cajiib Bal dhageyso askarigaan habargidir ee ka caroodey Dhaqanka kuwa dowlada heyste laayey ciidank

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2025

Комментарии • 61

  • @user-Axmed
    @user-Axmed 8 дней назад +1

    Ilaahow Adigu diintaada ugargaar, Ahlu Suna W Jamaaca Guul

  • @luulshaden1254
    @luulshaden1254 9 дней назад +5

    Damiirkiisaa wali nool ee allaha noo badiyo asagoo kale calooshooda u shaqaystayaashana allaha naga qabto… cagaha dhulka ha lagu hayo xaqaa guulaysan doona inshaa allah

  • @mos1954
    @mos1954 9 дней назад +6

    Habargidir Waa Dad Dagaal Rageed Yaqaan Ee Ma ahan Kuwa Dagaal Xumeed yaqaano.

  • @miftahahmedaden
    @miftahahmedaden 9 дней назад +1

    xooga dalka ayaa ladal dalay yaah qabiil aaaaa hadii ay dhacdo qabiil ayaa loodilay xooga dalka waa arin naga weyn😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdinasserdini7678
    @abdinasserdini7678 9 дней назад +4

    JAMAALOW REE BAHALKII AAD SHEEGI JIRTEY REE DAMEER CUSMAAN AYAA KADARAN EE WALAALAHA HG DHULKOODA DIFAAC HAKAGALAAN INTA DOWLAD LOOSIMANYAHAY LAGAHELAYO INSHA ALLAH

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 9 дней назад

      Sax wakurscsanahay habargidir dhulkoda ha difacdan

  • @a.j2428
    @a.j2428 9 дней назад +5

    wiilkaasi waa soomaali tin ilaa cirib, nooloow saaxiib. ciidanku ninkaasuu kale inay ahaadaan la rabaa

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 9 дней назад +1

    Acuudi bilaah mina shaydani rajiim
    Gormaa ciidan lagu dili jiray
    Ciid waa wadan
    Ciid waa calanka Somali 🇸🇴
    Ciid waa kii biyaha iyo caanaha jidka lola istagi jiray
    Waa runtii
    Ninka ka soo jeedo Galgaduuud
    Waa nin geesiya
    Maanta
    Alle dhexda dhexda ha nooga qabto

  • @HamdkI
    @HamdkI 9 дней назад +1

    Cayroow idinkuba sowtaa layseen ciidankii mareexan reer galmudug iyagoo safar ah aad jidka u gasheen

  • @saaduhassan8488
    @saaduhassan8488 9 дней назад +2

    Hawiyoow isma maamuli kartaan inla idin maamulana ma ogolidiin

  • @kamal171
    @kamal171 8 дней назад +1

    Abgal waa cawan

    • @YoungShakur1989
      @YoungShakur1989 7 дней назад

      Lakin marka xawadle caruurta iyo dumarka dilaan cawaan mahan ya yiri dhuuso weyne

  • @UsameSm
    @UsameSm 9 дней назад +2

    Ninka laangaabka ah maanty waa ninka maatadiisii ay shabab haystaan

  • @mos1954
    @mos1954 9 дней назад +2

    Waa Harti Abgaal Nimankaa Kuwa Laayay! Inkastoo Aan Qabiileeyneymin Laakin Waan Arkeenaa .

  • @seed3966
    @seed3966 9 дней назад +2

    Asc allaah ha unaxariisto 😮 runtii arrintaasi waxaay ka turjumeysaa hogaan xumada dalkan ee xasan maxamud 🎉🎉🎉

  • @mos1954
    @mos1954 9 дней назад +2

    Jamaaloow Walaal Hawiye Sookarbaash .

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 9 дней назад +1

    Xawadle asal ahan wa Daarood sanboloshe wa wacal abgal

  • @mos1954
    @mos1954 9 дней назад +8

    Habargidir Dad Dadka Si Gob ah uladhaqma ama Ucolaadiya waaye Noolaada Waligiin .

    • @BisharoNor-tq7fu
      @BisharoNor-tq7fu 9 дней назад +1

      Astaqfurah ha danbabin ilaha waxna dila waxna noleya lkn wa dad gob ah damirna leh agtodana an lagug cunen biri ma geydad ma dilan si dicifnima uma dagalaman ee si dadnima ayay u dagalan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 9 дней назад +1

    Nabsigii farmaajo mirihiisii ayaa laguranayaa gees kasta xasan sheekh baa dabka shiday

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 9 дней назад +1

    Ninkaan ceer shalay markii reerkiisu ku laayaan saraakiil Caabudwaaq ka timi maxuu uga qiiroon waayey hawiye caqli iskuma daamo

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 9 дней назад +1

    Dawladi ma jirtee, askari weliba reerkoodii ha aado.
    Kuwa dawladda isku sheegayaa
    Maalin uma tacsiyayn 20000 ciidanka ahaa ee la madhiyey
    Maanta 1000 kama hadhin
    Ciidankii intaa la soo tababarayey,

  • @sucaado7
    @sucaado7 9 дней назад +1

    Waa wax Laga xumaado. Umadan alaah u gergaaro alaah u naxariisto jadana tul firdoow alaha ugu bishareyo

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 9 дней назад +1

    Waa wax laga xumaado .laakin meeshu Waa Somalia 🇸🇴.

  • @nuucmanabdifatah7394
    @nuucmanabdifatah7394 9 дней назад +2

    Hassan asaa shabab ah😢
    Mansuur roogow ayuu masuul u dheebay cidankeena walaayey

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 9 дней назад +1

    AR AWOOGEY CAAWA RUNTA OG SHEEGEY GARGURTE HADU ARKII LAHA QORTA U KA GOYLAHA KATAQ MEESHAN HOOYADA HA KA GABLAMIN❤❤❤❤❤❤

  • @Midnimoqaran202
    @Midnimoqaran202 9 дней назад +1

    Waa waceesle kuwa laayay habargidir

  • @abdifatah6707
    @abdifatah6707 9 дней назад +2

    AxAx ax ax axx WALAHI WIILKAA CAYR UU IGA OO HIYAY WALALOW JAMAL HADLKISA QAADO HIDAA ISKAAG JOOG IYO XASKAGA INTA UU ALLA CADAABKAN MADXWAYNAHA SHEGANAYA MADAXA ALLA KA GOOGAN UU INGA TAGYO

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 9 дней назад +1

    Habargidir cidamdoda ha difacan dhulkoda iyo mantidoda hanakabaxan furmaha

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 9 дней назад +1

    Dowlad majirto xasan tug munafaq cidamada qabilada.kale inulayu raba e abgaal bahahin unsoharo si kursiga kusi difacan

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 9 дней назад +2

    Bahaa'inkaas wixii ag joogaa ka sii liita

  • @raxmosiyaad2069
    @raxmosiyaad2069 9 дней назад +3

    Waxaa kale oo aad ogaataan in reerkan waayadanba ay alshabaabka gacansaar buuxa la lahaayeen waayo adoonsiga inuu iska dulqaado wuxuu ka jecelyahay inuu adiga cadowga ka dhicinahayo dhabarka kaa toogto isagoo ay alshabaabka gadaal ka riixahayaan waa damiirlaawe aan dalka u dhalan hogaanka ummaddana in loo dhiibo waa lagu khaldamay wakaa ina adeerkii abeya baddii u saxiixay dabadeedna xabashi ciidankii ku dalbaday oo laaya yiri dooloow

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 9 дней назад +1

    Sow idinkii reer guriceeloow laayey asakartii mareexaan ee tsbabarayey ciidamada

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 6 дней назад

    Xagee habargidir sharaf ku dhowreysay HG xuduudkeeda ha barato

  • @MahadAhmad-v1s
    @MahadAhmad-v1s 9 дней назад +1

    Ada hirsb aherm

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 дней назад +1

    WA WAX LAGA XUMADO

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 9 дней назад +1

    Waxaasaa soomali
    Hor imaanaya oo
    Dawlad usheeganaya
    Ciidamadii buu baaqiyadka
    Marba meel ku lsynaya
    Hawiyow malaa waaceeb
    Hadiimagaca hawiye lagu
    Dhawaaqo sxb bayaal see
    Rabtaan ninkan madax weyne
    Hajoogee warninkan qBiil
    Ahaan maqaban karataan
    Miyaa hada ka hor baa askar
    Mareexan oo fasax layiri aada
    Taleefana laga soodaba diray
    Layiri laaya maanta waa xawadle waalama maqal
    Hafiila hadlana cidbaa wax
    Loo dhimay

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 9 дней назад +1

    WAR DOWLADA OG DHAN BA SHABAB AH UUUUUUUFFFFFFF

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 9 дней назад +1

    Alaha u naxariisto intii ku dhimatey sida arxan darada loo xasuuqey

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 9 дней назад +1

    Cali cosoble u geeya cidanka Qaranka ma wiilka cadowgu Dilaya mise wa kan Cidanka Qaranka Danaha garka ah ku Dila ?

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 9 дней назад +1

    😂😂😂😂 LA KLA TAG GURIGAGA JOOG QOFKSTW

  • @aliabdale4836
    @aliabdale4836 6 дней назад

    Asc

  • @AbdiWarsame-f4n
    @AbdiWarsame-f4n 7 дней назад

    dadku haday qoloqolo yihiin dakano xawaadle horay ugeystey ayeey kuedhinteene allaha haw naxariisto balse ragaas biino xawaadle horay u aasay ayaa ku qaraxday cayr iyo hgir xwalle caano uma shubo ee waa dilaa asna waa ladilaa ee ma tag ama joog uf yahaw

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 9 дней назад +1

    Asc Jamal nuur

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 4 дня назад

    Jamaal mucaaradkii dhilka dowlada u ooynaayey bal xishoo dowlamada ma aha dhul dowladeed, dhulkaas dadkii bixiyey ee ay goofka u aheyd ayaa nool oo xaq u leh in loo celiyo...

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 9 дней назад +1

    Jamaal maanta hadal

  • @imthecaptainnow6446
    @imthecaptainnow6446 9 дней назад +1

    Farmaajo waa mareexan 😂😂

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 9 дней назад

    Yaa u baahan hiraabka aad sheegayso nijaas xun oo fardo dhaqo calaacal waligaa

    • @mohamoudahmed685
      @mohamoudahmed685 9 дней назад

      Sxb ninka hadlayaa waa ciidan hadaad nin weyn tahay waxa uu kahadlay waa arin sax ah hiraabka hadalkaa lamaray lakiin kan jenalka ee jamal ayaa xanuunsan anigu waxan ahay hg ceyr abgalna waa tolkey fadlan hanoqon kan meeshan leh waa tuug lacag ayuu kuqataa in uu hawiye iskudiro anigaa huba taas laabta kasocp

  • @SacdiyoAden-j3v
    @SacdiyoAden-j3v 9 дней назад

    Abgaal waa Alshabab 💯🔐 waa tuugo aan isqaban waa cawaan jaahil ah waa daad Cuqdad qaba ifff

  • @raxmosiyaad2069
    @raxmosiyaad2069 9 дней назад

    War heedhe abgaal hiraab ma ahan ee waa Oromo inagu dhex tarantay odaygii cismaan dalandoolle ahaa iyo xaaskiisa iyo caruurtiisii waxaa la waayay mar uu col halis ah carradan gacan mariyay waxaa dabadeed mardambe la helay wiil xun oo orom ahaa ee xoolaha uraaci jiray odayga maaddaama ay carruurtiisa yayraayeen haddaba magacii odaygaas waxaa sita maantay waa oramkii oo tarmay waana cawaan ninkii dugaashan lahaa iyo kii ka tagi lahaaba cudurka iyo cuqdadda ugu badanna waxay u qabaan habargidir iyo xawaadle ninkii aan ogayn sidaa weeye adeer kuwan hiraab waxba uma galin oromadii gaalo madow la oran jiray ee ummaddan beri kusoo duushay lana afjaray bay ka hareen wax yar oo xoolaha la raacsado oo qawsaarro ah bay soomalidu qanimaysatay baa ka haray

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 9 дней назад

    Siilka hooyadaa u sheeg

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 9 дней назад

    Tusbax tigree faan badana ma dhabayaca ku kor daacatay 🤣🤣🤣🤣Tigree aa idin gumeysan jiray ee benta umada kala kor taga nijaas yahay.

  • @abdulqaderomer7926
    @abdulqaderomer7926 9 дней назад

    Ciidanka qaranka kuwii dilay somaliyeey halugu caaro

  • @ah3961
    @ah3961 9 дней назад

    الله يرحمهم😢

  • @SEEWEEYETV
    @SEEWEEYETV 9 дней назад

    DAMEERO RAAC MUXUU QARAN KA YAQAAN?😂

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 9 дней назад

    Sax

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 9 дней назад

    Dameer iska so ciyeh. Wax