Xog halis ah Imaradka oo 2kun ciidan ah u dhisay Ahmed madobe & 200 oo gadiid dagaal logu wareejiyay
HTML-код
- Опубликовано: 7 фев 2025
- ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.
Guuuuuuul axmed madoobe hore u soco jupaland oo dowlad ah ayaa lagaa rabaa oo gaar u taagan. Inshaaallaah.
Maashaaallaah guuuuul iyo Gobanimo Jupaland Hore u socda cidna ha u joojinina cidna ha isku halaynina xiniiyihiina fuula inshaaallaah.
Ahmed madoobe well done
Waad fiican tahay warkaada
Laakiin axmedow ninmankaa nabad diidka ah mooyee somali kale ha kula dagaalamin maamulada somaliyeed xasan kheeq mooyee ninkale dagaal kama rabo isna kugu soo dhici mayo
Mareexana wa walaaladaa ee la heshii oo wax la qaybso heshiiskana dhaqanka mareeaxan qurba joogta iyo aqoonyahaminta mareexan casin
Si.inaadeer nimo ku jirto oo laab xadhan ugu waran waxa wadanka manta ka socdana u sheeg waxna si xaqahari 'marexan'iyo ogaadeen ugu qaybi dhiso gedo sisimana yista adigaaba hodmayee tolkaana xabad ha uqadan hawiyana xabad haw qadan ee gedo nabad ka dhigo mucjisadan dalkeena la hadhaynakadabargoo dhulkeena haday ina raganimo kugu jirjto qado wanadayda markaad ka faa-iido baynu is waraysane
Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
Tankale Farqiga u dhexeeya AS duulaankeeda iyo gurguurte midkuu la damacsan yahay kismaayo , anigu ma fahmin laba xabadood Farqiga u dhexeeya Hadaysan arintaadu ahayn gurguurte ayaan isku Cid nahay oo xabadiisa iyo dhiiga uu damacsan yahay dhib Uma arko, gafuurkaas cadaalad daro ayaa kuu yeeshay, waana waxa mar kasta musiiibo deegaankaaga ugu habsato waayo qof mar kasta cuqdadaysan ayaad tahay, ma garan karo goorta aad fahmi doontid meesha lagaa haysto.
Imaaradku woxoow rabaa in loo difaaco jasiiradda uu degay
Xasan shiiq maanta alshabaab ayuu qaati kataagan yahay imaaraadkana waxey ku fakareysaa iney somaliya ku qabsato isla ciidan soamaliyeed oo ay ayadu ku dhex dhisatay waliba gudaha somaliya dadka somaliyed na intooda indeed garadka wey og yihiin balse weyska indho tirayan waxey ku qabaan maqaanee Marka wax bey wadaa imaaraad somalina weyska jiiftaa
Wariye waa mahadsan tahay xogtaada koleey aniga waan aamisanahay waayoo imaaradka waxa ay wadaan dadka ma ogaan karaan qof xooraasi sameeya mooyee
Dadka dhahaya warkaa waa been waxan leyhay muuqaalka ahmed kasoo daawada jubbalnd tv isagoo imaaradka u mahad celinaya, Sidoo kale baabaabuurta aad u jeedaan ma kula tahay in ahmed madoobe gada karo waa baabuurtii sanadkii hore dowlada dhexe loogu tala galay lkn imaradka jubbalnd ayuu hada ku taageeray
Imaaradka waa midka ka wada dagaalda wadamada islaamka ah sida Yaman, Sudan, Liibiya , wuxuu ku shaqeystaa oo maalgeliyaa Cidankii u tababaray ,wuxuu iska horkeenaa Ciidamada Dawladda ka dib Wadanka labo ayey u kala qaybiyaan, dib u jaleeco wadamada aan soo sheegay dhamaantood
Xasan Sh. Maxamuud Soomali wuu Kala direy sidaas daraadeed cid waliba waa in ay dhulkeeda nabadgelyadiisa sugtaa amnigeedana adkeysaa. Muqdishona ileen madaxweyne qaran ma aha e loo daayaa xaraashka uu xamar ka wado iyo boobka.
Waxaa la yaab leh nin madaxweyne ah wadamadii deriska ahaa dhul uu dhisto ka baryi wadankiisiina xaraashi hantidii qaranku laa?
Aryaa salaada Allah igu leh, adigana anaa ku leh oo waa business ahaa, ninkii inta ninka afduubtay gurugiisa geystay ee salaatu Leylka u istaagay oo kale weeye, wax macnaha ma samaynayso salaadoodu hadaysanba ka dardaarmin in qof kasta sidaas loo toogto qirana xumaanta denbigay geysteen.
Waryaa dadka beenta kadaa oo ilahay kaxishoo
Wariye waa mahadsan tahay xogtaada koleey aniga waan aamisanahay waayoo imaaradka waxa ay wadaan dadka ma ogaan karaan qof xooraasi sameeya mooyee
Dadka dhahaya warkaa waa been waxan leyhay muuqaalka ahmed kasoo daawada jubbalnd tv isagoo imaaradka u mahad celinaya, Sidoo kale baabaabuurta aad u jeedaan ma kula tahay in ahmed madoobe gada karo waa baabuurtii sanadkii hore dowlada dhexe loogu tala galay lkn imaradka jubbalnd ayuu hada ku taageeray
Maxa waa ninkaan beenta o shegay

Ilaahay waxba kama qarsoona dadka wadankooda xaqiraya qdigaan kuugu dacweeynay ee deugden gacan bir ah ku qabo
Waa sumacs xumo in Aad walaalkaa oo soomaaliya aad ka dooratid Diintaada iyo cirqigaaga soomaalinimo iyo sharaftaada