ADI MAGACAA IDIRISKA KABTAN BAARA BABA JEY IYO MUNA MISKI QOSOLII ADUUNKA😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • ADI MAGACAA IDIRISKA KABTAN BAARA BABA JEY IYO MUNA MISKI QOSOLII ADUUNKA😂

Комментарии • 241

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed2642 Год назад +24

    😂😂😂wan jeclhy wada jirkina iyo sidad inoga qoslisan marwalba

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Год назад +16

    Kulligooda in xayawaan magaciisa la weydiiyo aa fiicneed that part it's soo funny 😆 😅🤣😂

  • @nuurali893
    @nuurali893 Год назад +6

    Idiriska hal Mar dheh wn ku jeclahay waliba face to face kadibna reaction kiisa ayaan fiirineynaaye 😁😁😁😁😁

  • @updyaziizofficial4583
    @updyaziizofficial4583 Год назад +7

    9:20 babajey qosol waaye wlhi 🖐🏼😂😂😂

  • @maxamedxasan295
    @maxamedxasan295 Год назад +6

    Idriska dartiisa u daawada 😂😂😂

  • @mohamedabuu32
    @mohamedabuu32 Год назад +2

    habalyo 50k muna miski keep going my sister 👫 💖 👬👫👫👫👫👫👫👫💑💑💑💑💏💏💏💏💏💏💏💏👈🕺✈

  • @yahyelaam6955
    @yahyelaam6955 Год назад +4

    Hamblyo hamblyo 50k next waxaa rajeynenaa bishaan inta ka dhiman 70k inaa ku gaartid Muna miski 🎉🎉🎉

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +4

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤

  • @Sumayawan
    @Sumayawan Год назад +6

    Walalheyga Allah dardiisa iku soo booqda. 1K waxyar ikaka dhiman. Waa hooyo Somaliyeed idin leh. ALLAH HA IDIN SHARFO. 🙏 😢

  • @yacquubcusmaan
    @yacquubcusmaan Год назад +2

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo muna miski 50k wad uqalantaa intaan iyo inbada guuleyso💯❤❤❤

  • @mohamedmahad015
    @mohamedmahad015 Год назад +25

    We have Reached the Goal Of 50k, The Next Step is the Road Of 100k Guys.🙏

  • @cjabaarmaxmuud7311
    @cjabaarmaxmuud7311 Год назад +20

    BBDM🙏🌻 legends keep goinG🤗

  • @amintos8963
    @amintos8963 Год назад +12

    10:24 Idiriska wajigiisa ilafiiriya asxbta😂😂😂😂

  • @samadoonwiilqaran20
    @samadoonwiilqaran20 Год назад +6

    Idiriska wa comedian 🤣 😂

  • @wllhanadcr2155
    @wllhanadcr2155 Год назад +8

    idiriska baran burkiina waali waye 😂😂

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Год назад +1

    Idriska waa funny adiga magacaa dameer kulaha. La,aantaa chalange ma soconayo keep going😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ilyasadancali5086
    @ilyasadancali5086 Год назад +2

    Congratulation🥳for 50k go up Atriisho

  • @Murti.32
    @Murti.32 Год назад +2

    Congratulations 🎊 Queen 👑 Muna Miski 50k Horey Usoco Waad Uqalanta intan io in kabadan 🥰

  • @nuuxaadan6418
    @nuuxaadan6418 Год назад +2

    party 2 please 🙏😂

  • @mariijee890
    @mariijee890 Год назад +2

    M a🎉🎉🎉🎉 congratulation muna insha Allah waan sugaynaa 100k maalmaha soo socda

  • @updirahmanawil5501
    @updirahmanawil5501 Год назад +6

    PART 2222222222😂😂 WAN SUGAYEY WLHI

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 Год назад +2

    4:24. Idiriska Adi magacaa. Dameer kulhaa 😂😂😂

  • @zaanjoahmed4237
    @zaanjoahmed4237 Год назад +1

    Manooli idiriska kulaha mana dameera
    Walhi waa comedian dhab ah🤣🤣🤣

  • @omarali8869
    @omarali8869 Год назад +1

    Babajey muna miski caawo si cajiib ayuu u fiirinayey wllhi waxu soo wado iyo wabiga yaa ween

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Год назад +9

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩😮😮😮Masha Allah👌👍 please part Two Guys Masha Allah ILove you My Queen Sister Keep Going Masha Allah 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟👑😚

  • @aishaabdi5434
    @aishaabdi5434 Год назад +12

    mashallah 💛💛💛💛

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. Год назад +6

    ChaLLenge NEW
    1) Hees u soo qabo oo dHeh qofka La qaada mar-walba ayaa guuLaystay 👋🤩

  • @farxiyobalcad4236
    @farxiyobalcad4236 Год назад +2

    Congratulations 🎊 50k abyo munayyyy coming soon 100k subscribers🥰🥰

  • @hashimyare4554
    @hashimyare4554 Год назад

    Congratulations muna 50k now for 100k keep going

  • @Somalikick8
    @Somalikick8 Год назад +4

    Maanta idiriska celcelis waaye😂😂

  • @mideeyemideeye166
    @mideeyemideeye166 Год назад +2

    Hambalyo farxadiinaa noo farxad ah allow cimriga idiin barakee qalbiga idinka jeclahay ❤

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 Год назад +6

    Congratulations 🎊 👏 💐

  • @khalidjamacfarah9173
    @khalidjamacfarah9173 Год назад +2

    Soo badi wllhi funy

  • @saacidak9239
    @saacidak9239 Год назад +1

    Idiriska funny ninkaas aniga wan wataaa

  • @khadarmaxamed3748
    @khadarmaxamed3748 Год назад +6

    Hambalyo wll nuno miski aad ayaan oogu farax sanahay inaa 50.k gaarto dhibmaleh barine 100.k ayaa gaaraysaa in sha,Allah hadii aad igu raacsan tahay inaa walaasheeg garab qabano fadlan supiscrib waa inaa u,saartaa Tanks 👋🤗🙏💯

  • @cabdirixmaanducaysane3272
    @cabdirixmaanducaysane3272 Год назад +2

    hanbalyo wllshy muno miski❤❤❤

  • @nuurali893
    @nuurali893 Год назад +1

    Idiriska funny wye wllhi

  • @upahmohamed1888
    @upahmohamed1888 Год назад +2

    Wllhi idiriska so funny 🤣

  • @user-mb8nh8di6j
    @user-mb8nh8di6j Год назад

    إلف مبروك على 50 عقبال 100

  • @osman_hajji27
    @osman_hajji27 Год назад +1

    Muna Miski 50k Omg Hampaliyo👏🎊🎊💥

  • @mamanidirisidiris2918
    @mamanidirisidiris2918 Год назад

    Runti muno Gabar Talanti Leh waye Hoyi u soco Abayo

  • @liipanjaamac1328
    @liipanjaamac1328 Год назад +1

    Qaybta labaad shaadiya kusòo dira fadlan

  • @fuadabuka7566
    @fuadabuka7566 Год назад +2

    Hambalyo muno miski 50K please Part 2

  • @mahirhonest8731
    @mahirhonest8731 Год назад

    idris umadeena ma ahan legend wanku wata

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Год назад +4

    🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩😮😮😮Masha Allah Hambalyo Abaayo Mcn for the 50k Subscribers Masha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥

  • @ayaanahmed2419
    @ayaanahmed2419 Год назад

    MBBD waxaa tihiin fani wlhi ee part 2 Nex i.a waaa idinka sugeena

  • @burhaangeedi8655
    @burhaangeedi8655 Год назад

    Hamplayo hamplayo hamplayo 50k waxaana kuxiga 100k

  • @mascuudabshir141
    @mascuudabshir141 Год назад +2

    Part 22 abaayo qrx🤣🤣🤣🤣

  • @khalidjamacfarah9173
    @khalidjamacfarah9173 Год назад +1

    Idrs wan wata funny weye igu salan

  • @sarjonayow4439
    @sarjonayow4439 Год назад +2

    Inanti Reer Muqdisho wan ku wataa I am 97

  • @muxsinyare4745
    @muxsinyare4745 Год назад +1

    parti tow soo samee abayo

  • @xamaadacali5155
    @xamaadacali5155 Год назад +1

    Markasta waxaa jeclahay inaa muuqaaladiina inaa dib dhigto

  • @dahabigazomaliya8991
    @dahabigazomaliya8991 Год назад +2

    Adi magaca dameer😂

  • @abukaribrahim5546
    @abukaribrahim5546 Год назад

    Hambalyo 50k team muno qurux

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 Год назад +2

    Kkkkkkkkkkk maasha Allaah abayo 💖💖💖😃😃😃😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂💖💖🥰🥰🥰💝💝💝😘👍👍👍👍👍🙏💘💘💘♥️

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад

    Dam dam Captanka wa ku wadanaa DamDam

  • @khaalidkayse9635
    @khaalidkayse9635 Год назад +1

    idiriz dameer 😂😂❤️

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Год назад

    Muuqaalkaan marhore laduubay Yaahu farsamadiibaa idinka haleysan i aamina 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohammeddekow9428
    @mohammeddekow9428 Год назад

    Congratulations muna miski next 100k

  • @nahiilimaxamed7395
    @nahiilimaxamed7395 Год назад +1

    Soo badiyaaa

  • @Ahmednor7
    @Ahmednor7 Год назад

    P2 please🙏💝

  • @shaandinurshaandinur5584
    @shaandinurshaandinur5584 Год назад +2

    Waa ku salaamay muno👋 abaayo waxaa tahay gabar qiima weyn noogu fadhida🙏wariye qiima badan fanaanad qiima badan waxaa tahay rool moodalka gabdhaha kuwooda ugu wanaagsana ay ku daydaan waxaan kaa codsahaa inaadan mar dambe Vidiow aadna ku duubin l garbasaar abayo waxaad ku qurux badantahay xijaabka asturnaanta abayo waxaan rajeeyhaa inaad aragto fariintaan abayo

  • @axmedsuud3365
    @axmedsuud3365 Год назад +1

    Part2

  • @abbaasmusse1061
    @abbaasmusse1061 Год назад

    Part two please princess miski

  • @liipanjaamac1328
    @liipanjaamac1328 Год назад

    Qaybta soo celi waaba wada qosol waa codsi from hargaysa ayaa kasoo salaamayaa muuna muski

  • @ciiseibrahimosman6089
    @ciiseibrahimosman6089 Год назад

    😄😄😄damer aaa idirska naga daa hee dhesha 😄😄😄

  • @abdirahmaanmaxamed5041
    @abdirahmaanmaxamed5041 Год назад

    Idirisku wa gacana kale walhi Wan ku wataaa sxp sare❤

  • @DAACAT
    @DAACAT Год назад

    Part4 Muna please 🙏🥺

  • @nazerzheikh5507
    @nazerzheikh5507 Год назад

    We need Part to dear brothers and sister

  • @mohammeddekow9428
    @mohammeddekow9428 Год назад

    Masha Allah watching from Kenya we love muna miski

  • @mohamedabdirahman8795
    @mohamedabdirahman8795 Год назад

    Wllhi waan furey idiriska legends

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed2642 Год назад

    Hambalyo xbbti 50k

  • @kadraali7625
    @kadraali7625 Год назад +1

    50k team muna miski 🎉❤

  • @musabh9741
    @musabh9741 Год назад

    Challenge kan part 2 kaso sameeya lakiin waxa markaa 4 mar cml is weediisay adi magacaa hala dhaho lakiin hada cabaar wadaan wax wee isku qasmaayan

  • @makoiman8507
    @makoiman8507 Год назад

    idriska. the legen

  • @aadancabdimaxamed5073
    @aadancabdimaxamed5073 Год назад

    Qeybta 2waad please

  • @daaudfarah4277
    @daaudfarah4277 Год назад

    Baabjey mun miski hoos ha u Celine 50.2k ayay mareesa Alf mabruuk muna

  • @farhiyaabdulle673
    @farhiyaabdulle673 Год назад +1

    waaa idin wataaaa BBDM idiriska😂😂😂😂

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Год назад +2

    Be together ❤️

  • @deeqmohamed9616
    @deeqmohamed9616 Год назад +1

    Dameer kulahaa

  • @yusufabubakar4574
    @yusufabubakar4574 Год назад

    Hambalyo abyo waxaa gaartey 50k

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 Год назад

    Waaaa dameeer idriska

  • @suzanabdi4964
    @suzanabdi4964 Год назад

    Hambalyo abaayo 50k waad uqalantaq iyo kabaadan abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulahihussein9158
    @abdulahihussein9158 Год назад +1

    BBDM keep going

  • @libankay9188
    @libankay9188 Год назад

    congratulations 50k incha allah 100k

  • @yashkeyow
    @yashkeyow Год назад

    Congratulations 🎊 for 50k and soon inshallah ❤100k

  • @xusnimoha7496
    @xusnimoha7496 Год назад +1

    Muno 50k waad gashee xafladii keegiaa aankuu samay naynaa madhihinoo samey dheh
    Codsigaas ii fuli

  • @abdirahmanofficial840
    @abdirahmanofficial840 Год назад

    Idiris magacaada dameer miyaaa kkkkkk

  • @sumayomaxamed45
    @sumayomaxamed45 Месяц назад

    muno abaa youtube manacday

  • @mohamedabdirashiidhasan6
    @mohamedabdirashiidhasan6 Год назад +1

    Be together

  • @fatimaciise8975
    @fatimaciise8975 Год назад

    Muno love idriska iitaabo

  • @Koyama548
    @Koyama548 Год назад

    Keep going BBDM legends Noso badi sister 😂😂😂😂😂😂😂❤️❤️❤️🇸🇴✌️

  • @abdirahmanahmed4932
    @abdirahmanahmed4932 Год назад +1

    Waa goorma arooska muna iyo idiriska

  • @mohamedmowliid5363
    @mohamedmowliid5363 Год назад

    Hambalyo muno miski 50k

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Год назад

    Adi magacaa dameer ar idiriskaa🤣🤣

  • @burhaangeedi8655
    @burhaangeedi8655 Год назад

    Masha Allah

  • @UR.c.ronaldo60
    @UR.c.ronaldo60 Год назад

    Bart 2 muna xabiibi soo samee

  • @najiibalikonge7810
    @najiibalikonge7810 Год назад

    Ragga saan hada ma baxeen hhh

  • @omarqulxa6793
    @omarqulxa6793 Год назад

    HAMBALYO 50K DREAM CAMES TRUE

  • @daadiimaxamed164
    @daadiimaxamed164 Год назад

    Kp going idiriska and muna miski