Buuuni iyo siikawi iyo inyar oo caantayn layaala ayaa shaqo ka dhigtay odayga.. adeer camal doonta oo ka hadla duulaanka dhaqaale ee dalka lagu hayo iyo dabacsananta wasarada arimaha dibada
adigu Ina mooge waa qayrka haka dhiman illaahay Aya siyay magaca iyo samcada muuse hadarab isagu waa ki wadanki buxay ee silanyo ahn ku warejiyay kalabadh ka soo cararay Wana tarikh isaga utal Mel waxun qabto dayo wadanki ayu badh ka cararay
kuwa fashilmay walaahi waa idinka oo aan hal wax dadka iyo umada somaliland u qaban. waad guuldaraysaten imikana qiiqaad isku qarinaysaan, waar umada ka xishooda, 90 ciho wax ka yar wax qabadka muuqda ee ay xukuumada cusubi ku talaabsatay idinku 7 sanno kumaydin quban.
Mouse bixi waa ex madax Wayne hore kaaramo ayuu mudan yahay lakiinse waxa aodaygii dhiiqo mar marinaya kan yaree madaw iyo wax la mida oo heego la yidhaa .. ilma adeerayaal mucaaridadiiba inala ambatayoow waxaynu dhaafi weynayba odaygii muuse laydhkii som power ta laga jaray
Ma adiga ayaa Ciidan ka hadlaya oo xilkii umaddu kuu dhiibatay ku fashilnay. Bulshadii ku doortay ayaa na qanciyaayda haysa oo media dhex seexata adiguna halkan ayaad caac la timid 😂😂😂
Waar waxyahaw xishooda oo umada waad kala disheene Isla yaaba muse waxba Kagama duwana madaxdii hore sharafta ha ridina wadankana iyo dadkana ka daaya dhibta qoriga ololay eed sidaan umada kala fadhista in laydin adoonsado africa laydiin qaybiyo ayaad ku fiicantihiin isma xukumi kartaan noloshana isuma quudhaan or
Muuse dameer muuse juudaad muuse cawar maxaa laga ga hinaasaaysanyahay ee lagu falayaa waa gudob qabe maxuu iska ilaalinayaa haduuna gudabaays neeny zero awal waad waa lateen ee did ufadhiista xawayaan yahaw
Muuse biixi ciidamada iyo shacabka subeer awal ayaa ilaalinaya musharkoodana subeer awal ayaa bixinaysa ❤❤❤❤❤❤❤
Clear statement like the sun in middle of the day, LEGEND
Geesi NOOL waan diyaar Garoobaynaa soo dhowaynta madax muuse Biixi cabdi❤❤❤❤❤From Gabilay
Xildhibaan sikaawiy ninrageed ninrageed dhalay ilahay haku xafido buufi cayayaanka keep going
❤❤❤😂waa runtaa xil.sikaawi magacaga iyo muqaaba ha jiro cagta iyo caarkaba ka liibaan waa runtaa diyaar baan nhy inaan soo dhawyno
Waa runtaa xildhibaan
Mansha Allah Cadowga ha Jabo.
Xildhibaan adag
Xildhibaankaygii, ha caayina, waligood ha ciyaane. Musa في قلوبا. 5000 gaadhi waa in ay isu diyaariyaan soo dhaweyntiisa.
Insha allehi anaga madaxweynahayegu
Waa geesiga qaren muse ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂
Hard talk ..hanjabaad culus
👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻💪💪💪💪
😂😂😂😂MBC waa madaxwaynaha lacagta somaliland ❤😂 fii quluubinaaaaa
Ciro Waa nin somalia laga xukumo
Lkiin. Mbc waa geesi Mbc maashalah ciro waa daarood mareexaan qarsoon hajabo ishalah ciro
😂😂😂😂😂 muuse dadkan xata qabriga way la gali
Akhas waa doqonkiii ceebta iyo nacaybka bulshada walalaha ah ee somaliland
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Geesi geesi dhalay
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa waxa arrintan sameeyey khadar dhukur iyo cirro.
2.0. Waxan dhahayaa waa maxay sababta uu kkadar dhugur ku kallifay arrintan.
3.0. Mudane sandheere si fiican buu arrintan uga hadley waana ku xumayn.
4.0. Madaxweyne cirro wuu dar jiidhayaa waxana ka muuqata gebi dhacleyn fara badan.
5.0. Madaxweyne cirro isagoo musharaxa xisbiga wadaani ah ayuu gooni u lahaa ilaalada musharaxa madaxweyne
6.0. Kuwa mada weyne cirro waxa duminayaa waxa kow ka ah khadar dhukur .
7.0. waana masiibada ku jirta meesha ee xumaanta ka shaqaysa.
8.0. Waxa kaba hadley boggi oo cidlada lagaga dhaqaaqay. Waxanu Bogy kala ogyahay ma jirto.
9.0. Wuxuu ahaa dibjirta daba ordeysey waddani isagoo aan waxbaba ka ahayn.
10.0. Waxanu sheegay inuu madaxweyne hore muuse biixi cabdi soo celiyo ciidanka ilaalada gurigiisa waana afkii xirsi futo jillicsane.
11.0. Waa lagu yaqaanaa dayuuska futada gaaban leh arrimaha noocaasi ah.
12.0. Waxana fulliyey khadar dhukur oo ka mid ah ciidagalaha waashay een caqliguba ku jirrin. 13.0. Cirro wuxuu ku xumaaday isagoo musharax madaxweyne ah marnaba lagama qaadin ilaalada gurigiisa iyo kuwa garab socdaba. 14.0. Haddaba waa qaladkii ugu xumaa ee cirro uu ka galo madaxda qaranka.
15.0. Waxana ku talliyey xirsi daba buushleh futo jillicsane ma isagaa hadli kara halkuu jooga.
16.0. Waxan dhahayaa microphonka boggy yaa ibriqiisa ku eedaamay waanu qayliyey xirsi baana basteriyada gashaday waana wax aad loola yaabbo.
17.0. Wasiirka amniga gudha siduu u hadley waxay ahayd sax sababtoo arrin ciddina ku kici karreyso maysan noqon karrin.
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Emaaratu sibyaan baa la yidhaahdaa(yacni emaaradii sebiga) kuwa xukunka yimaada aakhiru samanka
Buuuni iyo siikawi iyo inyar oo caantayn layaala ayaa shaqo ka dhigtay odayga.. adeer camal doonta oo ka hadla duulaanka dhaqaale ee dalka lagu hayo iyo dabacsananta wasarada arimaha dibada
Nacnacdii hadana ma xagaasay gashay dee hadaad doontaan xambaara yaa idinka ridaya annakaa yaab aragnay
Duli ❌️❌️❌️❌️❌️❌️❌️❌️❌️❌️❌️❌️❌️❌️👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎 meeshu maaha xaafad maaha ee waa caasimaidii somaliland
😂waar madaxwyane waa riyaale oo si shafr ah wadankisa ugu socda muusena saas baan ka dhigay baan islehene idinka waalayaba mesha ee madxwaynaha buuqa ka daaya wax miir qab malaha miyaa horta
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Car kalay maarka
May,may kama cadhaysna
Way ka hinaastay
Waar maxaad kahadashay imika
Muuse rag iyo reer baa ka dambeeya, hadii xadgudub yimaado arrinku xadhkuhuu goosan.
Hhhh Markham xilimaynu nooqonaysaa
Xildhibaankii wax matare dumarkiyo caruurta intuu uruuriyo ku daba dhuumanaayay muuse biixina waxba utarimaysida dadkii kusoo doortay baad wax utari waydaye umada kafadhiiso muusana shicibkuu kamid tahaye ee imika madax maaha aqalkiisa hayska hurdo
Wasiirka arrimaha guduhu waa beenaale yaan amarkiisa laqaadanin
Doqonoow muuse biixi sagootiin idinkama baahna hadaad wax taraysaan muuse biixi cod buu idinka baahnaa
Waxaalagadhaxley iidey kalaqeybin& Isanacayb umaded???
adigu Ina mooge waa qayrka haka dhiman illaahay Aya siyay magaca iyo samcada muuse hadarab isagu waa ki wadanki buxay ee silanyo ahn ku warejiyay kalabadh ka soo cararay Wana tarikh isaga utal Mel waxun qabto dayo wadanki ayu badh ka cararay
kuwa fashilmay walaahi waa idinka oo aan hal wax dadka iyo umada somaliland u qaban. waad guuldaraysaten imikana qiiqaad isku qarinaysaan, waar umada ka xishooda, 90 ciho wax ka yar wax qabadka muuqda ee ay xukuumada cusubi ku talaabsatay idinku 7 sanno kumaydin quban.
Beenale qadhmuun baad tahay muxuu qabtay cirro hurdayee
Walahi wa layabanyahay tolkeen maxaa ka qaldamay
Wadanka laba dawladood katalinmayso Emaratigu muuse ha xidhan saw lacag badan muu dhicin
Waxasi Waa Been 😂😂😂
@@Axmedyaasiin-e4pbaradho kulul baa waxaa faafisa
Mouse bixi waa ex madax Wayne hore kaaramo ayuu mudan yahay lakiinse waxa aodaygii dhiiqo mar marinaya kan yaree madaw iyo wax la mida oo heego la yidhaa .. ilma adeerayaal mucaaridadiiba inala ambatayoow waxaynu dhaafi weynayba odaygii muuse laydhkii som power ta laga jaray
Garbahaaray iyo ciilqabayaasha wadani ayaa looga taag laayahay
Ma adiga ayaa Ciidan ka hadlaya oo xilkii umaddu kuu dhiibatay ku fashilnay.
Bulshadii ku doortay ayaa na qanciyaayda haysa oo media dhex seexata adiguna halkan ayaad caac la timid 😂😂😂
Spsa hala diyàar garoobo madaxwaynaHena soo dhawayNtiisa ☠️🥶
Waar waxyahaw xishooda oo umada waad kala disheene Isla yaaba muse waxba Kagama duwana madaxdii hore sharafta ha ridina wadankana iyo dadkana ka daaya dhibta qoriga ololay eed sidaan umada kala fadhista in laydin adoonsado africa laydiin qaybiyo ayaad ku fiicantihiin isma xukumi kartaan noloshana isuma quudhaan or
Muuse dameer muuse juudaad muuse cawar maxaa laga ga hinaasaaysanyahay ee lagu falayaa waa gudob qabe maxuu iska ilaalinayaa haduuna gudabaays neeny zero awal waad waa lateen ee did ufadhiista xawayaan yahaw
Siikaawunaa
Garxajiis aargoosi buu kuu socda ninyo beesha habarawal huradad haa kaa kacdo
Afar xiniinyoodle..nin addag..😂
Hooyadaa muuse biixi ka was adiga wakii Maayir mooge dumarada Sacad muuse kugu hor Wasay
Us doqon yahay orod so xaar 🤮🤮🤮
Reer ba.ow yaa kuleh ayaan maqli jirey waar horta miyaanu reerkii berigii dhoweyd xilka inoo hayey cid caafimaad qabtaa jirin ileen sidani waa yaabe
😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 xisbigii doqmaha iyo xaasidka iyo cuqdada boqol iyo malaayiinba way gaadhi dawladu
War muuse ciidan beeleed iyo tolkiis waa iney ilaaliyaan oo amaankiisa uu tolkii sugaan intaaney huwanta gudaha iyo huwanta dibadu cidla ka helin.
Cirro caanyo hala dilo ficil sameeya hadalkuba ha soo gabtaba
😂😂😂😂 jeceliya cabaadkiina
Xildhibaan si wanaagsan ayaad u dhigtey.
Huuhaa iyo dhuran
Muuse haduuba ciro faragashadey wllhi sugi mayno 100 cisho
😂😂😂😂 Baroortiina ayaa meelkasta isqabatay
MBC, SPSA baa ilaa shanaya🦾🥷
😮Reer Baroor u joog
Kani isagaa toos isusii biraynaya maalin walba 😂😂😂😂
waxaas waxaa ka dambeeya wasiir khadar garbahaaray waana ciil-qabe,waxna yaan cid kale lagu meeraysan
Anaga ila dhanh madaxweynah muuse bixi cabdi xildiid
Wax maalaayacniya ku meeraysta waligiin ba adeer shaqadii la idiin doortey qabta