Kan in tow maamulaayo paarlamaanka somaalia rajo malaha waa jaahil waa x sh shaqaalihiisa waxa ow rabo x sh ayow Fukuyama Somali god ayeey kudhacday cattaa hadal mayaqaan
Ilaahay baa baarlaman badan waa meel la is adoonsanayo oo cadaalad jirin qabyaalad iyoboliliqo iyo baad taalo dad bilaa damiiraa lagu soo uriri yay soomali ya aloow samata bixi😢always disappointed 😢😂
maa odayaasha 80 jirka ah in la fadhiisiyo oo lacagtoodana fadhiga lagu siiyo sideetan ama 90shan jir ayaa wali shaqeynaya dhaliyardiina wax barateyna shaqo looma hayo ilaa mid misuul qaraabo la ah mooyee
Haddu retayar yahay ama wayel sacsac ah oon laga doodi karin waa in uu gurigiisa joogaa wadanka intaan ayaa dhib ugu filan waa wayeel halaga joojiyo talada oday dhaqameed yo ma aha meeshaan .
Haddii microfoon loo geeyo culayska ay ku hayso maxay tahay asaga? 5jirka Soomaaliga toosana ayaa garta in dadka waa wayn la xushmeeyo! Ma sidanuu mas'uuliyad ku hayaa? Maxaa uga uray uu ku eryanayaa Muuse Suudi?
Sxb yaal meesha yaa been la isku sheegin ee hada xalka somalia rabtan ha loo dhiibo beesha carab saalax hadi kale idinke idin taala anaka walaalehen waa emirates UAE 🇦🇪 reer al mehri is everywhere remember that 😂😂
Intas hadad tiraa makula tahay in ad hawiye wax ka qadayso cuqdada lee la dhimanaysa a hawiye waxba ka qadimaysid hawiyena quxuuti mahan ilaahy ba ku beeray dhula barwaqo ah lakin quxutinimada isaga jir dalna saxaraha an arkay bad kaleeday marka iska yara nafis
Ninka waa oday mudulood gaar aha besha wacbudhan marka dil togasha iska daya cid taban karta ma leh hadalka ma fahan tahay warya moryanimo waa howlahena
Allaha Xafido MW Xasan iyo Shacabka Somalia 🇸🇴 hore ha losacdo Insha Allah!!
Shacabka hawiyaha dheh.. hasan munaafaq
@@MohamedAli-nm8oesxb jahilnimo xage laagu daweya 😢
Amiin 🤲🤲
😂😂😂😂
Haa in buska😂 lagu didaa😂 paster yahow ka dhamow adeer muuse suudi yalaxow guuleyso Waligaa guusha haay. Cafimaad iyo cimri dheer Alaha ku siiyo Allahuma amiin❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👋👋👋
Muuse tuug
Basabor shasheye watan ilmahoda yurub jogan guryo ugu dhistan tugada alaha cadabo
Aduunyo xalka ba nacaskan Xaaji muuse s yalaxow caynayo xaaji xaal qaado ❤️🇸🇴❤️👍
😂😂😂 adile ısku camıray 😂
@@aboubakermohamed-ni6ooGoormuu xaaji noqday mooryaankii caanka ahaa muuse yalaxaw.
Waaba xaaraam inuu hadlo muusa mooryaan
Muuse in max kamad lasaaro aheyd waliba latoogto
Xaajigaa ba, isbaariiste maa xaaji ugu yeeree
This process is going well no where in the world people should have same opinnio.
Soomaalidu Aqoon isma dheera laakiin buuq iyo SAWAXAN ayey isdheeryihiin. Kuwa ugu BUUQ iyo SAWAXAN badan waxay ka yimaadeen deegaanada ugu horuumarka iyo wax soosaarka yar. Adiguba u fiirso!
Wlhi wa runta 😂😂😂
Waa Ayaan darro Somalia haysata Ragii Caruurta Ardayda af duuban jiray ee madax furushada kaqaadan jiray in wali ay naga hormuuqdaan
Haddii la dagaalo waa lakala adkaadaa laakiin calaacal waa ceeb,
Meeshu masidanay udhaqman ceeb weyane subxanallah
Waa meel duli xukumo Aden madoobe tuug Xun oo aan aduun iyo aakhiro midna ma oga
walaahi yaab waa meeshaanaa dawlad ka sugooynaay
Eelay janis Haa kuguheSoh ilaan hapar madahfo waaa istus aadan madope😅😅
Hawiye qabyaaladii waa bartay 😂waxbaa bakh yidhi Aboowe😂
Kan in tow maamulaayo paarlamaanka somaalia rajo malaha waa jaahil waa x sh shaqaalihiisa waxa ow rabo x sh ayow Fukuyama Somali god ayeey kudhacday cattaa hadal mayaqaan
Haddu xanuunsanyahay gurigiisa hajoogo waxba talo magalee .
Aadom madobe waa ehlunaarka dalka io dadka mugdiga geliyay
Ilaahay baa baarlaman badan waa meel la is adoonsanayo oo cadaalad jirin qabyaalad iyoboliliqo iyo baad taalo dad bilaa damiiraa lagu soo uriri yay soomali ya aloow samata bixi😢always disappointed 😢😂
sideedaba waxay ubaahantahay aadan madoobe in xabsiga ladhigo
Dastuur umada ka dhaxeeya waan haysanaa, maalinka dalka la xoreeyo oo afti qaran la qaadi karo, halaga hadlo dastuur.
Odaygan eeleyga ah in mesha la dhaafiyo ma ahane talo kale malahan
Baarlamaan miyaa Kani been iyo Xun badanaa Bala iyo dagaal iyo dood iyo dhib badanaa diid iyo dagaal iyo daandaansi badanaa duli iyo xumaan iyo dulaal iibsi badanaa Dan waxaan ahayn iyo
Bil Ramadan ba lagu jira caruurtan hala iska fasaxo
maa odayaasha 80 jirka ah in la fadhiisiyo oo lacagtoodana fadhiga lagu siiyo sideetan ama 90shan jir ayaa wali shaqeynaya dhaliyardiina wax barateyna shaqo looma hayo ilaa mid misuul qaraabo la ah mooyee
Meesha yurub maa moodaa 😂😂
Xildhibqnadu wa Ciyaaal Caadi ah 😅
Haddu retayar yahay ama wayel sacsac ah oon laga doodi karin waa in uu gurigiisa joogaa wadanka intaan ayaa dhib ugu filan waa wayeel halaga joojiyo talada oday dhaqameed yo ma aha meeshaan .
Haddaan talada waayeel loo dhiibin lug hore lug dance dhaafin ma kabyeen hala daayo waayeel ka
Waa yeel kulahaa dhiig Muslim ayuu qabaa sidaa ayuu lagariiraa yaa ku soodaray barlamaanka
Cade qate waxuush Ah
Dil iyo dal dal ba mutan thy
Maxaa muhim ah tuug tuug dhalay batahay gudomiyahada was rufiyan rufiyan dhalay batahay
golo dameeraad.dalkii itoobiyaad kuwareejiseen.
Kkkkk walaahi yaab baajiro
Dad dadkii so layey aya
Madax Ah
Waxad ku timid dhiig Dil
Aad gashen waye wana
Laga goyn
Insha Allah
Xildhibaanada sharefta leh ku yeh,sheraftay leeyihiin moryaano waaxid
Odayaashani wakhtigidi wuu dhamaday dhalinyarada oo dhiiba shaqda
Warwaxan walidinkarka ah odayga wayelka ah ayuu kuleyahay akhlaaq malihid xaqiiq isaqaan wax akhlaaqa qabin
Maxanuun sanee waa mooriyaN xaji xadhixin
❤❤❤😂😂😂😂😂
🎉🎉🎉 tuugo aruurtay dhalka alle idiinla gooy qaniiis madoobe intuu joogo dowlad ma jirto
😂😂😂😂 astaqfurullah
Gudoomiye muuse waa mooriyaan
Public
Nin caroode laga badi 😢😢😢
Illahay wadanka ha kaa qabto
Muuse Suudi Ilaahay haka baqo oo Ummada haka fadhiisto Xooliihii Xaaraanta ahan ha u Celiyo dadka baahan ee Hawiye Qoriga ku dhacay hadii haw boko Intuu noolayahay Qabiilka haw Gardarad ku raacay ama ku difaacayo ha,iska nadiifiyo.
Adiga Alle ka cabso Baqorka laguma racin ee Afkaaga kaleexi ooganaha hasuran Gobolkiisuu jogaa koyto ma aha ee narti eden leh Noqo
War qaniiska wacalka degan😂 dorashadii tahay😂 putland meel ha fadhiisto😂 nacala abahii😂 iyo faraxiisa😂ku taal adeer muuse wuxu leeyahay meesha dhan loga😂 arimiyo masiirka😂 dadka mar ogoow😂 inu yahay madaxda😂 dalka dajisa
@@xalimoxassanshero7663u sheeg waba doqon nacas wuxu lee yahay meesha dhan loga arimiyo Maisie ka dalka ❤
Qof xanuunsan ma Cisbitalka la Geeeyo Alle Swt Gudmiye shaydaan Meeesha Si dega dega Ha dhaaafiyo
Asc
Idinka dhan waaxanuunsantihin
Kkkkk cagaha laga tumaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😅😅😅😅 tell the elderly and the sick to seek medication and have some rest 😴
Aqooni ma jirto
Parliamentka Kenya degree ayaa ugu hooseeya.
Halkani Reer Baadiye ayaa lagu soo ururshay.
Somaliya waa jahligu taliyo
Ninkaan madoope umaleenmaayo in wadankaan usocondoon horay somalia 19 sano ayow dip ucelindoonaa waa Adan madoopa war wadanka halagaqapto
Raali ahoow ader muuse suudi yalaxow guuleyso guuleyso❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👋👋👋👋👋👋👋
Tuugi umada xasuuqay
Adduunka iyo soomaali oday -
Waayeel Ah baa Qaribay ! Bal Suudi muxuu Awoodaa !? Asaaba
Dhac Dhacaya !!?
Meeshu baa'ba weeye😂 cuqdadiina Xaasidnimadiina waxay kudarsadeen caqli Xumo imika meeshu masayladii Xoolahaa
Foodada iska joojiya madaxda dalka umaqan aatihiin dalkeena arimihiisa intad ka.hadli laheydeyn aa idnka dhaxdiina iskumaqan
Cajiib
Waa iska xaal adduun haddii canuggaas Muuse Suudi laga celcelinayo
The days of warlords are over
Muuse suudi waa dayacab waxaa layaab ah inuu meelaha iso taago maxuu diig daadiyey
Yalaxow Gadus jiranyahay oo Wakaso tahay gurigiisa maxas ka kenay
Manas nuujisba haduu xanuunsanyahay gurigisa buu joogo
Haddii microfoon loo geeyo culayska ay ku hayso maxay tahay asaga? 5jirka Soomaaliga toosana ayaa garta in dadka waa wayn la xushmeeyo! Ma sidanuu mas'uuliyad ku hayaa? Maxaa uga uray uu ku eryanayaa Muuse Suudi?
Belo inimarteey konfourey weligiin degii maysaan sidda kujidha Ilahaay iddinka tulli foqool tulli baa tihiin
Faqash xanuunsan cay iyo isku dir
Sxb yaal meesha yaa been la isku sheegin ee hada xalka somalia rabtan ha loo dhiibo beesha carab saalax hadi kale idinke idin taala anaka walaalehen waa emirates UAE 🇦🇪 reer al mehri is everywhere remember that 😂😂
Wallee aduun waa is badalay 😅 hadiiba xaaji muuse suudi yalaxoow saas laala hadlaayo😮
ILAY TUUG MA XISHOODO XAARANA MADAAYO XINIINYAA IYO BEERKA XABAD MAARE KU GOYSAY
Dhiga hku kaco mxanga glay wahanun san yahay kulaha mequ dad solayaya xaramiga
Nin loda raacijiray ama dameer miyaa wax lawaydiinayaa ama dawladnimo
Soomaalidu Aqoon isma dheera laakiin buuq iyo SAWAXAN ayey isdheeryihiin. Kuwa ugu BUUQ iyo SAWAXAN badan waxay ka yimaadeen deegaanada ugu horuumarka iyo wax soosaarka yar. Adiguba u fiirso!
Fadhiiso Bilcanbaa Fakatoo la Fiirinaaye. 😂😂😂😂😂
HAWIYE SIYAASADA DAAROOD KAMA BAXAYAANE YAA YIDHAA ISAKA JOOGA AMA HAWIYOOW DHULKAAGA MAAMULO GAARA KA SAMAYSTA
Muuse suudi waxaa so laqi karo wuu so laqay hadana xilibanado inuu ka xanaajiyo meeshuu uso fadistey waa imtixaan muuse isbaro
Adan madobe af csdaladed ama af bidixeysan la kaalay
aduun ba ay 😂😂
DADKA NOOCAN AH AYAA WADANKA MAAMULAYA
hamar.watas.muse.libax.damer.yaro.laso
kireyte.inusauhadalo.wanasibdaro.yasomali.
Haduu xanunsanyahy gurigiisa muu jifto
Xildhimaano xaal qaado
Xilshiban qaarbaan anshaxba lahayn
Hawiyo waa cawaan kkk
Intas hadad tiraa makula tahay in ad hawiye wax ka qadayso cuqdada lee la dhimanaysa a hawiye waxba ka qadimaysid hawiyena quxuuti mahan ilaahy ba ku beeray dhula barwaqo ah lakin quxutinimada isaga jir dalna saxaraha an arkay bad kaleeday marka iska yara nafis
@@hannanhappy4746adigu yaa ku wax yooday qofkaa qaldan Reerka uu yahay? Cajiib 😂😂😂😂
Cajiib bad leedahay wad isla qumatahy intad malin sonqad qomiyad dhan o culimo iyo camo leh iska amus cuqdada wad la dhimanaysa waxba ma qadaysid
Al xaaji muuse heyska qeyliyaNo 😂
Amayba fiican tahay halsano oo break ah si aan sifcn isugu soo baran hhhh
Sanka day
Labada golle ee somaliya odaygan calooshiis ushaqeystaha ah ee la dhaho aadan madoobe iyo sacdiya ee u shaqeeya emaraatka carabta iyo xasan dhiiqo xasan tuug xasan munaafaq xasan madharge xasan dhiiqo xasan sheekh maxamud alshabaab iyo odaygan gariiraya ee la dhaho muuse suudi yalaxow masiibo degdeg ah ilaahay haku wada ridee xaajina ma ahan xaqa umada somaliyed ayaa kudhan marka xildhibaanada labada aqal waa inay si degdeg ah xilka ka qaadan calooshiis ushaqeystahan ushaqeya emaraatka carabta iyo xasan sheekh maxamud alshabaab xasan dal xaraashe waa inay xildhibaanada labada aqal si degdeg ah xilka ka qaadan aadan madoobe iyo sacdiya iyo xasan sheekh maxamud alshabaab xasan dal xaraashe ugu horeyn waa inay odaygan xildhibaanada afka qabnaya ee xildhibaanada cabudhinaya waa inay si degdeg ah xilka ka qaadan aadan madoobe iyo sacdiya intuu aadan madoobe iyo sacdiya iyo xasan dal xaraashe xasan munaafaq xasan tuug xasan dhiiqo xasan sheekh maxamud alshabaab dalkena somaliyed madax kayihiin dalkena somaliyed dowlad kama jireyso. Dastuur aan loo wada dhanayn oo aan heshiis lagu wada ahayna ma soconayo xildhibaanadana aadan madoobe afka ma qaban karo isago raba inuu danaysto lacagta ay emaraatka carabta isaga iyo xasan sheekh maxamud ka qaaten ay daneysanayaan marka xildhinaanada labada aqal waa inay si degdrg ah xilka ka qaadan aadan madoobe iyo sacdiya firimbi iyo xasan dal xaraashe xasan munaafaq xasan tuug xasan dhiiqo xasan sheekh maxamud alshabaab iyo mahad maxamed salaad mahad kawaanle
oo haduu waayeel ama buko muu gurigiisa joogo oo qof yar u baneeyo booska
Odayga hala xushmeeyo.
Ninkaan yaroo qaylinaayo Input maxaa la dhahaa! Afsoomaali kuhadal horta.
Daalim waaye ninkaa yarka ah dhaqanka somaliga ah mahan oday waayel ah in nucas lola tirsado
Mooryaan gaboobay oday ahaan looma tixgaliyo, sharafna ma leh. Muse waa mooryaan gaboobay.
Areey libax nimaan aqoonin ayaa lax karido 😂😂 kani waa muusa moog yaa wax usheego
ha is ka qeyliyaano hadey tabaan kulahaa
Somalia maxay la dagi la,dahay kanokala xildhiban laga dhigaya bila akhlaaqah
Mooryaan muuse waligiis jaahil ayuu ahaa shaqadiisa isbaaro ayey aheyd
That mafia state 😂😂😂😂
Aqlaaq adiga lagu bariin oo qof wayeel ah aqlaaq yeelo ku oranaayo xildhibaan kaan meel kale ayuu ka careysan yahaay Muse sudi waa qof wayeel ah waa nin awowga ku daa cml ah dhaqan xumada si sharaf leh baad ugu jawabikartaay Xaqbad naa uledahaay garanmayo cida uu xildhibaan kan matalo hadu besha shanaad yahaay sababta waa lagarankara lkn bari isla asiga oo rali galin bixinaayo ayu halkan isa sotagidona kontorolka xanaqa waa muhiim khasataan qof masuul ah
Buraya nacalad baa ku talo odayashan qashinka aha socodkii baa dhibayo buu raba inlasuureyo 😂😂😂😂😂😂😂
Walee kan kuma yaqaan
Waxaan dhan yaa qorta ka jira waa moryaantii 1992 eyo
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
oo odaygaas labada jeer dhali kara miyuu akhlaaq yeelo yiri? walahi isagaan akhlaaq lahayn.......gudoomiyaha aad ayuu u qaldan yahay ma ahayn inuu microfoonkadadka udiido. wiil isaga la eg ayaa usoo bixi lahaa.....waaana caadi in baarlamaan la isku feeero ogaaada.....
war haduu da yahay oo uu xanuunsan yahay ,muu gurigiisa joogo ..yuu wax u qabtaa.
Ninka waa oday mudulood gaar aha besha wacbudhan marka dil togasha iska daya cid taban karta ma leh hadalka ma fahan tahay warya moryanimo waa howlahena
Hala ixtiraamo xaajiga
War.xildhibaana.laaluushqaatayaal.cidna.mamatalikaraan
Xildhimm
😅😅
Waa wayeel waa xanuunsanyahay😂😂😂
Adiga xanunsan😂 waliba waxa ka xanunsan qod wayeel ah meel u so istaagay la murmaayo. Nacala kutaal walahi inu si nolaanen kan qeeyli nayaa
Walhi ninka waa caroodey