- Видео 941
- Просмотров 6 141 007
Nasiib Media
Саудовская Аравия
Добавлен 9 окт 2018
Dhacdooyinka Deg Dega ah
GUUL Heshiiskii ugu weynaa Soomaliya & Masar saldhig military oo laga furayo Muqdisho
#wararkiiugudambeeyey
Просмотров: 798
Видео
DEG DEG DENI OO XASAN SHIIKH WADNAHA JARAY EEDEYN CULUS
Просмотров 52421 час назад
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG MASAR IYO SOMALIA OO U HESHIIYAY ITOOBIYA ABIY OO IS DHIIBAY GUUL SOOMAALIYA
Просмотров 6 тыс.2 часа назад
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG Tan malaga aamusi karo Kenya oo si xun u bahdishay Soomaaliya Arinta dhacday ee yaabka leh
Просмотров 1,7 тыс.4 часа назад
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG Trump oo Cunaqabteyn Itoobiya ku soo rogay+ Danab oo lacagtii laga jartay halis weyn
Просмотров 6 тыс.4 часа назад
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG Gobolka Gedo oo lala wareegay A.Madobe oo soo rogaal celiyay
Просмотров 1,6 тыс.4 часа назад
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG Sheikh shariif oo Hub lasoo Baxay & guddiga doorashada oo war weyn ku dhawaaqay
Просмотров 4827 часов назад
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG Wasiir Fiqi oo u hanjabay Kenya, talaabo culus oo laga qaadayo & arinta oo cuslaatay
Просмотров 3,2 тыс.9 часов назад
#wararkiiugudambeeyey
Go'aan Culus Gen. Odowaa oo loo diray A.Madoobe xaalka oo cuslaatay Xasan Sh oo la kulmay
Просмотров 13 тыс.9 часов назад
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG KENYA IYO ITOOBIYA OO SOOMAALIYA U TASHTAY & A.MADOOBE OO GARAB HELAY
Просмотров 7 тыс.9 часов назад
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG Fahad Yaasiin oo Banaanka Keenay Qorshe A.Madoobe Lagu Qaban Karo & Xasan Sh uu Eedeeyay
Просмотров 20 тыс.12 часов назад
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG Wasiir Fiqi oo si Geesinimo leh u canaantay Safiirka Kenya Arinta A.Madoobe oo kululaatay
Просмотров 16 тыс.12 часов назад
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG A.Madoobe oo la Duldhigay Ciidamo hubeysan Amar culus soo qabasho & Kenya oo
Просмотров 6 тыс.12 часов назад
#wararkiiugudambeeyey #wararka
DEG DEG Geesi wlhi MD Xasan Shiikh oo Talaabo ka qaaday Kenya Arintii A.Madoobe oo Cuslaatay
Просмотров 7 тыс.12 часов назад
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG A.Madoobe oo u cararay Kenya iskuna Dhiibay Guusha Xasan Sh & RW Xamse
Просмотров 4 тыс.14 часов назад
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG Soomaaliya oo gashay Kaalin Ciidanka ugu Awoodda badan Caalamka Iyo Adduunka oo Yaabay
Просмотров 5 тыс.19 часов назад
DEG DEG Soomaaliya oo gashay Kaalin Ciidanka ugu Awoodda badan Caalamka Iyo Adduunka oo Yaabay
DEG DEG Dowladda oo ku dhawaaqday arin Itoobiya dhabarjab ku ah howgalka AUSSOM
Просмотров 2,2 тыс.21 час назад
DEG DEG Dowladda oo ku dhawaaqday arin Itoobiya dhabarjab ku ah howgalka AUSSOM
DEG DEG MD XASAN OO LA WAREEGAY FAHAD YAASIIN & FARMAAJO OO GODKIISA LOOGU GALAY
Просмотров 3,7 тыс.День назад
DEG DEG MD XASAN OO LA WAREEGAY FAHAD YAASIIN & FARMAAJO OO GODKIISA LOOGU GALAY
DEG DEG XOGTA WIXII KA DHACAY ADIS ABABA SHIRQOOLKA ITOOBIYA KU KACDAY ARINTA SOMALIA
Просмотров 2,7 тыс.День назад
DEG DEG XOGTA WIXII KA DHACAY ADIS ABABA SHIRQOOLKA ITOOBIYA KU KACDAY ARINTA SOMALIA
DEG DEG MD XASAN SHIIKH OO ISKU DHIIBAY XABASHADII ITOOBIYA
Просмотров 728День назад
DEG DEG MD XASAN SHIIKH OO ISKU DHIIBAY XABASHADII ITOOBIYA
DEG DEG Musiibadii ugu weyneed dabka mareykanka & Argagax Trump ku dhacay
Просмотров 7 тыс.День назад
DEG DEG Musiibadii ugu weyneed dabka mareykanka & Argagax Trump ku dhacay
DEG DEG Masar oo la wareegtay hogaanka, Xasan Shiikh oo ka farxiyay Al sisi iyo Abiy oo niyad jabay
Просмотров 12 тыс.День назад
DEG DEG Masar oo la wareegtay hogaanka, Xasan Shiikh oo ka farxiyay Al sisi iyo Abiy oo niyad jabay
DEG DEG WASIIR FIQI OO CAROODAY MD XASAN SH OO CALI BALCAD TAAGEERAY
Просмотров 74014 дней назад
DEG DEG WASIIR FIQI OO CAROODAY MD XASAN SH OO CALI BALCAD TAAGEERAY
MEYDKA FARXIYA THEBOSSLADY OO SAALADA SAARAN & DADKA CAANKA AH OO ILMEEYAY
Просмотров 1,2 тыс.14 дней назад
MEYDKA FARXIYA THEBOSSLADY OO SAALADA SAARAN & DADKA CAANKA AH OO ILMEEYAY
DEG DEG Dagaal culus Kismaayo DF oo ciidamo ku diyaarisay xadka Kenya A.Madoobe oo quustay
Просмотров 3,4 тыс.14 дней назад
DEG DEG Dagaal culus Kismaayo DF oo ciidamo ku diyaarisay xadka Kenya A.Madoobe oo quustay
DEG DEG A.Madoobe oo isku dhiibay beesha Mareexaan xiisad ka taagan Dolow DF oo talaabo ka qaadeysa
Просмотров 4,5 тыс.14 дней назад
DEG DEG A.Madoobe oo isku dhiibay beesha Mareexaan xiisad ka taagan Dolow DF oo talaabo ka qaadeysa
DEG DEG Gen. Odowaa oo careysan oo amar culus dul dhigatay Gudd. Shuute iyo maxakadda ciidamada
Просмотров 4,9 тыс.14 дней назад
DEG DEG Gen. Odowaa oo careysan oo amar culus dul dhigatay Gudd. Shuute iyo maxakadda ciidamada
XOGTA Arintii shidaalka oo weji kale yeelatay
Просмотров 11 тыс.14 дней назад
XOGTA Arintii shidaalka oo weji kale yeelatay
GUUL & FARXAD ; MD Turkiga oo xaqiijiyay inuu Muqdisho imaanayo Arinta shidaalka iyo Itoobiya
Просмотров 2,5 тыс.14 дней назад
GUUL & FARXAD ; MD Turkiga oo xaqiijiyay inuu Muqdisho imaanayo Arinta shidaalka iyo Itoobiya
FARXAD Itoobiya oo la go’doomiyay Jabuuti, Eriteriya, Masar, Suudaan oo awood lasoo baxay
Просмотров 12 тыс.14 дней назад
FARXAD Itoobiya oo la go’doomiyay Jabuuti, Eriteriya, Masar, Suudaan oo awood lasoo baxay
Saxb wankusalamay aad iyo aad ayan kutagera sababto ah waxatahay muwadin sax ah walahi hadalkaga odhan warun wanafarxad mar walba gulayso walal
Somalia 🇸🇴 Egypt 🇪🇬
Masha Allah Guul Guul Kusohooyatay Qaranka Soomaliya Wayee tan
Masha Allah Guul Guul Kusohooyatay Qaranka Soomaliya Wayee ta
Masha Allah Guul Guul Kusohooyatay Qaranka Soomaliya Wayee ta
❤
Adigu ma dowladbaad tahay Cidii dowlada kaadhigtay sowtii idinkalalaabatay sharaftii ay idiin samaysay 1960kii kadib weelkii ay wax idinkusiiyeen aad ku xaarteen kkkkkkkkk
Bahdil ma ahan somaliya wa dadka igu badan kenya tago marka dhaqalo badan ayey kenya ka hesha somaliya taas ayey firsanesa
Naag kadaloob rageed kaaga dambeeye waad ka dareemaysaa😂xassan sheikh Addis abbaba lagu soo wax waxaysanayaa markuu masar ka yimaado hanoo buun buunin qof jira maahe
Ethiopia Allaha murug kaama bixiyo abi ahmed
Ithopiyo waa dawlad dhan walba wey kahormartay
We don’t need a Kenya can you need us? The reason that economy is booming is because of Somali people
Maa.ayafana.lagaxiro.jaadka😊
Mac sankooor somali maryooleyeye
Nin yahow ma himalayas in ciidaka somalia iyagoo cararaaya kenya hubka kamadhigin.marka bahdilka kaxun taas maxeytahay.when you respect your self. You will be respected
Hassan sheikh no keenay
Waxaan ku talin laha hdii ay damiir leeyihiin waa inan ka baxnaa Africa dhamaanten wlhy
kenya wa ooyin marmarsiinyo amnidaro oo jirin sidii ay kusoo gashay dalkeena balayada soo xambaatay oo weli dhabarka ku sida wa laga dhigi kenya iyo ethiobia waxey arkaan mustaqbalka wanaagsan ee somalia way qaadan la’yihiin dowladeena cagta ayey u dhiagysa waa doqonimo in lagaaga mashquuliyo wax yar oo micna laheyn qadiyado waa wayn oo aad hiigsaneyso kenya iyo etobia darbiyada ha xogtaan somalia guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa yaabe maxàan uga baahannay kenya waa maxay bahdilka uu sheegayo weŕiyahani
Guusha Somalia 🇸🇴 markee soo dhawdahay waa iska sidaan dalka Kenya dhaqaalaha Somalia 🇸🇴 yaalo halaga soo raroto
Waa ka xumahay in Kenya sidaa u dhaqanto ,horta maxaa naga soo galo,aan ka aheyn Qaad iyo ciidamadeena ha noo joogan iyo ganacsatada Somalia oo hantidooda galiyey 60%.
Inshaa alaah mar uun wey na mutesan dontaa kukayada ayadoo somaliya baryeyso waan arki donaa Inshaa alaah wax ba haka wal walinaa nasriga wuu iman donaa 😅
Nasrigu ma imaanayo ilaa aan inaku runta isku ahegno ilahayna u labano
In nala bahdilo kawarijta oo sababa wllhi😢😢😢@@kedirindhoyare2044
Sàaxib dhibkoo dhan waxaa noo keenay caada qaatayaal oo Somali Udhashay & xukuumada aan sal Fadhinin keenya way fududahy Si Looga oohiyo laakiin nin waalan Ayaa dalka xukuma kalamana Jiclo dalka inuu gubto dantiisa Kaliya ayuu fiir sanayaa xasa shekh???
Alaahu akbar wahasanit lakin taraam waxaan ka cotsaneynaa inow San lacak kale siinin
Waxa bahdilka keeney waa anaga maahan keenya ee aan dhaafno qabiilka ee qaadano midnimo kadibna waa naloo baahan doonaa meesha aan hadda anagu baahanahay
Somalia AS ayaa kujirta?
Bahdilka Waxaa Kuu Keenay Waa Xasan Munaafaq Xasan Faaruq Marka Aadan Ahayn Madaxweyne Soomaliyeed Oo Leh Han & Qab Soomalinimo Sidii La Rabo Laguu Bahdilaa Asaga Hoos Fariisanaayey Kenya, & Ethiopia Kabaha Ka Daba Qaadaayey Oo U Madaxiiaa U Hoos Geeynaayey Bahdil Walba Oo Soomali & Somalia 🇸🇴 Lagu Sameeyana Waxa u Keenay Oo Aabe & Hooyo Leedahay Xasan Munaafaqa Tuuga Ah Ee Lacagahii Uu Ka Dhacay Ummada Soomaliyeed Ee Dawladaha Aduunka Ku Siiyeen Magaca Somalia 🇸🇴 Ee Uu Dhigatay Swiss Bank Ee Maraykanka Freeze Gareeyey Oo Loo Diiday Mac Sonkor Ha Calfan Lacagaha Aad Ka Dhacday Ummada Soomaliyeed Ee Masaakiinta Ah!! By The Way NGO Yada Waxaa Ka Mid Ah Xasan Munaafaq!!! Is One Of Them!! Ee Aan Act Gareeyn Madaxweyne Soomaliyeed Oo leh Sharaftii & Hankii & Qabkii Soomalinimo Aadan Lahayn Waxa Aad Iska Noqon NGO Soo Shaqo Tagay Sida Xasan Munaafaq!!!Xasan Ma Dharge?? Oo Kale!!!
Bahdilka waxa nogu wacan wa dhabadhilif yada gumaysiga ku hos nool ee raba inu dhulki an laheyn hoskayan kuna daran ki ay haystay Kaynya, Lkn InshaAllah xaqa aya kulaysanaya iyo wadaniyinta
Waa ay ku fiican tahay waayo somaliya iyada dabo dhilif ah mar u orod Kenia mar u orod Ethiopië 😢
Yaa usababa bahdilkan SOMAALI KABOOY DHIG KAR HANAGU RIDIN DULIGAAN INTAAY NAMAAMULAYAAN SANAAN AHAANEYNAA
Kenya mudane xasan sheekh ayaa dabada kuwata calashaan jaadka Kenya kayimaada in lajoojiyo wuu diiday
Aaway Daaroodki Aaway Qeylo Dhaan
Sxb lacagtaas uu mareykanka goostay hadaay run tahay soomaaliya maanta ayay xoroobeysaa , waxaad ogaataa ruuxa cuntada kuu hayo ayaa go,aankaagana hayo.
Waa arin lagu farxo lacagtiisa gumaysiga wadata hagoosto
Nin walan batahey Jeyilani haged kakenitey
Bentada itiyopiya ma aha Who lacag masiso
Alxlilah maasha allaah wadamada aduunka oo dhan halaga goosto lacagta awalba madaxda tuugada ah ayaa cunaayey ma shacab bey siinaayen
Al xamdinillah
President Donald Trump thank you Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa ka Waran Xassan diirato ee caadeystey dal dhan Wixii uu lahaa dhacaya oo daaraha ka dhisanaya Egypt Tanzania turkey Kenya emirate dadkii danyarta ahaana buulashodii duminaya ee banaanka la taagan ilmaheey Jaamacado bey ka bexeen kaas Nocaas ah Kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Maxaad kula talinlaheyd Somaliya Waxaa heysata Mas Madaxaa laga dilaa barlamaanka Somaliya Waxaa laga Rabaa Sida Madaxweynihii South Korea Waa In Xassan diirato loo Soo xiraa oo lala xisaa tamaa Waabaa Nin doqon ah dhumey Markii la Soo heley buu yiri Maxaad iga heshaan beritaan dhumiye Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Nocaas, Waxaa kaa yaabinaya group ka Xassan diirato ee Shaley Ethiopia dad'dhan u jaa'ifeynayey Waa tey lahayeen oo dheheen dadka beydhabo Waa Wacaladii Ethiopia ay ku dhaleen ??? Maantey Xassan dhiiqo baa Ethiopia jogaa oo leef leefayee Maxey Maantey Umada Somalida u Sheegi donaan Mise Xassan dhiiqo'na Ethiopian baa dhaley ??? Xassan dhiiqo oo Aqoonsigii uu Ethiopia ka Rabey Ma ka heley ???? ileen Xassan diirato Waa Nin Ku caan baxey hab dhaqan ka balan baalista bal Adiguba dhageyso khudbadii Xassan diirato oo dhahaya Ethiopia Waxey diidey iney Na Aqoonsato ??? War ninku Ma aqoon Raadis baa??? Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??? Xassan dhiiqo hadii uu xukunka ka dego Waa in Maxkamad la kenaa oo lagula xisaab tamaa hantida uu dhacey
Taram inuu somaaliya lacagta kagoosto waa kusaxanyahay maxaa yeeley waxaa deganaanta udiidey waa lacagtaa
Warxumadaada umadda kala hortag
Alxamdulilah ilahay sharka lacagtas hayna dhafiyo allahu ma ameen
Waa sax ha reeb lacagtiisa waa midday neysku keyn dirto
Marexan in jubaland gumesato Ku fican
WAR HA HEYSTO SIDAADA ADIGA EE SAA U HADLEYSO DIB U FIIRO
Waa loo baahnaa mar hore.
Kkkkj sax bilkiina baxsadaa
War Farhad lex hadii tramp kusorogo unuu qabatein dowlada Ithobiya Ensha Allah inaye Ariintas noqo Guul ayan rajeyna
Donald Jeylanni Trump😂😂😂
😂😂😂😂 faan badnaa