Afka Maymayga si weyn ayaan u aqaana.. " Gudoomiye Cabdilahi Dahab Q. 1AAD.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @hargeisahd
    Hargeisa HD Is Multmedia Production Company, Concentrate on Media Productions :-
    - Corporate Video
    - Advertisements
    - Documentaries
    - Event Video Production
    - Motion graphics, and
    - Wedding Videos.
    Join This Channel To Get Access To Perks:
    shorturl.at/er029
    Make Sure You Click On Subscribe So That You Don’t Miss, Future
    Videos : bit.ly/3sggg3Z
    For more info of Hargeisa HD Production contact me throught...
    RUclips : shorturl.at/er029
    Facebook : shorturl.at/sUVW2
    Instagram : Https://bit.ly/3sn22yl
    Contact us: +252634137711
    Copyright © 2023 Hargeisa HD. All Rights Reserved.

Комментарии • 49

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Месяц назад +3

    ManshaAllh Gulayso dahaboow inshaAllh madaxwaynaha mustaqbalka waanu ku jecelnahay

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Месяц назад +2

    C/ dahab akhlaaq ayaa ka muuqata maanshalaa ilahay ha ku xiftiyo

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 Месяц назад +1

    Musharax Abdullahi Dahab ha soo baxo doorashada In-Sha Allah.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Месяц назад +2

    Rabbi qaranka ha ku anfaco ururada iyo maskaxaha cusub oo aan rejeynayo inay kasii gudbiyaan meesha ay mujaahidiintan daali soo gaadhsiyeen . Dawladda iyo golayaashu way qaldameen markay raaceen damacii Xirsi iyo Cirro ee ahaa tartanka madaxtooyada annaga noo xidha oo ururada iyo aqoonyahanada oodda afka ka saara . Dulmiga dawladdu qayb ayay ka tahay

  • @omarfarah586
    @omarfarah586 Месяц назад +1

    Maashaa Allah
    Guddoomiye Abdillahi Dahab si fiican ayaad u hogaaminsysaa ururka Rajo

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 Месяц назад +1

    Cabdillahi Dahab wa hogaamiye dhaba, waxaan rajaynaya inu Madaxweyne ka noqdo Somaliland. Wa nin xikmad iyo garaad badan leh. Maasha Allah.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Месяц назад +1

    Masha Allah. Dahab Waad ku banaan tahay. Anigu hadalkiisa iyo aqoontiisa iyo xigmadiisa waan jecleystaa! Rajada weyn ee aan aan qabey waxay ahayd in xusbigaa Rajo soo baxo oo wadanka hogaamiyo. Iminkana xusbigu wuu soo bixi insha Allah. Guul Somaliland 💚🤍❤️

  • @sakariyejamaladam9860
    @sakariyejamaladam9860 Месяц назад +1

    Cabdilaahi aniga iyo rag badan oo qurbaha joogaa mar aanu falan qaynay waxaanu nidhi waa ninka kaliya ee siyaasada Somaliland dawayn kara wax yaabo badan awgood .waa nin Somalilander ah

  • @Jamac20
    @Jamac20 Месяц назад +2

    Waa si wanagsan Somalidu iney kala bartan lahjadaha kala duwan Somalidu leedahay. Somali meel walba joogto waa walaalo

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 Месяц назад +3

    Waar kuwan Habar Yoonis ee kadeedan waar ninkani dabajoogsada

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 Месяц назад +1

    Maashaa Allah bless you and your family

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 Месяц назад +1

    Maashaa allaah illaahay Haku barakeeyo oo Haku xifdiyo madaxwane

  • @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807
    @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807 Месяц назад

    C/hi dahab Gudoomiye wanaagsan

  • @MustafeXigmaawi
    @MustafeXigmaawi Месяц назад +3

    Mnsha allah ❤❤❤

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Месяц назад +1

    Guul Somaliland, Gudoomiye waad imetashaa, waxaan rajaynayaa in aan wakhti dhaw is aragno

  • @guuleed9980
    @guuleed9980 Месяц назад

    Guul gudoomiya insha llah

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 Месяц назад +1

    Wlahay inuu dhalay ayaan moodaayey tan yar ee wariyada ah

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Месяц назад +1

    Dahab he greed legend

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад +2

    Guuuuuul somaliland geeeeeesi

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye3813 Месяц назад +2

    Halyay qaran Mr C/laahi Dahab noolow

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Месяц назад +1

    Ilaahaw dadka dalka jecel noogu dhiib masuuliyadda sida gudoomiyahan oo kale iyo mbc.....

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Месяц назад +1

    Geesi qaran

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 Месяц назад +1

    Dalki somalia wacna ninkan hanti qaran ayuu wax kuu bartay blse xaqiqda wuu ogyahay somalia midnimo iyo goni iskutago midka fecan

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 Месяц назад

      Hantida qaranka aad sheegayso intuu ku lahaa ayuu wax ku bartay.
      CIDNa abaal uguma hayo.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Месяц назад

    Soomaalidu waxay u badanyihii xaasidiin

  • @cumarhusen4214
    @cumarhusen4214 Месяц назад

    ReAly.waa.dahab.cabdilahi.ad.baan.uso.dhaweynaya

  • @kadragood130
    @kadragood130 Месяц назад +1

    What is a Somaliland? Is it a ISSAQ LAND ?

    • @user-ls9vs6yu3v
      @user-ls9vs6yu3v Месяц назад +1

      Ma runtaa ku disha waa xaqiiqi weyi in Isaaqa la xasuuqey lama ilawayo soomalidu waxaay tirahda dameer aad sarantehay dhusadisu maxay ka qadi Isaaqa waa micjiso hål REER iyo 5 soomaaliyeed 😂😂😂 power full isaaqiya ❤

    • @user-ls9vs6yu3v
      @user-ls9vs6yu3v Месяц назад +1

      Soomaaliland waa 26 juun 1960 kii daeladaan tagta daran ee karaha Amison lagu wardiyo Soomaaliland baa Ka horeysey Tariikhda adiga iyo aniguba ma badali karno taani waa Tariikh sheydanyow dharka xidhaani ee xasadka ihii

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Месяц назад

    Ilaahay soomaali iskuma soo cesho Amin ya rabi

  • @muunajaamac
    @muunajaamac Месяц назад

    Geesi qarn❤❤❤❤❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Месяц назад +1

    no no no !!!!!!!!!!! ku celibal waa afkeee ????????? from saylac

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Месяц назад

    Qabyaalad baa loolaayey

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 Месяц назад

    Waar Ciiro oole Isguul ayaan dhigtay yaa maqlay

    • @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
      @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu Месяц назад

      Xaarwayne alla maxay jaahilnimadu lafta kaa gashay xagaad ku noolaan jirtay malaa haduunbaad umada soo dhexgashay

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx Месяц назад

    Yaryarkan saxaafada maxaa koonfur jeclaysiiyay naa adi maxaa ku baray Maymayga naa cinwaamka badal oo Somaliland iimaanso iimaanka lagaaqaadye

    • @amiinmukhtaar6016
      @amiinmukhtaar6016 Месяц назад

      Yaryarka saxaafadau cuqdadaa ku yar ee adna Alle haku shaafiyo

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 Месяц назад

    Waar.dahabka.dumarkaa.loo.ogyahaye.daamurkii.aad.kucaanamaasheen.maxaad.udiidey

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Месяц назад

      Miyuu diiday ragu wuu naanays badan yahaye dahab baa hadana loo bixiyay oo u baxay wax walba da danbe ka sooqaad

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Месяц назад

      Daamur wax xun maaha laa kiin dahab baa loo bixiyay hadana ,Nin kintir la yidhaahdo ayaan aqaan iyo dhalfo iyo dhali