Jigjiga - Baarlamaanka Deegaanka Iyo Madaxweyne Mustafa Omer oo Maalintii 2aad Dood Adag yeeshay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RUclips, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RUclips.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our RUclips channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Комментарии • 24

  • @MohamedJamac-m7b
    @MohamedJamac-m7b 2 месяца назад +5

    Mashallaa

  • @88waaye
    @88waaye 2 месяца назад

    DDS guul iyo gobanimo aan urajeyhaa insha allah❤❤❤

  • @AliGeeljire
    @AliGeeljire 2 месяца назад

    Mashalla well done our lovely parliament keep going and make it continues

  • @AbdirashidDhux
    @AbdirashidDhux 2 месяца назад

    Runti xildhibaan dr. Abdifatax sheekh biixi waa nin wax bartey oo aftahan ah daacad ah sida uu doodihisa usoo jeediyo waa macquul ayan kaheley iyi sida uu uga hadkey misaniyada waan kufarxey in uu nagu matalo kursiga dagmada wardheer ❤
    Abdifatax sheekh biixi barigi uu aha waziirka hormarinta deegaanka somalida nin wuxu aha wax badan qabtey oo fikir fiican wata geesinimo iyo hor,usocod leh lkn nasiib darro deegankeena ninkii waxqabad laga dareemo xilka walaga qaadi wana dhibka ina heysta
    Waxaan soojeedinaya hadaan hormar iyo dacadnimo rabno aan dr. Abdifatax sheekh biixi madaxweyne udoorano
    Mahadsanidiiin

  • @Turtle333face
    @Turtle333face 2 месяца назад +3

    ❤Jigjiga

  • @Ali-rk2yp
    @Ali-rk2yp 2 месяца назад +2

    War dawladi waa TAN reer somalia dawladnimadu waatan islaxisaabtan qorshayn iyo hindise horumarineed! Maha dawladnimadu buuq iyo isqabqabsi iyo fadhi kudirir! Wax kabarta DDS casharada dawladnimada reer somalia arintaas aan kabarano.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 месяца назад +1

    Welkom 🤗 Nuur wallo Guul DDS

  • @أبواسماعیلاحمد-غ4ب
    @أبواسماعیلاحمد-غ4ب 2 месяца назад

    Maansha alaah meeshan mdaxweyne iyo dawlad aragti dheer ayaa ka jira waxaan arkayaa dood caafimaad qabta ismaqal iyo kala dambayn iyo ismaqal

  • @mustafaabdi6101
    @mustafaabdi6101 2 месяца назад

    Jigjiga wa xarunta horumarka africa

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 2 месяца назад +1

    Asc sstv ❤

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 месяца назад

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤❤

  • @maxamednadiir753
    @maxamednadiir753 2 месяца назад +1

    DDS waan hambalyanaya dadaalka maamulka waxan kacodsanayaa in dagmo laga dhigo unka way uqalantaa waa magaalo wayn oo qabalayaashi kadanbeyay baa dagmo lagadhiga ceel malahan koranto malahan school dayactirbuu ubaahan yahay

  • @MowlidYare-s6m
    @MowlidYare-s6m 2 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiali904
    @abdiali904 2 месяца назад

    Xildhibaan abdifatax abibakar su,aalihiisu waa muhiim sidoo kale abdifatax sh bihi

  • @mawlidaxmadnassiraw-cali6880
    @mawlidaxmadnassiraw-cali6880 2 месяца назад

    Ciidanka maleeshiyada dhankasta wey kadulman yihiin xataa magacana dhahoo

  • @OsmanAli-z3b
    @OsmanAli-z3b 2 месяца назад +1

    Fadlan soomaali Baad tihiin e afsoomaali ku hadla isku xishooda

    • @shukrilul
      @shukrilul 2 месяца назад

      After luhadli hayaam marka😂😂

    • @baaqshacab1440
      @baaqshacab1440 2 месяца назад +1

      Oo maxay ku hadlaayaan af soomaali unbaan aniigu maqlaayaaye kkkk

  • @mawlidaxmadnassiraw-cali6880
    @mawlidaxmadnassiraw-cali6880 2 месяца назад

    Xubnaha baarlamaanka dds waa dad bisil oo sifiican wax uwada lkn kuwa af Soomaaliga iyo af English ka isku dhex daraya haysa saxaan ileyn Soomaali baa wax loo sheegayaaye

  • @AbdiBuhodle
    @AbdiBuhodle 2 месяца назад

    Khabridaha iyo wardheer wadad udhexayesa maxaa uga qorshayesan dawlada Dds

  • @AbdiBuhodle
    @AbdiBuhodle 2 месяца назад

    Hadal xildhibanka wardheer ku metela dds hadlakiisu waa hadal wanagsan runtii

    • @AbdirashidDhux
      @AbdirashidDhux 2 месяца назад

      Aad iyo aad wallo waa xildhibaan macquul ah alx aderkey abdifatax sh bixi❤❤❤

  • @mowlida918
    @mowlida918 2 месяца назад

    Waa xildhibaano aan tayo lahayn oo nacamlayaal ah waa system iskuxidhan oo musuqmaasuq ku heshiiyay doodahana waa riwaayad shacabka lagu maaweelinayo