DA'ADA DHULKA UU JİRO SİDA LAGU OGAADAY (Q.2AAD)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 янв 2025
  • Growth investments are more suitable for long term investors that are willing and able to withstand market ups and downs.
    Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
    / annaga productİon
    Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
    Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
    Arimahasayniska@gmail.com
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Комментарии • 119

  •  3 года назад +37

    Waxaad ka daawan kartaa qaybta kowaad ruclips.net/video/XHtZwMOscIA/видео.html

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 3 года назад +6

    Maasha Allah waa jeclahay Macalin kaan sharaxaadiisa wax badan aan ka faaiiday Allaha ku xifdiyo macalin

  • @ayanosman4980
    @ayanosman4980 3 года назад +3

    Asc Ustaad, muducan soo diyarisey Waa wax runtii laisweydiyo, lakiin inta badan anaga ALLAH uunba udeyna ileyn Dintena ah.
    Lakiin Cilmiga Seyniska Waa wax loo bahan yahey oo ah Aqli uu ALLAH adoomadisa siiyey oo ay barteen. Wax walbanna bilow ayey leyihin & dhamad.
    Tankale Cilmiga Waa wax loo bahan yahey innan barano hadan nahey Dadka Somalia.
    Thanks ustad muducan muhiimka ah✋🏻.

    • @khadarkhadarmatan2988
      @khadarkhadarmatan2988 3 года назад

      Allaahu akbar aduunka waxaa abuuray allaah

    • @mameyare427
      @mameyare427 3 года назад

      Abuuritaanka alle myaad dood galiseen adna aadkulataageraysaa nio wxa qaybka ah alle oo kliyah ayaa og adi ma og mise saynisyhan xun oo bani aadam ah wliba gaal ah myaa og nio khald wyn bad kulajirtaa ninkan wlan ee aqonyahanka iskadhigayo ee fikir sxp diintana unoqo sificana u aqri markasad fahmi

  • @khandaqmedia2243
    @khandaqmedia2243 3 года назад +1

    Mahadsanid ust Abdi rashid

  • @mohamedofficiall8116
    @mohamedofficiall8116 3 года назад +5

    Sxb dhulkaan aan kunoolnahay da da uujiro oosaxah cid ogaan karto oon allah eheen majirto waayo nabi aadam cs intuu dunidaan imaanin kahor ayuu dhulka jiri mrka intuu qof bani aadam ah dhulka cagta soosaarin kahor yaa ogaan karo mrka intuu qur aanka noosheegay ookaliya waa inaan aamina quraafaad nin gaal ah keenay dadka haka dhaadhicinin

  • @faysalshaam3620
    @faysalshaam3620 3 года назад +3

    Thnks ustaad cabdirashid hore usco waxaybo badan ka faidyna

  • @saadeid8889
    @saadeid8889 3 года назад +6

    Qofkani waa real Academic ✅

  • @abdullaahiabdihakiim2363
    @abdullaahiabdihakiim2363 3 года назад +1

    Ustaad waxbadan baakaafaa iiday aad baad umahadsantahay allah haku xifdiyo

  • @adama2988
    @adama2988 3 года назад +2

    University of Karueein, founded in 859 AD in Fez, Morocco. Tan ayaa ah jaamacadii aduunka ugu horeysay.

  • @xigmadahena
    @xigmadahena 3 года назад

    Waku salamay barafisore waxa raba Ina wax ka ogaado cilaaca qarixiisa ama dawaqiis kuli macluumadkiisa

  • @medfakir
    @medfakir 3 года назад +2

    Keep going sxb qali qof igu qaliwa whl wll waliga haniyad jabine dadka somalied inta cawin kartid na cawii sxb nolosho yaa naxarise Allah yu jaycayl yahay inta naxarisata isago igu naxarise badane sxb intana igaa waanoo wll

  • @xidigoffacial8623
    @xidigoffacial8623 3 года назад

    alle hku siyaadiyo aqoontaada ustaat cabdirashiid

  • @jabrilxassanfariid6420
    @jabrilxassanfariid6420 3 года назад +1

    Masha Allah Wall alha kuxafido 🙏🤟🇸🇴🇸🇴

  • @yuzuvapdihasan2368
    @yuzuvapdihasan2368 3 года назад +2

    Another lever keep go 😍✌

  • @yussufmoalimu2491
    @yussufmoalimu2491 3 года назад +10

    Brother kownkan ilahy aya samay waxna lagu aburay maalmo خلق السموات والارض في ستةايام quranka aya lagugu shegay wa kabaxay wll

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 3 года назад

      Oo hada muqalka ma waxa lagu dhahi kumanaa sano kadib ayan la abuuri ok horta ani cita wan fahan sanahay aayada wana sax lkn tanna wa macqul

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 Год назад

    Maa Shaa Allah bro

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +11

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 3 года назад +1

      Nin ka waxaa uu kusali naayay nabigeena swc ee Asc kuma dhihin

  • @Mohamed-uw1if
    @Mohamed-uw1if 3 года назад +1

    Annaga saxiibow waa sheeko kale tanna ma idhinayd annoo kale inta faaidaysatay like dheh

  • @adama2988
    @adama2988 3 года назад +3

    University of Karueein, founded in 859 AD in Fez, Morocco

  • @Zaara.genyo.
    @Zaara.genyo. 3 года назад +2

    wllky wligay wan.ku tageraya keep gwn 🙏

  • @MichaelAli1234
    @MichaelAli1234 3 года назад +7

    Waxan umalena inan ina noqaday qofaka uga horya dawashada vidoe

  • @the_hit_man_
    @the_hit_man_ 3 года назад +4

    Elements : afsomali waxay ku noqoneysa walxo sidaa u hadal

  • @munailwaad6203
    @munailwaad6203 3 года назад +2

    Mahadsanid rashiid❤👏

  • @muusecumar3349
    @muusecumar3349 3 года назад +3

    cabdirashid axmed wa ku salamey saalan ka dib wax ku weedina hala so al so asheeydu wax ka rawa ina ika jaahil bax so macanlin wax ka rawa in maalinti daweesha xooga badan lo araka macanlin o haweenki lo arki la hay macanlin ma talo wax umaleyna in qooraxda la shaqeeso ba umaleyna macanlin ika jaahil bix madsanid macanlin cabdirashid wax umaleyna ina ifahadey macanlin

  • @adnaanawil7456
    @adnaanawil7456 3 года назад +1

    Shukran wllo

  • @azwernasser8096
    @azwernasser8096 3 года назад +2

    Thnxz

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 3 года назад +2

    Aragti iyo wax bani aadam aan illahay rumaysnayn soo mala awaaleen warkooda dhagayso mooyee wax kasoo qaad malaha illahay waxbaa qarxay iyo waxbaa olololay dabadeed qaboobay inamuu odhan samooyinka iyo dhulka anaa sameeyay ayuu yidhi mudadii lagu sameeyayna wuu sheegay intaa kadib aadam ayaa la anuuray taasaanu rumaynay

  • @fardawsamuumin4663
    @fardawsamuumin4663 2 года назад

    from4 aya schoolka ku dhiganay madada juqurafiga masha allh

  • @Omarhadaari198
    @Omarhadaari198 3 года назад +2

    Keep Going

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 3 года назад +15

    Dhulka iyo cirka ilaahey aa abuure "
    Marka yaa ogaani karo da'da uu jiro dhulka?
    Ileen dadkaas maalimihii dhulka iyo cirka la abuuraaye mee joogin "🤔

    •  3 года назад +13

      Si fiican u dhageyso muuqaalko, Shardi uma aha shay in la ogaado in xilligii uu sameysmaayo xaadir la noqdo wax weliba raad dib loogu raaco ayey leeyihiin.

    • @suldaanabdullahi4407
      @suldaanabdullahi4407 3 года назад +1

      @ haye waa fahmay "

    • @aaryan_poi2730
      @aaryan_poi2730 3 года назад +1

      @@suldaanabdullahi4407 SAS maxaa ku diidey intaad seefta iska la soo boodi laheyd|||!

    • @suldaanabdullahi4407
      @suldaanabdullahi4407 3 года назад

      @@aaryan_poi2730 arintaas waxbo kaama galin mafahante "

    • @mameyare427
      @mameyare427 3 года назад +2

      Raadka bani adamku ogyn ee isagon la abuurin samaysmayo mxu ahaa nio caqli iskuyeel kafikir wxaad dadka ushegayso saynisyahan gaal ah oo ilaahy aminsanayn iyo rasulkisa inad wxusheego kuqanacdo oo fhmto wxuu rasuulku shegyna aad dhag jalaq usiinin wlagaficanyahay akhiradaadana uma roona

  • @kobciyeofficial9517
    @kobciyeofficial9517 3 года назад +2

    Mahadsanid ustaad

  • @bileali8846
    @bileali8846 3 года назад +1

    Masha alh ugas wad mahadsanid

  • @amalkiin4648
    @amalkiin4648 3 года назад

    Barnaamijyadaa noo soo badi ustaad wnku hystaa

  • @abdisalamsidow
    @abdisalamsidow 3 года назад +1

    Mahadsanid ustaad waxaa kaa codlsan lahaa inaad noo soo badiso arimahan astronomy markaad kahadlayso waan ka helaa runtii.

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 3 года назад +1

    Thanks macalin

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 3 года назад

    Walaahi.bilaahi.hadalkan.waabeen aynaqshadeeyeen illaah.ayaaog

  • @maxamedamed4180
    @maxamedamed4180 2 года назад

    Tanks youu

  • @xaashicali765
    @xaashicali765 3 года назад +1

    🤔😅😆👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎 inti igu raacsan like

  • @abdiahmed1984
    @abdiahmed1984 3 года назад

    Been iyo ilxaad weeye
    قال الله تعالى
    ام خلقوا من غير شيء ام هم الخالقون
    ام خلق السماوات والأرض بل لايوقنون

  • @somalipeacetv6528
    @somalipeacetv6528 3 года назад

    JazakAllah kheir wlal keep going

  • @abdifataxmohamad6686
    @abdifataxmohamad6686 3 года назад

    Keep going bro............👍👍👍👍👍👍👍💯💯

  • @bohaarchannel6472
    @bohaarchannel6472 3 года назад +1

    Keep going pro

  • @bonafartuna9385
    @bonafartuna9385 3 года назад +1

    Aniga hada kahor waxaan arkay dhagax dhexdiisa dhagax kale kudhex jiro marka sobixiye wuxu u ekaa si siman oo dhuuban waxaana kufirdhisanaa wax sida sonkorta oo kale ah

  • @twosomalia9996
    @twosomalia9996 2 года назад

    Thanks

  • @abdinasirmohamed8283
    @abdinasirmohamed8283 3 года назад

    Masha alaah

  • @wilkakheyrkafaafiya6272
    @wilkakheyrkafaafiya6272 3 года назад +1

    hory usoco wall

  • @mohamedwalid4078
    @mohamedwalid4078 3 года назад

    Waad mahadsantahay wll

  • @suldaanmohamed5001
    @suldaanmohamed5001 3 года назад +6

    Zxp horta hadi laga shekeyo sida dhulka loo tagay ama waxa dulsaran alle ayaa ino shegay maha wax dad gaalo ahi waxay iska cabiran in aad iskaso qadato wayo dad muslim ah baynu nahay alle quranku wax kasta inogu dhamaystiray

  • @playmovies8209
    @playmovies8209 3 года назад +3

    Ilhaay dartii ayaan ku jeclahay wllo!

    • @dauudqaasin4023
      @dauudqaasin4023 3 года назад +1

      War ninkaan maxaad ku jeclaatay diinta ayuuba kasoo horjeda

    • @playmovies8209
      @playmovies8209 3 года назад

      @@dauudqaasin4023 baas inuu na so gudbiyo wax ficaan

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 3 года назад

      @@dauudqaasin4023 waa wadad adeer wariyahan waa shiikh waxbartay

  • @khaalidshiine1200
    @khaalidshiine1200 3 года назад +1

    love iizaar wallo

  • @ramadaanmxd4608
    @ramadaanmxd4608 3 года назад

    Woooow 👍🏼

  • @axmednuuraxmednuur9388
    @axmednuuraxmednuur9388 3 года назад +1

    Cilmiga da ' da dhulka Ilaah Sw ayaa og ,mxaa yeelay ilaahay isagaa iska leh dhuulka iyo cirka

  • @jagnaa_boy2325
    @jagnaa_boy2325 3 года назад

    Alustad cimamada inan katuro haigu qasbin wayo Aragti nin gal ah oo aanan aminsanen Allah jiritankisa Ogow dad islam ah beynu nahay Diinta Allah Ayaa nagu filaa.

  • @daminddamind1567
    @daminddamind1567 3 года назад

    Thnks pro

  • @fardawsamuumin4663
    @fardawsamuumin4663 2 года назад

    bismilahi maxa ka qaldan walalwo waba ogthy in ilhy abure maxa u dhahesa waa meroyal kulula oo isku dhacay saas qoraxdu ku samesmaty khlad baa ku jirrta wxwlba ha iska so gudbin

  • @randaruxii9690
    @randaruxii9690 3 года назад +3

    ilaah aya inogushegay qur aanka aburista cirka iyo dhulka alx

  • @abdihakiimyasiin7451
    @abdihakiimyasiin7451 2 года назад

    Waxaan qiyaas iyo aqoon uma baahno kaliya ilhay ayaa og waxaa uu dhulka yhay iyo waxaa uu kasaysanyhay allahu aclam

  • @samatarcabdicabdilaahi8971
    @samatarcabdicabdilaahi8971 3 года назад

    Xaqiiqda Allah udaaa

  • @dauudqaasin4023
    @dauudqaasin4023 3 года назад +2

    Maxaa daliil ah oo u heysa gabal ka mid ah qoraxda oo dhulka ku soo dhacay ogsijiinka aad shegeyso xagey ka yimaaden ya sameyay ya iska daray war ninyahow fadka ha lumin

  • @mohamedarton3204
    @mohamedarton3204 3 года назад

    Wax walba amar illahay ayey ku samameen

  • @gudoomiyahadegmadacaroolay8846
    @gudoomiyahadegmadacaroolay8846 3 года назад

    Wll lanbar isii aan kaala soo xiriiro

  • @ibrahimyahya428
    @ibrahimyahya428 3 года назад +1

    Walal waxad xalqad kasameysa kitabka bidaya wa nihaya

  • @geediwarfaa9344
    @geediwarfaa9344 3 года назад

    Wll waa maxay. Element

  • @naeem4091
    @naeem4091 3 года назад

    Allahu aclam

  • @diinsoortv8291
    @diinsoortv8291 3 года назад +1

    niyow macalinna waa tahayee Illaah ka cabso oo sheeg in dhulku uu Alle sameeyey cid kalena aan shuqul ku lahen waxaad dhahdeen shey kasta wuxuu leeyahay sameeye marka maxaad ugu diidantahay in la sameeyey waxyaabahan aad u jeedid. kaaga sii darane waxaad leedahay waxaan waa sameysmay Allena wuxuu leeyahay anigaa sameeyey dhulka iyo cirka weliba 6 maalin gudahood ee yaa saxan hadalka Alle iyo kan culimo isku sheeggan? Hadii aad rabto inaad shacabiyad heaho haku raadsan waddo khaldan taasoo dambiyo waaweyn laguugu qoraayo. Runtii aniga fasalada dhexe waxaa la igu yiri roobka waxaa keena kuleyl badda ay kululaato deedna uumi ka baxa markaasuu kor aadaa oo cirku soo caburiyaa wuxuuna noqdaa biyo ku da'a dhulka tusaalena waxaa lanoo siiyey digsi biyo dhanaan ka buuxi dabkana saar uunka ka baxa markuu soo celiyo daboolka inta daboolka saaran meel ku hoori markuu qaboobo dhahdhemi biyahaas waa macaan, filinkaas ayuu aamisanyhay seynisku blse macalinka noo dhigaayey oo culimo ahaa ayaa wuxu na dhahay waxaan wax jira mahan ee roobka Alle ayaa keena ana waan hubay inuu Alle keeno oo qurankisa ayuu noogu sheegay meelo badan sida suurada NUUX. marka sxbow waxaan markaad sheegto almiino beentooda ka dabagee oo dheh Alle ayaa sameeyey dhulka iyo cirka. mida kale ma u maleysaa anoo kitaabka og inaan warkaaga yeelayo LAA lagama yaabo ee towbad keen hadaad aaminsantahay.

  • @mohamedgoogooye979
    @mohamedgoogooye979 3 года назад

    Bro buugiisa dheh dad waxaa jira afsomaligu ku yar yahay kitaab ama inta aan carabiga aqoon mahadsanid.

  • @bluesomaliaofficial4180
    @bluesomaliaofficial4180 3 года назад +1

    geebka ma ogaan karo ruux ibni aadam ah ilaah mooye mida kle waxaad iweydisaa dadkaas xagee kunolaayen dhulka markuu samesmaayay maclin horey usoco

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 3 года назад

      Maha qayab waa wax bini aadamku ogaan karo hadaaynu caqligeena kusoo koobno inuu science danbi yahay ogoo gaalo halkaynu joogno yeey subax kaliya inagu qabqanysa marka gaalo laga adkaan karaa waa markaynu aqoon buuxda uyeelano science iyo sida uu illahay ubaaray koonka marwalba oo argti cusub lahelana iimankenu wu siisiyadayaa qofkii ugu hereeyey ee science astronomy ma cirka iyo meeraysha iyo dhulka wax ka qorana waxa uu ahaa iimamu qasaali

  • @mohammedapdillah1742
    @mohammedapdillah1742 3 года назад +6

    Erayga elementyo u adeegso afsomali walxo

  • @adama2988
    @adama2988 3 года назад +1

    Walaal aan ku saxo camp brigade university ma ahan jaamacada aduunka ugu horeysay.

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 3 года назад

      Ok watee sxp

  • @drmohamedastronomer6597
    @drmohamedastronomer6597 3 года назад

    Wll cabdi shariid ka hadal cilmiga xidigiska💫🚀✅🛰️

  • @bosszaki-sy3yg
    @bosszaki-sy3yg 3 года назад

    Asc barfasoore cilmigaga allah kuu barakeeyo ? Waxaan ku weydinayyaa naarta maxaa lagauuma allah ku xifdiyee

  • @dauudqaasin4023
    @dauudqaasin4023 3 года назад +1

    Sidaan aad wax u sharaxday wa diin ka bax cajalada aad duubtay fib u dhageyso

  • @muhamuudbille9158
    @muhamuudbille9158 3 года назад

    War nio Bili aadamka ilahay baa abuuray dhulkana alaa abiray maxaa Kaa galay adi

  • @qaabeyechanel4472
    @qaabeyechanel4472 3 года назад

    ILAHAY aduunka wuxuu ku sameeyey 6 cisho

    • @najiibcali3591
      @najiibcali3591 3 года назад

      Wr hedhe halkaad kahad lilahayd siduu uguwaramay qur.aanku ayaad kahadlaysaa wax mala awaal ah oo ay gaalu shegeen

  • @lt8380
    @lt8380 3 года назад +1

    𝑲𝒆𝒆𝒑. 𝑮𝒐𝒊𝒏𝒈 𝒂𝒏𝒏𝒂𝒈𝒂. 𝑷𝒓𝒐𝒅𝒖𝒄𝒕𝒊𝒐𝒏. 𝑪𝒉𝒂𝒏𝒆𝒍𝒌𝒚𝒂

  • @yahyeamar6381
    @yahyeamar6381 3 года назад

    Wxaa video kasoosamesa somalia iyo marekanka didaalkii 1993

  • @MichaelAli1234
    @MichaelAli1234 3 года назад +1

    M.a

  • @twosomalia9996
    @twosomalia9996 2 года назад

    Bro

  • @galgaduudnews7150
    @galgaduudnews7150 3 года назад

    Koob kama fahmin

  • @firstthing9853
    @firstthing9853 3 года назад +1

    Bugaa taxane nooga dhig

  • @Muuse99
    @Muuse99 3 года назад +2

    🔥

  • @mameyare427
    @mameyare427 3 года назад +1

    Nio wakayaabaye wxyabaha gaaladu aminsanyihiin mxaad umada ugusobandhigtaa wxaan diintena shegynin maqadanayno umada wxan quradadka ah kadaa aqonyahan bd iskadhigtaa aqonyahanka islamka ah wxan masobandhigo kolad dhahdo adunku sidn noqondona iyo wxyabo anjirin

  • @guleteit7614
    @guleteit7614 3 года назад

    Waxan beenta ka jooji umada waa lagu gaaloobaa dhulka hal maalinbaa uu alle ku abuuray 🙄🤗🤔

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 3 года назад

    maskaxdii ayaaba i dhaqmi gaartay soamli maryooleyna baraago ayey isku heystaan

  • @maxamedxasanaadan2701
    @maxamedxasanaadan2701 3 года назад

    Waalayab

  • @skyblackholles5403
    @skyblackholles5403 3 года назад

    Charls darwing wuxuu ahaa gaal diiday jiritaan ka ilaah wayne wuxuuna caabudi jiray shaydaan ka dadka na wuu habaabin jiray ee adiga waxaan dadka ha usoo gudbin ee beenta ka daa

  • @maxamedamed4180
    @maxamedamed4180 2 года назад

    Cod wacan ayaad haysaa

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 года назад +2

    Aduunka Xiliguu Is Sameysmay inteysaN RaadiN Qariiradaha Goortey kala FuqeeN Mee BaaraaN Ha is raadsanee 🤣🤣🤣

  • @twosomalia9996
    @twosomalia9996 2 года назад

    Masha Allah

  • @calafkagacune5217
    @calafkagacune5217 3 года назад +1

    Horay usoco wll