SUBAX: Hanjabaad Culus!! Turkigu wuxuu digniin udiray Asraa'lll xadgudubka Suuriya ay kuheyso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 дек 2024

Комментарии • 168

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 13 часов назад +6

    YUHUUD IYO MAREEYKAN,
    XAGUDUBKOO WAA XAD DHAAFAY.
    WAXAYNA U MUUQDAAN KUWO HALAAGSAMIDOONA,
    XILI ASNDHEEREEYN
    INSHAA ALLAAH.

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n 12 часов назад +9

    Falastiin cornimadeeda aa dhiman ilaahow soo dadaji xornimada Reer Falastiin ilaahow cadawga gumeystaha duufaano kukici 😮😮😮😮😮😮Alaahuma Amiin Reer suuriya ilaahow Nabadooda u barakeey ❤❤❤❤❤❤

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 12 часов назад

      Syria xor mahan yahud kadarana hesato

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 12 часов назад +3

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar aamin

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 13 часов назад +4

    Mahadsanid Suuriya Allah barakeeyo. Carabta tunkaweyn Nadaara waad laheshey magacaas ee wexey u baahan yihiin caqli iyo Iiman ey dadkoda kutageran shir bilaa taagero🤔YAAHUU

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 10 часов назад +1

    Masha Allah turkigu falastiin meel UU u maro iyo xuduud lamuu lahayn suuriya xuduud bay wada leeyihiin Dawlada cusub way ogoshahay waanay uga baahan tahay caawimo iyo in cadawga laga ilaaliyo haday run Ka tahay turkiga suuriya la arki inay cawiyaan illaahay umada musliminta ah ha mideeyo cadawgana haka qabto aamiin

  • @New_movies12795
    @New_movies12795 12 часов назад +5

    Ilaahow u gar gar muslimiinta dhamaan aduunka meel kastoy kaga sugan yihiiin ammiin amiin aamiin🤲🤲🤲

  • @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
    @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv 11 часов назад +3

    Mahadsanid nadaara

  • @ahmedwehliye4909
    @ahmedwehliye4909 13 часов назад +5

    Barnamishyada waan jeclahay lakiin xayey siinta warka soo dhax galaayo naga kala yarey thanks

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 9 часов назад

      Iska gudbi adi yaa gacanta kaa haya asiga free uma ahan lacag buu ku helaaaa

    • @HudeifaMohamedAdan
      @HudeifaMohamedAdan 2 часа назад

      @@kingahmaadi9952xarif aya tahay 😂😂😂

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 13 часов назад +3

    Ilaahoow guuleey Syria 🇸🇾

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 13 часов назад +3

    Ilaahoow guuleey all islaamka

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 13 часов назад +2

    Mahadsant walaalkey nadaara TV qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤❤❤

  • @SafiyohuseenHuseen-oh9sq
    @SafiyohuseenHuseen-oh9sq 12 часов назад +3

    Alhamdulilah☝💚👏💞💪❤siriya💝✊

  • @saciidtimircune6084
    @saciidtimircune6084 12 часов назад +2

    Turkiga warkisu wa cadyahay,allah haxafido

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 12 часов назад +7

    Muslimiinta meel kasto oo ay joogan allaha u ggaaro allahana is raaciyo insha allaah

  • @husseinmohamad6546
    @husseinmohamad6546 12 часов назад +2

    Xayeeysiinta wuu kordhay safaari Tv xaaji bal jooji xayeeysiinta badan please

  • @RahmaAhmed-xn5tv
    @RahmaAhmed-xn5tv 2 часа назад

    ALLA'AHAYOW Falastininta Syria Yemen Somalia Lubnan ugargaar yaa ALLA'AH.

  • @AbdullaahiMaxamuud-c2r
    @AbdullaahiMaxamuud-c2r 4 часа назад

    Mahadsanid macalin nadara

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 14 часов назад +4

    Thank you Nadara TV GAZA ya Allah

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 12 часов назад +1

      Kufaar war ma taqaanto ee Waran le lagu waabiya Guul gacantooda tii sareyso Turkey u gargaaraha kuwa la gumaadayo

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima 12 часов назад +1

      @@rafiq5722 Laakiin gaza war ma laga

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 10 часов назад +2

    Yaarabi muslimiinta iskukeen Yaarabi cadowgan jabkooda iyo baabaoda Yaarabi natusi

  • @saidaelmi9744
    @saidaelmi9744 11 часов назад

    Wcs Ilaahay ha dhameeyo yahuuda iyo intii la socoto dakan dakan allaaha ka dhigo Muslim sax ah Ilaahay ha natuso ciil iyo xanuun ayaa nagu dhacay

  • @bashiirmahamedhuseen6057
    @bashiirmahamedhuseen6057 13 часов назад +1

    Xayeysiintu waa tirabadan taheh xaaji

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 12 часов назад

    Wcs wrx wariye Nadaara show Nadaara Tv 📺 ilaahey dhulgariir,argagax,daweelo,uduro aan dhamaad laheen Ilaahey haku salido Israel ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi Aamin

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z 8 часов назад

    Ilahayow suuriya guushoda utaamyeel ree falstiina dulmiga kadulqaad Aamiin yaa Rabi 🤲🙏🤲🙏🤲🤲

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 9 часов назад

    Walee macal sxb nadaara ayaa luuqad adag kula hadlaya yahuuda oo fariintii aan diri lahayn isagaa diraya❤❤❤❤❤ stay alive akhii

  • @Macaad-sd2fy
    @Macaad-sd2fy 8 часов назад +1

    Allaahu Akbar

  • @Farh940
    @Farh940 11 часов назад

    Guul syrai🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @MohaSiraaj-hm6qp
    @MohaSiraaj-hm6qp 12 часов назад

    Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV

  • @RahmaAhmed-xn5tv
    @RahmaAhmed-xn5tv 2 часа назад

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Abdiqadir Nadaara.

  • @caadilcade
    @caadilcade 13 часов назад +1

    Turkiga Buuto badnaa hadda iyo hanjabaada marke Syrian dhulka ku dartay Oo sacbuuley ka dhigtaay

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 9 часов назад

    Asc Nadaara Duufaantan la dag tay Dalalka Carbeed ilaahoow ku salad ee usoo wareeji Dalalka Gumeeysiga Reer Yurub ilaahoow Baab Dowladaha Gumeeysiga Yurub Aamiin Aamiin Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin, Xisbulaah iyo Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr

  • @AdenIdow-t4v
    @AdenIdow-t4v 12 часов назад

    Maasha alah alhau akbar❤

  • @OsmanAbdi-x8h
    @OsmanAbdi-x8h 12 часов назад

    اللهم أعز الإسلام والمسلمين واذل الشرك والمشركين. اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @XawaCige
    @XawaCige 12 часов назад

    Waxay adunk kawado yahudan wax laarkay maha balse waxan rajaynaya in markii ugu dambaysay ay dad muslimma dhibto in ay noqon illahy meel baas allha katuro insha allha yahud shar an ka ahayn majiro adunk

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 12 часов назад

    Asc Nadaarow dowladahan rabo in ay safaarado ka furtaan kheyr Alle ha ka dhigo inkastoo safaaradaha ay yihiin jaajuusin

  • @digaleomar6718
    @digaleomar6718 13 часов назад +1

    Xayaysiinta naga yaree wariye adoo mahadsan

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 13 часов назад +1

    Allha guuleeyo xamaas iyo suniyiinta suriya

  • @loloali8678
    @loloali8678 13 часов назад

    ماشاءالله الحمدالله الذي بنعمته تتم الصالحات قال الله تعال ( ان الله اذا اراد شيئا ان يقول له كن فيكون) الله يعطيكم العافية جزاكم الله خيرا نظارة تي في

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 13 часов назад

    Ilaahow xafid turkiga ❤❤❤

  • @BisharoAbdulahi-z8g
    @BisharoAbdulahi-z8g 14 часов назад

    Asc soomaaliya melkasto adjutant.aniga waankashakiyaya turki❤❤❤❤❤dhertu dhadhab

  • @RahmaAhmed-xn5tv
    @RahmaAhmed-xn5tv Час назад

    Jaza'akaallah Abdiqadir Nadaara.

  • @omarmahdi4325
    @omarmahdi4325 14 часов назад +1

    We have to save our somalia land somalia people wake brother and sister we will be unite keep our land and sea Allah will ask us

  • @Macaad-sd2fy
    @Macaad-sd2fy 8 часов назад

    Maashaa Allaah

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 13 часов назад

    Subax wanaagsan ustaad nadaara tv

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 7 часов назад +3

    TURKI HA U DHAQMO SIDA MAREYKAN, HA YIRAAHDO, SUURIYA WAN DIFACEYNA CIDDI KU SOO DUUSHA , WAXBA ULA HARI MEYNO.

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 18 минут назад

      Ereygaas ama kelmadahaas nin Sunni ah kuma odhan karo Maraykan. Turkigu ha iska baacsado kurdidiisa😂

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 13 часов назад

    Asc nadaara tv subax wanaagsan

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 13 часов назад

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 13 часов назад +1

    Turkigu markan waa khasban yahay inuu dagaalamo

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 12 часов назад

    Turkey ga si fiican ayu ugu hiiliyey siiriya inkasto uu san u hilin Xamaas

  • @omarmahdi4325
    @omarmahdi4325 14 часов назад +2

    Somalia long live

  • @abdifatahabdullahi1863
    @abdifatahabdullahi1863 12 часов назад +1

    Turkey 🇹🇷 wixisu waa iska hanjibad waxba kajirin oo afka keliya ah. Waa tii uu Gaza waxba uqaban wayey. Somalia 🇸🇴 ha laga ilaliyo nimankan Turkey 🇹🇷 ah lama amini karo wayo hada Ethiopia 🇪🇹 ayu noga hiiliyey badena uu ku siiyey bilash.

  • @Maria28832
    @Maria28832 10 часов назад

    ALLAAHA SOO QABTO ISRAIL WAA SHEYDAAN AAN NABAD RABIN

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 7 часов назад

    Erdugan waa booto badan yahay, waana danayste rawo in uu soo nooleeyo dowladdii Cusmaaniyiinta ee dan Reer suuriya ma wado.

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 13 часов назад

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @29msub
    @29msub 8 часов назад

    Turkey tends to make a lot of noise but often falls short when it comes to taking real action.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 13 часов назад

    Ilaahey jarmalka ha buburiyo waa kuwii ka qeyb qaatey xasuuqa Reer Palestine 🇵🇸

  • @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
    @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv 11 часов назад +1

    Wcs

  • @AyubSaid-u5q
    @AyubSaid-u5q 8 часов назад

    Mashaallah

  • @massmass8300
    @massmass8300 10 часов назад

    Wardee jibcaha guusha angaa
    Lahayn

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 44 минуты назад

    Machaallah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 11 часов назад

    Wcs yuhuud waa kibirtay dulmigooda waa batay

  • @tahliilaxmed4138
    @tahliilaxmed4138 11 часов назад

    Erayga ah waan hubaa in aad ka faa iidesateen iska daa wariye

  • @MohamedAliismaail
    @MohamedAliismaail 6 часов назад

    Caraba waa nago walahi macal dowalad carab Oo kahadashay lamahay

  • @umuhamza1551
    @umuhamza1551 6 часов назад

    Ilaahoow u gargaar muslimiinta iyo ehelka suriya anaa dhiman ana waa inaan guri ka doonta intan laygaga hor marin 😂😂

  • @AbdalaSaid-o3h
    @AbdalaSaid-o3h 13 часов назад +1

    Jarmalka😂😂😂😂😂😅

  • @Theridewave2024
    @Theridewave2024 13 часов назад

    Waa iska buulo xoofto Afka foodiisa ah, suuriya hubka casriga nuuc walba ay laheed dhoor maalin lahu burburiye.

  • @Aamaalulum
    @Aamaalulum 12 часов назад

    Lamasii fiirsankaro xadgudubyada yuhuudda meeshaydoontaba haka dhacder

  • @dhimbiilwarfaa
    @dhimbiilwarfaa 12 часов назад

    Nadaaro wRarakGU XILI DAMBE AYEY SOO GALAN MAXAA DHACAY

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 12 часов назад

    Turkiga dad badan ayaa ku ajaran Somalia ayagaa dulaal ka ah Xabashida Itoobiya inay qaadato Suuriya ayagaa reer galbeedka u gacangelinaaya Yahuudda inay burburiso hubkii Suuriya ayagaa isku dayey Afghanistan inay Maraykanka wakiil ugu noqdaan lkn indho run latusay kuwaavtay
    Erdoğan waa cadowga Muslimiinta Suniga aamusnaanta kudila reer galbeedkana ugu gacangeluya

  • @AaminaAbdulkadir-bm7ze
    @AaminaAbdulkadir-bm7ze 11 часов назад

    ❤Fariid ❤

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 14 часов назад +2

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare 11 часов назад

    ASC. SURIIYA. MARKOW. LEYAHAY. TURGIGU. DADANSI. MA. OGOLE. WAA. MAR. DHUL. LAGA. KHATAY. SURIYA. HUBKINA. LAGA. BUBURIYAY. ADUUNKU. WAA. IS. YAKHAN

  • @Starkingstone
    @Starkingstone 12 часов назад

    Nadara sxb subaxdii barmaamij ka joogto ka dhig

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 9 часов назад

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @AhmedMohamed-g9b7m
    @AhmedMohamed-g9b7m 10 часов назад

    Warkooda waxba ha ka soo qaadin

  • @cumarcali6786
    @cumarcali6786 5 часов назад

    Wcs nadaara sxb barnaamijyada maalmaha way yar yihiin
    Nadaara show xligiis 3 jeer ayaan daawan jirney laakiin hadda!!!!!

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 12 часов назад

    Turkia waa mujrim benlow ah wasaqa xunka anaga iyo Syria galada noga hiliyay bax dheh

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 5 часов назад

    Balo ku Dabaqday cayr iyo Caruuro dhiigood bay ku bixin

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare 11 часов назад

    Turgi Maka. Hur. Iman. Karaa. Yuhuda. Anigu. Filimayo

  • @abdullahiahmed2778
    @abdullahiahmed2778 4 часа назад

    Turkiga xiligii la weerari labaa wax yar baa ka haray wee soo dhaàftay yahuuda xiligii la hor istaagi lahaa sidaas ognahay Syria xoogleh waala burburiyay oo waa jabhad

  • @sabrinayounisaden7238
    @sabrinayounisaden7238 13 часов назад

    Yaa Allah give victory to the palestinian resistant. 🔻🔻🔻

  • @Garyare-r5c
    @Garyare-r5c 10 часов назад

    Marketing ka wad badisay ina lugugu naco ma rabtaa

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 часов назад

    Waxay aniga ila tahay in suni iyo shiicoba loo midoobo maraykan iyo yuhuud la iskana dhiciyo waayo waa argagixiso waana qoomu luud hadaad ka xishooto way fuulayaan sida xayawaanka

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 7 часов назад

    Suuriya isagaa rawa in uu ku darsado ee Reer suuriya dantooda kama shaqaynooyo

  • @ahmadomar8781
    @ahmadomar8781 10 часов назад

    Urdogan waa munaafaq wayn yahuuda waa la shaqeeya waana faataal wayn

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 13 часов назад

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 12 часов назад

      Iran baab'a Allh ka dhigo siday u gashay Muslimiinti Suuriya 😢 wax jira moogad tihiin

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 10 часов назад

    Cir iyo bada iyo kiimiko waala baabi’iyay muxuu digaa turki waaba kagu kalatagay

  • @madinaali6274
    @madinaali6274 9 часов назад

    Imaaradka iyo mareeykanba haka diiden inay safiir kuyeeshan suuriya

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 7 часов назад

    Safadaturkiga waayi shaqogashayi

  • @balcad-q5o
    @balcad-q5o 14 часов назад

    Hanjabadiisa gormee dhamaneey.... Aniga xitaa waa u hajabi karaa Israel haddi hanjabaada wax tareey

  • @AhmedMohamed-g9b7m
    @AhmedMohamed-g9b7m 10 часов назад

    Turkiga wax kamaqaadi karoo cabsi awheed

  • @UgaasoJajale
    @UgaasoJajale 11 часов назад

    ❤❤❤

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax 13 часов назад

    Ilaa ayada la burburiyo fadhinsan mayso yuhuudi

  • @fartunfarah6447
    @fartunfarah6447 3 часа назад

    Bas jolaani waa ka shakiyay hauu xabsi american galay kana soobaxay.

  • @ashawooo
    @ashawooo 6 часов назад

    Meshi aya gasha Turkiet 🇹🇷 waye uu soo oradaya reer yuruba Somalia 🇸🇴markeya burataya waxa reer yuruba onoma iman marki uu soo boqada Somalia Turkiet waa kuwi soo kale care waa Shadamina

  • @yusufosman4707
    @yusufosman4707 7 часов назад

    TurkIya markuu bur buriyay Syria ayuu digniin u dirayaa Israel ee waxaa leeyahay Turkia it's too late

  • @MaxamadAbdi-cw2lb
    @MaxamadAbdi-cw2lb 3 часа назад

    falastiin suriiya lubnaan aloow ugar gaar

  • @SouleimanAliHassan
    @SouleimanAliHassan 9 часов назад

    Jarmalka maxaakuduubay diyaaradaha hayuudu duna wadadaa iyagaa furtay lugtay kugalayaan siriya

  • @bastinojeylani711
    @bastinojeylani711 7 часов назад

    Turkey 🇹🇷 booto le waaye

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 8 часов назад

    Turk8ga waa najaas maantoo dhan hadal buu ku jiraa mubaafaqa ethooia garabka siiyay markuu arka madaxweenaheena xaarkiisa cun

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 12 часов назад

    turkigu af kaliya yuu u hayaa falastiin