HORTA QARAXYADA MA NALOO QORAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • shikh cali raage maanfurka iyo hiddo dhawrka

Комментарии • 48

  • @abdullahijama3268
    @abdullahijama3268 3 года назад +4

    walaahay hal kalmad oo aan diido kuma jirto hadalkaa sheekh cali raage ilaahay ha ku xafido

  • @osmanisse4594
    @osmanisse4594 7 лет назад +4

    Mashalah shiikh cali raage xaqiiqda jirtaa ka hadashay kuwa dadka qarxiyo allah somali ka qabto amiin

  • @misspamba1
    @misspamba1 6 лет назад +6

    This is one of the most intelligent guys I know

  • @rashidmuose2931
    @rashidmuose2931 7 лет назад +5

    Cali aqonyahan dinta bartay oo aftahan ah batahay thnx macalin

  • @50shadesofaraweela
    @50shadesofaraweela 3 месяца назад

    I love this guy

  • @abdirahmanshiine7988
    @abdirahmanshiine7988 7 лет назад +9

    wlhi ninkan cilimi alah waa baryay

  • @umuyasincumar81
    @umuyasincumar81 5 лет назад +1

    Maasha Allaah! Cali Raage xafidullaah...waa dersi aad u qiima badan!.

  • @sadam8268
    @sadam8268 7 лет назад +5

    first comment

  • @misspamba1
    @misspamba1 6 лет назад

    Thanks shekh Raage you are one of the best shekhs

  • @faysalkayd6965
    @faysalkayd6965 7 лет назад +3

    Congrats +s Adam lol. Kheir Allah ha ku siiyo sh Cali Raage, Allah jidka toosan nagu hanuuniyo dhamaanteen.

  • @imammohamedadamofficial2254
    @imammohamedadamofficial2254 11 месяцев назад

    ينكر الأحاديث النبوية على صاحبها افضل الصلاة والسلام

  • @geeska
    @geeska 7 лет назад +3

    MaashaAllah runtaad ka hadashay Macallin Raage!

  • @mahadtoosane6559
    @mahadtoosane6559 3 года назад +1

    Allaha xaq lagu cabuda kudhartay sheikh cali rage sida wax iga dhadhicyo kun sheikh imaga dhadhicin karan kalmad kasta ushego fasir sax ah ay kabixinaya

  • @mobayle8508
    @mobayle8508 7 лет назад +3

    Great Muhaadiro xafidulaah Sheikh Ali raage

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 7 лет назад +3

    Walahi xaqa ilahey Aya og waxana laga yaaba in uu ilahey dhankisa laga jecel yahay oo culimada kale uu ilahey Ka jecel yahay oo jannatul firdows uu isaga galayo inta Ka xun culimo iyo caamo aniga qaasatan ilahey Aya I arka wax qalad ama bidci ah Kuma arag

    • @abdallahhersi4007
      @abdallahhersi4007 7 лет назад

      Ismail Hussein masha allah caqliga allah hakuu barakeeyo waad bad baaday
      Waxaad ku xisaabtantay in kaligaa lagu xisaabayo ee aan sheekg hebel isku xisaab ahayn

    • @salaadnuur2713
      @salaadnuur2713 2 года назад

      Ilaaha barakada badan magaciisa ayaan ku bilabayaa naxariista si guud iyo sigaara
      Naxariis iyo nabadgalyo rasusha
      Ilaaheey kuwa lamuujiyay iyo kuwala qariyay korkooda ha ahaato
      Nabagalyo waaxaa heli doono kuwa hanuunka alle raaca
      Walaal cali raage waxaan u arkaa inuu saxan yahay laakiin waxaan rabaa inuu kahadlo amarka alle oo ahaa mid lagu amrayay nabi maxamed (CSW wacalaa rasuulalaahi ajmaciin) ee ahaa inlala dagaalamo gaalada iyo munaafiqiinta. YAA AYUHA NABIYU QAATILAL KUFAARA WAL MUNAAFIQIINA WA AQLUD CALEYHIM

  • @farahjama2332
    @farahjama2332 7 лет назад +4

    runta ayaad sheegaysaa. mansha allaaaah

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 5 лет назад

    Mashalah. Shiiikh Cali raage

  • @rashidmuose2931
    @rashidmuose2931 7 лет назад +2

    Macalin waad saxsantahay

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 года назад

    Maashaa allaah sheekh guulayso

  • @hassenmohamed1841
    @hassenmohamed1841 5 лет назад

    Sheikh Ali dhere mashalah

  • @osmanabdirizak5304
    @osmanabdirizak5304 4 года назад

    masha allahaa shiikh

  • @abdikhayryasin4054
    @abdikhayryasin4054 4 года назад

    mansha Allaaah mansha Allaaah Ali raage

  • @SergioRamos-ng3gv
    @SergioRamos-ng3gv 4 года назад +2

    Qarax in Somalia lagu barto ayaa marqati ka ah Oo soobartay weliba #Rggan Wahhabi yada ah aya ibaray lakin nasib wanag. Anigu wanka Bad baday oo waxban sii bartay

  • @waayaarag9695
    @waayaarag9695 5 лет назад

    waad ku mahadsanthy macali cali rageh alah yaxfidak

    • @bashiirjacfarcismaan2025
      @bashiirjacfarcismaan2025 5 лет назад

      Adigu towbadkeen oo ogolow axaadiis aad ku tilmaam Tay ku tiri kuteen adigu intaad aamin santahay oo aad diidayso waxaa tahay murtad bakhtiya

  • @umuyasincumar81
    @umuyasincumar81 5 лет назад

    Maasha Allah Sheikh Cali Raage waa nin wax laga barto....Hadal qiima leh oo Qur'aanka kusalaysan..

  • @zakisuhayb40
    @zakisuhayb40 5 лет назад

    Masha Allah Sheikh Raage Wahaabiyada iyo Argagaxisada meesha diin kuma hayaan waxay yaqanaan un dhiiga islaamka oo la daadsho

  • @user-ew1zq7px2v
    @user-ew1zq7px2v 11 месяцев назад

    Sax

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 8 месяцев назад

    Gaal bad thye kusexo okuso toos cali ragow

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 лет назад +3

    Mashalah macalin raage murtadka shibili iyo asxaabtiisa shaydabka ilaah islamka somali haka qabto shibili waa takfiir isqariyo

  • @renardstevy1506
    @renardstevy1506 5 лет назад

    Asc shiiq cali

  • @ahmedkhadar1721
    @ahmedkhadar1721 Год назад

    Ninkan axadithka nabiga ayyuuu kusohor jedaa damerakan

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 7 лет назад +2

    Asc sahk cali raage anigo kuma aqano laackin walahe adban uga haala maxadiiradada waax jiira oo roon ah ayad ka haadasah

    • @abdallahhersi4007
      @abdallahhersi4007 7 лет назад

      Muna Jama wllo isku hami baynu mahay su,aal maku waydiiyaa?

    • @farahfarah3604
      @farahfarah3604 6 лет назад +1

      Muna Jama mashalah sxb aniguba shiikha waa kahelay diinta saxdaa ayuu noo sheega balse kuwa alshabab dhalay oo takfiir isqariyo sida shibili shaydaan ayaa mucaarado diina ma yaqaan shaydankaas shibili

  • @muusebixiiboy3687
    @muusebixiiboy3687 4 года назад +1

    Cilmiga aad baratay allah kugu anfaco

  • @sultanabdlla9039
    @sultanabdlla9039 2 года назад

    Si cad oo aan ganbasho laheen ayad u diidesaaa axaadiistii nabiga صلى الله عليه وسلم taas oo ay ka dhalan karto inaadan muslim aheen ba

  • @mukhtarabdurahman4352
    @mukhtarabdurahman4352 2 года назад

    War dadka ninka m.a ku haayo ma yaqaanan miya
    Ninkan waa gaal aan biyo ismarin
    Waa nin axaadiista nabiga inkiray shaydaanka
    Somalia inaa joogtaa fcned murtad cali raagow wiilashii gacanta barakaysnaa baa kugu Janna raadsan lahaa

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 8 месяцев назад +2

      Wiilashaas qaniisyo ay noqdeen sidii loo bursanaayey ee shiikhaan diinta saxda ah ka baro.

    • @daudbulxan6148
      @daudbulxan6148 6 месяцев назад

      Jaahil la soo progaraamiyaad tahay. Shekha ha caayin.
      Inaa is qarxisaa rabtaa isa soo qarxi nacalaa ku dhalee

  • @xamseaxmed7263
    @xamseaxmed7263 5 лет назад +3

    Allah haku Soo hanuuniyo hadaan hanuun Laguu qorin Allah haka qabto umada

    • @abdallahfarah1900
      @abdallahfarah1900 5 лет назад

      You are no thing . You want to take the people your way

  • @MohamadAli-tc3kx
    @MohamadAli-tc3kx 7 лет назад +1

    Qaraxu inuu xaaraan yahay cidkastaa ka hadashee caloow diinta ciyaarta ka daaa iyo xitaabka alle eed dadka qaladka ugu fasirayso kuwa wax qarxiyaana quraankaas alle uun bay si kale u fasiraane ogow takale somalia dhibkeedu wuxuu dhex fadhiyaa hawiye u sheeg inay catuurtooda kala soo baxaan khawaariijta dhiiga xalaashaday Adna ilaahay u noqo cilmigaagana si sax ah uga faaiidayso Axaadiis Rasuulkna ha dafirin quraanku ciluum duuduuban buu sheegee Axaadiista ayaa lagu fahmaa ku dhaqanka quranka