Great discussion. I remember drafting congratulatory letter when he became president while I was volunteering at one of the WAMY offices in North America.
من كلماته انو قال الحرية مبدء ودين وهي بحد زاتها عقيدة. شكرا ليكم ي شباب ما قصرتو والله ونصيحتي لكم عليك الله جيبو صورة زول صومالي اكاديمي مثقف او شاعر في الخلفية بتاعتكو ولقدام يا حبايب
Qaab gudbinta iyo diyaarinta ma ahan mid lagu raaxaysan ee waa mid lagu caajisayo,u dhiibo dad Soo jiidashi leh tusaale hadalada xulan karo,tusaale wariayaal u Soo tabiyo qaab وثائق ah ama Decomentry, in la waraysto dad kala duwan oo qofba mawduuc ka fiiriyo,lkn Hal qof hasoo taagnaado uun ilaa dhamaadka dad kala badalan i.w.m
Masha allah Ust. Nuux Ibrahim iyo Ust. Ridwaan Maygaag hambalyo hambalyo
mash alah Eng nuux iyo maygaag waa barnaamij wax tarleh oo bulshada iyo barbaartaba maankooda korinaya waa loo baahan yahay oo dhiirigelin leh
Great discussion.
I remember drafting congratulatory letter when he became president while I was volunteering at one of the WAMY offices in North America.
Ilaahay ha dhawro walaal Maygaag, Runtii waxa uu inala wadaagay Barnaamaj aad iyo aad u qiimo badan, waxaana uu iskj hawlay sidii dhalinyaradi iyaguna markooda u gutaan kaalintooda.
Hambalyo ustaad Nuux iyo Maygaag , Horu socod wanaagsan. 🥰
Mashallah Mahadsanidiin waa barnaamij aad aan ugu bahanahay
Allh ha u naxariisto Ustaad Begovic.
Mahadsanid maygaag maxamuud.
من كلماته انو قال الحرية مبدء ودين وهي بحد زاتها عقيدة. شكرا ليكم ي شباب ما قصرتو والله ونصيحتي لكم عليك الله جيبو صورة زول صومالي اكاديمي مثقف او شاعر في الخلفية بتاعتكو ولقدام يا حبايب
Mncha Allah such amazing program thankz astan tv and presenters
Aadbaan ugu Faraxsanahay In Barnaaminyo Taarikhi ah Aad Kasoo Diyaariseen Faalifeedyada 🙏
Barnaamijka milicsi waa mid u fududaynaya jiilka jira iyo kuwo soo socdaba in ay wax badan ka ogaadaan taariikhda halyeeyadoodii hore.
Barnaamij laga shaqeeyay qaab dubista iyo runtii qaabka kala horaysiintaba weeye. Astaan hasoo badiso barnaamijyada kan ah
Maygaag Maxamuud waa mahadsanyahay juhdigaa uu galiyay
Waa mahdsanthiin astaan tv💜
Please download ufura barnaamiska
Masha.allah
Barnaamij aad u muhim ah
M.a cajiib hampalyo bahda astaan Soo badiya
Aad baad idinkugu bogadinaya in aad barnamijyo nocan ah aad bilowden hore ugu socda ayaan idin leyhy hada unbaad wadadi loo bahna cagta saarten waxa idinka codsanaya inaad noso badisan
❤
Masha allH
Qaab gudbinta iyo diyaarinta ma ahan mid lagu raaxaysan ee waa mid lagu caajisayo,u dhiibo dad Soo jiidashi leh tusaale hadalada xulan karo,tusaale wariayaal u Soo tabiyo qaab وثائق ah ama Decomentry, in la waraysto dad kala duwan oo qofba mawduuc ka fiiriyo,lkn Hal qof hasoo taagnaado uun ilaa dhamaadka dad kala badalan i.w.m
Barnaamijka dhamayso. Kana faa'idayso raggan, wa raggii mawduucan ugu mudnaaye.
Nio kala daadsanaan ba barnaamijka kamuuqata wuu fiican hayay barnaamijku laakiin halkii larabay ma gaadhin waa lagu cajisayaa
Download ufura fadlan
Astaan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Plz download ka 😢 fura plz I like 👍 history 🙏
Download ka maad u furtaan.
Haboon noso dayaya
Musasalka haboon xalay naloma sodeynin maxa dhacayna 😓😓
Barnaamij loo baahnaaa
Haboon waxaa ahyn mii maraayo ani muqal walba haboon umaleyaa
Habon waa iska madalo balse man maankaga ayuu dhisaya ogow taa
Masha.allah