Dood Kulul. Sheekh Cali Raage vs Sheekh Ibrahim.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Dood Kulul. Sheekh Cali Raage vs Sheekh Ibrahim.

Комментарии • 50

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 месяца назад

    Ilaahoow sheekh cali Raage cimrigiisa Raaji 🙏 100 isagoo kale Ilaahoow bulshadeena ka soo dhex saar 🙏❤❤❤❤❤❤ Aqoonyahan tayadiisu aad u sareyso waaaye 👌

  • @najkavlado5698
    @najkavlado5698 2 года назад +7

    Ali Raagayaal badan ayaan ubahanhy

  • @affarokurz1486
    @affarokurz1486 2 года назад +4

    Sheikh Ali Rage kheyr badan Allah siiyo, waa nin Diin leh oo Illaah iyo kitaabkiisa difaacayo

    • @Nuursaciid-qb4yy
      @Nuursaciid-qb4yy 4 месяца назад

      Cali raage waa murtad diinta islaamka toos uga baxay, shaydaan ayuu caabuday waa hawo raac (hawadiisa raacay) meeshii lagu arko halagu dilo, sikasta oo loodili karo haloodilo, hadii uusan diinta islaamka kusoo noqon .

  • @Mohameddegunner
    @Mohameddegunner 2 года назад +5

    Religion of Islam that sheikh cali raage have is good , very different from the one that scared me , i thank sheikh cali raage although waxan oo dhan aan u arko qurafaaat

  • @abdallarashiid616
    @abdallarashiid616 2 года назад +2

    Sheekh cali raagayal badan hadey jiri lahayen somali diinta kabaxda lama arkeen

  • @munahasan163
    @munahasan163 2 года назад

    Wow👏

  • @omarahmed83
    @omarahmed83 2 года назад +4

    Cali raage waa aftahan aqoon badan, wadaadkuna uu dadaalayaa, laakiin wuxu u muuqdaa mid dhiig u haliilaya.

    • @Nuursaciid-qb4yy
      @Nuursaciid-qb4yy 4 месяца назад

      Cali raage waa murtad diinta islaamka toos uga baxay, shaydaan ayuu caabuday waa hawo raac (hawadiisa raacay) meeshii lagu arko halagu dilo, sikasta oo loodili karo haloodilo, hadii uusan diinta islaamka kusoo noqon .

  • @Caruurtasomali
    @Caruurtasomali Год назад +1

    Sheikh cali raage diinta waa Quraanka Waana dhameestiran yahay.❤

  • @abdirahmanomar1731
    @abdirahmanomar1731 36 минут назад

    😢ninkan sh cali maahee kalele hala qabto

  • @Abdikaaf
    @Abdikaaf 2 года назад +2

    Sh Ali Rage wa Sheikhgeygii tafsiirki quranka iyo afka carabiga Maashaallaah illaah ha barakiyo

  • @maneytalk9296
    @maneytalk9296 Год назад +1

    Sh ali rage waxu isku darsaday cilmi iyo aftahanimo barakalah

  • @padronedelmare1307
    @padronedelmare1307 Год назад +1

    Cali Raage hadalkiisa waa xadiis, waa salaamay macallinka.

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 Год назад +1

    cali raage waa heersare another level waaye wlhi wax la fahmi karo ayuu ka hadlay

  • @bashirali
    @bashirali 2 года назад +6

    ama bood ama dhaca wlhi blhi tlhi xadiiski aan qur aanka waafaqsaneyn waa bidco aan diinta islaamkana kama mid aha umada soomaaliyeedna indhahey kala qaadeen waana ogaadeen dhaqan carabi ah oon diin islaamna ahayn mida kale m.a. macalin cali raage qeyr ala hakusiiyo lkn waxaan ninkaan la rabi lahaa in sh cabdulqaadir kishki la doodo

  • @cabdirahamantimohindi74
    @cabdirahamantimohindi74 11 месяцев назад +1

    Cir iyo dhul bay isku yihiin khalaas cali raage waa aqoonyahan

  • @abdiwahaabhassan414
    @abdiwahaabhassan414 2 года назад +1

    Doodan hadaan dhagaysan lahaysan waqtigay socotay waxa is dhihi laha cali raage kuguulaystay balse waxaan arkaa in hadalo badan oo shiikh ibraahim ku radinayey hadalada cali raage in laga jarey waana jahwareerin la rabo in umada lagu qaldo

  • @yusufisse2803
    @yusufisse2803 7 месяцев назад

    Ali iyo sheikhaan isku level ma ahan. Ali Raage waa heavy weight Sheikh Ibraahim asagaa controdiction isku sameenaayo.

  • @abadirdaqare
    @abadirdaqare 2 года назад +1

    Cali raage nin loo gali karo maaha,

  • @user-fe7ym9pp3h
    @user-fe7ym9pp3h 8 месяцев назад

    Ibrahim wax baro kadhee lama dodo goranka laftigisa ayu kahor yimid

  • @user-fe7ym9pp3h
    @user-fe7ym9pp3h 8 месяцев назад

    Ibrahim iyo jahilita dhankisa uu jerjera wadad Lee oo naga dhadhic raba inu nabigu Amara da ilahey ayu kahor iman jirey subxanallah

  • @bashirali
    @bashirali 2 года назад +3

    waa wax lagu qoslo wlhi ninkaan xadiiska aw usoo qaadanaayo rajmiga xadiiskaas wuxuu kuyimid 10 weji oo aan islahayn oo kala nuuc ah lkn masheegayo ee wuxuu soo qaadanayaa hal nuuc oo kamid ah 10 ka nuuc ee xadiisku kuyimid mida kale wax lanasaqay majiraan hadalka eebana isma burinaayo qur aankana waa qoran yahay waana inta qoran oo kaliya soomaaliyeey anigu waxaan idinkula talinayaa wlhi blhi tlhi inaad diinta islaamka aad ka qaadataan SH CABDULQAADIR KISHKI IYO MACALIN CALI RAAGE waa iga talo hadaad diin doon tihiin iskana ilaalsha waxaan dhaqanka carabta iyo luuqada carabiga ah uyaqaana diin iska ilaalsha

  • @somaliapo5393
    @somaliapo5393 2 года назад +1

    wahabiyo waa fikir xagjireed waa uu soo afjarmayaa, dadku waxbay barteen lama joogo xilligii la iska qaadan jjray wax wlba

  • @user-cf8tu7di2t
    @user-cf8tu7di2t 2 года назад

    Waar sheekhaan xageebuu joogaa waa Dahab waa aqoonyahan

  • @burhanmoha7486
    @burhanmoha7486 2 года назад +2

    Ali rage wa Gaal an Diin haysan

    • @boqoryare1984
      @boqoryare1984 2 года назад +1

      Siduu gaal ku noqdey?

    • @mrzack4124
      @mrzack4124 Год назад

      Ma ada galeysiyey

    • @Nuursaciid-qb4yy
      @Nuursaciid-qb4yy 4 месяца назад

      Cali raage waa murtad diinta islaamka toos uga baxay, shaydaan ayuu caabuday waa hawo raac (hawadiisa raacay) meeshii lagu arko halagu dilo, sikasta oo loodili karo haloodilo, hadii uusan diinta islaamka kusoo noqon .

    • @Nuursaciid-qb4yy
      @Nuursaciid-qb4yy 4 месяца назад

      ​@@boqoryare1984
      Cali raage waa murtad diinta islaamka toos uga baxay, shaydaan ayuu caabuday waa hawo raac (hawadiisa raacay) meeshii lagu arko halagu dilo, sikasta oo loodili karo haloodilo, hadii uusan diinta islaamka kusoo noqon .
      diinta islaamka ayuu kujeesjeesay, wuu quursaday. diinta islaamku ma ahan af kasheegasho kaliya

    • @Nuursaciid-qb4yy
      @Nuursaciid-qb4yy 4 месяца назад

      ​@@mrzack4124
      Cali raage waa murtad diinta islaamka toos uga baxay, shaydaan ayuu caabuday waa hawo raac (hawadiisa raacay) meeshii lagu arko halagu dilo, sikasta oo loodili karo haloodilo, hadii uusan diinta islaamka kusoo noqon .

  • @engasad5103
    @engasad5103 2 года назад +8

    Cali raaage nin la doodi kara ma jirto wa nin diin iyo aqlaaqba bartay aftahanimo iyo balaaqana u dheertahy

    • @Showkaanifx
      @Showkaanifx 2 года назад

      Waa gaal ee ha fududaan alle ka cabso hana dag dagin oo hka mid noqom qolo cusub watuu rsulku shegy in 71 firqo jiri doonan ee is dhowr

    • @madinashakat1979
      @madinashakat1979 2 года назад +2

      Cali raage khayr ayaan urajaynaynaa insha alaah nin wanaagasan waaye

    • @Caruurtasomali
      @Caruurtasomali Год назад

      ​@@ShowkaanifxSidee Qof aan Oran gaal mahi u galeesiin kartaa Nacas yahow Maangabka ah

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 Год назад

      @@Showkaanifx71da firqo tee sax ah? Sow Macallin tiisa ineey sax thy ma dhici kartoo?

  • @khadariman6360
    @khadariman6360 2 года назад

    Dadka dooda qabtay waa sidee? Qof baa loo yeedhayaa dood lagu odhanayaa, inan yar oo nagnag leh ah ayaa haddana hoosta lagu soo qaadanayaa oo waxa uu doono iskaga odhanayaaya qofka.

  • @Spookedscribble
    @Spookedscribble 2 года назад +2

    Nin xaaraayo oo kaadinaayo oo naagaha rusheeyo oo dagaal galaayo oo caytamaayo oo dhiiga baneynaayo oo bililiqada xalaaleystey oo gabdhaha soo dhaco oo dadkii uu soo qafaaley odoomo ka dhigaayo oo inta duuley samada tagey oo ilaah la soo hadley waa gaf ilaahey loo geystey. Hadalka quraanka ku qoran waa hadalkii ilaahey waa gaf Allah loo geystey.

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx 2 года назад

    Gaalda wxy soo tababreen dad ay diinta ku badalaan lkn diinta alle aya dhowryo i.a

  • @saidmuusejama2239
    @saidmuusejama2239 2 года назад

    gaal waye ali uraye raage

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 4 месяца назад +1

    Sifiican ayuu uhadlay ninka hadalka sodhexgalay, ooyiri: cali raage gaalada waa kadaranyahy, waa runtii cali raage waa mujrim murtad ah ee haladilo, meeshii lagu arko halagu dilo, illaa inuu soo islaamo mooyee.

    • @abdulrazakahmed9203
      @abdulrazakahmed9203 28 дней назад

      Waxa wadan keyna ka degi la yahay waa adiga oo kale, waa leydin ka ilbaxay 😊

    • @Nuursaciid-qb4yy
      @Nuursaciid-qb4yy 28 дней назад

      @@abdulrazakahmed9203
      0.

  • @Bashiramale143
    @Bashiramale143 8 месяцев назад

    ان هو إلا وحي يوحى