London: Waa maalin doorasho, waana maalin shaqo.Maxay Soomaalidu ka barankartaa ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 июл 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Комментарии • 24

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 17 дней назад

    Guuuuuuul somaliland❤

  • @abokorahmed9064
    @abokorahmed9064 18 дней назад +1

    Waxad noo sheegtaaa cidan visaha idiin soo saarta 🤔

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 19 дней назад

    Inshalah waynu barandona boqlal sanadod bay isdoranayen England inaguna waba 20 sanadod waxynu waxdoranaynay waa loo sabri inaguna

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast 19 дней назад

    Is dhiib bro

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 19 дней назад

    Xassan qoryaale waa mardhoof😂

  • @ibrahimelmi3105
    @ibrahimelmi3105 19 дней назад

    Asalamucalaykum, waar maanta aduunyadii waxay noqotay magaalo keliya, anigu waan shaqaynayey shalay, waxaan waday taxi. Magaalada aan deganahay waa Birmingham waxa lagu qiyaasaa dadka degan 1,200 000 hal milyan iyo laba boqol oo kun oo qof, magaalada oo dhan waan ku wareegey iyo inta nawaaxigeedada ah, hal meel oo xidhan iyo hal shaqo oo la joojiyey maan arag, qof oo shaqadiisa u joojiyey waxbaaan dooranayaana ma jirin xataa meelaha qaar iskuuladu waa la dhiganayey, markaa waxa iswaydiin leh reer Soomaalilaanow, Yurub iyo galbeedka ma inta xun oo keliya ayaynu ka baranaa?
    Waa yaab iyo lama arag.
    Ibrahim x Ismaaciil Birmingham

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 19 дней назад

    Asc aqoonta lasheega wataa walalka la wareysanayo aragtida la weydiiyey u wax uga jawaabayo isaga oo aadan ka dareemeyn cida u tageersanyahay somaliland ana mesha u joogo midna waayo su'aasha lawediidey ma ahan yaad tagersantahay e waxay ahad halkana ka waran maxaana ka baran karnaa MAANSHO ALLAH

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 19 дней назад

    waxay ka barani kartaa technologiadu inay nolosha fududayso !!! waa waxkastaa identification ilaa authorization and vote dadkuna dayeero maaha waa wada ilbax nin kastaa waa yaqaana waxba looma sheegayo gudida doorashadana waligeed lamakaladiro markasta waxay u shaqaysa sidii loo qabani lahaa mussuq iyo false ID

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 14 дней назад

    😂😂😂war hadaba yaa inaga qabta kuwan madaxda isku sheegaya mucarad iyo muxaafadba waa isku mide

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 19 дней назад

    WANU FOTNEY SHAQO DANI NA WANU AD NEY NO BUUQ

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 19 дней назад

    Ninkan waa nin Reer Somaliland ah oo reer Burco ah, ha odhan aqoonyahanka Somalida.

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 18 дней назад

    Waxaa kalee ceeb waxa ka socda Somaliland kuwa ku ololaynayna qabyaalada qaawan ee uu ninka ina xaashi la yidhaa ugu horeeyey
    Iyadoo lagu jiray casrigii teknolajiyada ayaad arkaysaa qaar leh,maanta waxaanu wadnaa reer hebel maanta waxaanu keeney jilib hebel waxaasi miyaanay ahayn in aynu dub ka hoos maray xataa doorashadii 1968 kii .

  • @AbdirahmanAwjama
    @AbdirahmanAwjama 19 дней назад

    Aad ayad u tustay shacabka somaliland iyo somalida kalebe in laga
    Guuray durbadada colada
    Iyo anshaxumada
    Aamusnàn ku dhibo
    Codkaaga .

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 17 дней назад

    Xassn tuuuuug xassn beeeeele xassn xaarmajo bax

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 18 дней назад

    Horta somali meesha wax laga doorta waa somaliland weynu buuqa cayda ee aan laysku meel dayin taa waxa kasii xun kuwa siyaasada inagu matala maalmaha aysoo dhawaato doorashadu shaadh qabiil ayaa la xidhanayaa tolaay yaa reer hebel ah markaa dadkaa liita ayeynu nahay ee maxkaxdooda qabiilku dagey wax aan ka baranayno ma leh waayo dadkani waxay eegaan wixii u qornaa ee ay heshiiska ku ahaayeen inaga xeer 14 imisaa lagu murmayey xataa waxaynu qoranay kuma kala baxno

    • @cabdiqaniaadem3661
      @cabdiqaniaadem3661 18 дней назад

      America ayaa inala mida 😂😂😂 teenu waa meel soke wllhi trump oo xafaayad loo xidhay baanad arkin hadaa waa robot 🤖 isagii laga dhigay iyo Biden oo hadalo isdhaafa akhrinaya oo fagaare taagan hadaa waa robot 🤖 😆 waynu dhaafi isha Allah lakiin waa in laga shaqeeyo qorshe fogna laga yeesho in aan maanta codeeyo shaqadaydiina aado bilaa ololena aan garanayo cidaan dooranayo wali maynu bislaan 😂

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 14 дней назад

    😂😂😂galadu iyagu doorashooyinka waxa uga soo baxa waa isbadal horumarineed inagana waxa kaso baxa waa qayibin qabyalad iyo in khatar loo galo in dagaal ka dhex dhaco labada dhinac dorshada gelaya tasa keenta in aaynu ku mahad celino in aay dhamatay iyadon wax dhibi dhicin 😂😂😂

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 19 дней назад

    Waar kii jokar booli qaran baa London geeyay?

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 19 дней назад

    Somali ha o dhane ee itoobiyan dhe😂 somali soo idinkii kii diiday

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 19 дней назад +2

      Warya waa run anagunba wax doorana, idinka waa laydin doora

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 19 дней назад

      Somalinimadu waa sinjiayade maaha wax la diidi karo ama la dooni karo

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 19 дней назад

      🤣🤣OW DEAR NIN CIILAN BA I CAAYAY

    • @cabdiqaniaadem3661
      @cabdiqaniaadem3661 18 дней назад

      Somali lama diiidin ee somalia ayaa la diiday isirka iyo wadan baa iska kaa khaladane 😂😂😂
      Djibouti 🇩🇯 waa somali wadana weeye ee isirka somali meel walbuu joogo waa soomali wadamaaa lagu kala jiraa fahan intaa 😂😂😂😂😂