Nolosha dhabta ah ee SHANTA bilood ee ugu horeyso Canada markaad iska dhiibtid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • video-gan wxn filaya inaad si fcn uga faaidi doontaan nolosha shaqsiga qaxooti ahaan isaga dhiibay mardhow. Waxa kalon filaaya inaad so gali doontid dalka ado u diyaarsan waxyaabaha ku qabsan karo. Muhiimada waa inaad ado hamigaagi iyo rajaadaadii qabo, welina ku darsatid ogaansho xagga caqabadaha ku qabsan karo si aad u noqotid shaqsi dhinac walbo ka dhisan.

Комментарии • 84

  • @iamyoussuf
    @iamyoussuf 7 месяцев назад +2

    The most realistic video i’ve watched 💯

  • @FatxiAbdirashid
    @FatxiAbdirashid 2 месяца назад

    Mahadsanid bro wlhii

  • @naimaabdirizak5998
    @naimaabdirizak5998 11 месяцев назад +1

    Masha allah mahdsanid wall loweyerka qimahisa waa imisa cml

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  11 месяцев назад +2

      Qaxooti markas sheegato, lacagta lawyerka dowlada kaa bixini. Kadib lkn waa laga rabi doonaa mar un.
      Qiyaas ahaan lawyer kiiskaaga saacad kasto uu ka shaqeeyo asaga sheeganayo intu qaato ; for example, 1 hr $100-$200.
      Kiisaska ila $5k wey gaaran lacag ahaan .

    • @naimaabdirizak5998
      @naimaabdirizak5998 11 месяцев назад +1

      @@arimahasocdaalkacanada Mahadsanid wall

  • @aw-xasanofficial5158
    @aw-xasanofficial5158 11 месяцев назад +1

    Mahadsanid mas ul
    Kasowaran famil abuhu. disabled🦽🦽. Yahay O kuso gala. Comoneti. U dacwoden
    Dhibta ay lakuman. 1 yer hore .
    Sobadi arima canada

  • @shaaficimaxamedaxmedshaafi9667
    @shaaficimaxamedaxmedshaafi9667 11 месяцев назад +2

    Thanks pro 👍🏽

  • @Sahal56516
    @Sahal56516 11 месяцев назад +1

    Mahadsanid walale

  • @SaalahAhmed9
    @SaalahAhmed9 11 месяцев назад +1

    MAHAdsanid sxb❤

  • @MubaarigMahamed-x3x
    @MubaarigMahamed-x3x 11 месяцев назад

    Thank you pro very much 👍

  • @khalifmohamed7772
    @khalifmohamed7772 12 дней назад

    Asc walaal qofku marku canada 5 group ku galo ama qaxooti isku dhiibo wax family iyo qaraabo ah aysan canada u joogin keligii is wado inta uusan work permit helin ma jirtaa lacag iyo hoy ama meel uu dego dowladu ma siisaa

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 дней назад

      Wcs. Sxb waxaso dhan waa lagugu cawinaya . Jiif iyo qarash yar. Lkn nolol cirri waaye maadama dadka ay ku so bateen meesha. Guryaha way buux dhaafeen.

  • @FowziaMohamedUmuAfnan
    @FowziaMohamedUmuAfnan 11 месяцев назад +2

    Assalam aleikum please kawaran qofka under age iskudibo 17year ama 18 year miyey wacantahay

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  11 месяцев назад

      Gobolada Canada sharciyadooda aya kala duwan. Qaar 18 iyo wixi ka yar , waxay u tixgeliyaan caruur cml. Lkn qaar 16-18 adult cml ayay ula dhaqmaan.
      Taas marki laga so tago, asylum waad weydiisan kartaa 18 ado ka yar. Sharciga dowlada federalka qofka 18 ka yar weli waa caruur.
      Lkn yaridaada kiiska weli wax kama badalayso. Waa in ay jiraan dhib ku haysto shaqsi ahaan. Caruurta lkn , daryeel xumo, waalid la’aan iyo waxkasto nolashodo caqabad ku ah waa lagu tixgeliya. Sida dadka waaweyn cml oo iskooda isku filan looguma adkeyo kiiska. Waxa lkn wcn inu qofka haysto wax caddeyn u ah waxa u sheeganayo.

    • @FowziaMohamedUmuAfnan
      @FowziaMohamedUmuAfnan 11 месяцев назад

      Jazakallah kheir haduhayto aliens qaxotiga kawaran iyo student card

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  11 месяцев назад

      Qaxootinadiisa ayu sheegan karaa. Student card waa iska caadi, ardaynimo ayay muujinaysa kiiska wax kuma kordhinayso .

  • @Aflamta_filimada_afsomaliga
    @Aflamta_filimada_afsomaliga 7 месяцев назад +1

    Wll thnxx qofka kaliya si macqula wax uu sharaxaa tahyy qof aqoon leh ba tahy sida ka muqato
    wll suaal maxaa dhahdey dalka gudahisa Kanada sharci 3 sano ayaa laysku siinaya miyaa wa wakhti dheer meesha kamam majiran sida yorub cm

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 месяцев назад +1

      Waqtigaas wuu isbedeli karaa. Lkn waa celcelis ahaan qofka intay ku qaadan karto. Dadka kiisas emergency ah ama nooca dowlada ay jeceshahy sida qanisinta sheegtay oo reer Kenya ah, sanad aya lagu aqbalay. Wixi ka dambeeyo aya dalbanayo Permanent Reisdent. Lkn xta qofki dhaqsi la aqbalo, inta lagugu aqbaalayo aya sanad noqon karo, sanad kalena wxd sugi kartaa Permanent resident application aad dirtay in la so aqbalo oo lagu siiyo kaarkaas lagu sugayo citizenship / passport.

    • @Aflamta_filimada_afsomaliga
      @Aflamta_filimada_afsomaliga 7 месяцев назад

      @@arimahasocdaalkacanada wll Video kle waxaa dhahdey ila 3 weeks lagu soo jawabaya ama diidmo ha ahaato ama ogoolashiyo ani waxaa kawada qaxootiga qofka isku dhiibo ee dumara passport ethiopian kuso gasha Interview ficn haysato 2-3 sano maa laa silcinaya qof bila sharci eh ilen ma shaqeysan kre

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 месяцев назад

      @Huska434 shaqo waa gooni warkeeda. Warqada shaqada taas haday dheerato 3 bilood ayay qaadani inaad heshid. Kiiska inu so dhamaado aya waqti dheer qaato.

  • @AxmedYuusuf-dj9kj
    @AxmedYuusuf-dj9kj 10 месяцев назад

    Walaal qaab qooxitgaa mahen qaabka hadaa lineka gato maxaa waye taas micnheeda maqaxooti baan marayaaa?

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  10 месяцев назад

      Noocee? Guur hadaad ka wadatid, qaxotinimo kuma xirno. Lkn Group 5 haday tahay waa inaad qaxooti ahaata si kale laguguma keeni karo.

  • @moabdi9239
    @moabdi9239 11 месяцев назад +1

    Wlaal qof xagaas jooga warqad invitation ah makuso diri karaa oon ahayn waalidka sida saaxibkaa makuso diri karaa warqad si aad ugu timaado wadanka

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  10 месяцев назад

      Haa, qof walbo wuu kuu so diri. Sababta uu kuu casuumaayo waa in uu soo raaciyaa . Wax la aqbali karana ha noqoto.

  • @saalaxdaahir894
    @saalaxdaahir894 3 месяца назад

    Eepow mahad sanid aniga hadda baspor kenyan inaa kusoo baxa rabaa visiti visa rabaa inaa ku imaado marka rajada ma fican tahay mise

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  3 месяца назад

      Socodka wuu yaraaday maalmahan lkn rajada ma xumo. Dadka intii joogtay aya loo tashanaya. So galitaanka inuu adkaan doono ayay u badantahay.

  • @Lanahi643
    @Lanahi643 10 месяцев назад

    Asc walal suaal markan magalada cabaar jogu hadan is dheebo kawaran maxaa dhacaya

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  10 месяцев назад

      Waxa lagu weydiin doonaa waqtigaad joogtay wadanka maxa isku dhiibi weysay ama maxa mudadan is badalay oo kugu qasbay inaad hada is dhiibto.
      Waqti dheer yuu ahaanin. Bil ila labo bilood waa caadi.

  • @daganahmedbolisoficial
    @daganahmedbolisoficial 7 месяцев назад

    Wll xajiga 2021 xareystey bilawgi sanad kii hore aqbaleen ilaa hadana jwb maleh raju leeyahay maisleedahay

  • @draliabdulledhiiley3935
    @draliabdulledhiiley3935 9 месяцев назад

    Asc bro waan ku salaamay
    Salaan ka dib
    Waxaan ku weydiiyay dadka ka soo galo dhanka america
    Meeqo bil ayey ku qaadataa in case kooda la aqbalo?
    2: ma jirtaa lacag dowlada bixiso inta casekaada socdo?
    3: haddii qofka la aqbalo casekiisa warqada la siiyo IM5292 miyaa:
    4: work permit ma leeyahay expire date?
    Jawaab wacan
    Mahadsanid bro...

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  9 месяцев назад +1

      Waqtiga aqbalaada wax qiyaas fiican laga bixin karo ma aha. Qofki warkiisa loo bogo, first year wey ugu dhameyn karaaan. Hadii kalena , in lagu diido marka hore oo hadana markale kiiska u qabsatid lawyer ayad dhici karto. Taasna 1 ama 2 sano ayay kiiska ku sii dari kartaa.
      2. Lacag yar oo adi inaad codsatid ah oo loogu talagay inta aad shaqada helin oo warqada shaqada haysanin aya jirto. Kiiska sxb dad baa 5 sano dowlada daba socdo. Lacagtaas kiiska kuma xirno. Markad saan shaqo u heshid waa lagaa goynaya. Lacag qumanna ma aha. Waa $700-$1000 Canadian dollars bishi.
      3. Magaceeda waa Confirmation of permanent resident ✅ 5292
      4. Midka qofka isdhiibay la siiyo , kiiska meeshu ku dhamanayo aya expire u ah. 5 years ayan filaya inay kaaga dhigayan marka hore.

  • @nafisashuuke2067
    @nafisashuuke2067 11 месяцев назад +1

    aad baad u mahsantahay walaal wax badan o i anfaca baan chanelkaga ka faa’idaa

  • @abdulgoals9444
    @abdulgoals9444 11 месяцев назад

    Ustaad markan tourism ahaan ku soo galayo lacgta layga rabo inan haystaa waa imisa?

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  11 месяцев назад

      Sxb waxaa lagu qiyaasa;
      1. Lacagta safarka, $3000
      2. Lacagta joogitaanka - sida safar dalka gudihiisa, kiro, cunto bishi ku qiyaas $3000 waa hadaad hotel jiifaneysid
      2 months tourism = $8k - $10k

    • @abdulgoals9444
      @abdulgoals9444 11 месяцев назад

      @@arimahasocdaalkacanada
      Aad bad u mahdsanthy shaqo wacan u haysaa bulshada thnkz...

  • @maymuunqurux
    @maymuunqurux 9 месяцев назад

    qoxotinimo qofki ku taga so cadi mahaan ana ku tagi rabe mardhow wll

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  9 месяцев назад

      Hadii lagugu keeno G5 ama qof ay dowlada keentay miyaad ka wadaa? Mise qof qaxooti aha oo dalka gudihisa marku isdhiibay qaxootinimadiisa sheegtay?

    • @BishaaraDeeq
      @BishaaraDeeq 4 месяца назад

      @@arimahasocdaalkacanadahadii g5 ku imaado kawarn abowe anoo kaar qaxooti haystey oo 10yrs ago ahaa

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  4 месяца назад

      Waa ok. G5 qofki ku imaado waa qof si sharci ah ku so galay. Kaarka qaxotiga dib u noolee hadaad hada rabtid inaad g5 xareysatid.

  • @gujimowliidcabdilaahi12guj72
    @gujimowliidcabdilaahi12guj72 11 месяцев назад

    International student markaad ku timaado dhibaatooyinka kaa qabsan kara waxyaabaha ay thy inaad isu soo diyaariso mxaa ka mid siiba shaqooyinka survivor jobs ee ardaydu ka shaqayn karto siday ku heli karaan

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  11 месяцев назад

      Xooga yar oo firfircooni iyo information fcn hadaad heshid, student canada nolosha aad uma xumo. International dhibkooda waa qarash iyo shaqo. Taasna waan ka so hadli doonaa.

  • @AhmedabdirahmanMohamed-f8x
    @AhmedabdirahmanMohamed-f8x 10 месяцев назад

    Asc hadi aan canada kuso imado vise booqasho basabor kenyan ah ma iska dhiibi kara cadeyna aan uhesto in argagixiso eey ii han jabtay oo an wadan keyga kulaban karin?
    _Mida kalena anigo is dhiibin marekan oo walalahey jogan ma ugudbi kara mise marekan wuu iso celina?
    Inaad iga jahil bixisan rajeyna i.a👍

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  10 месяцев назад +1

      Tan hore waa ok, kiis iyo cadeyn hadaad haysatid.
      Tan kale, Canada hadaad iska dhiibin, qof sharci ku joogo ayad tahay ila visaha uu kaa dhacaayo. Visa Canada lkn U.S kuma gali, waa wadan kale, Kenya dadkeeda visa aya laga rabaa si ay mareykanka u galaan.
      Mareykan inaad xadka dhuumasho ku gashid un bay noqoni

    • @AhmedabdirahmanMohamed-f8x
      @AhmedabdirahmanMohamed-f8x 10 месяцев назад +2

      @@arimahasocdaalkacanada saxibow hadana is dhiibin oo america xuduudka ka galo farihi elaborka canada liiga qaday amey iga sobaxayan🙏

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 5 месяцев назад

    Kawaran hadaan passport kenya kuso galo wadanka kadip aan passport somaligayga horay usii qaato iyo warqadayda cadeenaysa ina somali ahy oo aan boorsada kusii rito si hadhow aan u dhaho somali azal ah ayaan ahay

  • @khady4206
    @khady4206 11 месяцев назад +1

    South Africa waa nacay Canada dhaqaalo ku aado ma haayo isoo duceeya dadka dareemi karo dhibkeyga

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  11 месяцев назад

      Sxb farajka ilaah ha kuu furo. Sida kheyrka kugu jirto ku duceyso adna.

  • @designer70hme
    @designer70hme 11 месяцев назад +1

    Mahad sanid wllo waxaan ahay dadka ku xidhan chanl kaaga ee ka faa idaysta’ waxaad ka warantaa somalida ethoipia dagta ee wata passaborka ethoiopai maxay isku dhiibaan ama la gudboon lacala hayday ku yimaan sidan hada somalidu ku tagto canada. iyo waliba hadii aad adigu fudaydin karto imaatinkooda sida ninka diyaarka ah ee aan dariiq uga baxsanayn ma caawin kartaa?

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  11 месяцев назад

      Qisoyinka macquulka ah oo dadka ay sheegtan iyo waxa surtagalka ah waan ka faaloon doonaa. Ani hada barnamijkan bixitaanka dad aan ka garanyo Kenya ama Somalia ma jiraan. Lkn wxn u furey channelka si aan dadka xlda saxda u sheego. Dad war la’ oo meeshan ku rafaaday baan ka naxay sanadkaan.

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 10 месяцев назад

    Canada waxan maqley noloshu way adagtey guryuhuna waa qaali dollarkedu wuu hooseeya usa 🇺🇸 ayaa ka fiican ayaan maqley xaga shaqada

  • @Radiya78
    @Radiya78 11 месяцев назад

    Wll Abahay Ayaa jooga Canada markii u wadanka galayayna single ayuu ku galay imika ma noo dacwoon kara

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  11 месяцев назад

      Haduu ku qoranin ama aad marku so galay kadib dhalanin, wey adegtahay inuu dhaho qof aan dhalay baa iga dambeeyo.
      Lkn wuu kuu dacwoon karaa weli. Warqado dheeri aya laga rabaa iyo dhaar sababta u kuu sheegan waayey. Marka lawyer ha la kaashado meeshu joogo.

    • @Radiya78
      @Radiya78 11 месяцев назад

      @@arimahasocdaalkacanada shukran wll

  • @aboudiqaadac7816
    @aboudiqaadac7816 10 месяцев назад

    Xaas in lagugu so qaado mudo intee leegbay qadanysaa bro mida kale xaas hadad ku timado shaqo hore maka bilaabi kartaa

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  10 месяцев назад

      Ugu badnaan 12 bilood.
      Haa, markad saan u imaatid , Permanent resident ayad tahay. Waxan ka ahayn doorasho, wixi kale xaq buuxo ayad u leedahay sida dadka kale. 3 sano kadibna wxd tahay Canadian.

  • @munaabdisalaam
    @munaabdisalaam 9 месяцев назад

    Wll su aaal hdn visa dalxiis kusoo galo ma lay celinya

  • @abdullaahisalaadabdullaahi7140
    @abdullaahisalaadabdullaahi7140 8 месяцев назад

    Wrqada Shaqo hdaan helo Kirada guriga io biilka so igama Filna Meeqe Ku shaqeyna ugu Yraan

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 месяцев назад

      Gobolka tagtid ayay ku xirantahay. $15 saacadii kama yaro.

    • @ConfusedBlueMackerel-wk5cn
      @ConfusedBlueMackerel-wk5cn 3 месяца назад

      15k canada ma lacagyrby kadhextahay mise wey kugu filanthyoo family managed waxwaad uga diri krtaaa bishii

  • @khadarmaxamuud7929
    @khadarmaxamuud7929 10 месяцев назад

    Qofka Canada kusoo gala passport maraykan ma iska dhiibi karaa.

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  10 месяцев назад

      Dad US so galay oo Canada iska dhiibay oo la aqbalay wey jiraan.
      Markaad Canada so galaysid ha iska dhiibin hadaad US usi jeedid

    • @abdirashidmahamed532
      @abdirashidmahamed532 9 месяцев назад

      Wll hadii aan passoport kenya ah kuso galo canada ma iska dhiibi karaa USA

  • @fadumoaqbal5038
    @fadumoaqbal5038 10 месяцев назад

    Aad iyo aad ban ushaqan lahaa lkn dumarku maxay ka shaqaystan wllo ficanow

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  10 месяцев назад

      Shaqooyinka wxy u kala baxaan
      1. Kuwo xirfad aan u baahneen; warshadaha , meelaha dukamaha waaweyn in alabaha loo raseeyo, iyo wixi lamid ah oo qofki lixdisa lixaad leh uu qaban karo. Lacagohoda kuwaas ma badno . Waa inta ugu yar oo dowlada ay jideysay in dadka la siiyo.
      2. Mid xirfad u baahan; technology jobs , qofki fahmaayo computers iyo qaabku u shaqeeyo , luuqadana fahmi karo shaqoyin dad la hadal u baahan iyo computer inaad wax ka sameysid ayad qaban kartaa .. sida call centre, customer service..
      3. Mix xirfad gooni u baahan; engineer, electrician, project manager, .. kuwaas degree ayay rabaan waana college / university qof ka so baxay.
      Marka kowaad meesha cilmigaaga iyo shaqoyinki hore aad ka so gaartay ayad ka bilaabeysa . Qofba waa wuxu horay u garan jiray. Lkn ila kor waad tagi karta hami iyo qorshe hadaad ku so gashid.

  • @FowziaMohamedUmuAfnan
    @FowziaMohamedUmuAfnan 11 месяцев назад

    Please isojawab walalo

  • @cabdixakiinsuldaan8643
    @cabdixakiinsuldaan8643 7 месяцев назад

    Pasport ethiopia siden ugu xresta visa

  • @abdiahmed3630
    @abdiahmed3630 10 месяцев назад

    ka wrn sxb inta lay aqoonsanayo qaxootinimo , meel ma laysii dajiinaya

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  10 месяцев назад

      Sxb nasiibka ayay ku xirantahay markad imaan doontid.
      Haday buuxaan guryaha dowlada u kireysan, waa inaad ila boos lagaaga helaayo meel aad jiifato heshid.
      Haday haayan lkn wey ku siinayan haba noqoto meel yar oo madaxa la dhigto xta.
      Maalmahan dadka so galaya batay. Meel la jiifto helideeda wey adagtahay.

  • @maandhis-maadaysi
    @maandhis-maadaysi 10 месяцев назад

    codkaada aad ayuu ugaabanyahay

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  10 месяцев назад +1

      Sxb , video-yade dambe aad baan isugu deyay inaan kor u qaado. Waana wada inaan ku dadaalo inuu volume ka dheeraado. Mahadsanid.

  • @ABDIRAHMANSHIDANE
    @ABDIRAHMANSHIDANE 11 месяцев назад

    Aan isku so duceyno.

  • @AlwiyagadriAhmed-yc3sv
    @AlwiyagadriAhmed-yc3sv 8 месяцев назад

    Qof yurub joga basborka yar hesto fiso maloso diri kara dankale maisdhibi kara hadu fisaha helo

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 месяцев назад

      Haa visa waa lagu so diri karaa.
      Sharci Europe hadaad haysato oo la ogaan karo, laguma aqbalaayo. Waayo nabad waaye meeshaas. Wax dhib kama jiro.

    • @AlwiyagadriAhmed-yc3sv
      @AlwiyagadriAhmed-yc3sv 8 месяцев назад

      @@arimahasocdaalkacanada ok siden ku iman kara igu fudud ado rali ah

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 месяцев назад

      Ado siyaabaha sharciga ah midkood ku imaada dhaanto. Sida shaqo, waxbarasho kadibna sidaa aad shurudaha laga rabo ku buuxisid.