XOGTA ARINTA SHIDAALKA TURKIGA OO SOOMAALIYA KA YAABAN BIL KA HOR ARIN UU SAMEEYAY 108 KUN OO FUUSTO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 ноя 2024

Комментарии • 16

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 59 минут назад

    Www Masha Allah tawaraka Allah guul guul umada somaliyeed

  • @nafisanoor6449
    @nafisanoor6449 6 часов назад +1

    Maa shaa Allah

  • @Hooyocanab-k5y
    @Hooyocanab-k5y 8 часов назад +2

    In shaa ALLAH dhaha asxabey 😢😢

  • @ShukriRaghe
    @ShukriRaghe 7 часов назад

    Guul guul guuleysta dowlada Somalia garab iyo gacal Allaha u noqdo

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 8 часов назад +1

    Insha Allah Ilaaheey baa ku mahadsan Khayraadka laga helay Soomaaliya

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 часов назад +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @AbdullahiAbukar-uo7jg
    @AbdullahiAbukar-uo7jg 7 часов назад +1

    Dhalinyarada ayaa waxa ay Ka badbaadi doonaan dhibtii aan soo aragnay anaka

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 8 часов назад

    Soomaaliya Barwaaqo iyo Horumar

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 3 часа назад

    DALKU WAA DAL ALLAAH KU MANEEYSTAY SOOMAALIDA IYADA EEYSAN NICMOOYINKA ALLAAH ,SW,MID KAREEBAN ALXAMDU LILLAAL BALSE DADKIISU WADANKAAN MAKU MAHDIYEEN ALLAAH MISE WEEY CAASIYEEN SOOMAALIDA DHUL NICMEYSAN WAALEEYIHIIN BALSE CAQLI IYO IIMAAN MALAHA ALLAHA SOO HADEEYO OO KUWA KU CAAN BAXAY KALA GEYNTA SOOMAALIDA EE DANO SHISHEEYE UGU SHAQEEYA SOMALIA ALLAAH HAKA BAQEEN OO HA AAMINAANO NICMOOYINKA ALLAAH UU SIIYEY OO UGU QIIMO BADAN KUWA SHISHEEYAHA UU KAQAADO EE ULAJEEDKOODA YAHAY NICMOOYINKAA IN AAY XADAAN OO AAY RARTAAN SIYAASIYIINTA NOOCAA AH AQLIGA HA SHAQEEYO DOWLAD AAD KA DHAQAALO BADAN TAHAY HA U HORJOOGSAN HORUMARKA DALKAAGA DAL WAA KAN DHAXAL AABE KA HESHAY DALKALANA DAL KUUMA NOQDO WAA MID MARWALIBA FARTA LAGUUGU YEERAYO ADIGA OO LAGU CUNSIRIYEEYNAYO ASIGABA WUU DHISTAY KAAMA AQLI IYO DHAQAALO BADNA EE DHISO KUNA XARAGOO KUNA FAAN NA HORMARI SHAQO HALAGUU SOODOONTO WAR MIYAADAN NOLOSHA ADUUNKA AADAN ARKINAHA WAATAN SIDII DERBIJIIFKA NOLASHA MAANTA SOMALI KAWADA TEHEE WAR UMADDA KALEEXDA OO DOOWLADA HORUMARKA MUUQDA TIIGSANEEYSO KALEEXDA OO BILLAAYIINTA MASHRUUC EE SHIDAALKA LAXARIIRO WAX KAQAATA OO HORUMARKA KALA SHAQEEYA MW,XASAN IYO RW XAMSE OO QADAR IYO IYHOPIA HAKU HAAYNINE WAX IDIINLAGU TILMAAMO LAMA YAQAAN EE TOWBAD KEENA

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 4 часа назад

    Lablakaca iska dhaf quboro geology ah oo qibrad u leh ban dhageystay haduu so dhaqsado shidalka waxa la suqgeyna 2025

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 7 часов назад +2

    Ninyahaw lama fiirsan karo bandhiggaada waayo shaashadda biriq biriq baad ku sii daysay taasina waxbay indhaha u dhimeysaa marka ka dhaaf shaashadda biriq biriqda

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 8 часов назад

    Si dhibyar oo fudud allaha noogu soosaaro

  • @pubglite7148
    @pubglite7148 7 часов назад +1

    Waxkale.hadiilawaayo.haldagmo.ayyaalooga.codeenayaa.qof.iyo.cod

  • @AdnaAbdullahi-do8kr
    @AdnaAbdullahi-do8kr 6 часов назад +1

    😂😂😂😂alla maxa isku ciyaarena anga wadad wadan kle hormar garsiiye dunidaba ma soo marin so see ku dhihi kartaa waxe la raban soomalia hormar hadalkas waa ku qal daneed ee dib iskugu laabo oo soo baar shidal dheel dhel laguma so saaro