Maamo hadda dadkaas aad uxareysay hooyo iyo Halkee wax umarayaan nooga soo jawaab marka abuukate uu ku xareeyo maka fududahay marka qof caadi kuu xareeyo?
Ina wax barto wan raba ina naftayda iyo fmlyga kaso tagay cawiyana waa raba marka habo kaso hadal nolasha guryaha iyo qaabka ugu fcn oo la isku mareeyo Edmonton iyo Toronto yaa better ah
Maama waad mahadsantahay marka hore, waxaan rabaa su aal in aan ku weeydiiyo Qof ayaan ku heshiinay in uu group five wax iigu xareeyo, laakiin qofkaas wax ii xareeynayo waxaa Jira dad uu sponsor kayahay oo weli aan tegin Canada oo xitaa approval helin, sidaa dartaa sharciga Canada ma ogolyahay adigoo dad kaa sponsor-ka ka eheyd uusan imaan Canada in dadkale iyo group cusub aad sponsor ka noqotid oo wax uxareeysid ?
Mama adban ku salamya marka hore marka xigta waxan ku weydiyay aniga mesha cidna ima jogto waxana ubahanhay in an imado siden ku heli kara group 5 ma team ka shaqeysta jira oo an heli karaa mase in mesha ay cid ijogto keliyan ku heli karaa ado mahdsan arimaha card-ka refege-ga wa radsa karaye
Ana muslim mn Ethiopia medami bda trslni welakin mafi ahad mn aaleti fi kenada allah ykelim saduni ana bes bdi fi ahad ystekblni fi canada
Maama somaali hoyadaa waa waayeel xajka geey canada maxat kala donee saacaan subxaanallaah
Masha Allaha alaha ku la garab galo aamiin aamiin
Soomaaliyeey iimanka sugta meeel qoomuluuudnimo ilmihiina labaraaayo
Ha iska geynina aaqiro waa ladiin weydinaaa
M.a Maamo waad Kumahadsantahy wana kudhiiri galinayaa.
Mansha Allah habo sidad nogu sogudbisay
Mamadan say waxa noo fahamsisay waligay cid ima fahmsin hbo waa mahdsanthy
Manshallah tabarakallah wlhi walashey runta ayaan kugu jeceshahay may Allah protect you and your famaly toronto kasoo salamayaa
Mahadsanid habo
Masha allah habo waxad kaso hadasha America sidaan oo kale miya group 5
Masha Allah lacagaha ku baxa muuqaal nooga duub
Mahadsanid
20,000 dollar wye bro
Maama mhdsanid wn u baahnahy group 5 in ley xareeyo lkn qof I xareyo banan heysan hdad iga cawin karto iga caawi
How long dose it take?! Group of 5 canda progress how long?!
Mahadsanid
As mama Somali sidee loo xaystaa group 5 Canada sponsorka❤
Asc canabey maad ixareysid qeyr allah ku siii kkkkkk
Well done
Maamo hadda dadkaas aad uxareysay hooyo iyo Halkee wax umarayaan nooga soo jawaab marka abuukate uu ku xareeyo maka fududahay marka qof caadi kuu xareeyo?
Masha Allah 🙏🙏🙏wad ku mahad san tahay
Mahassnid كثر املالك
Allah no kaso wa rajadene Insha allah
Aamin
Dadku inay isku meel jogaan miyaa
Masha allah walashey
M.a mamo qali group 5 Canada Wan u bahna Ikn qof i xareya ma hayo maiga cawini karta mids adiga
Ado xagankahala lanbarkaga
Canada maxaa yaala qoomu luud iyo baraf mooye Ilaahayoow waalidkay yaanan gaynin walidkayga
1kii qof wa imisa lcgtiza hpo 🤔
Dadka markee yimaadaan in ee shaqeestaan ma lo ogol yahay?
Asc❤❤❤
CANADA
CANADA
Abyo waa xaqiiq hadalkaada qofkii iigu horeysay aan keeno wuxuu iigeystey dhaawac badan iyo dulmi bdn wuxuu ahaa nin dumaashigey ah ninkeygii igama uu celin wuxuu igu yiri waalidkey baa ka baqayaa waxaan ku keenay dhaxalkii aabahey oo dhintey iyo lcg kale waxaan dareemaa xanuun bdn
Illahay hakuu abaalgudo
wlal xagan kala soo xirriraa
Oo walaal awal maxaa calool jikeecaas ku geyey😊
Thanks hbo codsiyadena sidaa noga aqbashid mida kle habo qali dadka markay yimadan way Ku wareran marka dadka qaar waxay Ku leyihiin wax baro wax barashada qofka qastan luqada misa ayey Ku qadata
Habo full time school hada dhigatid waa 1 to 2 years dadka marked school ka dhex gashidba waad baranaysaa
@@mamasoomaali hbo hadan galin wax barto galina shaqeyo miyey adag tahay
Ina wax barto wan raba ina naftayda iyo fmlyga kaso tagay cawiyana waa raba marka habo kaso hadal nolasha guryaha iyo qaabka ugu fcn oo la isku mareeyo Edmonton iyo Toronto yaa better ah
waa sax taas abayo
Habo Somali qofk canada joga miya familkiisa bilayan mise dowlada bilaysa aniiga waxan umalaye ilmaha canahooda inaye dowlada kucawiiso famiilka tawaryar
Kuma filna waa quality nolosha canada
Thanks habo.suaal qofka wax responseraya in uu guri weyn daganyahay ma shuruudaha ayey Ku jirtaa.
Maya
Maama waad mahadsantahay marka hore, waxaan rabaa su aal in aan ku weeydiiyo
Qof ayaan ku heshiinay in uu group five wax iigu xareeyo, laakiin qofkaas wax ii xareeynayo waxaa Jira dad uu sponsor kayahay oo weli aan tegin Canada oo xitaa approval helin, sidaa dartaa sharciga Canada ma ogolyahay adigoo dad kaa sponsor-ka ka eheyd uusan imaan Canada in dadkale iyo group cusub aad sponsor ka noqotid oo wax uxareeysid ?
sxb ma family ah baa mise waa isfaham
Helow
😢
Canabey qof leyn gadanaayo marmtan abayo
Hada qof MA garanayo
Abaayo anigaa gadanayo ilasoo xariir
adi mahayo leynka mise adiga raba??
@@mamasoomaali habo mcn anigaa ubaahan wlhi 20k na diyaar la ah
Wllo inaa wan ubahanahy len please iisheeg qofaa taqanid xitaa hanoqdee🙏
Asc Canabey waxd ka so hadasha please ado raali aha community responser ila imisa sano buu qatana ?
Habo haye
war kar qoxooti wan heysana lacana diyar ban unahay waliba waxan u raba wiil ijareen ah
Mansha allah
Abaayo waxaa mareykan ka dhacay in nin uu soo dhoofiyey xaas kiisa ,caruurtiisa iyo hooyadeed markuu keenay ayaa waxaa dhacaday in hooyadii gabadh lakari waayo oo ay bilawado hadaan lacag la iiqorin waan dacweynayaa nin kan ku qabo gabadhii baa tiri hooyo ninkan waxuu soo shaqeeyo ayaan halkan ku wada cunaa adigana waxii kaaga go i karo waa lagu siiyee maxaa si kaa ah mida kale ninkan axsaan buu kuu sameeyey oo hooyo wuu kuu gargaarey habartii waxey tiri anigu isagaan ku qoran nahay markaa taladeydu waa unuu lacag ii qoraa hadii kale waan dacweyn markaa ayey tiri gabadheedii hooyo markaad qaadato sharciga adigaa xaq uleh inaad dagto meel laakiin adigoo wali sharcigaaga kuu dhamaan isagaa kaa masuul ah waxuu helana kaama hagrado ee hooyo xishoo oo waxaa tahay sodoh habartii waxey tiri taladey talo mahan hadaan dacweyn kadib waxaa looga yeeray maxkamad ninkii baa waxaa lagu yiri mataqaana maamadan waxuu yiri waa xaas keyga hooyadeed anigaana wadanka keeney waxaana kasoo waday meel aad u wanaag saneyn in uu joogo qof binaadan taaso ah meel ay hareeyeen colaad gaajo iyo daawo laan hadaba markaan keenay mareykanka waxeey bilowday iney tiraahad waan ku dacweyn maantana waxaan dowlada ka codsanay inaan qirsanahay danbiga aan ka galay shirxiga waxaana raali ka ahay wax kasta oo la ugu xukumo ileen daacadi ma hungowdee habartii waxaa lagu yiri ninka ma taqaanaa markaasey tiri haa oo wax kasta uu ku had lay waa runtii maxkamadii ayaa go aanka gaartay naagtii ama maamadii waxaa lagu yiri maanta ka kadib kiguma arki doono agtiisa adigoo kadho ama gurigiisa ama meel uu joogo 😊😊😊😊
500 ayaa baxsanaa mamo igu dar groupka i.a
maamo facbook ayaan su aal kuu soo dhigay fadlan iiga jwb
Mama adban ku salamya marka hore marka xigta waxan ku weydiyay aniga mesha cidna ima jogto waxana ubahanhay in an imado siden ku heli kara group 5 ma team ka shaqeysta jira oo an heli karaa mase in mesha ay cid ijogto keliyan ku heli karaa ado mahdsan arimaha card-ka refege-ga wa radsa karaye
Asc walaashey canab ii subscribe garee
Channel talawanaag thank you sister
Your Facebook account