Maanta ayuu si rasmi ah u noqday Askari Qaranka u diiwaan gashan oo Xaquuq kuleh.
HTML-код
- Опубликовано: 7 дек 2024
- Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews
Guul dowlad fedaraalka Somalia 🇸🇴 from jigjiga
Shanta somaliweyn guul mel kasto jokto guul somaliweyn
Caaqiliin wiilasha somaliyeed calankiina cidankiina ha xabadeynina ee dowlada raaca from jigjiga ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wlhi muwaadin aya tahay
Guulesta ciidan kiina xabad hsku ridina ee dowladiina raaca wa guul ween ay gaartay dowlada somaliya❤❤❤❤
Maashaa Allaah dowlada Soomaaliya guuleeysta inshaa Allaah
Maashaa Allaah waa runtiis aqliga ilaah idinkama qaado. Inshaa Allaah
Masha’allah CXD ee Jubaland GuuLaysta wadanka waa wadankeen dhulkana waa dhulkeen calankana waa 🇸🇴🫡❤️
MAASHA ALAAH MAASHA ALAAH GUULEYSTA SINJIGII SEYIDKAA IDINKU JIREE
Geesiyada dalkow wayna gaasiren
Oynakala gadeen dalkanagay guben
Wayna gawreceen. Ee gurmadoo kacay gobanimada wada guushi way dhawdehe guulasta garad wacanayaal💪🙏
Ilaa iyo en efdhii ,jigjiga ,hobyo,boosaso dhamaan dadka Somali waa mid
Waa eydii Hawiye isku dhiibtay nacalad ku dhacay.☝️
From Jigjiga
Ethiopianka ku heysta iska soo fuji horti adi cidankan wa sharfanyihinee e bal taada u meel day adaa dayacanee 🤢🤢
OOYINTA-NOOCAAS-MAGACEED?GALMUDUG-MARKU-FARMAJO-SAAS-KUSAMEYEY-HAWIYOOW-MADHIHIN-EE-QARANKAAN-XUSHMEYNAY
cuquuqdu meeday 😂😂😂😂 xasan shikh miyaa xuquuq kuu haya calanka somaliase yaa kaa xiga
13 sano ayuu ku ag joogyay halmaalin kama war qabin maanta oo allah wado u furay xaqana tusiyay hada maa soo xasuusatay😂😂😂😂 aa cabadaa waa see u baxeen kuwan dib ugu a soo noqonaayan jbt