaan orankarnaa wuxuu kamidyahay raggii seefta ugaarsiiyey diinta islaamka caalamka oo dhan illamaa lagudhiftay16 xabadood oo uu kushahiiday ilaah naxariistiisa haku risiqo walaalayaal bal ufiirsada sida at udhibtoodeen dadka madowgaa ee ameerika iyo yurub hadaba annaku diinteennu waxay noogutimid sinabada walaalayaal maxaa waajibnagu ah? ma inaan diinteenna macaanka bad an sharafta badan aqoontabadan haysannaa mise waa inaan isnacno isdillo haddaytahay inaan diinteenna karusheegayno balfiiriya waddankeena Waxa ka socda isdilka books abaaraha balfiiriya Waxaan ognahay aadamuhu sharafta iyo quruxda wuu jecelyahay wadamadoodana weyjeclyihiin balfiiriya madaxda soomaalida ninwalba oomadax ah calooshii dabadiibaa wuu qaadilayahay carruurtii iyo hooyadeen xoolihii gabdhaheennii adduunka ugu quruxda badnaa waybaaba een waxdiinta kabaxay iyo afrikaan meersaday dhallinyarada soomaalida Waxaan kuboorinlahaa dadka diinta muslinka soogala oo markiihore aan ogeyn diinta muslinka waxay fahmeen Sirta nolosha muslinka idinkuna waad kudhalateen oo waad udhalateen Waxaan maqlaa marwalba Hebel waa muslimay walaalayaal maxaa sidan nooguwacan annaga ayaa away in nalakudeydo oo u yeern waansookoobayaa aan iskudayno inaan fahanno sirta nolosha islaamka wadankeenna aan udooranno nin aan fuley ahay nin beenloow a hayn iyo nin bakhayl a hayn waa xadiis saxiix wallaahu aclam salaamucaleeykum waraxmatullaahi wabarakaatu.....
mansha allah dadalaa wuu gaadhaa
geesi buu ahaaa ale haw naxaristo
mash allah
Al Shabazz exemplaires
waa tusaale fiican Malcolmx
masha Allah
Dadka madow ee maraykanka waxaa ku arkaysaaa ilaaa hada dad badan oo Nation of Islam
Ilaahay ha u naxariisto Malcolm x al xaaj maalik al shabaaz waxa uu ahaa halyey islaam ah
Allah haunaxariisto halyeygaa muslinka ah wana ino tusale isbadal in aan sameyno aya ladonaya
mahadsanid
ilahay haka abaal marsho janada
Aniga dagan magalada Lansing Michigan state runti waa kalataqana gobalada USA masha Allah
wcswrwb walaaalkay allaaah hakaa raaali noqdo
masha allah
role model
waxow ahaa nin geesi geesidhalay xaquuqda dadka madoowga ah usodagalamay
Waa ninkii sabab u ahaa in uu islaamo mxmed cali kalay oo aduun ka caanka ahaa oo diinta islamka qayb wey ku yeeshy in way islaan ka laga faafiyo america
Gezzi🥺💙♥️
Malcom x he wos great men ?
Masuul Martin Luther Hada awoodo Noo soo gudbi si aan kaga faa idno diintu rapo ha heeste maa daama uu xuquuqda madowga u dhintay🙌🏿
waa nin kudayasho mudan
silm shady
Sheeko alle haka abaal Mariyee waxaad no so diyarisa ninka la dhaho minister Luis Farahkhan waa nin ka mid ahaan jiray dadka diinta ku so muslimay ilaa hatana wuu nolyahay mahadsanid
Nasri Sigad lous farackan waa gaal gaaldhalay diintana kuciciyaro
Information Information Louis farukhan waa hugaamiyaha Nation of Islam ☪️
aanu uducayno walaal
Allah hau naxaristo wallken
Ninkan qisadisa waxa dhibku ahaa cunsuriyada wuxu sheegay in islaamka cunsuriyad kajirin MAXAAN KAQADANEYNAA HADAAN NAHAY SOMALI IN AAN NAHAY DAD MUSLIM AH HADANA HADANA IS CUSURIYEYNO ANAGON WAXBA KALA DUWANEYN AAN ISKA DEYNO ISLA WEYNIDA HADEY ISLAAMNIMADENA DHAB INAGA TAHAY
Sxb clcasiisow soo Gali Lary marx
masha allaah
Masha Allah
Allahu akbar