Ayaandarada haysata Somalia bal eega ciidankan faraha badan ee ay kolba maamul goboleed kuweerarayan may kaga kudifaacan ganacsatada iyo muwadininta kale intay shacabka leeyihiin ishubeeya oo isdifaaca. Alahu akbar taasa dawlad lagu sheegaya
SC Ceerigabo waa Nabad wax waynina kama jiraan waxa gacanta ku haya Ciidamada Poliska Qaranka ee Jamhuuriyada Somaliland...awalna Somaliland bay ahayd cid kale oo wax laga waydiinayaa ma jirto wabillaahi tawfiiq
CAAWA anaa ugu soo hore yay 🎉
❤❤❤❤
Ha la inaga saaro ciidamada ethopia waa Qatar weeyn xaga amniga iyo deganaashaha geeska África kuwaani waa yuhuuda madow ee africa Etiopía waa cadawga Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohamedAden-vo5lj 💯
Somali habeen iyo maalin dhiig cusub
lkn wariyaha kaasohoreeyey😂😂
Shacabka Somalia wa in ay is hubeeyaan sida shacabka mareykanka cml
USA
Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
Ayaandarada haysata Somalia bal eega ciidankan faraha badan ee ay kolba maamul goboleed kuweerarayan may kaga kudifaacan ganacsatada iyo muwadininta kale intay shacabka leeyihiin ishubeeya oo isdifaaca. Alahu akbar taasa dawlad lagu sheegaya
Waa in laxiraa qoloka Abasina-itoobiyq ay soo xirtaa oo sooqaadaa osbatoorayaasha jooga garoowe iyo hargeysa.
Dawlada soomalia🇸🇴 meday xamsoow
Mahadsanid
Fiqi waxaa laga rabaa Abasinya/itoobiya ciidankeedu inay baxayaan iyo inkale.
Somalilan maxa idin daba dhigay reer somaliya dhegaysta ama safaarad erya somalilan ma soo noqonayo maxaydun kaga xiiqi
Waa maxey tahey iska celi dawladii shacabka waajibka kasaaraa meedey?
Mudane xamse cabdi bare hogaaniye rasmiyah dhirigaliye bulsho allow ajir kaa sii ruux dalka iyo dadka daacad ugu sha khaayo run til waan ku far xay hadal kaagi khiirada la haay
Tirabadanaa Wasiiradiisu diwlada mareyka ayeeyba ka badan yihiin
Hadii eey kusii jiraan ciidamada ethopia dalkeena waa udhamaatay kor ayaa Málaga heestaa
Aslamucalaykum
SC
Ceerigabo waa Nabad wax waynina kama jiraan waxa gacanta ku haya Ciidamada Poliska Qaranka ee Jamhuuriyada Somaliland...awalna Somaliland bay ahayd cid kale oo wax laga waydiinayaa ma jirto wabillaahi tawfiiq
Kan RW ladhaho iyo Xasan Sheekh dalka halaga qabto, waa niman aan fahansanayn xataa micnaha dawladnimada; ujeedada 1aad ee umadaha caalamku dawlad usamaystaan cashuurtana ubixyaan waa ilaalinta nafta iyo maalka shacabka. Markaas Shacabka iyo ganacsatada xaq looguma leh cashuur bixin mar hadii dawladii kufashilantay sugida amnigooda.
😂😂😂😂
Argigixiso.axmed.madoobe.kaweenisomaliya.majoogto.ee.halloodiyaargaroobo
faqsh badhi wayn baqtigaga guro donay ethiopia ma xidhayso haday xidhona awelba malacag bay na siinaysay Americaba na citirafaysa haday ethiopia diido mana diidayso waayo iayga dantooda wataa cerigabano furuuqdii sharka waday gurigiiba lagu dumimanta aakhiro joogan duliyiinta denbiga ka gelaya dalka
asc
Asc 🎉🎉🎉🎉❤❤
Somali habeen iyo maalin dhiig cusub