MUXUU YAHAY XANUUNKA WASWAASKA EE SOMALİDA SİXİRKA U TAQAANO. (Obsessive Compulsive Disorder).
HTML-код
- Опубликовано: 5 фев 2025
- Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...
Waa warbixin muhiima oo soomalida u baahnayd .mahadsanid nosoo badin warbixinada ka hadlaya bulshadeenna sidda kuwan oo kale ah🥰🥰🥰🥰🥰
Was waaska iyo shakiga waa labada cudur ee bini'aadanka saameyn ku yeesha nolashooda, wxn daawo u ah *quraan akhris* badan iyo ducooyinka loogu talagalay 🤗
اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Nabiga Soomaaliyeed Alkheyr Ilaahey iyo malaa’iktaba way kugu salinayaan
Mahadsanid walaal qaali the best yutuper
Asc Ustad keep going legend biutiful voice Eid Mubarak dhaman walalaha ❤️🙏🙏🙏
Mahadsanid walaal Alle aya mahad inta la xanuunsan xanuunkan Alle haka badbaadiyo
انت علمتنا ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك
@ Anaga production thanks 😊
Aniga noloshaydii dhab ahaantii waan soo arkay waswaas iyo shaki nuuc kasti lkn wxaan talo ku bixinayaa inaan duco badan iyo quraan akhris kga soo baxay siiba duco joogta ah iyo suurayu baqara akhris keeda❤
C
@@therightpath544 wll waswaaska caqiidada maad aragtay 😭
صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢
جزاك الله خير
allahuma sali calaa seydina muxamadin wa calaa alihi seydina muxamadin
Wll kasoo hadal sida ay dowladah u qeysadan badda iyo waxa lagu saleeyo 3 sano ayaa kugu xiranahay
Yaqiintaadu alla ku xidh oo dheh wxd yaqiinsantahay wxni wllo weeyan warkiisaba waa hadal yar oo sual ah lkn wxd kaga badbaadaysaa wixi aad ku dhawaaqdey iyo wixii ficil ad sameysay ayaa laguu qoraya ee haw bixin isna daji ❤ markasta qalbiga iyo maskaxdana isku xidh
Asc Ustad, Waa xannun dhibkisa wata.
Waana Arkey Dad sidaas ah oo Somalia ah, dawada & quraankaba Waa dawo ALLAH Raali kayahey.
Somalidana xannunkas waxey ugu yeeraan «BUUFIS»
ALLAH talla saarashada mihiim ah✋🏻.
Eid mubark ustada
Surah Naas ayaa ka adag wixii waswaas & qanaas ah
Waan ku tabay wll mx kugu dhacay hadaa xanuunsanthy allaha ku caafiyo ❤
Our Knowledger
Guul sitti inchalla
Thanks pro
قال النبى صلى الله عليه وسلم: الحمد لله الذى جعل كيده الوسوسة 8:46
Sxb hadaa kusugantahay dalka holland fadlan muuqal inooga soo sameey qaabka tareenada holland ushaqeeyaan iyo isticmaalka Ov chipkart waxan kamid ahay dhalinyarada kucusub dalakaas
ASC bro wa shakii. Qofka o Qaawo iyo. Cabsii gudhaha wyee waswaska qofka
waxan arkay qof weelka cuntada ee hudheelka isagu maydhanayoh intu gal kijinka koobka shaha xataa isaga maydhanayaaa subhanalaha
Anaa saas ah wlhi asxaabteyda ilaa hda wax ilama cunaan
Lkn maxaa ku dhacay ustaadka maalmahan muddo 7 beri ah ma aragee.
Was waska ihaya dhanka diinta aada ugu dhibanahay soonka shaki iyo ina umaleeyo ina diinta kabaxay😢😢
Aflaamta xunxun ha daawan
@@WllAk-vr7qz waligay madawan walal gabar aba ahay
Waxas oo dhan waa sheydaan hadhageysan is ka indhotir , saliga nabiga badi ,iyo qur aanka ,malin kasta hana joogin wax weyn Aya iska kaa bedelaya I, A.
Wll aniga kulamida ilahey ha nacafiyo
@@elif-t5s inta badan markii macsiyadadu badato iimankaga daciifaya ee quraanka akhriso muxadaroyinkana dhagayso, aflaamta xunxun mahan kuwa galmada oo kaliya waxa ka mid ah tiktok iwm
Music background kii caanka aad ju ahayd aaway muuqaaladaada Ma igu socdaan ❤❤❤❤❤❤
Was waxaasku waa cudur xun Alla haka korqaado inta la dhiban
inta caafimadka haysatana Alle ha usidaadiyo.
{ مِن شَرِّ ٱلۡوَسۡوَاسِ ٱلۡخَنَّاسِ }
[ ٱلَّذِی یُوَسۡوِسُ فِی صُدُورِ ٱلنَّاسِ }{ مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ }
[Surah An-Nās: 6] somalida ma oga Aaaa waswaas abihiis iyo hoyadiisa ba waa shaydaan Dinteena suban ayaba noshegtey maxaa u garanweyney Galada ayaa aqoonin jiro ma ahanee waa shaydaan aad u nuglatey uun qaswaska
Asc ustad waxad ka so hadashaa markabki tiitanik mahad sanid
Horta aniga waxaa igu dhacay was waas xun waalagu dili rabaa waa dhimanee is dil aa maskaxdeyda ka guuxeeysay mudo bilooyin ah hadana cudur ayaa qabtaa aa isku qufulay hadaa iska baarana maba qabi marka waxaan badsaday astaqfaarta alle bariga xitaa waxaan aaday cimro beedki alle waxaan dareemay farxad strees la.aan mudo bil ayaan soo joogay wan soo cimreystay alxm alle wuu iga qaaday cabsidi wal walki hada mudo bil ah ayaan isku arkaaya was waas kale oo niyadeyda wax xun xun kusoo dhacaayo aan afka laga sheegi karin waana sheydaanka waxaana isku maleeyaa inaa alle dambi weyn ka galaaayo wlhi culimada ayaan dhageeystay wexee dheheen waxa qalbiga kusoo dhac dhacaayo aadan afka ka sheegin dambi alle kuma qoraayo hadana wanka wal walaa lkn mar waliba waxaan iska dhaa dhiciyaa inaan waxaan aniga dhahaynin ana rabin uu sheydaanka wato markaas waa nafisaa alle hanaga qaado intii ila mid ah nolasha waa imtixaan
اقرء سورة البقرة يوميا
Akhri maalin wlaba suurat al-Babrah ama qayb suuraddaa ka mid ah
Huunno Waa xanuun wallaahi 😢, see ka tahay hadda?
Maxaa kugu dhacay baryahan waxba maad soogalin sxp ee meesha wax soogali waanu kusugaynaaa waa kuraagsanay sxp
Sxb xage kabaxday waa lagu wayay maalmahan waxan filaa iinaad jawab sooceliso
Aniga ayaa qaba wlhi waliba dhinaca salada😭😢
Saaxib RUclips ka yaa dhib iga haasto sxb iga caawi
Sxb xage kabaxday waa lagu wayay maalmahan
Qofkii xanuunkaas daawo uga baahan waxaan u sheegi qaabka looga reesto insha Allah ila soo xiriir baryo gudahood
Wll qali anaa u baahan halke kala soo xiriira
@@azalyare2079 Facebooga email kan baa face book ii ah Aniga sidaas ba ugu dhibna Alena waa iga caafiyay alhamdulilah
Talada Ana u baahan
@@azalyare2079sxb xal ma heshay
@@JawaherMohamet-mu9fy wllhi intee kala soo xariira wll
teacher mid an ka Cod sadee Halmar ka So hadal dadka inta quran lagu akhriyo Qayliya Sababta san u leeyahay ayaa ah in Wadooyin kala Duwan u kala maran dadka Quran sarka sida Biyo Qaylo la dhahayo Jin Jin iyo Koronto ama laydh lagu Qabanayo iyo Ceejin Xaqiiq wan ku wareeray.. oday masri ah oo wadaad ah ayan ka Maqlay isagoo Dhahaya Waxa lay keenay Dad la dhahayo waxay Qabaan Jini lkn ereyo carabi ah markan akhriyo on dhaho Jin Jin way Qayliyaan ma Noqon karta Cilad maskaxeed ama istarees
Walal waxaa ka so hadashaa simpsons
Saxib
@annaga SXP fuleynimada kasoo hadal ama cabsida sida qofka inu dagaalami karin inuu habenki socon karin cabsi qofka inu tuug ama fal xun la kulmo haduu qofka gaari saranyhy inuu shil galaayo sawirto 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Waxaa filayaa inay ku hayso xanuun nafsi ah oo la yiraahdo PTSD
Anga midka nadafada igudacay alxmdulilaah 🤲 qurankan kunolahay malinmaha aqrinwayo uigubata
@@AminoAbdirahman-s7i kaas aad buu dhib badan yahay waa runtaa, qeybo kale baa jira sida shakiga iyo hubinta saa'idka ah ma isu aragtay
Walaahi waxaad moodaa inaad iga hadlayso aniga laba jeer ayuu igu dhacay mar waa lagu dilayaa ayaa igu qufulnayd cidkastana waan ka shaki jiray marna waxaan is odhan jiray waa lagu xidhayaa alxd quraanka iyo salaada ayaan laga dawoobay hada dhow
Aniga labadii qofoo islahadlaysa waxan umaleyaa inay aniga iga hadlayan subxaanalah🥺🥺🥺
Ana sidas ah marwlba in lyga sheekynyo oo wx xun lyga sheegyo mooda 😭ilhy hynaga cfiyo
Cudurkaas waswaas ma aha walaal duhaan aa la dhahaa waxaad u tagtaa dhakhtarka nafsiga .
@@RahmaMaxamed2 cudurkaas waxaa la yiraahdaa paranoid personality disorder ama delusional disorder
cudurkaas waxaa la yiraahdaa paranoid personality disorder ama delusional disorder
Sxp aniga wan qabaa was waska lkn adkarta ayan badiyaa
Hada ma cafimaday
16:06 soomaalida heesheeda oo dhan cadaw la buufinayaa ku badan😂
Shakigaasi beri aan tagay magaalada hargeisa ayaan qaaday heer aan magaalada mari kari waayay anigoo aaminsan in la igu daba jiro 😢
Xanuunkan asalkiisu waaa cabsi sababhiisa lama hubo
Waxay noqotaa chemical inblance sida serotonine
Shaydaaan wuu sababi karaaa
Adiga miyuu ku hayaa walaal 😮
Ustaad annagabroduction waxaa ihayso waswaas kii ugu xumaay marwalibo qalbigega wax xun kusodhoco anan inta kashegikarin maxa sameya😢
Sxb walaahi laba jeer ayuu igu dhacay quraanka iyo cibaadada tabliiqna raac waad ka dawoobaysaa walaahi aniga hada dhow ka dawoobay
dareenkaaga jeedi oo is iloowsii islamkiiba in uusheeydaanyahay niyeso dawadaadu inkirid is ilaaw siin
😢😢 wallaahi waa xanuun see ka tahay hadda?
Suaal teacher curyaha mercury meerkuri waa curye awood leh Marka toon loodhabeeyo wuu ka kadurqaa Marka curyahaas jirka soogalo toonta Malaga saari kartaa jirka, laga qaado kalluunka waweyn
Waxaan. arkey. Nin muuska dhakha. Inta. Uu sancunin
Anaa dareema sidaa 😂 maalin baan meel ku arkay muuska oo loo isticmaalayo galmo ahaan, suuqa xabad gooni utaal ma cuno ilaa midkale aan kajaro.😂
Qofki ugu was waaska badnaa aan arko waa nin salaad walba waxoo ku leeyahy salada iga fiiri hadduu dhaneeyo aad dhahyday wax saxday waxoo ku leeyahy waa ku celin maalinta halaka salad waxo dugtaa 4 ilaa 3 jeer waa ninka kaliya aan Ka yaabe
Wlhi aniga reer shaki ah
xanuunka buugdhan baa laga qoray
Sixirka waxkusaabsan kasoo hadal
dawadasiisu waa is iloowsiin
Hadda see ku tahay ma ku caafimaaday is ilowsiinta
😢
Daadkii dan ayaa qwaan bufiiz 😂😂😂😂😂
Somalida way ku badantahy waliba qoysaska
Cudurkan calamdahisa o dhan wan isku arkay ila 5 sanona wan la daladhacaya😢
Hadaa caawimaad rabto qalabka ugu fudud baa Ku sheegaya ee looga reesto
@@JawaherMohamet-mu9fy walashayada 6 kidib ayaan arkaa fariintaada ,taladaas ayan u bahanahay
War hadda see ka tahay
@@shamsadii talada maxay tahay
Somalidu waxay u bahantahay in la wacyi galiyo oo wax labaro
😂😂somalida waswaas bayba wada qabaan khaasatan yurub kuwa jooga Kenya iyo America, waxay kuleeyihin waa la isixray waa la ilaystay waa la ixasday waa layga xunyahay iwm 😂dadka saas dhahaya hada waxba mahayan waa dad normal ah amaba eber ah
Buufiska😂 miya
waxaani was waas way dhaafeen dad waalan ayaad ka sheekeynaysaa
Hhhh😂😂
Sxb xage kabaxday waa lagu wayay maalmahan
Sxb xage kabaxday waa lagu wayay maalmahan
Sxb ilaa hada kumaheyno warkaada