SHADIYO SHARAF IYO IDIRISKA MAXAA KALA QABSADAY HHHH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • SHADIYO SHARAF IYO IDIRISKA MAXAA KALA QABSADAY HHHH

Комментарии • 202

  • @Fananayman563
    @Fananayman563 Год назад +64

    We are team idiriska ❤🎉

  • @mohamedkahrabaofficial
    @mohamedkahrabaofficial Год назад +22

    Muna Miski
    Keep going Sister 😂😂😂
    From Team idiriska ii taabo

  • @Shakureyy
    @Shakureyy Год назад +12

    1:14 Dadkana jeclahay 😅 Salaan Qaasa salaama shaadiya Queen 👸 Sister ❤

  • @cabdisamadkulane6985
    @cabdisamadkulane6985 Год назад +5

    Idiriska caadi maaha runtii waa nin legend ♥️♥️♥️

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Год назад +16

    Keep going my sister ❤ ✌

  • @fatoumaomarabdillahi2455
    @fatoumaomarabdillahi2455 Год назад +4

    Waa lahjadi reer Djibouti 🇩🇯 from Djibouti keep going

  • @hsss698
    @hsss698 Год назад +16

    Shaadi Sharaf allways queen fun 😊🆓🥰

  • @siciidmaxamed9004
    @siciidmaxamed9004 Год назад +2

    niyow shaadiyo meel ay joogto waa fani wlahi

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Год назад +4

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰🥰😘😘

  • @upahmohamed1888
    @upahmohamed1888 Год назад +8

    Shaadiyo sharaf so funny 🤣 😆 wllhi

  • @daahirosman8590
    @daahirosman8590 Год назад +22

    Shaadiyo sharaf funny wllhi🙏

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed2642 Год назад +6

    Masha allah wadajirkina waa ino farxad be together 😂❤️

  • @dalamrofficial8887
    @dalamrofficial8887 Год назад +4

    Muna miski walshey qali wankujclh noh keep going on

  • @Nuuradan
    @Nuuradan Год назад +16

    Idiriska prank kusosame muno miski (jacel lanolin)

  • @shariifomar
    @shariifomar Год назад +2

    Shaadiyo idiriska weyku aruurtey wlllllhi dhawiiiq kulaha kkkkkkkk shaadiyo wax kale waaaye

  • @loozyoffical947
    @loozyoffical947 Год назад +6

    Idriska funny waaye😂

  • @juniorstudio9846
    @juniorstudio9846 Год назад +4

    Masha allah siday walaashood muuna miski u asturayaan ban ka helay kabtan baara iyo camerad manka masha allah sidaa iskugu duubma wll💯

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +4

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan….

  • @daahirmohamed5937
    @daahirmohamed5937 Год назад +4

    Shadiyan dawaday mana qoslin wlh been dheh hor mar wacan muna miski i.a

  • @bravaboy441
    @bravaboy441 Год назад +4

    Masha Allah Shaadiya Well Don

  • @cadekacade1164
    @cadekacade1164 Год назад +8

    Kelmadahan isticmaala
    Baanbad: waa qasamada biyaha
    Naalo : waa ukunta
    Kooraan : waa laydhka

  • @abdiwali1000
    @abdiwali1000 Год назад +2

    Kkkkkk kabadh,xamuurad, idiris waa waashey malyuun manka

  • @nonamenoface2957
    @nonamenoface2957 Год назад +2

    War Tv gadal marka screen wax ka daaran ileen wx bdan ayu qbtaa mrkey Screen Black noqtay lerar muqalka lagu dubayo si tooos dadka indha ka qabnaa

  • @jeylaniabdirahman5964
    @jeylaniabdirahman5964 Год назад

    Viva Muna miski America ayaan kaa daawadaa adiga iyo asxaabtaada oo baara ugu horeeyo waa salaamantihiin

  • @abdirahmanfarah9101
    @abdirahmanfarah9101 Год назад +2

    Muno am proud of you sister

  • @bilaalmaxamad405
    @bilaalmaxamad405 Год назад +4

    Shaadiyo sharaf baba jeey qilaaf inuu kadhaxeeyo inta ilfahansan like saara

    • @zeynabaalim7195
      @zeynabaalim7195 Год назад

      Maxa ka qaldan gurigiisa ayey jogta bee

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy Год назад

      ​@@zeynabaalim7195 wuu jecel yahay dadka isqilaafkooda

  • @sahromaxamed8771
    @sahromaxamed8771 Год назад +4

    Hadaad qoralkeyga aragto isgaro walal

  • @mahdimo6276
    @mahdimo6276 Год назад +4

    Team idiriska ahay 🤣👋

  • @bestyoungercr7
    @bestyoungercr7 Год назад +6

    1_madibad
    2_xamurad
    3_kabadh
    4_shandad
    5_tamandho
    6_sabuun medhasho
    7_sabuun maryo medhasho
    8_gudafad
    9_kirkire
    10_milix
    11_xamar
    12_garfeedh
    13_durdur
    14_daaqad
    15_qol
    16_leydh
    17_glas ceer
    Nio wax adag keen 😂

  • @yaasiincabaasshariif5469
    @yaasiincabaasshariif5469 Год назад +3

    Meeshaada usoobadi idriska 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁🤩🤩🤩🤩🤩😘😘😘😘

  • @FardoussaLareine-fs4ty
    @FardoussaLareine-fs4ty Год назад

    Lahjadeedii from Djibouti 🇩🇯hay waa garacdeen wlhi muna miski 😍😘

  • @leeylomaxamed3031
    @leeylomaxamed3031 Год назад +2

    Farme shafiyo sharaf walhi magaceeda ayaa soo raacay

  • @mohamedchafici9868
    @mohamedchafici9868 Год назад +4

    10:43 qushaasha🤔
    muna waa maxay caydaan lo qarinayo🤭😏

  • @ramu5410
    @ramu5410 Год назад +2

    Lahjada muna miski ayy shaqayso waa lahjada rer Djibouti 🇩🇯

  • @abdifatahjelle9103
    @abdifatahjelle9103 Год назад +2

    Shadiyo sharaf masha Allah

  • @abdizalaanrashiidchanel8196
    @abdizalaanrashiidchanel8196 Год назад +2

    Muna miski wlhi waa pezt youtuper zomaliyey sups usara nacala amu sinjig 🥰😘

  • @karazay
    @karazay Год назад +5

    Muna miski kuwaan adiga maa isku balamiyay😂😂

  • @abuubakaraxmed8990
    @abuubakaraxmed8990 Год назад +2

    muna miski carabiga hanaga ciyaarin iska sax si qaldan ugu dhawaaqeysaa

  • @omardayah8786
    @omardayah8786 Год назад +2

    B I M SH KEP UP

  • @cadekacade1164
    @cadekacade1164 Год назад +2

    Tashti: waa sixniga dharka lagu dhaqo
    Gizdi: waa kan cunada lagu sameesto
    Geerka : dayrka
    Naalo : ukunta
    Kooraan: laydhka
    Baanbad : qasamada
    Salbateer: iskaabulo
    Falaasad: talaakada
    Daakhili : Sagatuurada

  • @sacadyare7148
    @sacadyare7148 Год назад +2

    hhh xamuurad waa khaladeen waxa weeye tan dumarka cidiyiha marsadaan

  • @Leexaale20
    @Leexaale20 Год назад +2

    Shaadiyo waakuwataa walaaley.

  • @ismailbadka3863
    @ismailbadka3863 Год назад +2

    Jabcad
    Jaanbad
    Baaquli
    Same😂❤🙏

  • @sihaamadan507
    @sihaamadan507 Год назад +2

    Miskiye xamurad maga ta diibnaha lamriyo waxa ladhaha labis dibnha lamriyo xamurad waxa ladhaha taa lamriyo cidiyaha rer waqoyi inata igu racasan gacanta tagaa

  • @hamadiboyihamadiboyi6270
    @hamadiboyihamadiboyi6270 Год назад +2

    Keep going muno miski 💪

  • @caadilyarewiilhoog301
    @caadilyarewiilhoog301 Год назад +3

    Waxan adin ka cod saneyna in aad noo keenta towbaraha jamacada af goye oo dhahayay biyo cafi macabo 🙏 plz b.b.b.d.m

  • @colaadyare6564
    @colaadyare6564 Год назад +3

    Idriska wan ku wataaa brother

  • @khalidosman1722
    @khalidosman1722 Год назад +2

    Laajada jabuti ku daar plz

  • @metro1803
    @metro1803 Год назад +2

    jabcad reer waqoooyi waayeh

  • @abdiraxmanhassan180
    @abdiraxmanhassan180 Год назад +2

    Idiriska afka udaaya af.reer waqooyiga Hargeisa isaga ku fican guys❤😂

  • @metro1803
    @metro1803 Год назад +2

    muna reer waqooyi maad tahay wlloh reply is gal

  • @jaamaccabdiraxman7855
    @jaamaccabdiraxman7855 Год назад +2

    Miskii afsomali sax ah bay ku hadleysa

  • @daadiimaxamed164
    @daadiimaxamed164 Год назад +2

    Kp going shadiyo sharaf

  • @nasragaabo5142
    @nasragaabo5142 Год назад +2

    Ma ahan rooseeto e wa ta gacnta la mariyo😂😂😂😂

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Год назад +2

    Cabayada quruxwaye lkn ilaa suxulada Aya Laga arkaya EE waxka badal

  • @abdifatah7423
    @abdifatah7423 Год назад +2

    Lacagta RUclips inay macan tahay muna miski ku ogow kkkkk duhur xitaa waa shaqo tag war aniga calagta wax iga soo dir

  • @sacidoxeydar4927
    @sacidoxeydar4927 Год назад +2

    Shaadiyo sharaf dhibkii oo qof ah

  • @mulkihassan43
    @mulkihassan43 Год назад +2

    Idiriska iga dhis luqada wllkey 😂😂😂

  • @khadarhussein6027
    @khadarhussein6027 Год назад

    شباكة WA af-carabi Shaadiyo

  • @calikowillqaran3817
    @calikowillqaran3817 Год назад

    Muno miski iyo shadiyo sharf idriiska captan baraaa dadkeyga waan idin tageraaa

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 Год назад

    Gabadhaas shadiya sharaf waa wax maxishooto ahna waxkastaba ku hadashana ,teamku sidii hore ayuu ku wacnaana dadka badani ma fiicnana waa buuq uun .

  • @abubakaradam3348
    @abubakaradam3348 Год назад +4

    Idiriska ❤legend 😂

  • @Leexaale20
    @Leexaale20 Год назад +2

    Munooy war hada kadib Shaadiyo sharaf hakasootagin walaaley.

  • @ahmedcabdi6642
    @ahmedcabdi6642 Год назад

    Idiriska wa ka xishoonooya shadia Because wa isku cusub yihiin wa laga dareemooya idiriska Sxbkey ✌️✌️

  • @faaisoshucayb1347
    @faaisoshucayb1347 Год назад +2

    Team idiriska is muujiye🥰🤩🤏🥰🥰👍👍👍🥰🥰🥰🥰😅🤣🤣

  • @Bintu-Mohamed50
    @Bintu-Mohamed50 Год назад

    Wa af reer Djibouti 🇩🇯❤️m'y home ika baarta

  • @AhmadMohamed-vd9yz
    @AhmadMohamed-vd9yz Год назад

    Kabtan baara mar walbo gadaal ha taagnaado muna waa funny 😂

  • @anfac559
    @anfac559 Год назад +2

    Jamal gasac 😂😂😂

  • @yahyelaam6955
    @yahyelaam6955 Год назад +2

    coming son 60k 🎉🎉🎉

  • @Silentman896
    @Silentman896 Год назад

    4:27 shaadiyo sharaf waxay dhihi rabtey: mobilkeyga iyo jingadadaa mobilkeyga qalisan wayka noqotay Legend

  • @yahdiinkalaki2413
    @yahdiinkalaki2413 Год назад +2

    Tenkaan.waa.in.Loobixiyaa.Magac.kooban.waayo.Wadbarakesantihiin.My.Gays

  • @xasanlii694
    @xasanlii694 Год назад +2

    Baaba jay igu salaan miski 👋

  • @maxamuud12345
    @maxamuud12345 Год назад +2

    Cunugtaan dhib badanaa kulaha

  • @opk9121
    @opk9121 Год назад +2

    captan paara be to geda😂😂😂

  • @abdisalamcali9693
    @abdisalamcali9693 Год назад +2

    Tamaadho qasac ayaa ladhahaa

  • @omarqulxa6793
    @omarqulxa6793 Год назад +2

    Dadku kala mid weyani
    Ada munaay noo roone
    Oo madaxa noo saaran

  • @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075

    Asalamucaleykum_ waraxmatullaah wabarakaatu_ ayuhaal muslimuun _ walalayal _ muna miski aad iyo aad ayan ku jeeclahay jeeclahay I love you_♥️👁♥️

  • @cllahimohamed2514
    @cllahimohamed2514 Год назад +2

    I Idriska lagend

  • @asmarinhodiaz48
    @asmarinhodiaz48 Год назад +2

    Idiriska wax kayabiya helay cawa 🤣

  • @qadarcaaqil7020
    @qadarcaaqil7020 Год назад

    Shaadiyo imtixan wye fooda badana qofta shadiya arkay mana qoslin wale cadi maha😄😃😁😁

  • @maantawiilhoog6093
    @maantawiilhoog6093 Год назад +2

    kkkkkk shadiyo umad ma,ahan

  • @metro1803
    @metro1803 Год назад +2

    af reer waqooyi waayeh 🤣

  • @munasarmuhumed7717
    @munasarmuhumed7717 Год назад +2

    Idriska Marko arko sacdiyo sharaf muxoo oo cabsatha munoy adiga Marko ko arko indhaha ayoo kagalaye

  • @xasanabdirahman7451
    @xasanabdirahman7451 Год назад +2

    Shaadiyo Sharaf Dhibkii Oo Qofa kkkk

  • @Mohassan_gadhcade
    @Mohassan_gadhcade Год назад

    Muna Misaki z abaayo ma reer Hargeisa ku soo qoraay warkan faraha badane hhhhh Shaadiyo funny

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Год назад +2

    Shaadiyo hadal madhibo m.a🤣

  • @abdibillowomarofficialchan1482

    Muno misky please we need shaadiyo sharaf Vs Baba jay if it's possible please

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Год назад

    GALASEER WA RER JABUUTI RER EAQOYI ASALA MESHA KEENA.

  • @mowliidali9749
    @mowliidali9749 Год назад

    idirska zxp naga qosliya😢am sory alah yarxma gbdha alaha unaxaristo

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 Год назад

    Woooooooow maasha Allaah abaayo muna💘💖💖💖🥰🥰😁😁😁😁😁💝😭🙏🙏🙏♥️👍👍👍😂😂😂😂

  • @abdifitaaxabdiyasiin3827
    @abdifitaaxabdiyasiin3827 Год назад

    Shadiya wlhi waa fani

  • @Abdifataax.Buraale
    @Abdifataax.Buraale Год назад

    Xamuurad waxa la dhahaa tan cidiyaha la mariyo wah

  • @mohamedduale162
    @mohamedduale162 Год назад

    Wajib kab lagu tumey idiriska🤣💯🤣🤣💯

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад +2

    Miski wan ku wataa

  • @kadraali7625
    @kadraali7625 Год назад

    Www team muna miski 50k 🎊🎊

  • @Somalia319
    @Somalia319 Год назад +2

    Hello

  • @diijeyjii4635
    @diijeyjii4635 Год назад +2

    Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhh

  • @hamzewriter1716
    @hamzewriter1716 Год назад +2

    IDIRISKA 😹😹

  • @MOHAMEDALIFARAH
    @MOHAMEDALIFARAH Год назад

    Shaadiyo marka wejigaga live lo arkayo wx kab lagu tumay lo uegyahy IDIRSKA legend wye wllhi😅😂😂😂

  • @destroyerib8486
    @destroyerib8486 Год назад +6

    ❤🙏✌💝