Arday baan ahay markaa waxaan rabaa in aan qaab ardaynimo ku imaado ee bal xaggee kaala soo xidhiidhaa ? si aan information badan kaaga helo please maamo .
Mama waxn ahaY wildhalan Yaro ah oo Kenya Jogo Canada inaa imada rawaa ee visa kuimani rawa lkn qufno imaJogo kaligeY iswado please maicawini karta inta Yar aan lugaheYga kuistagaYo hooYo 😭🤦🏻♂️🇨🇦🤦🏻♂️
Sxb qof ku caawiyo la weyneysid jaaliyada somali aya joogaan oo ka cawinaya wax kasto oo ubaahantahay dad badan oo somalina wey joogaan wax dhibaato ah ma arkeysid inshallah
Walaal aad baan kuu salaamayaa videogan si fiican baa loo duubay oo waa lagaala shaqeeyay.Ilaahay caruurta iyo adiga haydun xafido,Edmonton 1998 ayaa iigu dambaysay.Barafkii ayaan xasuustaa.Ramadaan Kariim.👍🙏🍒🍓🍇
Waa maamo wanaagsan vidio ga waan dhamaystay Alle ha ku barakeeyo magaalada waxaan ilaahay ka rajaynayaa in aan imaado Alle ha idin barakeeyo..
MashaAllah keep going
Arday baan ahay markaa waxaan rabaa in aan qaab ardaynimo ku imaado ee bal xaggee kaala soo xidhiidhaa ?
si aan information badan kaaga helo please maamo .
Insha allah anigana allbert ayay ka bilaban donta
Thank you so much ❤❤❤❤❤
Maansha Allah
Mama waxn ahaY wildhalan Yaro ah oo Kenya Jogo Canada inaa imada rawaa ee visa kuimani rawa lkn qufno imaJogo kaligeY iswado please maicawini karta inta Yar aan lugaheYga kuistagaYo hooYo 😭🤦🏻♂️🇨🇦🤦🏻♂️
Sxb qof ku caawiyo la weyneysid jaaliyada somali aya joogaan oo ka cawinaya wax kasto oo ubaahantahay dad badan oo somalina wey joogaan wax dhibaato ah ma arkeysid inshallah
Habo wankusalamay canabey wankuxiseyaa Habo dhirigalintada iyo waxshegaaga habo cimridheer iyo camal suban
Oo mahadsanid habo
Mamo waxa video kaso samaysa nolasha Edmonton iyo Toronto waxay Ku Kala duwan yihiin iyo tan u fcn dadka cusub oo imanaya thanks
Haye habo
Isooducee Habo wan usosocdaye
Illahay nabad hakugu keeno
Hadad tagto ani ii so dacwow 😂 allah haku nabad geyo 😊
maamo wa raxaysatay
Wcs Ina adeeray Khof mudo joogtay baad tahay walaale waxaan hooy o aan waxba kuheyn sacuudiga walaale yuutuubka ayaan kaa arkay marka waxaan kaacodsanayaa wa xun ila Khabato waxii Karaan kaga ah
Habartan maxaa ka si ah wadan aanay lahayn bay noo amaanaysaa eeyaahe tuulo soomaaliya ku taalaa dhaanta canada
M.a