Diiwaangelinta ciidamadii kasoo goostay deegaannada Jubbaland oo kabilaabatay deegaanka Raaskambooni

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024

Комментарии • 61

  • @AB333East
    @AB333East 9 часов назад +19

    Guul dowlada fedaraalka Somalia 🇸🇴 from jigjiga

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 9 часов назад +7

    Allaha Xafido Ciidanka Xooga Dalka Somalia 🇸🇴 Amiin Yarabi 🇸🇴

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 6 часов назад +4

    Dhamaantood waa liyuu boolis

  • @diniodawaa1705
    @diniodawaa1705 10 часов назад +7

    Radio Mogadischu hadalka iska saxa waa ku birid er maha kaso goosasho naga wanajiya ciidanka waa ciidan qaran

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 9 часов назад +4

    Dawladnimadu sidaan maahan
    Waa in anshaxa iyo siraha ciidanka lailaaliyaa

  • @AdnanMaxamed-nb1hu
    @AdnanMaxamed-nb1hu 9 часов назад +3

    Walhi waa geesi ❤

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 8 часов назад +1

    ❤GULEYSTA CIDANKA DALKEENA❤GUUL

  • @Muxadaro.channel
    @Muxadaro.channel 9 часов назад +2

    Walaalyaal qayrka ayaan soo dhigaa ee igu dhiiri geliya please 🙏

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 9 часов назад

    Wiilasha halasoodhaweeyo geesiyaasha ah dalkaan waa dalsomaaliyeed huuno ilaashada wadanka guuleeysta waan idunkudhaaranaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️ geesiyadii dalkoow guuuuuuuul leysta

  • @ahmedibraahim262
    @ahmedibraahim262 9 часов назад +1

    GUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUL CXD SOMALIYEED

  • @fatimasalad4555
    @fatimasalad4555 9 часов назад +1

    Soomaali Hamidoowdo Guul Guul iyo Gacmo Buuxa Soomaali Hamidoowdo Soomaali

  • @fatimasalad4555
    @fatimasalad4555 9 часов назад +1

    Guul iyo Gomanimo

  • @khaledabdi1127
    @khaledabdi1127 6 часов назад +1

    Allow dalka nabad noga dhiga
    Aniga xiro qaxoti ban kudhahy kuna dhaly kuna nolahy

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r 3 часа назад

      Amin bro wadadaas wan heynaa alle hanagu toosiyo

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 9 часов назад

    benalayal👇👇👇👇👇

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz 5 часов назад

    Diiwaan galiya, sharcigana u sharaxa, mushaar fiicana siiya. qofkii qof dila waa dil

  • @AxmadNimcaan
    @AxmadNimcaan 9 часов назад +2

    Welcome wiilasha reer fiiq dhulka waa dhulkiina axmad dan idiinma hayo isku dhiiba TALIYE CIRAAQI

  • @somvideo-k3u
    @somvideo-k3u 9 часов назад +1

    Dawladnimo gulaysta

  • @C.shkauurCumar
    @C.shkauurCumar 9 часов назад +2

    ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nasiromar7817
    @nasiromar7817 6 часов назад

    Ciidamadaan hala wada dalacsiiyo.

  • @caydarus-xaaji
    @caydarus-xaaji 8 часов назад

    dowlada somaliya rajihii ceel dheer buu ku dhacay

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 часа назад

    Sntv koox qawleysatabaleh

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 9 часов назад

    Xogata ciidanka waa muhiim in la qariyo
    Lkn in laso tabiyo waa sheeko aad somalia ugu imaaneysaa

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 часа назад

    yaaqasaaro

  • @abdikadirmoallim1268
    @abdikadirmoallim1268 9 часов назад

    Aduunyo , war raggu see wax uqorayan

  • @SiciidSaleeban-ul1oz
    @SiciidSaleeban-ul1oz 9 часов назад

    😂😂😂😂😂😂 Haday kowaan kuwani ciidan hore ma soo marin

  • @MacalimDaahirMaxamed
    @MacalimDaahirMaxamed 9 часов назад

    Waa warey

  • @Sharmaake-gu7je
    @Sharmaake-gu7je 8 часов назад

    Sii wax inooga saaxmaan gooshaada badaala. Waykuso biireen dhaaha hadalka saaxa sii soomaaliiya oo saaxaanto

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 7 часов назад

    Dhabar jabin ayey sameyn karaan yaa la aaminin xamar haloo soodiro kuwii soo koostay

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 часа назад

    hada yaan jubalan laidiin adeegsan

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 9 часов назад

    Wlhi ninkan wa dilan yahay

  • @fatxishugri5284
    @fatxishugri5284 8 часов назад

    Ar adeerkay axmed kaligii wiil waa ku adagtahay maanta

    • @saidibrahim5931
      @saidibrahim5931 7 часов назад

      Asaga iyo Dani wlhi dawlado ajnabi aye ushaqeyaan. Adna waad ogtahay

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 3 часа назад

      @@saidibrahim5931 Lakin maalmahooda waa soo dhamdeen ,,, Marki Galmudug farmajo saan yeelay Qabiil waaye ma oran Hawyie ayagana marki la yiraahdo dorasho qabo xalaal ah ,, Dagaal iyo Qabiil bilaabay.. dadkaan dharbaaxo Qaran lee celin karto....

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 8 часов назад

    War wiilasha kaamirada ka duw wajivoida

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 4 часа назад

    Naacaalaa haawiiye kuu yaalaa waaxay xaageed ku dhaalaatay dee waa ithobiyan ee haalaa ceeliiyo

  • @WeliHajiMahat-pn6hn
    @WeliHajiMahat-pn6hn 9 часов назад

    Fiiq nin ku dhashey maxa Somalia wax ogu darey

    • @Sharmaake-gu7je
      @Sharmaake-gu7je 8 часов назад

      Waa soomaali. Fiiq maa goaan soomaali ayay kutaahay ethiopia miisa goaan guumeeysii

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 8 часов назад

    Iskaso dhiba wixi Ethiopia ku dhashay reer soomaaliyow

  • @axmedbashiir2002
    @axmedbashiir2002 9 часов назад

    Arsenal baa isasoo dhiibi jirtaye dawladgoboleed isasoo dhiibaya waaxay😂

  • @AbdirashidElmi-v8g
    @AbdirashidElmi-v8g 8 часов назад

    Ilko dheer waxa ay 200 sanno lo gumeysanayo wa taas natijadi magaladodi ayay maxabis ka yihin o afkaga aah lala leyahay cidankan wuxu joga xamar clibyadi beenta aha wa jogsaden xogagi askarta aha ba marba mel lala istagaya tvgi qaranka sidas u dhurtey

  • @abdimohamed9252
    @abdimohamed9252 9 часов назад

    Wariyaasha lashaqeeynaaya kuwa duminaaya qarankii somaliyeed waa in sigaara localamadiyo xasan iyo xamse waa laba calooshood ushaqeystayaal

  • @NuurNuur-k3q
    @NuurNuur-k3q 9 часов назад

    Qorida ciidanka yarn laduubin

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 8 часов назад

    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂🫂🤝🤝🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @NimcoMahad-b4b
    @NimcoMahad-b4b 9 часов назад

    Callaa guntii kudhashay kuyaal wuxuu jidhi fiiqban kudhashay

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 4 часа назад

    Fiiq ku dhalo ama fii afmadoow ku dhalo ama faafxadhuun ku dhalo far wajeer ku dhalo waxaad tahay soomaali soomaalina soomaali baa leh

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 6 часов назад

    فوربك لنسألنهم أجمعين * عما كانوا يعملون)
    الحجر (92 -93).
    ( RABIGAA WAXUU KU DHAARTAY DHAMAAN
    INUU WAYDIIN DOONO WAXAY SAMAYN
    JIREEN ) Suurat Al-Xajar 92-93
    Wax wanaagsan iyo wax xun, wararka
    BEENTA AH SIDA MUQAALKA RUNTA KA FOG
    ADEER XUSEEN

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 4 часа назад

    Cadowga umadeena ka soo goostay sifiican ha loo soo dhaweeyo daba dhilifka arxan laawayasha argagixisada luuqyada ku quudiyo waa la nadifina argagixisada kismayo ilaa jilib isku fidisay waa cadow 😂😂

  • @FartunK
    @FartunK 9 часов назад

    bal ka warama Ethiopia ayeey ka imadeen

  • @AliMagan-m3q
    @AliMagan-m3q 4 часа назад

    Been baad sheegaysaan

  • @AbdalahDiriye
    @AbdalahDiriye 9 часов назад +1

    Ax bahdilaad kawayn tanoo kale wiilasha kadaaya

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 4 часа назад

    Dhamantood gobolkooda halo celiyo waa niyuu police Axmed madoobe awalba asago Laga shakisana oo cadeyn lagu hayey inuu Ethiopian yahay hadan malinba malinta ku xigta runtu soo baxaysa

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 8 часов назад

    Guul Axmed madoobe 💪 Horgalada Darood ee Hawiye naf ka raadinaya meel baa la Isla saaray
    From jigjiga

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 8 часов назад

    Ragaasoow waad hoogteen Hassan Imiraadka ayuu Futadiina Ka iibin Lacag taadu waxay noqon Tu haad Ku Sharaf beesho Raga Dawlada Ku jiraa Gacan Cadawga ayay Ku jiraan oo Imiraad iyo Ismaaciil oon Gaalnimo dhaamin ayaa dalka haysta miyaad Gerisa u talawdaan Hassan Shaqadiisa waa Meeqaad I siin wiil iyo Gabadhba dalku waa biic.

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 6 часов назад

    فوربك لنسألنهم أجمعين * عما كانوا يعملون)
    الحجر (92 -93).
    ( RABIGAA WAXUU KU DHAARTAY DHAMAAN
    INUU WAYDIIN DOONO WAXAY SAMAYN
    JIREEN ) Suurat Al-Xajar 92-93
    Wax wanaagsan iyo wax xun, wararka
    BEENTA AH SIDA MUQAALKA RUNTA KA FOG
    ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 6 часов назад

    فوربك لنسألنهم أجمعين * عما كانوا يعملون)
    الحجر (92 -93).
    ( RABIGAA WAXUU KU DHAARTAY DHAMAAN
    INUU WAYDIIN DOONO WAXAY SAMAYN
    JIREEN ) Suurat Al-Xajar 92-93
    Wax wanaagsan iyo wax xun, wararka
    BEENTA AH SIDA MUQAALKA RUNTA KA FOG
    ADEER XUSEEN