Aniga Ahaan Waan Aaminsanhy In Ay Xanuuno Nafsiyan Jiraaan Drs Alle ha Barakeeyee Waxa Ay Dhahday Cuduradaa Waxaa sababi Karo Shaqada Badn Aniga waxaan Ahay Qof Dhalin Yaro Ah Hadane Qabto Shaqo Masuhliyad U Baahan Sometimes Waxaa Arkaa Habeenki Aniga Oo Xisaabo Ku Dhex Jira Iyo Sidii Aan Isbuucan Ka Yeeli Lahaa Shaqada, Waxaa Igu Badan Xusuus La,aanta Waliba Si Saaid Ah Marmar Wacaa Dhacda Aniga Oo Raadinaya Mobile Kayga Ama Furaha Gaariga Aniga Oo Gacnta Ku Haaya Ayaa Hadane raadinyaa Waan Xanaaq Badanahy Lkn Markii Aan Qof Ku Xanaaqo Daqiiqad Kadib Inta Uusan Qofkii Iga Tagin Ayaan Dareemaa In Aan Ka Qaldnaa Markaa Baa Isku Dayaa In Aan Raali Geliyo
Xanuunka nafsiga wax yaabo badan ayaa keeni karto waxaa ka mid ah in qofka uu ku wareer sanyahay qabiilka uu kasoo jeedo oo lagu cunsuriyeeyo iyo weliba in lagu cunsuriyeyo qobko alle u sameyay masalan in uu fool xun yahay ama inuu cayilan yahay ama inuu ninkaaga ad jecedhahy sii hoose kuu cunsuriyo asaga iska dhigaayo in uu ka leen dheeresan yahay ama ka aqoon badan yahay ama wax yaabo badan
Depression aya qabo wal wal cabsi io in wax xun igu dhacayn maskaxda wan ka dalay xita jug wajiga iga so gare xita nafteyda wey ku maashqusha sen ku ilowa mar walibo wan riixa wajiga hada nerfo ahan aya xanun udaremoya 😢
Hada ayaa laa nolahay wan iska oyna walwal jogto ah cuqdaad kalsoni daro 😢qurbaha ku nolahay ehel ii jogin dawo wan qata dajiyo ah illahy Haa iga dulqado
Walaal dawooyinka dejinta ah waxaad ka horaysiisaa inaad la kulantid dhakhtar cilmi nafsi ah (Therapist) wixi dawooyin ah ee aad qaadanaysidna isaga kala tasho si uu isagu kuugu diro dhakhtarka kuu qoraya wixii daawo ah. marka uu kuu diro dhakhtarka psychiatrist ah isaguna wuu kula soconayaa. lkn hadaad ku koobnaatid dhakhtarka dawooyinka qoraya waxa laga yaabaa in aad u baahatid la socosho therapist. markasta waxa muhiimsan therapist oo isaga ayaa kaaga muhiimsan dhakhtarkan dawooyinka qoraya. labada dhakhtarna waxay kala yihiin psychiatrist iyo psychlogist (therapist) way kala duwan yihiin labada dhakhtar, midba si gooni ah ayuu u wajahayaa cilada ku haysata, waxaadna ku horayn kartaa therapist. isagaa kuu gudbin kara dhakhtarkan kale hadduu arko inaad u baahan tahay dawooyin iwm

الا بذكر الله تطمئن القلوب dikriga ayaa labdsadaaa
Aniga waa xanun sanahy nolosha dhan ka quustay pls wx iga soo dhaw ina isdiloo pls gabadhan intee kala xiriraa😢😢
Byo mxaa drentaa ilhy hka cfiyo quranka adkarta aqriso
ALLAHA ku caafiyo wll qli..
Astaqfarta iyo duca badso wlhi wan cafimadi inchallah ❤
Bisinka maso jawabin waanka naxay xatà inay noshahay ma naqaan@@AssiaDjibrilAli
www.youtube.com/@DaudGuushaa
Aniga Ahaan Waan Aaminsanhy In Ay Xanuuno Nafsiyan Jiraaan Drs Alle ha Barakeeyee Waxa Ay Dhahday Cuduradaa Waxaa sababi Karo Shaqada Badn Aniga waxaan Ahay Qof Dhalin Yaro Ah Hadane Qabto Shaqo Masuhliyad U Baahan Sometimes Waxaa Arkaa Habeenki Aniga Oo Xisaabo Ku Dhex Jira Iyo Sidii Aan Isbuucan Ka Yeeli Lahaa Shaqada, Waxaa Igu Badan Xusuus La,aanta Waliba Si Saaid Ah Marmar Wacaa Dhacda Aniga Oo Raadinaya Mobile Kayga Ama Furaha Gaariga Aniga Oo Gacnta Ku Haaya Ayaa Hadane raadinyaa Waan Xanaaq Badanahy Lkn Markii Aan Qof Ku Xanaaqo Daqiiqad Kadib Inta Uusan Qofkii Iga Tagin Ayaan Dareemaa In Aan Ka Qaldnaa Markaa Baa Isku Dayaa In Aan Raali Geliyo
Wll see ka noqotay hada
Wlhi beenta maho
M.a
Maclin idil
Xanuunka nafsiga wax yaabo badan ayaa keeni karto waxaa ka mid ah in qofka uu ku wareer sanyahay qabiilka uu kasoo jeedo oo lagu cunsuriyeeyo iyo weliba in lagu cunsuriyeyo qobko alle u sameyay masalan in uu fool xun yahay ama inuu cayilan yahay ama inuu ninkaaga ad jecedhahy sii hoose kuu cunsuriyo asaga iska dhigaayo in uu ka leen dheeresan yahay ama ka aqoon badan yahay ama wax yaabo badan
Macalin idil
Asc digtoor waxan ahay qof wayaaba aad kahadashay qaba markaa waxan u baahnay lambarkada si dagdaga wllo
Hi abyo seekanoqotay xanuunka
Asc wll maxad kudawaysay adu
Ma heshay nambarka
Depression aya qabo wal wal cabsi io in wax xun igu dhacayn maskaxda wan ka dalay xita jug wajiga iga so gare xita nafteyda wey ku maashqusha sen ku ilowa mar walibo wan riixa wajiga hada nerfo ahan aya xanun udaremoya 😢
Intee kala xariira drs
Waxaan rabaa doctarada numberkeeda walalayaal igu cawiya telephonkeeda adinka oo raali eh
BARO CARABI MEELKASTO JOOGTO BARTAN KALO SOCDA CASHARO CARABI...
Idil asc
Aniga guurka ka qaday balaya ha guursata😅😢
Abyo hada see ka noqo tay 😢
Hada ayaa laa nolahay wan iska oyna walwal jogto ah cuqdaad kalsoni daro 😢qurbaha ku nolahay ehel ii jogin dawo wan qata dajiyo ah illahy Haa iga dulqado
Asc walaal waad boksaneeysaa qof aad ku nafisto maheleeysaa ayaatulkursii badan aqri iyo suuratul falaq iyo suuratu naas waxbadan kaqri iina soo sheeg waxaadkalkulantoo, insha Allaah waad ku caagimaaadi
Walaal dawooyinka dejinta ah waxaad ka horaysiisaa inaad la kulantid dhakhtar cilmi nafsi ah (Therapist) wixi dawooyin ah ee aad qaadanaysidna isaga kala tasho si uu isagu kuugu diro dhakhtarka kuu qoraya wixii daawo ah.
marka uu kuu diro dhakhtarka psychiatrist ah isaguna wuu kula soconayaa.
lkn hadaad ku koobnaatid dhakhtarka dawooyinka qoraya
waxa laga yaabaa in aad u baahatid la socosho therapist.
markasta waxa muhiimsan therapist oo isaga ayaa kaaga muhiimsan dhakhtarkan dawooyinka qoraya.
labada dhakhtarna waxay kala yihiin psychiatrist iyo psychlogist (therapist)
way kala duwan yihiin labada dhakhtar, midba si gooni ah ayuu u wajahayaa cilada ku haysata, waxaadna ku horayn kartaa therapist.
isagaa kuu gudbin kara dhakhtarkan kale hadduu arko inaad u baahan tahay dawooyin iwm

CUDURKAN WUUJIRAA ANIGUU IGUDHACAY DDAWO JOOGTA AH AYAAN QAATAA WAXAAN ISKU ARKAY HURDDO LA. AAN WALWAL SHAKI
Dhakhtrkeee kininigaa qadtaye abyo qali alle ha ku barakeyo hn qali
@@faadumomaxamed2626 dhaqtarka qabilsan aya daawada qaro Lkn waxa wanaagsan in dhaqtarka inad u taagto sida gabdhan oo kale
Wllo macan aniga xataa Waa dareema xbbti intee kala so xiriraa isheeg
Anig 8 bilod xanunsanayaah allh heyga dulqadoh anig iyo intii muslinah amiin ya alah anig waxan u qabaah ina aan xanun halisaah qaboh dhaqtarkasta oo aan taganh waad fican tahy ayuu ileyahy dhaqtardii waan is nacney anigoo lacagteydii dhaqtar dhameystey nacas ina uu igu dhagan yahy u maleyah ina dhuunta leyga hayoh ina wadnh leyga hayoh dhaqtar markaan u taganh uu labo erey I dhahanah anoo sakaradaah waan ficnan xogaa walal yaa arkey waxaas had dhaqtar nafsiyaah ayaan adin waan go aan sadey
Maka caafimaaday