“Intii aan la dilin ka hor Culimada Waxa lagu yidhi Cafis ma waydiisanaysaan Madaxwayne Siyaad Barre

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 64

  • @samirr546
    @samirr546 Месяц назад +23

    Waa abtigay shiikhani waanan salaamayaa
    Waxan xasuustaa hooyaday oo ooyeysa markii uu shahiiday ina adeerkeed ilaa hada oo ay da'tahayna muu ka masaxmin qalbigeeda!!!
    Waxan kale oo xasuustaa 1988 ama bilowgii 1989 magaalada baali dhaye iyada oo uu salaada subax ka hor uu soo maro xaafadaha dhexdooda iyo maqaaxiyaha hortooda dadka jiif jiifa ina walaaleeye ma xasuusto magaciisii laakiin waxan xasuustaa hadalkiisii oo ahaa (salaad yaa mu'miniin salaad yaa mu'miniin salaad yaa mu'niin)!!!

  • @omersamatar4219
    @omersamatar4219 Месяц назад +6

    Ilaahay swt ha u naxariisto Aabahay sh ahmed sh mohamed h Cismaan iyo dhamaan culimadaa la shahiiday, ee uu taliskii Afwayne u dilay kaliya inay Diinta u hiiliyeen runtana u sheegeen madex ku sheegii doonayay inay umada muslinka ah ee Soomaaliyeed Shuuciyadad ugu bedelaan Diintooda suuban.

    • @mohamedabdalleosmaanbaalle1889
      @mohamedabdalleosmaanbaalle1889 Месяц назад +1

      Sheikh ahmed walaaleeyaa aabahaa, wallee adoonkaasi wuu ahaa adoon ilaahay u nimceeyey wuxu ku dhintay darajo qof muslim ahi helo tii ugu sarraysey, ilaahay ha u raxmado

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w Месяц назад +8

    Xaq baykudhinteeene Allaha unaxariisto culumadas

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 Месяц назад +9

    Wariyuhu waa inan yar oo ka dharagsan mawduuca oo ku hadlayo taas oo aan in badan wariyaasheenna aan looga baran

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 Месяц назад +1

      Wariyaha Allah habarakeeyo waa nin yar oo hadana mawduuca soo dhuuxay kana dharagsan.

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv Месяц назад +5

    Alaaayarxamaa alow unaxariiso culkmada iyo waalidkay walahay iyo ehelkayga iyo muslimiintaba

  • @user-hl3ro8go3u
    @user-hl3ro8go3u Месяц назад +3

    ilaahy ha unaxariisto awawgy sh axmed sidoo kle awawgy dr sh cabdillahi ilaahy haxafido ❤❤❤

  • @samirr546
    @samirr546 Месяц назад +11

    Shahiidnimadu waa nasiib iyo in la sugnaado oo xaqa la cadeeyo marka shaydaamadu diinta soo weeraraan derejoojinka ay isku toleena moodayaan in aan su'aali ka danbayn!!!!!

  • @abdiazizmaxamed2629
    @abdiazizmaxamed2629 Месяц назад +3

    Dr abdilahi walaleye wan salamaya

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 Месяц назад +2

    Inaanhay how naxariisato xaaqa ayeey ku adiimeen kuna shahiidaen lakiin kiiy sadaas sameeyaay yidhi rag iyo dumar way simaan yihiin waa sulaahe halaku ku dabeeyaay waxuu ku dabayeey in suuliy dhexediisa nafatu kaga baxaado xisaabatiiy ilaahana way sugaayasa xisaabatiiy umada reer somalilaan way sugaayasa sidaas layasaga ha dhiig maayo inashallah 🧏🏻‍♀️🧏🏻‍♀️

  • @saxaneyare6701
    @saxaneyare6701 14 дней назад

    Raxmatulaah dhamaantodba culimada kalmada iyo kalaam ka alle inay koryelan darted loo laayay xaqbay ku dhinten abalkoda jano aalaha kadhigo aamiin yaa rabi

  • @user-ht2xf6cr9h
    @user-ht2xf6cr9h 25 дней назад +1

    Khayr iyo shar qof kasta wuu leeyahay.wax dhaama kama danbeyn.intee qof ayey dileen kuwii ka danbeeyey.10ka sh.nasiibkooda way shahiideen. Siyaadna alle ha naxariistee wuu kasoo xajiyey danbiyadaa.ninkii 100 diley jannada ayuu galay

  • @gahmed5947
    @gahmed5947 21 день назад +1

    Macha allah
    Sheekhan aabahay ayy isku waqti dhashen
    Isla.waqtigi 81ki ee uu guursaday ayayna aabo iyo aabahay is guursaden
    6 caruur ahan wan nahay
    Isna lix caruur ah ayu dhalay
    Dugsiga sheekhna aabahay wa kaso baxay isna wa kaso bxy
    Intas wadagaan aabahay lol

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar8370 Месяц назад +3

    Allah hau Naxariisto

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Месяц назад +1

    Alle ha unaxariisto aamiin yaa rabbi

  • @Gudin-iyo-Hangool
    @Gudin-iyo-Hangool Месяц назад +1

    Allah swt haw naxariisto dhamaantood

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t Месяц назад +4

    Masha allah Dr cabdilahi

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 Месяц назад

    ALLAAH YARXAMHUM Culimadaasi waa SHUHADO insha-Allaah mana dhimane waa NOOL YIHIIN sidii RABBI عز وجل uu yidhi laakiin waxaa BAKHTIYEY kuwii dilay ee SIYAAD u horeeyo iyo KACAANKIISII KANSARKA ahaa. DIINTEENA & CULIMADEENU waa BADBAADADA ummada SOOMAALIYEED RABBI ha inoo XAFIDO 🤲

  • @abdirizakhassan2141
    @abdirizakhassan2141 Месяц назад +1

    AMEEN YARANBI

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 Месяц назад +1

    Ilasahay baa qof walba la xisaabtamaya waxbana kama qarsoona

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n Месяц назад +1

    Waad mahadsantihiin

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 Месяц назад +2

    Axmed Saleebaan Dafle ha la weeydiiyo meydkii culumada

    • @Gudin-iyo-Hangool
      @Gudin-iyo-Hangool Месяц назад

      Malaa ma noola ina saleebaan dafle.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Месяц назад

      @@Gudin-iyo-Hangool waa nool yahay Belgium ayaan ku ogaa

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Месяц назад +1

    Waa war weyn

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 19 дней назад

    Khawaarijtii hore ayay ahaayeen. Culimo lama odhan karo. Burburkii somalia iyagaa dhagax dhigay. Axmaaray ushaqaynayeen.

  • @khadarsicid-o5p
    @khadarsicid-o5p Месяц назад

    Ilahay idankii jahanaba lagu gee siyaad barow

  • @saxaneyare6701
    @saxaneyare6701 14 дней назад

    😢😢😢😢😢😢

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 Месяц назад

    Waa taarikh xanuun badan oo weli nagu dhagan ee Alaha u wada naxariisto.
    Lakin weli ma arag qof uga tarikhaya si dhamays tiran

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 25 дней назад

    Hada oo 50,sano kasoo wareegtay waa Haa Ragna mahaysaan dumarna mahaysaan
    Siyaad bare Qawaarij buu laayay.

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 19 дней назад

    Hadday kuwaasi culimo ahaayeen. As na waa m' miniin. Barraana loo ooyidoonaa.

  • @user-er4id9sw2v
    @user-er4id9sw2v Месяц назад +1

    Marka dadka aad waraysanaysaan taariikhda ayaa lasoo aqriya marka hore

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Месяц назад

    Argagixisada aad u abuurteen inaad xasuuqdaan umada Soomaaliyeed ciqaabteedi Allaha idinku soo dadajiyo SNM.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Месяц назад

      Ma argagisixo aan faqash ahaybaa jirta ooo xataa culimadii ulaysay diintii allena fara garagashatay nin iyo naagba siman ilaahaybaa diintiisa usoo diray SNM

    • @a.h.h4482
      @a.h.h4482 Месяц назад

      Naayaa dhiidhiibso ha nagu soo kala qabane bulaacadyahay oo Ilaahay iyo ummadda ka xishooda.
      Ilaahay kuma cafiyo qumayo sabaaxad.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Месяц назад

      @@a.h.h4482 naa eyed edeb daran baa tahee markaad SNM argagisixo ku sheegaysid ma adaa samada kasoo daahiray afkiina edeb uyeela hadaanad rabin in lagu jawaabo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Месяц назад +1

    Isaaqow Dadkii aad Xasuuqeyseen Sodonka Sano ka hadla

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Месяц назад

      Dadkay xasuuqeen waa kuwii diyaaraha usoo watay oo kaliya

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Месяц назад

      Qof walba ILLAAHAY baa la xisaabtami doona, walaa ISaaq walaa Daarood walaa Hawiye, naf walba waa la kulansiin camalkeedii, adigu sheekha hadlaya iyo kuwa la dilay maxaa keenay Isaaq iyo hawle kale arrinkan maad ka hadashid, qabiil ma geysan ee dawlad geysatay, mise in la qario baad rabtay

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Месяц назад

    Hadaynu nahay rer somaliland siyaad bare waynu la dagaalanay waynu ridnay oo waynu ka adkaanay, inagoo ka adkaanay hadana qofkaas waa hadal haysaan uun, koonfur dhibaato ayuu ka sameeyey siyad bare cidina ma hadal hayso ee horumarkiina ka shaqeeya waxyaabahaas ka kora

  • @RashidAli-ow3jp
    @RashidAli-ow3jp Месяц назад

    Aniga ayaa joogey xiligaas
    Daruur ayaa qarisey dhucyarna uu da’ay

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 Месяц назад

    kiinee la waraysanayaa?

  • @yussufissa1574
    @yussufissa1574 Месяц назад

    Sheydaan cilmaani ah ayuu ahaa Afweyne.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Месяц назад +4

    [Ismaaciil wadaadkii martiyey magan galyen waa muskaa laga la dhacay xaajiguu keeney mawlaca)ninkaa madaxweyne xigeenka ahaa ee wadaadka caynaba uga yeedhay hadana gurigiisa ayaa laga la baxay laangaabnimadiisa

    • @samirr546
      @samirr546 Месяц назад

      Sow isaga laftiisiiba guriga lagalama bixin!!!
      Ma yey diinta dadka dalka boobaysay baa cidi ka reebi karaysay!!!!

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Месяц назад +1

      Sidaa maaha waa laangaab ahaa,haduu reer laandheere ka dhashay sida general salaad gabayle ama general caynaanshe loo dili lahaa,miskiinka siyaad Barre wuu ka xaragooday dikiisa.

    • @samirr546
      @samirr546 Месяц назад

      @@crisaaqaxmed2074 cid laandheere nimo wax ku heshayba ma jirto
      Waa mid dulmi galay oo Allah hortii lagu bacad joojinayo isaga oo aan tol lahayn iyo mid la dulmiyey oo Allah hortii loogu aarayo isaga oo tol leh!!

    • @samirr546
      @samirr546 Месяц назад

      @@crisaaqaxmed2074 bal Ninka casuumada ku yimi xamar ee fursada shahiidka helay iyo kii amarka shaydaan ku fuliyey ee in uu xitaa i cafiya yidhaahdo laga xarimay sidaana Allah kula kulmay!!!!!

    • @Yusufliban-ty2tl
      @Yusufliban-ty2tl Месяц назад

      Ismaaciil xiligaa arintaa waxba kama qaban kareyn waayo golahan minateriga ee shuuciyada aaminsanaa waxay isku dhaarsadeen in mabda,ooda wixii ka horyimaada laga wada midaysnaado waayo waa tii dilka ay ku fuliyeen saaxiibadood salaad gabaydhe iyo caynasnshe
      Ismaaciilna haduu arinkaa galo waxuu la kulmi lahaa masiirkii ay la kulmeen ragii ka horeeyey
      Markaa ismaaciil cali abokor waxba kama qaban karayn
      Laangaabna maaha ee waa laandheere banaan istaagey
      Miyaydaan maqal
      Samane iska yeelyeel baa geela loo sadaxa maray
      Miyaanay samane ahayn ragii calan waleyn jirey ee raga la dhici jirey jeeniga ceedhin sida shaabuuga