Farmaajo oo Shir culus ka furay Qatar&Safarkiisa Xamar,Garoowe &Facebok-gii Xasan oo lagu kala baxay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 119

  • @CeydaMohamed
    @CeydaMohamed 2 месяца назад +1

    Farmaajo.waamuwaadhin.somali.ah

  • @CabdiraxmaanBare-bd4nj
    @CabdiraxmaanBare-bd4nj 2 месяца назад +7

    Guul guul mudane m maxamed abdulaahi farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @DiiriyeNn
      @DiiriyeNn 2 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FartunK
    @FartunK 2 месяца назад +7

    illaahoow farmaajo noo soo now amiin yarabi❤❤❤❤❤

  • @KatunAdan
    @KatunAdan 2 месяца назад +1

    Haa

  • @MohamedSaid-bw4wq
    @MohamedSaid-bw4wq 2 месяца назад +2

    Haa farmajo hasonodo habadbadi dalka guul gull

  • @XuskaCade-o8e
    @XuskaCade-o8e 2 месяца назад +1

    Guul guuuuul marwalaba❤❤😂😂😂😂❤❤😂😂😂😊❤😊😊❤😂😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊😂😊❤😊❤😊😊❤😊😊😂😊😂😂😮😅❤😊😂😊😂

  • @ismailahmed2640
    @ismailahmed2640 2 месяца назад +1

    Yes farmaajo muwaadin muhiim ah weeye

  • @CabdilaahiMuusexasan
    @CabdilaahiMuusexasan 2 месяца назад +1

    Guuuul farmaajo

  • @abdullahabdirahman3084
    @abdullahabdirahman3084 2 месяца назад +1

    FARAMAJO. GooL ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @KatunAdan
    @KatunAdan 2 месяца назад +1

    Guul farmaajo

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 месяца назад +1

    Nabad iyi Nolol Allaha so celiiyo GUUL Insha Allah 🙏💯🇸🇴

  • @AdanMaxamed-z5l
    @AdanMaxamed-z5l 2 месяца назад

    Gool farmaajo

  • @SaynabAbdulleh
    @SaynabAbdulleh 2 месяца назад

    Yes farmajo come back inshaallah ❤🎉🎉❤❤

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 2 месяца назад

    Guuuuuuuuul Soomaaliween.

  • @ConfusedBubbles-rz9yd
    @ConfusedBubbles-rz9yd 2 месяца назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    guul farmaajo
    ayaan urajaynayaa

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 месяца назад +1

    Mr. Farmaajo Waa u qalma inuu hogaamiyo Somalia marlabaad.

  • @SayidCali-ys8tg
    @SayidCali-ys8tg 2 месяца назад +2

    Haa woray awuunatusay waxtarkisa anaragnay farmajo sonoqo masulfarmajo madaxweyne

  • @XawosiciidOwismaaciil
    @XawosiciidOwismaaciil 2 месяца назад +1

    Haa haaah

  • @AbdurahmanAdan-h6d
    @AbdurahmanAdan-h6d 2 месяца назад +2

    Haa wu u qalmaa mar labad ❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 месяца назад +1

    Dunida masoo marin ruux ka qayr bada nabi Muxamed scw scw.

  • @XuskaCade-o8e
    @XuskaCade-o8e 2 месяца назад +1

    guuul. Marwalaba

  • @SaciidomaxmedSaciidomaxmed
    @SaciidomaxmedSaciidomaxmed 2 месяца назад +1

    Guul.farmaajo.haa

  • @cabdifitaax-mr8ue
    @cabdifitaax-mr8ue 2 месяца назад

    Farmaajo❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashirjama7626
    @bashirjama7626 2 месяца назад

    Yes waa muwaadin aragti dheer

  • @SaalaxCaliyaxye
    @SaalaxCaliyaxye 2 месяца назад

    Asc waan Soo dhaweeneynaa mudane maxamed chi farmaajo❤

  • @abdulazizali4243
    @abdulazizali4243 2 месяца назад

    Mashaallah Farmaajo waa waddani illaaheey hano soo celiyo

  • @KatunAdan
    @KatunAdan 2 месяца назад +1

    Waxaan ku sababenayaa in mar labaad ku soo noqdo xukunka dalka waa madax weyne jecel in dalka soomaaliya uu hankiisa iyo hatidiisa ilaaliyo oo Wabyaaladana ka foge jecela in uu soomaaliya isku wado marka waa in uu ku soolabtaa

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 2 месяца назад

    Farmaajo waa muwaadhin somaali ah illaahay hanoo soo cesho aamiin

  • @yakubadan14
    @yakubadan14 2 месяца назад +1

    Yes haa

  • @AbduqaadirAli
    @AbduqaadirAli 2 месяца назад

    ❤❤❤farmajooo guuul

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 2 месяца назад

    Guul Farmajo❤

  • @FaadumoHire
    @FaadumoHire 2 месяца назад

    Haa wuu uqalmaa sababta waa dalka ayaa ubaahan iyodadka shacabka oo ma uusan beegsan jirin shacabka wuu uroonaa ee ilahey hanoo soo celsho inshaa alaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤I

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 2 месяца назад

    Go ahead

  • @ashaluul9062
    @ashaluul9062 2 месяца назад

    Waxan umaleynayaa kheyre insha alaah

  • @AbdiladhiifMohamed-r3h
    @AbdiladhiifMohamed-r3h 2 месяца назад

    Haaaa waa ugalmaa
    Allh handsome elyo
    Waayo waxuu ahaa
    Halaal guidato
    Madha caayo hantada
    Shacabka

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 2 месяца назад

    Asc, waa sheekh shariif.

  • @Mahamedabshirfarah
    @Mahamedabshirfarah 2 месяца назад

    waa madaxweynaha.aykudheehantahay.wadaniyad.dhaba.aykudheehantahay
    insha alaahu wuusoo noQonayaa

  • @sahraileys7252
    @sahraileys7252 2 месяца назад

    Waxaa ku guuleysanaaya madaxweynaha soomaliya doorashada soosocota mudane farmaajo insha allaah ama shiriif

  • @gamilasaid2265
    @gamilasaid2265 2 месяца назад

    Guul farmajo

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 2 месяца назад

    Asc. Wa u galma farmajo.weliba.si.aad.iyo.aad.ah wa wuxuu.aha madaxweyne qab.leh.wadani.ah.dalkisa.iyo.shacabkisa.jecel.Alow.noso. celi❤

  • @adanhasan8767
    @adanhasan8767 2 месяца назад

    Guusha waa farmaajo

  • @habbibaahmed8367
    @habbibaahmed8367 2 месяца назад

    Guul.farmaajo.iyo.goba.inamo.alaha.kul.jiro

  • @AbukarmursalmohamedAbukarmursa
    @AbukarmursalmohamedAbukarmursa 2 месяца назад

    Mw ka fiican mahayno farmajo

  • @SaidAbdi-oy9wm
    @SaidAbdi-oy9wm 2 месяца назад

    Maya farmajo

  • @yakubadan14
    @yakubadan14 2 месяца назад +2

    Wumudan yahay

  • @kabebiixi3040
    @kabebiixi3040 2 месяца назад

    HAA hAA HAA

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 2 месяца назад

    Asc, hadday dhacdo in uu markale doorasho ku soo baxo uuna ku guulaysto Lusitania madaxtinimada waxaa abuurmaya Mucaarad, marka waxaa u fiican inuu Sahara I sheekh shariif oo ah nin ka bixi Kara, kii ku guulaystana hoos ayuu ka soo bilaabin,ciidan , dhaqaale, iyo Siyaasadba. Tack

  • @hawahassan8221
    @hawahassan8221 2 месяца назад

    Waa uqalmaa farmaajo

  • @ashaluul9062
    @ashaluul9062 2 месяца назад

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад

    Ma u qalma markale farmaajo suldaanow kalmadaayi waa salad 100%100 waa la ogyahay farmaajo2022 wuxuu wareejay dawlad dhaqaale iyo quwadle ciidamo qable oo ka kooban 20 Kun waligaa Hay farmaajo

  • @barrexajiCabdi
    @barrexajiCabdi 2 месяца назад

    Haaa 100%

  • @Abdulahi-n2y
    @Abdulahi-n2y 2 месяца назад

    Farmaajo.waa.nin.loogu.talla..gallay..qoomiyadah..horumarray..balse.soomaaliya...waa.dad.liita..wa

  • @abaraqoabaraqo4999
    @abaraqoabaraqo4999 2 месяца назад

    Haa waayo waa wadani daacaf ah aqoonteeda leh

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 2 месяца назад

    Haa haa wayo waa nin aan qabyaalad aqoon oo dadku isugu mid yahay wadaniyah jecelna dalka iyo dadkuba inay meel sare gaadhaan qabka soomaalidana sooceliyoh jecel soomaaliya loosiman yahay aduunkana kaalintay lahadna kaciyaartah guulayso mudane farmaajo

  • @moalinnur3152
    @moalinnur3152 2 месяца назад

    Waxaa samatabixinkara Dr C Raxmaan Awkoombe iyo Awkuuku....

  • @umahmed9945
    @umahmed9945 2 месяца назад

    Haa waa u qalmaa farmaajo mar labaad iyo mar tobnaadba

  • @issackadan7702
    @issackadan7702 2 месяца назад

    Madaxeeyni.hore.farmajo.sonoqoshadisa..wixi.wadanka.uu.uqabtay..ayaa.adeyn.caad.ah..oo.marqaati.lagaa.wallayahay..oo.wataa.shacabka.aay..leyihin.farmajo.soo.noqoo...waxqabasho.wadannimo..farmajo.waa.nambarka.kpowaad.(1),,.hassonoqdo.farmajo.insha.allsh.

  • @cabdifitaax-mr8ue
    @cabdifitaax-mr8ue 2 месяца назад

    Farmaajo

  • @SahraXuseen-yz5rt
    @SahraXuseen-yz5rt 2 месяца назад

    Ilahow noo soo celi about farmajo

  • @ashaluul9062
    @ashaluul9062 2 месяца назад

    Xamar cabsi cabsi ayaaka jirto iyo xamar joogis ayey karabtaakkkkl

  • @XasanBicidyan-fl3gq
    @XasanBicidyan-fl3gq 2 месяца назад

    Haa dadka dalka iyo diinta U bahaan Madaxweyne Farmaajo Guuulban lenahay

  • @ashaluul9062
    @ashaluul9062 2 месяца назад

    Cabsi cabsi xamar joogis ayeykarabta taasaa qadar loogushiray

  • @ceelqode12
    @ceelqode12 2 месяца назад

    100% wuu ku soo laabanayaa.

  • @badelsheikh8931
    @badelsheikh8931 2 месяца назад

    Farmaajo un baa u qalma

  • @DirirAhmed-r9l
    @DirirAhmed-r9l 2 месяца назад

    Haa sabta oo ah wax dhamama cawa majiro

  • @AbdullahiFarax-kk7kn
    @AbdullahiFarax-kk7kn 2 месяца назад

    Haah mar kale Farmaajo waayo lama hayo cid lagu badeli karo oo u dhigma ama dhaama

  • @abdirashidshikh3205
    @abdirashidshikh3205 2 месяца назад

    Horta dal mid ah ma u imaanayaa Farmaajo?

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад

    Ciidamadii qaranka geesiyadii ugu wanaagsanaa sarakiishii ugu qaalisaneyd shirqoolo ayaa lagu xasuuqay xasan ayax marna matacsiyayn muhadal qaadin

  • @husseinelmi1736
    @husseinelmi1736 2 месяца назад

    Jawaabtu wa maya farmajo uma qalmo in u markale kusoolaabto saaxada siyaasada.

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 2 месяца назад

    Farmajo wa ninki dhibatadan wadanka galiyey o axmarda damaca galiyey 4 Daked u balan qaaday

  • @Abdulahi243
    @Abdulahi243 2 месяца назад

    Waa u qalmaa marar badan intii dalka salka dhigto inuu Farmaajo hogaamiyo.

  • @MahadMohamed-j3n
    @MahadMohamed-j3n 2 месяца назад

    Farmjo alha manku soceliyo qarxisa badanay nakaresanay amdika muqdisho waa ku fashilmay muqdisho waa sef hada

  • @YasinAbdela-vn2wz
    @YasinAbdela-vn2wz 2 месяца назад

    Haa waa u qalmaa..

  • @mohamedadamabukar4774
    @mohamedadamabukar4774 2 месяца назад

    Somalia xukun cadaalad ayey ubaahanthy iyo dowlad musuq kafog, ilaahow cadaalad keen madaxweyne caadil ah

  • @elmimiad8121
    @elmimiad8121 2 месяца назад

    Haaaaaaa maxamed cabdilahi farmajo wu in umar kale so noqda soo noqo mar kale

  • @AhmedMuhumed-d9k
    @AhmedMuhumed-d9k 2 месяца назад

    Haa wa loo doorankaa farmaajo wa daacad

  • @abdimohamed5432
    @abdimohamed5432 2 месяца назад

    Farmajo wadani daldis dadkisa u roni cadowga cunaqabte

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 месяца назад

    Qatar dhibkay noo wadaan Ilaahay iyaga ha ku celsho waa khawaarij inay qaraxyada noo soo celshaan Fahad iyo Farmaajo iyo khawaariij waa shuraako waana cadahay inay laba Shabaab wada shaqaysan jireen

  • @AliAbdullahaliabdulah
    @AliAbdullahaliabdulah 2 месяца назад

    Xasan sh madaxweyn jamuriyada soomaliya isaka ba da madaxweyne gobol manoqonkaro

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 2 месяца назад

    Xassan Gurguurte un ba ka liita wuxu qabtay o lagu xasuusto ma jirto

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад

    Oo ka kooban 20 Kun oo Alabaysan dalmidaysan maantase dal iyo dadba xasan ayax dhamaan u iibsaday dal iyo dad ciidamadii qaranka geesiyadii ugu qaalisaneyd sarakiishii shirqoolo ayaa lagu xasuuqay kooxdan xasan iyo alshabaab waa mid

  • @XasanXaji-l5r
    @XasanXaji-l5r 2 месяца назад

    Haawaauqalmaafarmaajo

  • @XuskaCade-o8e
    @XuskaCade-o8e 2 месяца назад

    Mudan

  • @jaranecabdi5892
    @jaranecabdi5892 2 месяца назад

    haa wuxuu ahaa nin dalka. diinta. iyo dadka lexejeclo kahaysay. kana hormariyay intaa dantiisa gaarka ah

  • @DeeqowMaxamad-g8g
    @DeeqowMaxamad-g8g 2 месяца назад

    Farmjo uma qalmo xilka

  • @MaxamedCabdiwaris
    @MaxamedCabdiwaris 2 месяца назад

    Asc.wuu.kusonoqonkara.faramajo.dalka.ubaahan

  • @ShamsoMohamed-d2q
    @ShamsoMohamed-d2q 2 месяца назад

    Haaaa walaal waayo wax Manu arag

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 месяца назад

    MUQDISHO LSCAG MA U HEYSAA KHARASHKA KU BAXAAYA QU

  • @BareeAhmed-i3y
    @BareeAhmed-i3y 2 месяца назад

    Farmaajo Imaan laawe dadka damca ma'ahayn xil wareejintiisa ayaa noo cadeyneysa mucaarad qeylo quute ahna ma'aha sida damu jadiid wax qabad muuqdo aan ku aragnay

  • @AliAbdullahaliabdulah
    @AliAbdullahaliabdulah 2 месяца назад

    Farmajo soonoqo mar 234 sonoqo

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 месяца назад

    MAYA ILLAAHEUNA NAGUMA SOO CELIYO WAA BEENA WAAS WAA NIN CADOWGA SOOMAALIYA DABA DHILIF U AHAA WAA NIN AAN HILIB BISIL KAKA GOYN KARIN

  • @mohamedosman3960
    @mohamedosman3960 2 месяца назад

    Farmaajo waaloodarsaday eeilaahey hanoosoo celiyo, madaxweyne
    Kamadambeynin ee
    Dooxato dhulboob
    Ah ayaakadambeyay.

  • @anshurAden
    @anshurAden 2 месяца назад

    Maya waa dalaa dadbadan kulaayay qaraxyada asaga iyo fohaad waa lawa kiriminaal ah

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 месяца назад

    Yaahuu been badanaa shir kufsade farmaajo

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 месяца назад

    Nacam boqolki boqol ciid kawanagsan somaliya masomariin mana somaridono gof lamida bisharud casimeda somaliya waa lagarara xamar waa god warabe galeen loqotay dawlede katisqadi meeso madama xarunta moryaneta grub hirab 91 ee dawledidka ah

  • @abdulesiyaad8285
    @abdulesiyaad8285 2 месяца назад

    Wax Asagi Anhayen Lamahayo Sonoqo

  • @mussemiad2016
    @mussemiad2016 2 месяца назад

    Haa dadka tagersan dalkana ubahan

  • @ashaluul9062
    @ashaluul9062 2 месяца назад

    Cabsi cabsi

  • @CaliFarah-q9d
    @CaliFarah-q9d 2 месяца назад

    Haha.cadowga.dabaduu.iska.haadiyey

  • @abdulesiyaad8285
    @abdulesiyaad8285 2 месяца назад

    Cadawgaaga Cagta kasos Hagalano