afkuu ciida u galiyey dowladii yareyd todobaatan jirkii talada xumaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 янв 2025

Комментарии • 60

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 11 дней назад +1

    Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 💪💪💪♥️♥️♥️👑👑👑🦁🦁🦁🥰🥰🇸🇱💪🇸🇱

    • @mohamedjamle7898
      @mohamedjamle7898 11 дней назад

      @@NasroCabdi-i7g nin xabashi hoos galay oo Liibaanay ma jiro ee u soo moqda soomaalnimo ogow wuxu waa oroma marka kal door abiya iyo xasan

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 11 дней назад

      ​@@mohamedjamle7898 dhunko dhunko xasan soo kii shly dhuuqayey aby maahan 😂😂😂 shumis family

    • @mohamedjamle7898
      @mohamedjamle7898 10 дней назад

      @ yaa qaxbo adigaa dhila ku dhashay dhigo futo edb yeelo ha ku dheeli xiniinyaha rag

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 10 дней назад

      @@mohamedjamle7898 dhunko dhunko aby dhunko xaaska aby e xasno

    • @NuurRooble-h8y
      @NuurRooble-h8y 8 дней назад

      Dadaalk uu u istaagay xurmadle xasan waxaa isku haaya xasan iyo abiya abiya waxa la safan somali land jubilant puntaland oo rabo somaliya marks aay dunno in aay wax noqdaan banaadir ayaa aas aastay somaallya iyadaana ka difaaceeyso labada cadaw vivo xxurmadle xshm❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmumin2403
    @ahmedmumin2403 10 дней назад +2

    Cida kaliya ee ka cabaadisay amxaaro marka laga reebo onlf. Waa siyaad bare iyo caydiid allaha u naxariisto labadooduba....

    • @MOHANHAYBE
      @MOHANHAYBE 10 дней назад

      Caydiid asaganba Ethiopia hubka Kasoo qadan jireee walal. Qabri dahar iyo shilaabo Buu daganaa Şi uuu u burburiyo dowladi siyaad Barre

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 11 дней назад +2

    HABARGIDIR SOMAALIA MASUUL KAMA AHA. CIDDII DOONEYSA ETHIOPIA HALA HESHIISO BADNA HA SIISO, WIIL DAMBE YUU NAGA DHIMAN. INTAAS HALUGU DADAALO WAA TALO NIN WEYN OO 65 JIR AH. HAWIYE MA AHA BOOLISKA SOMAALIYA

  • @DeeqoAli-b3z
    @DeeqoAli-b3z 10 дней назад

    Masha allah caruurta ma u timid ❤❤

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 2 дня назад

    Jamaal reerkaaga waad ku daashau

  • @NuurRooble-h8y
    @NuurRooble-h8y 8 дней назад

    Dadaalk uu u istaagay xurmadle xasan waxaa isku haaya xasan iyo abiya abiya waxa la safan somali land jubilant puntaland oo rabo somaliya marks aay dunno in aay wax noqdaan banaadir ayaa aas aastay somaallya iyadaana ka difaaceeyso labada cadaw vivo xxurmadle xshm❤❤❤❤❤❤

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 9 дней назад

    Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah ilaahay

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 10 дней назад +1

    Naga badan alxm hg

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 10 дней назад

    Wcs wll

  • @sewy8
    @sewy8 11 дней назад +1

    Jamaal " ciil kama baxe" , Jamaal "Xaan cunaa" , Jamaal Mooryaan. Abgaal ciilka aad u qabtid ku dhimo

  • @JamalIrad-y4f
    @JamalIrad-y4f 11 дней назад +1

    Abgal ayaa ka faaiidaystay burburkii somalia

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 11 дней назад +1

    ADEER HADEER MIYAAD FAANAYSAA MISE WAAD CABANAYSAA???

  • @JamalIrad-y4f
    @JamalIrad-y4f 11 дней назад +1

    Sabab ay u halagsamen aduun iyo akhiro iyo macno aduun iyo mid akhiro midna kama hayaan

  • @momindekk1
    @momindekk1 11 дней назад

    Magaca ummada somaliyed oo wax lagu cuno 2026 u danbaysa

  • @BashiirHassan-w9i
    @BashiirHassan-w9i 11 дней назад +1

    Walakala.diry.somalia.macash.dambe.fadaral.ku.heli.meysid

  • @BashiirHassan-w9i
    @BashiirHassan-w9i 11 дней назад +1

    Masking.yahow.afka.furo.fadaralki.wadhamady

  • @sakariyeshikshikow
    @sakariyeshikshikow 11 дней назад +1

    Causiid hogaamiye kooxeed ayuu ahaa

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman5362 10 дней назад

    aad iyo aad ayaan kuugu raacsana hay fikirkaa aad qabto

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 11 дней назад

    Dawlad waxaa lagu dhisaa aragti siyaasadeed, kuma dhisanto nidaam qabiil iyo 4.5.

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 11 дней назад +1

    Ma Beenaa in aad fardo dhaqi jirtay nijaas Beenta jooji aniga iga sheekeysan maysid sheekadii gudude iyo hoorshaa wixii ay kuugu sameyn jiray miyaad inkiri kartaa

    • @Wrd-x8h
      @Wrd-x8h 11 дней назад

      Nin dhiig galay xaran ku koray adunka la rogmada Hawiye Haiti Somali ka tagtay xaranta dhiiga ku jir

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 11 дней назад +1

    Bal doorkan HG talada haloo dhiibo, caasimadana halooraro Gaalkacyo.

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 10 дней назад

      Aad iyo aad waba tageba in gobta HG dalka mamulan

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 10 дней назад +1

    Waaryaare sharma boy caydiid wuu aamay

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 11 дней назад

    Koonfur waxaa ku adkaaday oo la wareegay daarood oo Ethiopia kaashana kii ugu horeeyey ee Ethiopia muqdisho keenay cabdulahi Yuusuf ayuu ahaa maantana waa loo jeedaa somaliland waa kuwaas ilaa China iyo meel kasta oo ay wax kaalmo ah ka heli karaanba ka raadsanaya si ay somaliland u bur buriyaan boqol weji ayay adeegsanayaan lk somaliland waxba ka qaadi maayaan
    Markaa meeshan soomaaliya xoog iyo wax is ka celin mooyee wax kale mayaaliin habar gidireey. Ha wareerinina awood yeesha hadii. Kale aamusa

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk 10 дней назад

    Jaajuus iyo alshabaab ayey soomaalida isu bedeshay.

  • @Dhaoljama6890
    @Dhaoljama6890 11 дней назад

  • @SafiaKulmie
    @SafiaKulmie 11 дней назад

    Jamalow
    Kuwa
    Mataga
    Kuusorahay
    Waa
    Doqon
    Xasadda
    Ee
    Warkiisa
    Hadhaysan

  • @mohamudissa4698
    @mohamudissa4698 11 дней назад

    Habargidirta manta way garwayen ciday siyasad wadaga lahayden. Eersasa mahadsalad iyo Cabdishukur

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 11 дней назад

    Doqon mooryaan...bal eega waxa uu ku hadlaayo.... sharma boy na amaanow haaya. Cadaw ay soxabaaren cidiid dhax keenaan.

  • @madargedi2915
    @madargedi2915 11 дней назад

    In addition, mida kale Mudulood Abgaal waa dad walaala haku fogaan Xaalkooda- you obviously over-looking the current political situation in Somalia which needs carefully in-depth analyses and facts to address!

  • @MahamedMahmud-ui4qk
    @MahamedMahmud-ui4qk 11 дней назад

    Kkkkkkkkkk

  • @HassanMahmed-f3i
    @HassanMahmed-f3i 10 дней назад

    Hawiye kan oo kale ayaa ka Tala qaataan waxba matarayaan markale ayaa loo talin doona ileen isma rabaane kan oo kale ayaa caqliga ka qaataan

  • @JamalIrad-y4f
    @JamalIrad-y4f 11 дней назад

    Dad badan ayaa ka dhintay aduun iyo akhiro laan

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 10 дней назад

    Waar HG waxbaan u sheegi xasan sheekh wuxuu doonayaa in doorasho ku qabsado xamar ah qof iyo cod November 2025 oo uu yiraahdo somali anigay I dooratay sanaadiiq been ah uu geeyo galmudug iyo hirshabeele, KG Tan puntland iyo jubaland, somaliland lagu qabto xamar marka HG xamar wuu ka qaxin xasan sheekh

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 11 дней назад

    Vivo jamal runtaan kugu jeclahay

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 10 дней назад

    Ah iyo hg isma dagaashanee Somalida kale aa boor la iskugu qarinayaa

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 11 дней назад

    Kkkkkkk kkkkkkk

  • @SafiaKulmie
    @SafiaKulmie 11 дней назад

    Wax
    Qurundhe

  • @Kamaldaarichannel
    @Kamaldaarichannel 10 дней назад +1

    Xasan dawarsade ceeb buu la wareegaya

  • @dr.ahmedhersi2639
    @dr.ahmedhersi2639 11 дней назад +1

    Doqan bad tahay niyahow
    Aan wariyonimo waxba ka’ma taqaanid

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe 11 дней назад +1

    Jamaal waxaad ku hadleysaa waa doqonnimo, daciifnimo, dulinimo. Dhegahaadu ma is maqlaan. Ma fahmi kartaa inaad adigu naftaada karaameysaa. Qof waxba uma aadan dhimin, adigaa is duleynaya.

  • @JamalIrad-y4f
    @JamalIrad-y4f 11 дней назад +2

    Burburkii somalia caydid ayaa ka danbeyay muxuuse ka faaiiday cabdullahi yusuf madaxweyne ayuu noqday

  • @madargedi2915
    @madargedi2915 11 дней назад

    Asc! Jamaal h/g ninka Candidate noqon Kara Somalina wada hadalsiin kara aqoona u leh waa Siyaasigii hore Mohamed Sheikh Guuleed - gacma-dheere. Humble politician, perfect in this situation to bring Somalis together. H/g qiima leh ma joogaan maqaamka dowladnimo waqtigan.
    H/G iyo Somaliba.cidna qaabka dowladnimo ee hada socda kuma kalsoona

  • @sucaado7
    @sucaado7 11 дней назад

    Xasan sheeq fashil iyo siyasad xumo ciidankii babi iyay umadii kala diray

  • @ER-qw6fh
    @ER-qw6fh 11 дней назад

    mooryaan is nacay bililiqadii ayaa rabtaa Xamar waa Goof Abgaal ee xaarka iska wad weligiin dagaal keligiin aad gasheen ma jiro yaa hawiye ahaay aa ku qaraabataan qof kasto aa idinka adag

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 10 дней назад

    Waligood waxnooma tarin ku arag jamaal

  • @sakariyeshikshikow
    @sakariyeshikshikow 11 дней назад

    Habar gidir calankeedii wuu dhacay

  • @dr-mahad_rashiid_barre
    @dr-mahad_rashiid_barre 11 дней назад

    atigey Jamal nin karmeed ayaad tahey waayo-arag

  • @SacdiyoAden-j3v
    @SacdiyoAden-j3v 11 дней назад

    Habardigir hadan nahay Walahi aduun iyo Aaqiro midna lama soo socono……TV iyo RUclips kasta waa ka dhex ooyeso Hooyo, gabar wiil yar oo arday oo HG ah guri lagu kor tuminaayo caar iitus naagaha iyo ninmanka social media ka dhex niikaya ayago ka hadlaya ama u kacayo Somaliweyn maantay waxay dhahan HG Muqdisho eey qooxoti ku tagtay 2025 will yar oo Xassan Alshabab hees ku soo karbaashay aan HG hadnahay difaaca Xassan Sheikh aan magac ku raadisina Walahi waa jabnay HG hadnahay maqaanwaqtia aan niikada barnay iyo istustuska 🥹🥹🥹

  • @JamalIrad-y4f
    @JamalIrad-y4f 11 дней назад

    Habargidir waa jabtay