Xogta DFS oo Muuse suudi ka Kicineysa Mirinaayo, Xasan sh & Gelle oo heshis ka gaaray arinta Fowsiya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 июн 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 15

  • @ZahraAbdullah-nx1lt
    @ZahraAbdullah-nx1lt Месяц назад +6

    WAAN UDUCAYNEYNAA FOOSIYO INEY JAGADAAS HESHO ALLAAHNA UGA HIILIYO MADAX KUSHEEGA INA HORTAAGAN GUULAYSO GUULAYSO

  • @SayidCali-ys8tg
    @SayidCali-ys8tg Месяц назад

    Foosiyo guuleyso

  • @Cumarmaxamedwarsame-sf8sh
    @Cumarmaxamedwarsame-sf8sh Месяц назад

    War soomaaliya dowladii shisheeya kalkaal ayay noqotey soomaaliya u hiiliyo foosiyo xaaji allaha ku guuleeyo gaalada iyo gaalo kalkaal dowladda jabuuti mw xasan sheekh roolo odhinga muhiimadda iska leh alle ha u naxariisto soomaaliya mw geelle & mw xasan sheekh ayaa waxey oranayaan soomaali ayaa nahay. Taas midabka kaliya matoorka saaran waa soomaali nacayb

  • @cabdiaxmedcalasow7604
    @cabdiaxmedcalasow7604 Месяц назад

    Jabuuti & Somalia hadey Kenya u tanaasuleen si Ethopiana u quusato waa dan Siyaasadeed madamaa ganacsato bdn Hanti ku yeesheen Gudaha Kenya waa ok no bad

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Месяц назад

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was warya suldaanka tv mantana odeyga adrka xasan gorgurde iyo ismail caloley miya hadal ku so dhibay aniga waxa ushegaya shacabka somaliyad melkasta ayey jogan warka ha dhagesani ninkan xunka horgal suldaanka tv

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w Месяц назад +1

    Arintaan Boobka dhulka dowlada iyo dhulka qabooraha waxaa joojin karo si si sahal ah,Farmaajo iyo sheekh shariif oo jir jiraa,id ku yiraahdo dhulkaas cidii iibsato waa dhul dowladeed cid ibin karto ma jirto qufkii iibsado ha ogaado inaw xoolahiisa asiga qufkaas siistay ee uu san dhul iibsan
    Wiil Hiiraan

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 Месяц назад

    Waayabe maxaa xasan sh gabdhaha danadhigay wuxuu kadhigay mid u hadi iyo darejada iyo aqoonta alle siyey ka hor joogsado Ilaahayow xasan risiq ah noga dhibin midkale xasan somali mahaa miya waa maxay sidaa u dhaqmayo Acuudu billaaha

  • @user-tu6qp4zt1v
    @user-tu6qp4zt1v Месяц назад

    Waan ka xumahay gabadhaas in laga doorto nin anaga aan wadagin dhaqan iyo diin iyo dhalasho gabar soomaaliyed yaa laga tagay dad sheganayo masiirka ummada iney ka.doortan nin kale somaaliyed ahen

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Месяц назад +2

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was warya suldaanka tv mantana odeyga adrka xasan gorgurde ismail caloley miya hadal ku so dhibay aniga waxa ushegaya shacabka somaliyad melkasta ayey jogan kuwa mesha kujiran ninkan xunka horgal suldaanka tv warkisa ha dhagesani

  • @user-wx5xf4sf8n
    @user-wx5xf4sf8n Месяц назад

    Xasan miyaa muuse kicking kara

  • @yaasinmaxamed4693
    @yaasinmaxamed4693 Месяц назад

    Xasan shiikh waa mooryaan lacag siistay maqaamkii somaliya ilaahay dalka iyodadka haka qabto halaga tashado Tuugu ma dhergo miyaa halagu kaco meeye barlamaankii dalka loo doortay

  • @warcadaadey
    @warcadaadey Месяц назад

    Awey dhulkii ciidanka ee ladegmeeyay dayniile madegmaa mise waa dhul ciidan???? Maxaa looga hadli waayay

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Месяц назад

    Gen.Goobe Rooble baahane. Wasiir tik tok ha laga kiciyo dhulka aay haystaan marinaayo ayaa iska leh. Haddii muuse laga kicinaayo kuwaanna ha laga kiciyo. Heeeey

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 Месяц назад

    Somalia waxay u😂tanaasushay jabuuti waa been ee ninka somalia ay u tanaasushay waa raila udinga xasan munaafaq kursigii fowsiyo xaaji ay u tartameysay wuxuu ka gatay Kenya wuxuu ku gatay dhul nairobi laga siiyay iyo hal malyan oo doolar waxas ayaa somalia madaxweyne ka ah waa nasiib daro weyn