EID MUBARAK IYO ROUTINKEYGA HAWEYNKA🥰

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024

Комментарии • 132

  • @yasminyusrashow8609
    @yasminyusrashow8609  2 года назад +21

    VIDEO CUSUB👇🏻
    ruclips.net/video/AZzauG0oVLk/видео.html

    • @riimraaj4732
      @riimraaj4732 2 года назад

      Yamin timaha waxaa marisid no sheek wll

  • @kunkaroon8399
    @kunkaroon8399 2 года назад +11

    Routine rabnaa 🥺💕 wajiga saliida wax ufiican noo soo gali💕

  • @قناةليلا-ت3ي
    @قناةليلا-ت3ي 2 года назад +16

    ياسمين حبيبتي والله اشتقنالك انا بطلب منك انك تسويلنا فلوق وانت رايح وراجع بالشغل انشاءالله بتمنى تشوف تشوف وتقرأ تعليقي

    • @yasminyusrashow8609
      @yasminyusrashow8609  2 года назад +3

      ياعمري تسلميلي كتير انشاء الله راح صور لالكم🥰

  • @kowsarcadey9443
    @kowsarcadey9443 2 года назад +6

    Abyo mcn routinka timaha waxa marisay abyo timaha aad ayaa ugu bahanahay 😭😭plz so samey

  • @boqoradasomaliland5695
    @boqoradasomaliland5695 2 года назад +3

    Wllshy waxyabaha Dhiig rorka lagu sameyo so same

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 Год назад +2

    Hadaa qoraalkayga Aragtid Waaku Xiisnay Ramadaana 1 Maalin ka dhimane Ma soo laaban doontaa talow Yaasmiiney Ma Caafimad qabtaa Abyo 😢❤

  • @kinsharifofficial9175
    @kinsharifofficial9175 2 года назад +4

    Asc Abayo Qali Sethyi Masha Alhi 👌👍🌹❤♥SUBSCRIBED Esar wll Qali 👌👍🌹❤♥♥️👌👍🌹❤♥♥️

  • @shaymaamohamed5960
    @shaymaamohamed5960 2 года назад +5

    Nafaqada tinta noo soo gali

  • @asmaabdisamed1905
    @asmaabdisamed1905 2 года назад +2

    Iidmubarak saliiida timaha kuu bixisay magaceeeda noo sheeg

  • @salmaabdi228
    @salmaabdi228 2 года назад +3

    هلوووووو يا حلوة💞❤عيد سعيد عليكم ان شاء الله ينعاد عليكم بالصحة والعافية يارب

  • @nastehaabdi6818
    @nastehaabdi6818 2 года назад +6

    عيد مبارك وكل عام وانتم بخير وينعاد علينا وعليكم بصحه وسلامه 🧡🍂

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 Год назад +1

    Waanii xiisnay wlhi noosoo laabta😢😢😢

  • @salmasaleban8383
    @salmasaleban8383 2 года назад +3

    Abaayo ma matano ledahy wiilal mise gabdho i miss you bbe❤🌹

  • @xagsoabdikadir6728
    @xagsoabdikadir6728 2 года назад +10

    Masha alah xayaati ciid mubaarak 🥰🥰🥰xabibti shacarkaga inad asturataan ilahey dartiis kaaga codsanaya adon waanada alle na faray igu dhibsanin danbiga ugu badan jismiga madaxa waaye

  • @bahjaadam8061
    @bahjaadam8061 2 года назад +4

    حبيبتي عيد مبارك وكل عام وانتم بألف خير يا روحي بدنا روتينك بالشعر والله شعري مدمر كثير

  • @asmamo1134
    @asmamo1134 2 года назад +3

    Maatanaha uurkooda
    Gabadhan caruur ma.
    Soo dhashay ?
    Ani waa yabaya

    • @Dhigow
      @Dhigow 2 года назад

      Maanta iigu horesa waanba yaaby video kle waan arkay iyadoo nin hda dhow guursaday ya anga dawo geeynaayo he

  • @najmomuse6476
    @najmomuse6476 2 года назад +3

    Abayo timaha wxa dhereyo noso kli xbbti

  • @fatimamahad3579
    @fatimamahad3579 2 года назад +1

    Mcnto wax timaha ufican iso sheeg somalia joga adi fmlygaga Eid mubarak kuleeyahy

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 года назад +3

    Wcs xabti yasmin masha allha tabarikllha cid Mubarak xabti nola wadaga maska timaha xabti hor usoco xabti ❤❤❤❤❤❤❤

  • @saamkhalif5044
    @saamkhalif5044 2 года назад +4

    Walhi we miss you really
    Whatever ciid mubarac cidul cafaiya🥰😍

  • @4ALone4ever
    @4ALone4ever 2 года назад +3

    Yusra Yasmin sidi hore active ma tihin😓😓why soo labta inshallah

  • @naimojamal1870
    @naimojamal1870 2 года назад +2

    Routine caadiga maliintii wxa samaysid noosoo same yusra

  • @fartunsaciid1514
    @fartunsaciid1514 2 года назад +3

    Yusro aaway

  • @Hua-e3g
    @Hua-e3g 2 года назад +4

    Ani kulo mida wajigayga wa sensative waxa iga so baxay finan god god uu iga yeeshtau ani wajigyga murayada ina kubfiirsado wa nacay xata😪abayo hada kaseysid wax i anfacaya iiso sheeg sida camaliyad oo kley😥

    • @yasminyusrashow8609
      @yasminyusrashow8609  2 года назад +2

      Insha Allah macanto wako so dhiga

    • @xusnicabas3849
      @xusnicabas3849 2 года назад

      Hada rabtid nescafe io malab marso wajiga waa orginal inuu kucadeeyo uu sulumna kaadhigi anaa 3 Sano isticmaalayay. Aad uu iicaawiye

    • @mariawasuge3323
      @mariawasuge3323 2 года назад

      @@xusnicabas3849 maxay xbbti malab waan gartaye🙈

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 2 года назад

      @@xusnicabas3849 maya maya saa hadhihin wajigeedu waa sensitive ma isticmali karto malab iyo kafeey wajigeeda kacararee

    • @sumayedagan7402
      @sumayedagan7402 2 года назад

      LOREAL REVITALIF Marson online kaheleey waa Hydrating smooth kadhig

  • @hafsomohamed8244
    @hafsomohamed8244 2 года назад +1

    Wajiga Marada xoog looma mariyo duq buu kaa noqonayaa

  • @mariawasuge3323
    @mariawasuge3323 2 года назад +2

    abaayo tinta noosoo gali🌻

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 2 года назад +3

    Abayo, wajiga marka aa makeupka ka tireeyso cleanser ama coconut oil kula tirtir wipes shukumaankana ka daay tissue isticmaal.

    • @shifa2446
      @shifa2446 2 года назад

      Yasmiin horey miyay ilmo u haysatay masha aalaah

    • @nasriinaabdi1496
      @nasriinaabdi1496 2 года назад

      @@shifa2446 wey kaftameyse hooyadeeda ayaaba ku qososhy

    • @shifa2446
      @shifa2446 2 года назад

      @@nasriinaabdi1496 shukran wll

  • @riyanbea5447
    @riyanbea5447 2 года назад +1

    Abyo creamka jidhka noso gali please abyo

  • @Hua-e3g
    @Hua-e3g 2 года назад +2

    Routing kaga dhan nooso duub hpti pls ila shaqada

  • @nuurtoabuukar8018
    @nuurtoabuukar8018 2 года назад +3

    Masha allah xafidullh eid Mubarak

  • @suadsharif3730
    @suadsharif3730 2 года назад

    Tinta meshi ka furti wafurantahau fuuda dowoot first

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 2 года назад +2

    Masks timaha iyo routine kaaga nose gali

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 года назад +2

    Eid Mubarak abaayo ❤️❤️❤️

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 2 года назад +1

    Yasmin well come back wakuxisnay please noosoo geli nafaqada tinta

  • @ibtisamsalah2805
    @ibtisamsalah2805 2 года назад +2

    Xppti routine kaga noso gli

  • @bahjamaxamuud9592
    @bahjamaxamuud9592 2 года назад +1

    Wajiga waxaa marisid noosheeg face oil ahaye

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 2 года назад +1

    Abayo waxa tinta marsato oo kuu bixiyay nala wadaag

  • @halimaabdi5159
    @halimaabdi5159 2 года назад +2

    Eid murder

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 года назад +2

    Maasha allah

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 2 года назад

    Qli waan kugu cusube caruurta ma ada dhalay

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 2 года назад +1

    Masha.Allah yasmiin qurux badan Alle haku dhowro Abyo ❤💋

  • @ubaxzoohaan2940
    @ubaxzoohaan2940 2 года назад +1

    Vesaline ka iskadhaaf abaayo nabrahoo kugu sii badinaa

  • @sumauo4745
    @sumauo4745 2 года назад +1

    Abayo waxa timaha mariso noo soo gali

  • @tufaaxburhaan620
    @tufaaxburhaan620 2 года назад +2

    Keep going mcnto 💘❤ one love

  • @yusra190
    @yusra190 2 года назад

    abyo walhi timo fican wan leyhy balse gadal iga durka yan wayna yara nayan plz abyo wx oo fican ii so gelih🥺💔

  • @hamdacawil3522
    @hamdacawil3522 2 года назад +1

    Teamk raba ina la soo suubiyo valog like saar ✌

  • @ikraamsaid7941
    @ikraamsaid7941 2 года назад +5

    Tinta abayo maxa mariisay oo kugu dhereetay aniga wn uu bahanahayee

  • @caishoali5568
    @caishoali5568 2 года назад +1

    Mash aallh Eid Mubaraka❤❤👑

  • @ubahnoor9852
    @ubahnoor9852 2 года назад +1

    Oil face miyaa tahay wllo?

  • @hamdaosman4700
    @hamdaosman4700 2 года назад +1

    yusra soo qabo next vedio

  • @smile-db6bv
    @smile-db6bv 2 года назад

    M.a abaayo tinta asturo

  • @yasmintv2375
    @yasmintv2375 2 года назад +2

    Ciid Mubarak Yasmin qurux🥰❤️

  • @deqaosman4224
    @deqaosman4224 2 года назад +1

    Masha allah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 года назад +1

    Mashallah Eid Mubarak sister

  • @zundussiciid2721
    @zundussiciid2721 2 года назад +1

    Yusra and yaasmin wn idin xiisney

  • @bahjomahad522
    @bahjomahad522 2 года назад +2

    Keep going sister

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 года назад +11

    Eid mubarik Yusra nd Yasmin waan idin xiisanay 😭❤

  • @amaleyh3022
    @amaleyh3022 2 года назад

    Hair routine please

  • @amraandarling1483
    @amraandarling1483 2 года назад +1

    Maska oo hair nosamey abayo 🖤

  • @xamdiaxmed3948
    @xamdiaxmed3948 2 года назад

    🥰😅🥰🤣🤣🤣

  • @cumarosman6502
    @cumarosman6502 2 года назад +1

    Waaku wataa marwalbo

  • @yasseromar9029
    @yasseromar9029 2 года назад +1

    Keep Going

  • @jojoyusra9650
    @jojoyusra9650 2 года назад +1

    Eid mubarak ❤️

  • @ibtisamsalah2805
    @ibtisamsalah2805 2 года назад +1

    Xppti routine kaga noso gli

  • @umalkairmuhumednour5098
    @umalkairmuhumednour5098 2 года назад +1

    Mnsha allah

  • @abdalaahmed9357
    @abdalaahmed9357 2 года назад

    keep going beauty girl

  • @cumarosman6502
    @cumarosman6502 2 года назад +1

    Ciid mubaarak yasuuma cadeey

  • @umaliyachannel9366
    @umaliyachannel9366 2 года назад +4

    CIID MUBARAK 😍😍😍

  • @aishamohamed3630
    @aishamohamed3630 2 года назад +1

    ala jibsigegii 😢🥺

  • @ayaankhaliif1781
    @ayaankhaliif1781 2 года назад

    Maasha allah