Dagaal Adag oo Maanta dhexmaray Geesiyaasha DDS Iyo Ciidanka Ethiopia Iyo Canfartii oo wada Socota.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 июн 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RUclips, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RUclips.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our RUclips channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Комментарии • 83

  • @MohamedmohamudNor-qt3vn
    @MohamedmohamudNor-qt3vn 29 дней назад +18

    Wlh anigu reer galguduud aa ahay inaa meelahaas lashergayo kadagaalamo o kudhinto diyaaraa u ahay I love my dhiigeyga somali people

    • @ducayzane
      @ducayzane 28 дней назад +2

      Dhiiga Soomaalinimo biyo maaha sxbkeyga qaaliga ah. Cadowga Itoobiya ilaa aan dhagta dhiigga u darno oo aan ciribtirno seexan mayno dhulkeenana aan kala soo noqono!

    • @abasmohamud1348
      @abasmohamud1348 28 дней назад

      @@ducayzane sax

  • @user-rs6cd3hp5e
    @user-rs6cd3hp5e 29 дней назад +6

    asc jama galad wa in ad tagta goobta dagalka o ad dhiragalisa mahadsanid

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 29 дней назад +2

    Asc waan idiin salaamay ilma asheerayaal shukran halkaas kawada guubaabibta iyo dagaalka xagga afka ee aad dadkiina diintiina dalkiina ku difaacaysaan
    Shukran mar kale Mr jaamac gallad xafidahullah fiddunya wal Aakhirah

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 29 дней назад +2

    Itobiya waa cadow haliska ceeliyo ciidanka somaliya galbeed guuleysta marwalba INSHAALLAHA

  • @user-py8ej6uh3s
    @user-py8ej6uh3s 28 дней назад +1

    Gulesta gesiyashena somaliyed❤❤

  • @asiyacadeey480
    @asiyacadeey480 29 дней назад +7

    Yaa rabii cadugayaga jeebi guul ciidankeena liyuu police iyo shacabkeena

  • @AdanBarreh-do6vk
    @AdanBarreh-do6vk 29 дней назад +5

    Guuuuuul dhamanten somali galbeed

  • @mohammadhassan3693
    @mohammadhassan3693 27 дней назад

    Guul somali 🎉galbed iyo jamac galad 🎉

  • @nuurxasan7620
    @nuurxasan7620 29 дней назад

    Aamiin insha allaah allaah ha guuleeyo D.D.soomalida

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 29 дней назад +1

    Guul Guul Guul Guul Guul Guul dhamanten soomaadii qalbeed gui adigu démaquillant yeux sxb le plus 😅❤❤❤🎉🎉🎉

  • @DayibdaahirAskar-xz9lf
    @DayibdaahirAskar-xz9lf 29 дней назад

    Maansha allaah guul iyo gobanimi DDS

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed5501 29 дней назад

    ILAHAY HA GUULEEYO SOMALIDA IYO CIIDAMADA DDS CAFAR IYO XABASHO ALLE HA JABIYO From guriceel

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 29 дней назад

    Inshaallah guul somalida dds

  • @galaxypony7716
    @galaxypony7716 29 дней назад

    Guul ama geeri gesiyasha somaliyed meel walba ay dunida jooga ani somali halbay ii tahee 🇸🇴☝️🫶🥇

  • @elmi-bt2jg
    @elmi-bt2jg 29 дней назад +2

    Guul iyo gobanimo liyuga iyo shaabika somali Galbeed don't rest until you return displaced innocent mother' father and children to their home

  • @abdinoorahmed8481
    @abdinoorahmed8481 29 дней назад

    Allaha lajiro somalida meel ay joogaanba tafaruqa iyo kala taga allaha ka saaro madaxda jilicsan ee maanta xika hayso ayey arkaan cadowga

  • @MOHAMEDALI-uv8tr
    @MOHAMEDALI-uv8tr 29 дней назад

    Allahayow caqliga iyo cududa soomaliyeed midee
    Aaammin

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 28 дней назад

    ILLAAHAYOW SOOMAALI MAXAMMAD U HIILI OO MIDEE ITOOBIYAANKA DHEXDOODA KA QARAXDAA OO AY IS
    DHAMEEYAAN
    AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABAL CAALAMIIN

  • @muxyadincali5330
    @muxyadincali5330 29 дней назад +1

    waa yaab ! wanu ogayn in ay ciidanka itobiya marwalba uhiilinayen canfarta, o marba dib losocelinayay. su aashaydu waxaweeyi.
    1.aaway ragii matalayay shacabka somalida ee federalku, maxay uga hadlilayihiin.
    2.Adan farax sigaara waxa ugusojeda gobolka siti, muxu uga hadlilayahay inta dhalinyaro somaliyed kudhinten ee kolba milatarigu dib usocelinayay.
    3.aaway kursigii lalahaa kan ugu saraysa ayay kufadhidaa taladay wax kuledahay.
    4.canfartu markay intaas oo mayl gudaha usogalen xasuqena shacabka somalida maxay cidanku marna uga hadliwayen oo ay ujoojin waayen?

  • @HooyoFosiya-vu7ww
    @HooyoFosiya-vu7ww 28 дней назад

    ❤❤❤

  • @melyunweheleye2035
    @melyunweheleye2035 29 дней назад

    Ilaahaa mahad is Kaleh heesaha guubaabada u saara

  • @Moussa-sr7xb
    @Moussa-sr7xb 29 дней назад

    aniko gobolka siti gaso jeeda waxan layyahay maddax waynahena mustaf cagger iyo kadhfeedhe onoqday khaalid binu waliidka somaalida iyo geesiyaasha new police iyo geesiyaasha galbeedka siti guullaysta walaalayaal,guull iyo gobonimo

  • @MedOusleyeh
    @MedOusleyeh 29 дней назад

    Masha Allah ciidenken liyu police garabkiina allaha galo

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 29 дней назад

    Allahou rayamou aux martyrs musulmans midnimo somalies states sitte

  • @hassannurrashid9208
    @hassannurrashid9208 29 дней назад +1

    Guuuuul dhamanten

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 29 дней назад

    guuuul geesiyada libaxyada wadaniga xaqudirirka liyuu geesi libaxyo allow xafidoo ugurmo garabsii aamiin🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💯💯💯👍👌👌❤️❤️✌️🙏

    • @user-pj4zq2pj2q
      @user-pj4zq2pj2q 29 дней назад

      Gambia ayaa calankaan iska leh ee u dhig kaaga so qaado walaal aniga o xita puntland ka so jeeda ma saarto cawaala igala qiima badan mrka dib isugu laabo abyo 🧠🔫

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 28 дней назад

    Cadawgaag cadawgiisu wa saxiibka xabashigu iyo tigre oo dhan iyo somaali waa in lagu dhufta mar qudha dawlad kusheega Aabie ee caqligu ka halaabay si dhaqsa ah haloo qabto Itopiya

  • @OmSamar-iy7cj
    @OmSamar-iy7cj 29 дней назад

    akhayaarey waxaan muqdisho kuheynaa 200 oo raga dagaalkana rabo meelee uguhagaagaan sxb

  • @faaraxmaxamed6086
    @faaraxmaxamed6086 29 дней назад +1

    jaamacow xishoodka haka tegin mawaxaad iga dhaadhicin Canfar baa Soomaali ladagaalami karta

    • @hassanomar6943
      @hassanomar6943 29 дней назад +1

      Maxaad kala jeedaa ma cafar ayaa awood badn mise.?

  • @hssnhussein
    @hssnhussein 27 дней назад

    Dagaalkan waxaan rajeeanya inuu is sku badalo dagaal Somali Galbeed kaga xorowdo Ethiopia sirdoonka iyo madaxtooyada Somalia waa in si hoose ula shaqeeyaan Musdaf cagjar
    Saraakiil iyo hubna ku saacido

  • @abwaanbaadiye717
    @abwaanbaadiye717 29 дней назад

    waan idin wataa waayadan
    siiba jaamac galad

  • @abdullahifarah5619
    @abdullahifarah5619 29 дней назад

    Ilahayow somali sixirka iyo dhuni qataha ka saar somalinimada waxa yaqano ninkii lodila axmaro inay cadawga somali tahay waxa garan ninkii somali dhalad ah

  • @ganeydubad1306
    @ganeydubad1306 29 дней назад +1

    guul xabarte cawo muxuu soo qorayaa

  • @amahmud4132
    @amahmud4132 29 дней назад

    Waxa aan isku diidanahay waxaa ka weyn waxa aan isku nahay ee ku socda sootebinta wararka Somali galbeed

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed5501 29 дней назад

    Ciidanka waxaaan leeyahay dhimashada u bareera wlhi Janaad Galaysaan hadaad ku dhimataan idinkoo dhulkiina difaacanaya maanta maalin ay ka liitaan ma jirto

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 29 дней назад

    Guul iyo gobanimo

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 29 дней назад

    No argagixisada waa shicibka somaliyed. Ee ummada somaliyeed.heedheh waa aroomadii oo dhsrka laga badalay.

  • @user-qz1di1tc6o
    @user-qz1di1tc6o 28 дней назад

    Dagaalkaas waa dagaal ujeeda leh waxana hogan u ah somalind waa shax ay kuhashiiyeen muuse iyo abiih axmed waxa badaloosii in lugudumiyo DDS warkaas haleeyga qoro

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay 27 дней назад

    Sidaan warka ama sheekeekada u fahmay, Dagaal Anfar iyo Somali kama dhexeeyo ee waa Ethiopia Vis Somali, Anfar iyo Ciise ayaa is haysta waa macquul, laakiin Somali iyo Anfar ayaa is haysta waa sheeko jillicsan oo waxaa la ogyahay Somali isagoo shaaha casarka cabaya inuu Anfar Karbaashayo, just my opinion!!!

  • @fuaadarahmankaleef7105
    @fuaadarahmankaleef7105 28 дней назад

    Ani waxaan u arkaa in madaxwayne mustafe arkay waxa socdo xajkana ika aday cidamadana ku sodhahay iskaa celiya in uu so noqona ?????

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 29 дней назад

    Guul wiilasheena Ethiopian

  • @DookhaOdayga-hy7bh
    @DookhaOdayga-hy7bh 29 дней назад

    Waa arin iska cad canfarta indabada Laga wado

  • @hamzecarloz9440
    @hamzecarloz9440 28 дней назад

    walalah tigreyga,oromada,axmarada, marka adis ababa galno ninba dhankisa haka dumiyo😂 arkuwana lgnd waye😂😂😂

  • @imthecaptainnow6446
    @imthecaptainnow6446 28 дней назад

    Inta somalida iska dhaafto doqonimada toos ha loo galo dagaalka itoobiya

  • @habarkuuley
    @habarkuuley 29 дней назад

    Jaamac galad waa naaxay tolow ma aroos cusubaa kkkkkkk barakaalh

  • @Earnmoney2024-h5g
    @Earnmoney2024-h5g 29 дней назад +1

    Liyuuboolis nabsigii walaalahoodii somalida muslimka ahaa baa haya
    Liyuuboolis taariikhdiinii madoobayd iska dhaqa
    Gaalada Ethiopianka kujihaada
    Ethiopian Muslim ahna ha dulminina
    Guul soomaali

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc 28 дней назад

      Oohinta hooyadaa kula noqo ragani ilaahay kaliya ayay ubaahantihiin

  • @hamudosman9604
    @hamudosman9604 29 дней назад

    cORRECTION jMACA GALAD aaga uu daalaku gadhacay waa agga candhuufa ee kaabiga ku haysa magaalada candhuufa, maaha aaga cadaytu

  • @maxamedcabdi5210
    @maxamedcabdi5210 29 дней назад

    Xiligii malaz ayey itobiya ka xoog badnad manta waa beeylah

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 29 дней назад

    War nsgs tag baax axmaar wa

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 29 дней назад +3

    Madaxweyne mustafe saafado ha u dirsado Somalia 🇸🇴 iyo jabuuti 🇩🇯 itoobiya qolaba dhulkeeda wey u tashatay. muuse biixi ayaa cabiid bahdilan u ah abey Ahmed . Soomaali galbeed hanoolaato

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 29 дней назад

    War ilaa Adis Ababaa Sii Socdaa Birhaanuu Juula iyo Caasho oo gaanshaan dhiga amreyso qabta.

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i 29 дней назад

    Baraar dhuuso foqal dhuuso jaamac

  • @bashenuur
    @bashenuur 29 дней назад

    Am somali ethiopia how they call us terrorism!!! Kililka 5aad ma argagixisaa? Anigu ma argagixiso ayaan ahay?

    • @yusufmohamed6446
      @yusufmohamed6446 28 дней назад

      Somali ethiopia wax la dhaho ma jiran somali ba thy ethiopia argagixiso ayad u xisabsan tahay nacalada ethiopia

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 29 дней назад +1

    Ciidamada federalka Ethiopia 🇪🇹 iyo canfartu ha guulaystaan malin dhawna insha allah somaliland ayaa soo galaysa difaaca dalka Ethiopia lagaga sifaynayo argagixisada faqashta ah ee dabka la wareegaya

    • @dr.mohamedabdisheik8813
      @dr.mohamedabdisheik8813 29 дней назад +1

      SNM la yaabi meyno inay sidaan u hadlaan ama u dhaqmaan Cudur Aqoonsi Doon la yiraahdo ayaa ku dhacay oo Marqaan baa ugu darsamay sidaa awgeed aqliga Digaaga ayey la soo shirtageen, Soomaaliya ha guuleysato

    • @Earnmoney2024-h5g
      @Earnmoney2024-h5g 29 дней назад

      Language Google translate ahmaric to somali is not easy 😅😅😅
      Canfari mise orom midkee tahay adigu

    • @user-pj4zq2pj2q
      @user-pj4zq2pj2q 29 дней назад

      S.h. wase luqada ii dhig amxaar baa tahaye 💀🔫

    • @yusufmohamed6446
      @yusufmohamed6446 29 дней назад

      Us us asalada hooyadaa wase naagyohow naagu dhaley waxas iidoor gaala caabud ka ahow Wiilal indho gaduudan oo JS ah 150k ku baacsanayey ciilan ciilan dhashay car is dhaqaaji meel walbo D5 ba kaa xiga kurtun kurtun dhalay soo raac canfar iyo ethiopia xabaal iyo geeri un bad kala kulmeysa

    • @yusufmohamed6446
      @yusufmohamed6446 29 дней назад

      Noo citiraaf ilaa qiyaamaha soo oooy😂😂😂😂

  • @HassenMahdi-cr7jq
    @HassenMahdi-cr7jq 29 дней назад

    Halgama cumar galad

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b 29 дней назад

    Kaalaya Jaamac Ma mudug Buu kudhashay masa Hooyadiis baa Cumar Maxamuud Ah Amxaaro necebaa ninku? Meelu Amxaar Soogalay Faranji waaxaaji.😎

  • @dualeibrahim4033
    @dualeibrahim4033 29 дней назад

    😂😂😂😂😂

  • @nelmi7496
    @nelmi7496 29 дней назад

    😂😂😂 Kuwii itoobiya sanadkıı 2001 kadıfaacayey alshabaab oo lahaa argagıxıso ayaan kadıfaaceeynaa ıtoobıya mıyaa hadda ayaga qudhooda ıtoobıyaanku ugu yeereen argagıxıso?😅😅😅

    • @Earnmoney2024-h5g
      @Earnmoney2024-h5g 29 дней назад

      😅😅😅😅itoobiya waji malahan ONLF xataa itoobiyaanka dartood bay ulaayeen

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 29 дней назад +1

    Ogaadeen duli, wax uusan shaqo ku lahayn buu raadiyaa. War shalay ma hilmaanyry ciise Suu kuu iibsanayey?.

    • @houmedmohamed1923
      @houmedmohamed1923 29 дней назад

      Rufiyaan xaasid ah ayaa tahay gormu ciise iibsadey ogaden qanisyahow

    • @samaalesomaali8664
      @samaalesomaali8664 29 дней назад

      ​​​@@houmedmohamed1923 Waa run "Ciise bin axmed" iyo Isaaq bin Axmed ayaa saaxiib ahaan jirtay mengistu oo ka soo horjeeday Siyaad Barre.....doqon Ogaden🤣🤣🤣🤣🤣

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 29 дней назад

      Uskaagyahow Urlaub kalabax dadka duuso weyne

    • @yusufmohamed6446
      @yusufmohamed6446 28 дней назад

      Waxas kurtun ka ahow 😂

  • @abdinoorahmed8481
    @abdinoorahmed8481 29 дней назад

    Allaha lajuro somalida meel ay joogaanba tafaruqa iyo kala taga allaha ka saaro madaxda jilicsan ee maanta xika hayso ayey arkaan cadowga