Daawo: Xertii Cali Raage VS Mona Walter, Masiixiyiinta VS SH.Umal VS Sh. Dirir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • doodan waxa ku cadaatay in Mona walter ay run ku sheegtay hadaladeedii ay Islaamka wax kaga sheegtay mudo sanado ah ka hor.

Комментарии • 266

  • @khaleedx4268
    @khaleedx4268 3 года назад +3

    Ruunti sheeg abaayo, bin Adam ilaahay maxa! Islaamka aniga waan kabaxay! Sharaf kamajirto diintaan xuun oo Carabka Leh! Jesus is the Truth way and nolosha. God bless Somalia 🇸🇴♥️🙌🏿

  • @zeynabhassan1152
    @zeynabhassan1152 4 года назад +2

    Subxanallah ilahey rabinimo ayaan raali ugunahay nabi muxamadna nabinimo ayaan raali igu nahay
    Lacnad alle korkeeda ha ahaato
    Daalimada

  • @naimadualle1
    @naimadualle1 8 лет назад +6

    لا ألا ألله محمد رسو ألله

  • @shaficiroraye
    @shaficiroraye 7 лет назад +2

    Bismilaah:
    Mona Walter, Islaamka iyadu ma cay ee kutubtaas ayaa caayay, iyo cidkasta oo ay diin u yihiin, Muno soo dhawoow, shqsiyan diyaar ayaan u ahay in aan kula fariisto kaalana niqaasho waxa kutubtaas ku oqran, waxaan aad ugu qancay isda ay Kitaabka quraanka ah runta uga sheegtay ee ay tirin "Quraanka Kariim ka ah wax lagu suubin karo ma lahan" waxay sii raacisay "kitaabka quranka ah waxba kama sheegin wax aanan cadayn u hayna ma dhihin" sababtuna waa mAxfuud waana Tanziil,
    dadkaygow kutub badan oo aynu diin u naqaano islaamnimadeena ayay dhaawac ku yihiine ogaada,
    Mona waan la fariisanayaa anigaana jawaab u haya ee igu soo xira wanan ka qancinayaa dhamaan doodaha ay Rasuulkeena suuban u qabto iyo dicaayadaha kutubteena ku qoran oo wadaadadu ay soo tabinayaan Rasuulkana lagu caynayo

  • @ardaagaaqoonta9160
    @ardaagaaqoonta9160  8 лет назад +5

    hadii uu wadaad sheego waa caadi. lakin marka uu qof kale sheego isla wixii uun , waxay odhanayaan qofkaasi diintuu caayay

    • @hawiyebitchestheylikeblack5196
      @hawiyebitchestheylikeblack5196 8 лет назад

      hanad geedi waxatahay muujrib

    • @suldanhesebe3521
      @suldanhesebe3521 8 лет назад +2

      Ardaaga Aqoonta waa runtaa walalow aniga xataa waan waswaasay.... waxani maxay yihiin? sidey diintaani noogu cuntamaysaa yaab iyo ama kaag.. mindhaa waan daalaynaa... waxaan sideen u liqi karnaa?

    • @ardaagaaqoonta9160
      @ardaagaaqoonta9160  7 лет назад

      Suldan Hesebe waxani wax la qaadan karo maaha. waa been iyo khuraafaad

    • @monsieurmichel136
      @monsieurmichel136 7 лет назад +1

      islam is a prison religion and not a peace religion I WILL PROUVE IT TO
      YOU : anyone, any race can convert to islam and he is welcome.
      Bur if a Muslem women or men wants to convert to any other religion he
      will be killed !!!!!!!! so were is the freedom and peace about this
      religion ??????? you are allow to enter BUT NEVER ALLOW TO LEAVE
      FROM THIS PRISON RELIGION OR YOU ARE A KILLED PERSONN !!!!!!!!

    • @monsieurmichel136
      @monsieurmichel136 7 лет назад

      islam is a prison religion and not a peace religion I WILL PROUVE IT TO
      YOU : anyone, any race can convert to islam and he is welcome.
      Bur if a Muslem women or men wants to convert to any other religion he
      will be killed !!!!!!!! so were is the freedom and peace about this
      religion ??????? you are allow to enter BUT NEVER ALLOW TO LEAVE
      FROM THIS PRISON RELIGION OR YOU ARE A KILLED PERSONN !!!!!!!!

  • @uistabraq9222
    @uistabraq9222 8 лет назад +2

    Allah hakugu haligo aduunka cayda nabi scw aad yacsay

  • @sakariyemaxamadcabdullesak6893
    @sakariyemaxamadcabdullesak6893 4 года назад +1

    Ilaaheey xaqa nafaasii dawxiita iyo qatumada wagasan nagu yeel amiiin 😭😭

  • @fathia6259
    @fathia6259 7 лет назад +3

    naartana waykucuni inshaallaah

  • @samiiracabdishakuur4588
    @samiiracabdishakuur4588 6 лет назад +1

    Subaxanalaah Alle Haqa Hanawaafajiyo

  • @abdirahmandaahir9267
    @abdirahmandaahir9267 5 лет назад +1

    Kulli waa khawaarij siduu nabiga dhahay scw

  • @min24434
    @min24434 8 лет назад +3

    Wadaadan waa inaan u mahad celinaa runtii hadayba dhuuman ay runta sheegen haba ku jeclaaden foolxumada maxamed lkn ugu yaraan ma aysan la dhuuman sida culimada qaar mana ka xishoonin.

    • @adoonkiiilaahey3006
      @adoonkiiilaahey3006 4 года назад

      War kaafirow nabigeena scws noo daay culumada xaqqa kama gambadaan idinkana murtadiin iimaankiina siistay aduunyo yar lkn fircoon is wajaheydan cdaabta hadaanan katowbad kaynina

    • @ahmedqanciye5933
      @ahmedqanciye5933 3 года назад

      Kaliya meesha aad joogto uun ii sheeg
      Gaalyow gaalku dhalay
      Wlhy inan Noloshaad so afjaraayee
      Car magaladoo qudha sheeg

    • @min24434
      @min24434 3 года назад

      @@ahmedqanciye5933 Adiga magalada aad joogto ii sheeg anaa kuu imaanayo oo waan wada hadlaynaa.

  • @ardaagaaqoonta9160
    @ardaagaaqoonta9160  8 лет назад +2

    gartaan waa la kala helay. gabadhii muna run bay ku sheegtay wixii ay Islaamka ka sheegtay

    • @malikatuahlam4731
      @malikatuahlam4731 8 лет назад

      Badaw nacalla idin ku taale ma nabigena suuban csw ayaa idinka fakan la iska cadaysta gaal nimadiina halaydinla jihaade Alle ciqaab ha idiin soo dadajiyo

    • @nasirabdi1873
      @nasirabdi1873 8 лет назад

      haned geedi gaal baatahay ma caayda nabiga ayaa run ah

    • @ardaagaaqoonta9160
      @ardaagaaqoonta9160  8 лет назад

      waxad waydiisaa wadaadada? waxay iyagu yidhaahdeen ayaan anigu rumaysanayaa .... iyaga iyo gabadhuna isku wax uunbay sheegayaan

    • @ardaagaaqoonta9160
      @ardaagaaqoonta9160  8 лет назад

      waxad waydiisaa wadaadada? waxay iyagu yidhaahdeen ayaan anigu rumaysanayaa .... iyaga iyo gabadhuna isku wax uunbay sheegayaan

    • @user-yk6qb4hc8h
      @user-yk6qb4hc8h 8 лет назад

      Wlhi Adiga iyO naagta inaydan aheyn xalaal wlasha gasha aheyd Wase

  • @bukhariahmed723
    @bukhariahmed723 8 лет назад +2

    Asc soomaliyeey waxaan halkan ku cadeynayaa gabadhan mukulaasha dhimatay u eg
    Ee rasuulka cayday in ayada iyo ayaan xirsi
    La soo qabto oo maxkamad iskaami ah la keeno
    Wabilaahi towfiiq

  • @suldanhesebe3521
    @suldanhesebe3521 7 лет назад +2

    gabadhaan waxay ka fiican tahay wadaadka ka sheekeenaaya ilaahan nacaska ah oo maxamed wasow giisa nooga sheekaynaya wayna diiday in dadka qaarkii adoon laga dhigto laguna xad gudbo. ilaahay wuxuu garan waayey inuu man nuuco adoonsiga iyo xadgudubka aadanaha lkn nasiib wanaag maante arin taas waxaa mam nuucay dad hhhh midaasaa sharaf dhac ugu filan mxmd

  • @umlove2157
    @umlove2157 8 лет назад +4

    illahay kumasohadeeeyo kudafad yahy

  • @mohamedhasan9860
    @mohamedhasan9860 8 лет назад +2

    nacalad haku dhacdo galnimadadana. RABI hakugu dilo

  • @IsseBiin
    @IsseBiin 7 лет назад +1

    Sh umal iyo culumadi ayaaba ugu daran oo nabiga been ka sheegaya sababta oo ah waxaanan jirin ayay ku sheegen nabiga SCW .. aniga gabadhan lama yaabani oo macatabka so xiratay oo camerada so fadhiisatay si ay umada islaamka ah shaki ugu abuurto iyo waswaas ..... Allaha xaqa tuso waxi dhunsan oo nabigeena suuban ku gafa SCW...

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 7 лет назад +1

    GABADHA WAY KU SAX SAN TAHAY WAX AAD U XUN BAA KU QORAN EE DADKA DIINTA YAQAANA SAX PLEASE IDINKOO AF XUMADA ISKA DAYSAAN

  • @ardaagaaqoonta9160
    @ardaagaaqoonta9160  8 лет назад +3

    su,aashu waxay tahay hadalka wadaadadu muxuu kaga duwanyahay hadalka gabadha ? inu ilmo yar aroosay way sheegeen, qisadii khiyaanada u xaaskiisaXafsa ku sameeyay Umal baa cadeeyay, tan kalena waa in naagaha la adoonsado la iska isticmaalo bilaa meher xitaa hadii ay xaas la qabo tahay waa la iska fuul-fuuli karaa. taasina Dirir baa xaqiijiyay.

    • @user-yk6qb4hc8h
      @user-yk6qb4hc8h 8 лет назад +2

      Hanad Intas Si Sharaf leh ayay wadadada ushegen marka Adiga wxan kuleyahay wlasha iken an labo Habeen dabada kawase mujrim gaal ah aya tahay Adiga iyO naag Tan madaxa qawan

    • @user-yk6qb4hc8h
      @user-yk6qb4hc8h 8 лет назад +1

      Hanad gaalow Allah Waxa aburay Rag iyO dumar Hadu Allah Midka Raganimo kugu aburay address kaga isi hadi kale idheh wacal wacal dhalay Oo gaal Ah aya ahay

    • @abdisalaan2712
      @abdisalaan2712 8 лет назад

      naagtan wey dhunsanthy ee haraacin

    • @yyytttgjj7325
      @yyytttgjj7325 8 лет назад

      qofku markuu rabo inuu waxaan jirin sheego inta xunbuu hadalka ka isticmaala gaalkan qadhmuun yaan lala sheekaysan

    • @muslix1147
      @muslix1147 8 лет назад

      Waxaas aad sheegtay oo dhan ee ay nimanka culumada sheeganaya ku hadaaqayaan waa been iyo khuraafaad. Waxaa beentaas abuurtay cadawga islaamka, cadawga nabiga nnkh iyo cadawga Alle sw.
      Maantana kuwa doonaya in ay waxaas qashinka ah islaamka ku tolaan oo ku dhaleeceeyaan waa cadawga islaamka inkasta oo la hubo in ay ku khasaari doonaan sidii ay walaalohoodii horaba ugu khasaareen.
      Nabi Muxammad wuxuu ahaa ninka ugu akhlaaqda wanaagsan aadmiga markii uu dhashay ilaa markii uu rabbigeen oofsaday.
      Haddii ay dani kaa hayso barashada nabi Muxammad iyo akhlaaqdisii iyo noloshiisii oo dhan, ugu aroor Allah kitaabkiisa qur'aanka ah. Buugaagta kale ee axaadiista iyo waxa lamidka ah waxba ma dhaamaan baybalka kiristaanka iyo khiyaaliga Shakespeare oo kulli khuraafaad baa ka buuxa.

  • @caanaboore8422
    @caanaboore8422 8 лет назад +1

    arintaan ey dhaagtu sheegtay waa sax lkn turjumada ay qaladay

    • @ardaagaaqoonta9160
      @ardaagaaqoonta9160  8 лет назад

      Bravo. waa runtaa waxa ay sheegtay waa dhab.

    • @thegreatfighter2000
      @thegreatfighter2000 8 лет назад

      Hanad Geedi adiga qof fogaade ba u muqataa. Inantan Somalida hijaaban ha shaki galinin

    • @yasiromar888
      @yasiromar888 8 лет назад

      Ardaaga Aqoonta warya waxa ka muqata inad gabadha galawday racdan tahay dinta ha cebaynin ee cadayso waxa tahay suaal ayaan ku weydinaya gaalada gabdhoda yar yar nin miyaynan ubaahanin mise wey iska weynaadan iyakon zino sameyn

    • @umukhairmahmod9085
      @umukhairmahmod9085 7 лет назад

      Yasir Omar walal qofka ardaaga wadato waa gaal duloobay codadka culimada ayuu soojarjaray

  • @johnaden4721
    @johnaden4721 8 лет назад

    gaaley Alle haku hanuuniyo hadii alle kuu qorey hadii kale naarta alle hakuugu fogeeyo.

  • @user-lj3yi7yh9v
    @user-lj3yi7yh9v 8 лет назад +2

    Tan hdaan arko anaa dilaya inshallah

  • @ibnucumar1914
    @ibnucumar1914 8 лет назад +4

    Muna adiga nabi naxamed scw example kumaaha maxayele adiga masixi ayatahay nabigana waxutusale uyahay wa muslaminta. Sadad adiga nabiga u aflagadeysay galadi hore uma aflagadeynin. Walahi hadan kuarkilaha waxan kajarilaha carabka aad kucasay nabi maxamed scw hilibkadana in an cad cad ujaro ayan eyaha sinilaha lakin kuraxeyso galnimadada maxayele mesha aad galesid wanaar. Nabi maxamadna galadi hore ee asagalajogay aya waxkaqadiwayay adiga iyo kuwa lacagta kusiyana waxba kamaqadikartan ee allah lacanadisa hakukushacdo kafiradyahay

  • @khadarismail4476
    @khadarismail4476 3 года назад +1

    Dadkii islaamka sheegan jiray cay iyo aflagaado ka so hadhay, waxa buugagtan ku qorana maaha qof caqli leh wuxuu qadan karo, waa in wixii qaldan laga saara islaamka ee wadaado wahaabiyin ahi si qaldan u fasireen, inantana waxba yaanay muslim ahaanin lkn garaad aad u sarreeya ka muuqda doodeeda iyo aqòonteeda.

  • @daaloomar9603
    @daaloomar9603 8 лет назад +1

    MA nabigay isoo dhigatay. afka ku qalal

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 8 лет назад +4

    naagtan micnaha iyo fahamka iyo tarjumaada ayaa ka khaldan arintan ay sheegayso oo ku saabsan maria iyo rasuulka NNk ha ahaato si khaldan ayey u tarjumaysaa nebigu Waa shakhsi dadka ka duwan oo ilaahay baa u oglaaday waxyaaba dheeraad ah sida inuu sagaal dumar guursado.laakiin dadka caadiga ah afar wax ka badan looma ogala markaa Maria rasuulka ilaahay baa u oglaaday xoog iyo khasab kumuu haysan .

    • @ardaagaaqoonta9160
      @ardaagaaqoonta9160  8 лет назад

      hadii iyada ay fasiraadeeda iyo fahankeeda wax ka qaldan yihiin wadaadadana way ka qaldan yihiin waayo hadalkoodu waa isku mid uun. Meel kale ayay wax ka qaldan yihiin ee meeshaa raadi.

    • @user-yk6qb4hc8h
      @user-yk6qb4hc8h 8 лет назад +1

      Hanad gaal gaal dhalay xaged Ku noshahay

    • @abdisalaan2712
      @abdisalaan2712 8 лет назад

      Walid kiss hacayin walal asaga wu dhunsant
      yahay

  • @mustafaabdilahi9498
    @mustafaabdilahi9498 8 лет назад +2

    subxaana allah naag af soomali ku hadlasa oo gaalowday

  • @abdullahigas8449
    @abdullahigas8449 6 лет назад

    Nayaa habar qabto ilahy narta hakukufakiyo amiiiin amiiiin amiiiin ilahuw nakta nabiga s c w caniyso naka qabo ii binta kashikiso ciqab adak mari yaa Allah nabiga s c w ayiy mil ukunacday gasha waynatay nabiga s c w aqlaqdisa ayiy mil ukunacday bin ayiy kashik tay nacaladii Allah hakunacdo amiiiiin amiiiiin amiiin yay rabi

  • @samaale7381
    @samaale7381 5 лет назад +7

    Naagtan waxa ay sheegeyso waa run, Mohamed gabar 9 jir ah ayuu guursaday. Ma been baa? Waa taa wadaadku qirayo in Caasho oo 6 jir ah lagu mehriyay.

    • @adoonkiiilaahey3006
      @adoonkiiilaahey3006 4 года назад

      Waryaa murtad yahow nabiga scw
      Ha ugafin adi iyo tan meeshan niigu arko wlhi nii toogan dhiigana cabi hooyadeyna udgoon umul muminiin sowjatu xabiib scws umunaa caaisha ilaah baa karaameyay idinka iyo shiicad iyo kufaarta niila midka ah ilàah niiga qabto

    • @fahmimustafe5771
      @fahmimustafe5771 4 года назад

      Pure Somali Afkaaga Haysto inkaar kuugu dhacde

    • @waaqowmagantaa9950
      @waaqowmagantaa9950 4 года назад +1

      @@adoonkiiilaahey3006 war maxamed beenaaluu ahaa, nacasnimadaada been 1500 sano kahor la dhoodhoobay bad rumaysantahy, kkk

    • @adoonkiiilaahey3006
      @adoonkiiilaahey3006 4 года назад

      @@waaqowmagantaa9950
      Kaafiryahow nabigena suuban scws ha caayin ilaaheyna afka iyo gcanta ugu gaftay kaf hakaa siiyo yaa caduwalaah

    • @waaqowmagantaa9950
      @waaqowmagantaa9950 4 года назад +1

      @@adoonkiiilaahey3006 waaba hadii ilaah jiro

  • @asiyafarah2987
    @asiyafarah2987 8 лет назад

    yaahuuuu shaydamad iyo shaaydan ilaahay daadka idinka so qabaay

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 8 лет назад

    Hanad geedi adigu isku day.inaad ogaato diinta xaqa ah oo dhabta ah.anigu Muslim baan ahay .shiikh wadaadka saxsan waan ogahay Kan qaldana waan ogahay.

  • @jbstransportation8173
    @jbstransportation8173 6 месяцев назад

    Nacalad alle hakuugu dacdho 😢😢😢

  • @fatimahersi8535
    @fatimahersi8535 8 лет назад +1

    gabadh yahay maanta islawaynid indha adayga af adayga aad nabi muxamed salalaahu calayhi wasalam aad ku aflagaadaynayso waxba kaga qaadi maysid laakiin maalinkalaad kor iyo hoos u ooyi bi idni llaah hadaan rabi kusoo hanuunin geeri horteed adiga iyo ninka la baxay hanad geediba

  • @updilaahimouzecalifaras7504
    @updilaahimouzecalifaras7504 4 года назад

    Ilaahey haku soo hadeeyo afkan Aad imika ku aflagaadeysay NABI muxamad scw scw scw alle isla carabkaa aadku cayday haku amaano

  • @fowsiyoabdulqaadir3088
    @fowsiyoabdulqaadir3088 8 лет назад +2

    subxanalah hanad geedi miyaad ku biirtay galada war illahay kabaqa war diinta saxda ah wa taan islaamka waar hashalaynine

    • @suleqasiman1401
      @suleqasiman1401 8 лет назад

      subxanallaah ilaaheyo tan in la xukume is tahisha kufarta alle haku so hadiyeyo

  • @runsheegsomali576
    @runsheegsomali576 8 лет назад

    shia iyo kiristan ma isbahaystay sunada nabiga(csw) waligedwajiri inshlh

  • @bintumohamed5789
    @bintumohamed5789 8 лет назад

    ilahay hakucadaabo af adkidaa waxa yab ah somalida diintoda hadeka bahaan maxay ucaayan

  • @moadde7080
    @moadde7080 8 лет назад

    Alle naxariista ha idiinka fogooyo waaba idiinka fogeeye lacnad Alle ha idiinku dhacado

  • @hawiyebitchestheylikeblack5196
    @hawiyebitchestheylikeblack5196 8 лет назад

    waaa mujrimaad

  • @hodanqurux326
    @hodanqurux326 8 лет назад +1

    Allah akabar Allah akabar naa ilhaye kaxushawo mxa waye waxa qotar kujiro nabiga Maxamed faraha kaqada

  • @abdulahimuhumed4481
    @abdulahimuhumed4481 8 лет назад

    walal alaha ku hanuuniyo gabadha gaalada ah waxba hadifacin hadada masiixi ahay mahamed

  • @abdisalaan2712
    @abdisalaan2712 8 лет назад +1

    qoftan wajigeda firiya bahal ayey uekate supxnllhi

  • @abdifatahsheikhsayid9489
    @abdifatahsheikhsayid9489 7 лет назад

    qoftani nabigeena sharafka badnaa afka ku taageyso aniga ayaan diyaar la ah in a an ladoodo nabigeena sharaftiisa difaaco ee xagey joogtaa

  • @hakeemhassan9294
    @hakeemhassan9294 5 лет назад +1

    Mashallah...
    احسنت ياشيخ محمد علي و بارك الله فيك ...

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 8 лет назад

    waxan ka digeynaa in lagu kadsoomo ama lagu qaldamo dadkan Diimaha caaya iyo Nabi rusuusha Allah,, waxad u baahataan culimadiinna weydiiya qof calaamad kirishtaan haysta oo caytamaaya oo sidaa u yaalla oo bahdilan oo nolosha ka quustay yuusan waqti idinka lumin

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 8 лет назад +3

    Naclatulaahi caleeg naagtan kufaarta ah iyo wixii raacsan aduun iyo aaqiraba allaha idin cadaabo adunka lamaad allaha idinku tuso

    • @aanaan6027
      @aanaan6027 8 лет назад +1

      Calaamd dag dag ah allaha Ilka so saaro galyahay adiga iyo kuwa kula mid ah masiibo idin ku ogahay

    • @xaawoaxmed7957
      @xaawoaxmed7957 8 лет назад

      sheeq
      a

    • @djaboutienkaafir5992
      @djaboutienkaafir5992 4 года назад

      naclatulaahi nebi maxamed!

  • @guuleedyusuf7268
    @guuleedyusuf7268 8 лет назад

    Subxanallah naagtan Galada eh wllhi Dilkeda janada aa Lagu Helaa

  • @IkhlaasQadan
    @IkhlaasQadan 3 месяца назад

    Diin caruurta banaynaysa diin maaha uf

  • @nasrahussein2500
    @nasrahussein2500 8 лет назад

    kufaaryeheey sheeydaanta nabigewga xabiibkeega csw afkaaga ka dhaaf huurada badan balaayo hakuugu dhacado

  • @naimadualle1
    @naimadualle1 8 лет назад

    subhana Allah

  • @suwaraabdi5823
    @suwaraabdi5823 8 лет назад

    subxaana Allah
    Qofkan yadoo nool ayay dhimatay aakhiro iyo xisaabti allena way u hadhay
    Khayru khalqilaahigi alle abuuray ayay afkeeda uraya wax kaga sheegaysa
    rabbigay wxn kaaga baryay inuu cadaabkiisa daran abaal kaaga dhigo
    dhuuryayay araga daran leh
    allaaahu akbar rabbiyoow diinta noo adkee

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 8 лет назад

    allaha nasugo akhiru samaanka waa leys dafi qar wey galobi kuwo galo ahana wey muslimi nabiga nn korkisa ha ahaate ayaa inoshegey hala yabina

  • @onkoodchannel8667
    @onkoodchannel8667 8 лет назад

    Subxanallah Naarta Allaxa Kugu foogeya

  • @ahlulquranwalkhayr
    @ahlulquranwalkhayr 8 лет назад

    gabadhan hadalkeeda waa xujo isla weyni iyo qabweyni ayey isbideysaa

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 8 лет назад

    allow musulimiin one ka dhig

  • @trillreal4948
    @trillreal4948 8 лет назад

    SubhanaAllah

  • @naimadualle1
    @naimadualle1 8 лет назад +1

    narta saqara Allah hakugu fogeyo

  • @cabdulaahicali11
    @cabdulaahicali11 8 лет назад

    ilaah hakusoo hanuuniyo hadii hanuun laguu qorina alaha umada kaaqabto lacnatullah caleyk mona walter

  • @naimadualle1
    @naimadualle1 8 лет назад

    ma nabigena scw ayaa cayesaa

  • @affarokurz1486
    @affarokurz1486 5 лет назад

    Illaahey haku soo hanuuniyo in Shaa Allah ma fogit diinta la yiraahdo ISLAM hadaad kabaxday tii Illaahey ee milita Ibraahim taas ayaa tii runti ah, culumadaan wareersan oo cajilada duuban ah yey diinti Illaah ay kugu dirin, diintaan iyaga ayaa sameystey qofkey doonaan wey Ka bixiyaan sida maafiyada oo kale

  • @missv284
    @missv284 7 лет назад +1

    aqligaaga daciifa waxba ma fahmi kartid

  • @cabdixaaji7102
    @cabdixaaji7102 8 лет назад

    umal iyo xertiisa .. naagta xun eemasiixiyadaa dhamaan waa shayaa dhiin .. allah baa nabi muxamad doortay ooxitaamallaa ikta ka fadhilay .... khawaarij iyo dhoocil xun waxba katarimayso caydoodu

  • @abdikafar3568
    @abdikafar3568 4 года назад

    Gabadha Hala qanciyo oo haloo sheego xaqa so Dagan oo kalgacalo durid iyo daganaan leh dhimrin adab iyo cilmi xishmad iyo maskax ku Sheehan.

  • @togdheerboy6279
    @togdheerboy6279 5 лет назад +1

    Waar anigu kuma qancin aayadan

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 8 лет назад

    waa nasiib daro ku dhacday umada somaliyeed markay qarankoodi bur buray ayay qaaarkoodna diinti ka baxeen waxaana sabab u aha waxaaso dhan qabyaalada war somaliyeey qabyaalada daaya wlh kuwa hada gaaloobaye duliga aha iyaga ayaa maanta nolosha ogu xun ku jira

  • @daaloomar9603
    @daaloomar9603 8 лет назад

    naa aabeheedaa u guuri Yaya gabadha yar waana la guursan jiray berigii hore. hooyaday 15 baa lagu arousal ama 14 magaranayo danahaaga gaarka ah ee lacag lagugu siiyay

    • @ardaagaaqoonta9160
      @ardaagaaqoonta9160  8 лет назад +2

      hooyadaa waa lagu xad gudbay. iyadoon bislaan maskax ahaan iyo jidh ahaan ayaa nin lagu qasbay, waxaa laga yaabaa inay nolosheeda oo dhan saamaysay. dulmigaas hooyooyin badan ayuu ku dhacay laakiin Enough intaasi, hada waqti xaadirkan wax la qaadan karo maaha

  • @bukharijesso2171
    @bukharijesso2171 8 лет назад

    حسبن الله و نعمل و كيلwar dadkani many axaadista aminsanyn

  • @hopoohopo7098
    @hopoohopo7098 8 лет назад +2

    Majiraa nin soomaali ah oo ogol inaan mehersado gabadhiisa o 6-jir ah sida sunnada ay inoo sheegtay?

    • @ardaagaaqoonta9160
      @ardaagaaqoonta9160  8 лет назад +1

      wa su,aal muhiima. Jawaabta waxaa laga sugayaa dadka uu wali damiirkoodu noolyahay.

    • @abdiogaalahmed8371
      @abdiogaalahmed8371 8 лет назад

      hanad adiga is cadeeee ilyn gabartaaa waaba Na sooo hor istaagteeee

    • @amsomaliisitbotheringyou2656
      @amsomaliisitbotheringyou2656 8 лет назад

      +Hanad geedi
      duliyahoow gaalka ah
      rasuulka nnkh
      wax hala sheegin
      naagtan alle ayaa cadaabta geynaya
      ciqaabna wey arkaysaa...
      clip ay siqaldan usoo ururisay oo ay ka jar jartay ayey meesha keentay dhageyso
      muxaadirooyinka oo dhameystiran... markaaz ayaa wax arkaysaaye.... naagtan
      gaajo ayaa gaalnimo ugeysay iyo dilanimo
      islaamka wax ka manuuc ah ayey rabtaa iney hesho wax futada ka mara ayey rabtaa waana xaaran... saaz ayey ku gaalowday....
      adna ma saas ayaa rabtaa... oo uga baxday diinta suuban.....
      toobad keena
      ama wlhy waa la idinka janatagayaa.... gaalo xun xun oo caydh ku gaalowday waa naqaan
      meeshay.... naarta ku leeyihiine

    • @user-yk6qb4hc8h
      @user-yk6qb4hc8h 8 лет назад

      hopoo magaran magacaga in aad tahay rag ama dumar Ee ujeed kaga mxu yahay cadee

  • @Horndiplomat
    @Horndiplomat 8 лет назад

    nacalatulahi caleek waar hadhagaysanina naagtan xun

  • @MrCobra-vg3cf
    @MrCobra-vg3cf 5 лет назад

    Why are you Somalis complaining about Muna? She is speaking truth about the crazy illogical things found in the so called saheeh books. Muna, not all Muslims agree with the things which go against the prophet pbuh character and the Quran and logic. You will find scholars like: Mohammed Ali Jabarta, Kishki, Cali Raage, Mufti Abu Layth. These scholars challenge these things that you have read about.

  • @ayanjama9145
    @ayanjama9145 4 года назад +1

    Waxakani wax fiican maaha waa sino iyo waxa lamida markaa maxaad kahadashaan iska aamina qudcur waynu gudaynaa

  • @cabdullaahisheekhaadamcabd9377
    @cabdullaahisheekhaadamcabd9377 8 лет назад

    waxaan la yaaabanahay dadkaan dhahaaya ma diidntaan ayaan isku aamini karnaa maiyaan iska liqnaa wax walba war ilaahay ka cabso nabi maxamad waxba afkaaga oogama qaadysid waayo waa uu ka dhowrsanyahay waxay sheegayso naagtaan

  • @zackybwoyoffical10
    @zackybwoyoffical10 4 года назад

    Kirishbaamadyahay cadaabka llh ayaa kugufilan malin ana manta eheen ayaad kasheelendontaa inshallh jahanato ayaa kugufilan

  • @istabraqahmeyy.3978
    @istabraqahmeyy.3978 8 лет назад

    mashan waxey ufurantahay nin kaan ladhaho hanad geedi hala gadayo comments maxayelay waxu aminsanyahay ama waxkashegay diintena suban

  • @alimahamedhajiabdi1595
    @alimahamedhajiabdi1595 7 лет назад

    Nacta nebigena moxamed scs caydey ey benta ka scheigeysa ada naclada narti allaha kougeyo o holagal cuuney anaku muslum bane nahay waxgasto la daho dintena wan nu jecelnahay

  • @farhanmogueh4440
    @farhanmogueh4440 4 года назад

    waxaan marqaati ka ahay inaad gaalnimo kudhacday oo ciqaabu dunyaa iyo ciqaabul aakhiro kusugeyso caleyhi lacnatu laah

  • @mohamedh8354
    @mohamedh8354 8 лет назад

    illahow noo dhowr culimada shiikh umal iyo shiikh dirir. sheydamiin nagtan walan oo galada iyo cali raage oo ku daba jira

  • @qalanjoxaaji9050
    @qalanjoxaaji9050 8 лет назад +2

    jahannama ilaahay kugu fogee af kana kansar hakaagalo idam alee

    • @miskicrisaq
      @miskicrisaq 8 лет назад

      amin yaa alah

    • @hhhjmaashaallh1648
      @hhhjmaashaallh1648 8 лет назад

      kkk sharmuto wlle wal wal ayey kusexata wil somali ah o sunada kamuqato makey arakto jihada kadhunto

  • @alimohomed6718
    @alimohomed6718 3 года назад

    Beenalaysana cidina maxidho caruurta dabadu kawasana waayo badarigu walaahi was khaniis ana arkay sida dumarku uhadla

  • @malikatuahlam4731
    @malikatuahlam4731 8 лет назад

    Wllhi ilaahy bàn ku dhaarte hadaan arki lahaa naagtan inaan daayeen anoo jarjaro moye

    • @ardaagaaqoonta9160
      @ardaagaaqoonta9160  8 лет назад

      war waxani wax ay gabadhani iska samaysatay maaha waa bukhaarigii iyo quraankii iyo sidii ay wadaadadu u macneeyeen waxna kumay siyaadin

    • @malikatuahlam4731
      @malikatuahlam4731 8 лет назад

      Waa waxay iska tidhi iyada iyo kuwa la aaminsanba waligeedna lama arag aflagadada ay xabiibkena ula kacday balse waa mid ay ka shalayn donto.
      Adiga se ma ii sheegi kartaaa sababta aad gaasha ula doodayso???

    • @ardaagaaqoonta9160
      @ardaagaaqoonta9160  8 лет назад

      war aniga maaha ninka la doodayaa .... hhhh

    • @malikatuahlam4731
      @malikatuahlam4731 8 лет назад

      Waa adiga u hiilinaye runta cadeeyso

    • @mohamedsalada.hoshle47
      @mohamedsalada.hoshle47 8 лет назад +1

      naa naclad kugu dhacdaye maxaad sameen doonta marka kaligaa lagaaga soo tago qabrigii madoowa allaahu akbar iimankii ayaa lagaa siibay walaahi

  • @makoahmed6684
    @makoahmed6684 8 лет назад

    Tan inkaar aya kudhcday banalay

  • @mustafeabdirahman6047
    @mustafeabdirahman6047 8 лет назад

    xita ma sixi karto magacyada kutubta

  • @fowsiyofaragab2783
    @fowsiyofaragab2783 6 лет назад

    Shaydaamad illahay caradiisa ku gu dhacday

  • @Haahiihhh
    @Haahiihhh 8 лет назад

    Dhibka o dhan wa kan la yirahdo hanad geedi mar walba waxa u so galiya fal diinta islaamka lidi ku ah lkn wu ka shalayn doona insha Allah

  • @najaxjamac6619
    @najaxjamac6619 8 лет назад

    naagtan adunka aya qalajis loo ekeeyay ufiirsada arageda indhaha u daran haddi ay kudhimato saan nabiga csws ay u haysato aaqirana ugadaran walciyadubillah

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 8 лет назад

    Subxaan allah tani waa dhilo gaalo ah kan difaacayaana waa mujrim
    labada sheekhna way saxsan yihiin

  • @hamzeabdi2367
    @hamzeabdi2367 8 лет назад

    Waar ninka vedioga soo galiyay Muslim Maaha walhi waxaa la rabaa inaa nabiga la dacaayadeeyo subxaanalah waa vedoe la jar jaray

  • @shankaronshekh3785
    @shankaronshekh3785 8 лет назад

    tan meesha u danbeysa ha leysoo ogaado

  • @abdirahmanfaisal1592
    @abdirahmanfaisal1592 4 года назад

    Nacalatulah caleyk

  • @malikatuahlam4731
    @malikatuahlam4731 8 лет назад

    Soomaali boqolkiba boqol waa muslim been bey noqota halkaan waxaa isku aruursaday gaalo soomaaliyeedoo isku nacam laynaya walee waad kashalaayi caayda xabiibkeena scw ee waligiin gaalada dabada ugajira nacaladyahay

  • @husseinmohamed6347
    @husseinmohamed6347 8 лет назад

    Waxan la yaba Somalida markay washan maxay Dinta ugu safadan?
    Masakintan ma oga miya in malin walbo kuman kun so islaman ?
    Kuwan masakinta ah e Sharci donka ah may Ku Cibro qatan Gaashi Ayaan Hersi Xageey Ku danbaysay?
    aaway sharcigi passaporki Holland?
    aaway MP nimadi? member of parliament
    intiba way wayday?
    Qof kasta o Alle & Rasulkisa & Dintisa isku daya Alle wu duleya

  • @abdulahimuhumed4481
    @abdulahimuhumed4481 8 лет назад

    nafadhiso qabriba kusugaye

  • @foosmohamed1078
    @foosmohamed1078 8 лет назад

    Horta dadkaan diinta sidey donaan u fasiraayo waa danbi weyn iyo dadka dhahaayo gabadhaan hala dilo qofkii arko ilaahey mana dhihin hadeynu islaam nahey qofka gaalka ah or qofka diinta islaamka ka baxey hala dilo waayo hadaad dishaan iyadu waqtiguu ilaahey ugu tala galey ayey dhimaneeysaa kii iyada dilayna ciqaab iyaa udanbeysa because xaq daruu u dilay sababtoo ah maanta ayeyba ka taagan tahey wadankeena marka soomaaliyey waxaan idiin sheegayaa gabadha waxey aqrisay dad badan oo diinta islaamka qaladaad u fisiray ayaa jira marka waxay u baahan tahey gabadhaan qof LA fariisto oo diinta islaamka saxa ah loo sheego iyadoo ayna weydiiso su aal kasta oo ay ka qabto diinta islaamka maxaa yeelay aniga diinta hooyaday iyo aabahey igu soo koriyeen waxaa waaye gabadha inay is asturto ayna xijaabato salaadeeda ay. Tukato duceysato ayna ixtiraamto waalidkeeda iyo dadkastoo oo ka waaweyn iyo guur qasab ahna nin ma laygu qasbin walaalaheygoo dhan wax LA qasbey majirin hooyaday waxay I dhahdaa markasto waligaa qof haka aarsan haduu xun yahey saaxiibkaa adiga ka roonow ilaahey ajar uukaa siinaayaa marka soomaaliyeey isku naxariista marka gabadha waa bani Adam hadii si fiican loola hadlo waxaa laga yaabaa inay is badesho ileen ma gafe waa ilaahey marka gabadha uduceeya inuu ilaahey soo hanuuniye aamiin. Yarabi

  • @kandarabi927
    @kandarabi927 7 лет назад +1

    Oo yacni ilaa hadda gabar yar oo 8 jir ah la guursan karaa miyaa siduu sheekhaasi shhegayo?

    • @ardaagaaqoonta9160
      @ardaagaaqoonta9160  7 лет назад

      Kanda Rabi haa ilmahaas yar ba la guursan karaa bay diintu leedahay

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 8 лет назад

    wey ubanantahay adontisey aheyd gurigu waa gurigisi dumarkuna waa kuwisii maxay gashan wad wadaa naa yaan sidii ayan hindhiso ku walan ee nabiga iyo diinta wax ka shegeda iska daa

  • @runsheegsomali576
    @runsheegsomali576 8 лет назад

    nanad geedi halked kamaqashay gaalbaa runshega diinlaga tagay waahore nafkaradisay adiga iyo dadka galaracinta ah warbaa uyala aduna ciqaab idin alleakhirana jahanaba kuwara

  • @runsheegsomali576
    @runsheegsomali576 8 лет назад

    mideda kale kiristan kuwiku dhasha nafkawayey ookasoo cararaya adigana waad ucararaysa waxaas waa amad lacag iyo dhaqa lekuhesha bro riya xunaku jirta nabigan waa kusaxna inuu caisha (rdhc) uu gursado galada waxas idinka dhadhicisay midka kiristanka uwaynad daba farasatin gadhaha soorayinka ah mesha kuboda iyo ciyalaka anwali qan garin misad jidsaxan ooAllah (swc) jidedyay badrabtin inad kahor imadan tasinay shaqayso hakusexan hana kusoo tosin

  • @Boatofnoah1
    @Boatofnoah1 8 лет назад

    Video yashan gaagaaban ee sida qaabka daran layskugu xidhiidhiyey ujeedaa koley Ja dambeysay.. Lakiin gabadha su'aasheeda iyo jawaabaha sheekhyadu ismaba waayo sheekhyadu maba ay maqal su'aasha gabadha. Laakiin anigu shakhsiyan gabadha walaashay ah waxaan u sheegi lahaa in ay caadi ahayd in gabar sad u da'yar la guursado wakhtiyadii hore, taasna aanu nabi Muxammed ku lahayn ceeb. Xitaa hadda caadadaasi way ka jirtaa meelo faro badan oo caalamka ka mida.. Midda kale ma ogtahay in nabi ciise hooyadiis ay ahayd 11 jir ama 12 jir markay nabi ciise dhashay oo uu qabayna Yusuf oo da'diisu ahayd 72jir!. Su'aasha aan anigu ku weysiinayo waa: Rabigaaga ciise waxa dumar aduunka jira ma waxa kasoo doontay gabaryar oo 11 ama 12 jir ah? Muxuu usugi waayey intay weynaanayso!?

  • @mohamedaadanmadowbe6801
    @mohamedaadanmadowbe6801 8 лет назад

    nacalad haku dhacdo kaafirada nabigeena muxamed scw scw scw ayeeey ugafee jahanamo alle hakugu fogeeyo kan dhahaayo somaliya ha imaato wlh hadeey imaaato waaa lagubaaa wlh eeeeeeeyda

  • @billemohamedcelmi6071
    @billemohamedcelmi6071 7 лет назад

    ar taaasaa hala goooyo qorta