Muxuu yahay hammigaaga ugu weyn ee nolosha ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Комментарии • 17

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru Месяц назад +2

    Hamigaygu waa inaan diintayda si fiican u barto kadib ku dhaqmo helana gacaliso wngsn oo aaan si fiican isku fahano ❤ inshallah waa heli doonaa

  • @user-tu4xs5uk6r
    @user-tu4xs5uk6r Месяц назад +4

    Inantaa medicinekaa wn zalaamayyaa

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 Месяц назад

    Inaan guursado

  • @HASSANDheere-dt8gm
    @HASSANDheere-dt8gm Месяц назад

    Masha allah hooyadah baan xajka geynaya alle ha ufudaydiyo niyad wacana inantaasi❤

  • @Jamac20
    @Jamac20 Месяц назад

    Hamigeyga waa 4 xaas inshallah

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 Месяц назад

    Dhamaan waxaa lagu hamiyayaa waa aduun qof aakhiro inuu naar ka badbaado oo uu jano galo hamiguusu yahay ma jiro alle hayna asturo aduun iyo aakhiraba..

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss Месяц назад

    Hamigeyga ugu weyn aduun yada waa.inan helo rali aanshahaaga rabigey inan helo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢rabiyow rali ahaanshahaaga isoo waxan kugu weydisanayaa.fadliga weynka ah iyo raxmada😢😢😢😢😢😢

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 Месяц назад

      Mnshaalh ridwanka alle waxa kawayn majiro alaha dhamanteema nagaraalinoqdo

  • @apdalleapdalle8303
    @apdalleapdalle8303 Месяц назад

    Hammigaya ugu wayni waa inan raali galiyo ilahay

  • @hamdiismail2457
    @hamdiismail2457 Месяц назад

    Dhmn hplu abaal celin Bay ku jiraan
    Wlshn Dan u shaqaysayaal😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 Месяц назад

    Inanta daaci mikhtar hami ka dhigatay may tidhahdo hami ma lihi

  • @ajmala522
    @ajmala522 Месяц назад

    Daaci mukhyaar war baa uyaal😂

  • @Sigma_male0000
    @Sigma_male0000 Месяц назад +1

    Daaci saalax way ku khafiifeen naagahani 😂😂
    Malakul mawtka isagaa kaga warwarbatay 😂😂😂

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Месяц назад

      marka sidaas way kuugu cadahay cida gardaran saaxiib...

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Месяц назад

    Daaci muqtar inaan xagumo 😂😂

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru Месяц назад +1

    Hamigaygu waa inaan diintayda si fiican u barto kadib ku dhaqmo helana gacaliso wngsn oo aaan si fiican isku fahano ❤ inshallah waa heli doonaa