Allah ha unaxariisto..Idunkuna mahdsanidiin.Wararkan oo kale warbixin uun maahee waa dhiiri gelin kusocota qofkasta oo Muslim ah oo inagamida garanayana afkan aan wax kuqorayo inuu ufakiro ummadda,Soomaali dhan marka hore kadibna dunida Islam ka.
war dadku gumaysi jeclaa mahmaah ayaan maqli jiray been baan moodi jiray waxaa la yidhi haday cirka ka soo dado xoriyad dadbaa dalaayad ka qaadan lahaa bal kuwan ila eeg gumaysiga ugu xun aduunka oo faransiisa ayay ku faanayaan iya goo muslima dadka looma galo axsaan😥😞
Allah ha u naxariisto cali izag halyey Muslim ahaa oo bosnia and Herzegovina sadax mamul kala duwan iyo 3 diin kala kuwan 3 loqadood kala duwan 3 qoomiyadod kala kuwan soo hogaminayi oo dowlad u dhisay cml geesi mufakiir weyn ahaa,
الف مليون شكرا هاذا الموضع الغالي كنت اتمنا داءما ايسمع عنه.
Mashallah saaxib omar
Halyeeyada magacooda inta badan laqariyo amaba aan la aqoon nabar akhii
Allaha U Naxariisto Ali
Bosnia and Herzegovina is a people and a country that sacrificed their blood to live in honor and freedom 🇧🇦🇸🇴❤
Thank you very much cumar
جزاك الله خيرا
رحمه الله
Allow raggii geesiyada ahaa noo kici diinta ha xanbaaraane amin🤲🤲
Maashaa allaah
Alle ha u naxariisto ALI ISET
MAHADSANID USTAAD CUMAR
Halyeey ayuu ahaa ALLAH ha unaxariisto janada firdawsa Rabbi ha geeyo
Mahadsanid ustaad Omar Inshar
Jazakallahu kheiran Omar inshaar walal allaha unaxariisto hogamiyahaaas diintisa iyo dalkisaba usohalgamay
شكرا جزاك اللهُ
Omar inshaar jazak Allah kheyr
جزاك الله خيرا اخي العزيز❤🥀
AllAHA u naxaristo waa hoogamey adag
Allh unaxariisto wllkeen
Macha allah ilahay janooyinkiisa haku casuumo isaga qaadiru raxmaana e
Kama daallo taariikh da
Mar la araga ah ee Halgamaagii ali ezat begovic
Alle hakuu naxariisto Wuxuu
Ahaa macalim ❤
Muuqaalada noocan oo kale noo soo badi walal.
Mahadsanid.
Taariikh facwayn👏
Omar wll Allah danbigaaga &kan walidka hadhaafo saad noogu hagar baxdi waqti kasta
Thanks
Mansha alh tarikh mugleh Mahadsanid omer inshaar
mahadsanid wll omer
Masha Allah wll qali mahadsanid
الله يرحمه اخونا علي
barnaamijyada noocan ah so badi ustaad thanks
In badan wan baadhay Taariikhda Ali Esat waa hogaamiye Taariikhdisa laga qadayo raganimo wlhi alle haku naxariisto
Alle ha,unaxariisto halyeeyadii islaamka
Wow mahadsanid aad ayan u rabay taariikhdisa
Shukran ustad
Alle ha u Naxariisto wuxu ahaa qof mamaadii islaam xanbaarsan
Oo caawa ani maa ugu horeeyo🥰🥰🥰🥰
Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Mahadsanid
Illahay ha u naxaristo ❤❤❤❤❤
allah unaxariisto ali izad iyo muslimiinta oodhan
Mx loo wayey hogamiye somali ah oo dacad hufnaan cadaalad iyo aragti dheer leh oo taariikhda lagu xuso somali ilaahy aya umaqan . Waligay ma anan maqlin. Wll hda argtay ba ilawadaga thanks
ALLAHUMMA SALLI CALAA SAYIDINA MUHAMAD WAAALIHI WASAXBIHI WASALIM ALHAMDU LILAAH,
Ilhy ha u naxaristo. Aamiin Aamiin.
Mahadsanid inshaar
Amin ilahay ha u naxaristo waa halgamaa tarikhdisa ay wajib ku tahay hogaamiye isku sheega somalida inay dab ka ka qaatan
Alle ha u naxariisto🤲amiin🤲 nolol qiima leh auu soo nooladay
Allah ha u naxriisto
Allah ha unaxariisto..Idunkuna mahdsanidiin.Wararkan oo kale warbixin uun maahee waa dhiiri gelin kusocota qofkasta oo Muslim ah oo inagamida garanayana afkan aan wax kuqorayo inuu ufakiro ummadda,Soomaali dhan marka hore kadibna dunida Islam ka.
Allaha u naxsriisto ali
amiin amiin alle ha ku naxaroosto
Wllhi wxbadan kaabaratay
Jzakalhu khayran wll cumar
M.A geesi buu ahaa
Allh unaxaristo
Ustd cumar nooso diyaari EREY SIREEDKA AFSOMALIGA
Codsi
Allaah u Naxaristo Dambigiisa Allaah dhaafo Jannada Allaah geeyo .
Runti waxa Aad ii taabtay kalimada Aheyd ( Qofka muslimka ah waxa horyala 2 arin midood in uu caalamka badalo Ama uu isku dhiibo isbadalada iyo quwadaha kale mana aha mid ku bahboon) Allow Hogaan kheyr qaba Nasii
waa ku racsanahay
Mahadsanid walaal
ارجوک استمرار الفیدیوھات المفیدہ مثل ھذا الفیدیو شکرا اخ عمر
M. A allah unaxaristo
allaha u naxaristo dhamaan hogaayamiyaasho musliminta
cali cized nin hami leh ujeedo leh ayuu ahaa allah ha u naxariisto
Thanks brother omor inshar
Alah unaxaristo mujahidka hore uma anan aqoon mahadsanid sojediye inshar
Merci omar🇩🇯 pour te conseil
Merci aussi
Je pense que tu es un Djiboutiens
@Nimco Ladan sxb luuqad walba waa inaad ku hadashaa hadaad rabtid
war dadku gumaysi jeclaa mahmaah ayaan maqli jiray been baan moodi jiray waxaa la yidhi haday cirka ka soo dado xoriyad dadbaa dalaayad ka qaadan lahaa bal kuwan ila eeg gumaysiga ugu xun aduunka oo faransiisa ayay ku faanayaan iya goo muslima dadka looma galo axsaan😥😞
@Nimco Ladan that's true respect sis🤗❤
Keep going Cumar inzhaar
Mashaa Allah macalin omar Alaha ku xifdiyee
Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Cumar inshaar ustaadi allaha ku xafido marwalba aad soo dhigto pegaaga waan dhagaysaa ustaadi allah waxuu kuugu manaystay xigmad
Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Ilaahy haw naxariisto wllken aamiin aaamiin
"هكذا تصنعون طواغيتكم"
Allah Ha u naxariisto Ali izzet, Waxa Uu ahaa Hogaamiye Tawaaduc Badan, geesi ah diintiisana Ku ad adag oo So maray Bosnia ❤❤💯👏
Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi please.
Thnks br 🙏🙏🙏🙏🙏🥰
Tariikhyahan baad tahy zhp thanks
Allah ha unaxariisto Qabrigiisana Allah ha u Waasiciyo
Aammiin alle ha u naxariisto ali
Thank you so much for your video
Mashalallha Ty bro❤
History aad u muhiima weeye zxp kuwaas oo kale nagu dadaal please zxp
Keep it up bravo
Ilahayow unaxariiso
Alle ha u naxaristo
Waxan ahy Qof Ugu horeeyaa like isaar hadad jif Ka daawaneeso
Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Bahal xanusanaya ayd tahy like ayd u iman ladahy 😂😂😂
Aamiin allah ha u naxaristo
Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi.
Allaha unaxaristo dhamaantod
Omar inshaar Alhamdulilah hadaan muqaal kan daawanayo manta
Maansha allah halyeey muslima ah
Alle ha u naxariisto ali
Maasha Allah cumar inshaar Allah hanookaa daayo waxa tahy halyey sare
Alle ha u naxariisto
Barnamijadada ayantan Wan ka mashqulay ustaadi lkn wxbadan ba laga faida😍❤️💕
Allah ha u naxariisto cali izag halyey Muslim ahaa oo bosnia and Herzegovina sadax mamul kala duwan iyo 3 diin kala kuwan 3 loqadood kala duwan 3 qoomiyadod kala kuwan soo hogaminayi oo dowlad u dhisay cml geesi mufakiir weyn ahaa,
ماشاءالله
Wcs mahadsanid sxb
MAHADSANID wall Omar Inshaar Wahad tahay qof wanaagsan
Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi.
Omar inshaar wacalaykuma salaam abowe
Keep going sxb continuous success always amiin
Allaha unaxariisto amiin yaa rabi
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Allah unaxaristo
alle ha u naxariisto
Tarikh facweyn mahadsanid Teacher 🥰
Wll Cumar ❤️
I loved region islaam
Fadlan waxad isku dayda inaad maclumadka somalida na waxooga inoo gu dartid mahadsanid wll Omar inashar ✌
Eebbe ha u naxariisto Ali Izet Begovic hoggaamiye dhab ah oo lagu daysado.
Masha Allah waa nin Naga mudan in aan ku faaano meshiiii an aga faani leheen Ronald iyo Messi
Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Wadiyaar wll barnamijyo qurux bdn Ayaan kaa rjyay
@@faysalabdul6625 ok thanks igu halee adna muuqaalkasta ii share garee
Ali Cisadiin ilhy naxariisti jano hasiiyo Wanaagi iyo U halgamida kalimada illhy SWC Ayuu ka run sheegay nin nolosha fahmay ayuu ahaa # Raxima Hulaahu
Allah hu unaxaristo cali cizat
شكرا على معلوماتك
Mnzha Allah bless you
Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi
Thanks pro
Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi.
Markii ugu horaysay aan qofna iga soo hormarin