Nolosha guud ee USA VS NORWAY. Caafimaadka. Shaqada. Deegaanka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 сен 2022
  • Wadaage waxaan videowgan uga hadlayaa waa is barbardhiga Waddanka Norway iyo USA . Gaar ahaan xagga xaquuqda shaqaalaha. Nolosha guud ee reeraha. Kama hadlayo tiro ahaan iyo wax soo saar toona. Waxaan ka hadlayaa waa nolosha qofka shaqaalaha ka ah Norway iyo kan America.
    Noloshu ma qaalibaa mise waa raqiis toona kama hadlayo. ee waa Caafimaadka. Deegaanka. Shaqada. iyo nolosha guud.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 91

  • @Xusen_wajeer
    @Xusen_wajeer Год назад +5

    Though my Somali is limited, you put everything in a great perspective and easy to understand MashaAllah! Thank you brother

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Год назад +8

    Maashaa allaah wll guulayso alle qofwalba halka uu ku noolyahay ha inagu nabadgaliyo oo ha inagu barwaaqeeyo Aamiin yaa rabbi

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Год назад +6

    mashaa Allah congratulations well done

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Год назад +11

    Ninka kaliya aan you yube niyad samida uga taageero 👍

    • @talokeen259
      @talokeen259 Год назад

      Ninkan mansha allah hadalkiisa waa jawi dagan, no stress reer waqooyigii dadka indhaha faraha ka galinayay inuu kasoo jeedo looma moodo

  • @aragsanbk1888
    @aragsanbk1888 Год назад +2

    Maashaa allaah waa sidaas,mahadsanid

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Год назад +1

    Masha'Allah Masha'Allah jzk qayeer

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Год назад +1

    Waad mahadsan tahay waad i dhiiri gelisey runtii inaan wax ka qabsado mareykan kana taxadaro cardadkeyga ilaaliyana qawaaniinta wadanka. Illaa xalay waan ku daawanaayey from Fathia Absei.

  • @mohamedabdikarim778
    @mohamedabdikarim778 Год назад

    Mahadsanid sxb nolosha Uk noo Soo diyaari sxb hadaad waqti hesho 👍

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Год назад

    Masha allaah illaah ha nii xafido yaarabi dhamanteena

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Год назад

    Thanks my brother

  • @naadiamohamud2097
    @naadiamohamud2097 Год назад +1

    Wa mahadsan tahay wallkey horay usoco

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 Год назад +2

    Wow!! Waa meel mudan in lagu noolaado anagana waan daalney sidaan u taagneyn.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад

    Masha alah legend mahad

  • @nimcoxasan8857
    @nimcoxasan8857 Год назад +1

    Waad qurux badan tahay mahad

  • @Saxansaxo11
    @Saxansaxo11 Год назад +6

    Mahadow information badan may haysid, kamaad hadlin , Job opportunities in America or Home Ownership or business ownership, Somalis and other foreigners have a big chance to become successful in America than Norway. In America you can be very successful while in Norway because of the welfare system you survive. I am a Somali business man in America, and there are many immigrants who are successful in America. It is the land of opportunity.

    • @zeunabmahamud8720
      @zeunabmahamud8720 11 месяцев назад

      Xitaa barbar dhig ma gali karaan Norway ayaga iyo maca qaxitogoda 5milion ah

    • @ahmeddayah1956
      @ahmeddayah1956 6 месяцев назад

      war anaa norway kusoo lugoay mahaqeeyo 3 years

  • @adnaanawil7456
    @adnaanawil7456 Год назад +4

    Norway 🤩 🇳🇴

  • @guulhartigeesiguule6004
    @guulhartigeesiguule6004 Год назад

    Masha allah

  • @fali2695
    @fali2695 Год назад

    Mash Allah

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Год назад +11

    Walhi waa runtiis wayo 1996 ayaan soo galley alhamdulilaah illaah mahadiis waye inta waa la ordaa wallkey haki waan tagnaa Walhi waxaan ku soo degtey Maryland ayaan ku noollaa 6years waxaan u soo guurey cit yar oo beeraley ah oo ku yaalo Minnesota Minneapolis oo la yiraahdo Rochester Minnesota alhamdulilaah nolooshey meesha aan ka bilaawey waxaan soo guurey 2002 illa hadda waxaa aan ka jaclahay ma jiirto caruurta aan dhaley collega ayey aden hooyo ka guur tuulladan waxaan ugu jabaabey aniga hospital alle aa weyn mayo ee adduunka laga jecel yahay oo ii maadam dowladaha waweyn an jooga Doctor fiican waa ku heysta leyma takooro hospital dadka yiimaadan ayan la simanahay maxaan ugu guura i love Rochester mn

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Год назад

      Batulo inad aniga iga hadlayso bad moda

    • @koke8711
      @koke8711 11 месяцев назад

      Basaburka norway🇳🇴 5 sano qaato use🇺🇸 ma u guuri karaa

  • @crazinikita3331
    @crazinikita3331 Год назад

    My king you rock

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Год назад +6

    Walaalkey waa lagu siina hadey 4week lacag lagu sinaa lkn waa runtaa waye college lacagtaa laga qaadayo hadda gabadha aan dhaley waxaay noqotey Doctor waxaa laga rabaa labo boqol kun lkn wiilkeyga waxuu helley skaala skaalashp waa naga fiican tiihiin Masha allaah

    • @yahye2
      @yahye2 Год назад

      Asc zthy xldd

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 10 месяцев назад +2

    Norway shaqo badan ma jirto, business, ama siyaasada inaad meel heer sare ka gaartid ma la ogala

  • @hindadahir6894
    @hindadahir6894 Год назад +1

    Asc
    Wll waaba na soo rari gaadhay kkkk
    Mahadsanid

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 Год назад

    Mansha Allah norwey waa system fican bilwalba laga casho oo fasax ah,

  • @abdulahiibrahin
    @abdulahiibrahin Год назад

    Asc wll . Waxan rabay Norwey inaan iska Soo dhiibo. Bal kwrn dhanka qaxotiga Iyo camp. Maka fursad bdn tahy qofka marku under age isku dhiibo mise...

  • @jeywow
    @jeywow Год назад

    aad baan ku salamay turbashash From Hannover Deutschland

  • @abdulkadiraj3747
    @abdulkadiraj3747 Год назад +2

    the land of opportunity meel loo dhiga ma jirto Europ waa meel aan faaido laga gaadheyn specifically wadanka aan ku nool ahaay Austria waa waali

  • @user-ps8hc1wh4k
    @user-ps8hc1wh4k 6 месяцев назад +1

    Asalamucalaykum walaalkay bal kaa waraa takiitaanka Norway waxaan rabaa inaan imadoo ii bal wax igashig saafarkiisa magalada Norway

  • @muscabsharif9794
    @muscabsharif9794 Год назад

    M.a wll hore usoco

  • @mohankariim8409
    @mohankariim8409 Год назад

    Mhdsnd masuul .
    Next video Switzerland iyo Norway noga dhig ama Germany

  • @zeunabmahamud8720
    @zeunabmahamud8720 11 месяцев назад +1

    Buuraha waa dhaqankoda ayagoo buurbaran wey tagaan wadankoda buura badan leh, tan kale norway iyo marekan isku population ma'aha presentage maba isla gali karaan

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Год назад

    👍🏾

  • @anabm.hussein7145
    @anabm.hussein7145 11 дней назад

    Rag wadankooda horumariyey ha ku faanine raggii Somaliyeedow dalkiinii meel ku sheega waad ku fashilanteen 100%😢

  • @xidighanuniye3452
    @xidighanuniye3452 Год назад +2

    NORWAY 🇳🇴 Waxa ku nool 5 malyan lkn America 🇺🇸 waa 338 Malyan lkn Norway 🇳🇴 Nolosheda waa hight

    • @ishowspeed308
      @ishowspeed308 Год назад

      Sax walaahi mareykan china 🇨🇳 kadaran 1b baa kunool

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 5 месяцев назад

    Saxiib meesha Norway sharci ma laga bixiya ??

  • @saki7952
    @saki7952 Год назад +4

    Norway ayaa ila fcn in lagu noolaado, mar hadii aad caafimaad iyo nolol fcn iyo waqti aad heleeyso. Aduunka intaas ayaaba dadku aay goobaan. Ku mahadsanid macluumaadka aad nala wadaagtay.
    Waa Saki oo jooga Caabudwaaq, Galmudug, Somalia.

  • @ishowspeed308
    @ishowspeed308 Год назад

    Ustaad Switzerland 🇨🇭 kasoo hadal😊

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 Год назад +1

    Canada kasoohdal wll

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Год назад +2

    Warbixin aad Uwanaagsan beey ahayd, Inaad Badiso oo aad Wadamo Kale isbarbar dhigto oo aad Sameyso Baadhitaan waaqiciga Ku Salaysan Sida Midan Oo Kale, Dadku Weey Xiiseyn Lahaayeen, Waa Aragtideyda, Oo ka Dhig Barnaamij Todobaadle ah Oo Leh Maalin La Sugo Oo aad Iclaamisay..ty

  • @cabdimaalikyare2151
    @cabdimaalikyare2151 Год назад +3

    NORWAY 🇳🇴 ANIGAA USOCDO AABAHEY IWADI RABO INSHALLAH

  • @ahmedmussa454
    @ahmedmussa454 Год назад +1

    Intaa waxa loo dhaga ma jirto mar hadad shaqaynso shaqada happy ku tahay
    Alxdulilaah dheh
    Masuul
    Anigu happy kuma nihin shaqada fasax ugu badan ee lay ogahy waa weeks lcgta shaqada cashuur ayey
    Dilee Deutschland 🇩🇪
    Lkn Alxdulilaah mar hadan cida ka biliyo

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 Год назад +2

    The tax in norway 🇳🇴 is high

  • @Faadumo455
    @Faadumo455 Год назад +1

    Lacag aya muhiima iyo shaqo

  • @ayanmahamad8
    @ayanmahamad8 Год назад +3

    Lacagey lacag matahay mahee Norway iska daaye eurup oo dhan ma lacag baa taala gaajo weeye waxaa ka Faaiido badan 1 year oo aad eurup ka shaqayso 1 month oo ad America ka shaqaysatid Somalida ugu dhaqalaha badan waxay ku onlyihiin America

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 Год назад +2

      Ayan walale run sheeg badnidaa ilahey ha ku xafido yurub wax yaal malahan waa gaajo somalida ugu dhaqaalaha badan afrika iyo carabaha kunool marekanka ka so shaqeysteen ama marekanka ku nool yihiin

    • @mrzack4124
      @mrzack4124 Год назад

      Tedakale marka xog 2dal so gudbineysid in wadanka kunoshahay aad amantid ma ficna ninkan meshu kunolyahay bu dadka u amanaya

  • @ali_boss724
    @ali_boss724 Год назад +2

    Tuulo iyo wadan super power ah buu ninkan iss barbar dhigeya kkkkk come on man...

  • @fartunidiris8571
    @fartunidiris8571 Год назад +1

    Hello ader seitahay ader waxa raba inan kulahadlo xagekasoxarira isojwab ader macn😍

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Год назад

    Asc mahad mahad sanid👍😘

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 Год назад

    muhiimada waa caafimaad iyo amni

  • @nafisajamac425
    @nafisajamac425 Год назад +3

    USA, Let me correct you it's not land of free is land of opportunity 😉

    • @crazinikita3331
      @crazinikita3331 Год назад

      Let me correct you it’s capitalism while others are socialism but has pro and con

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Год назад

    Notway iyo yurub o dhan wax yaala malahan malahan wa faqri dadkeeduna wa cunsuriyaal norway wadanka aduunka ugu dhaqaalaha badan wa mareykan

  • @cadceedchannel3734
    @cadceedchannel3734 Год назад +3

    Asc Sh. Mahad Waxaan doonaayey inaan Kula hadlo Insha Allah Suaalo aan qabo ayaan Ku weydiinlahaa oo ii Muhiima Kuna Sasaban Norway iyo Waxabarshadeeda Hadii Aad jaanis hayso

  • @queensuusind4572
    @queensuusind4572 Год назад +2

    Team Africa 👋 😂😂

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Год назад

    CARUURAA SOMALIDEY QAATEEN AYAAN KUNACAY NORWEY SI ARXANDARA AH

  • @LuqmaanAli-uc6lx
    @LuqmaanAli-uc6lx 3 месяца назад

    Iiduceeya in ilahay Norway haday khayr itahy i geeyo😢❤❤❤

  • @handle737
    @handle737 Год назад

    Norwey hadaan tahriib ku soo galo oo aan bilaa faro ah sharci ma i siin karaan

  • @apdirahmanismail4519
    @apdirahmanismail4519 Год назад +3

    England iyo Norway is barbar dhig

  • @aidarusabdilahi4698
    @aidarusabdilahi4698 3 месяца назад

    Norway nin han yar ayuunbaa ku habsaama lol

  • @abdelsalamy9864
    @abdelsalamy9864 Год назад +1

    Wax badan ayaad ka beensheegray USA

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 Год назад +1

    THE WORST LIFE WE LIFE ON NORWAY STRESS LIFE IYO NOLOL XUN SWEDEN MUCH BETTER 🥶🥶🥶

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  Год назад +1

      Famousking . Stress kaa maxaan u arki waayay. Qofkaan shaqayn buu Stress ku dhacaa baan u malaynayaa.

    • @famousking447channel5
      @famousking447channel5 Год назад

      @@MahadAbduleTurbashaash ABUKAR NO ADIGA KULA MA JEDO HADALKAAS EE WADANKA SIDO YHAY JAWIGIISA SHEEGA HOOL LAAN MA KENEESO BEYAADA SIDAN AAH WAX DHAX JOOGNA BULSHO CABUURAN ILBAAX ANAN EHEEN ANIGA AHAAN UK MUDO 12 SANO SO DAGNAA JAWI NORWAY KU ARKAAYO HALKAAS KUMA ARKIIN MESHAN CIDLO CIDLO IYO STRESS DAD XANAQSAN ISKA ARKEE OO MURUGO KA MUQAATO PROBLEM AAH

    • @mrzack4124
      @mrzack4124 Год назад +2

      U.S.A halmar so booqo ummad furfuran kala midab duwan kala lahjad duwan so dhaweyn leh sidedaba wadanku hadu population yar yahay barako maleh norway wa stress

    • @famousking447channel5
      @famousking447channel5 Год назад

      @@mrzack4124 aad iyo aad

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Год назад

    American suuqa bakaraha aa joogta

  • @xamarwene4301
    @xamarwene4301 Год назад

    America iyaga ku ogoolaneen ina bila danbi noqoto waa abayuus sucdo

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially5386 Год назад

    Asc walal can I get ur number please

  • @nawila1861
    @nawila1861 Год назад

    Masha allah