NINKI CAQLIGA BADNA HADANA CAQLIGA XUMAA EE YURUB KA YAABSADAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 533

  • @Butterfly-jw6us
    @Butterfly-jw6us Год назад +189

    War ayaantan ruweyda way da daaleysaa ee aan la shaqeyno 100 wax yaraa ka dhiman team ruweyda ismuujiya 🙃😲😁🥰😍

  • @hibocadar5342
    @hibocadar5342 Год назад +8

    ASC abaayo chanelka aad ban ugu xidhan ahay 😊 thanks sdkle luwaad qowmuluud bad ula jeeda ban moodaya marka luwaad magacii nabi luud cs ayaa kujidha marka ma wanaagsana ileen asigu bari buuka ahaa marka sharaftiisa uma qalanto marka qowmuluud aya kawanaagsan si la isku qadin mar kale quruxeey mahadsanid ❤❤❤❤❤

  • @abdinurfarah
    @abdinurfarah Год назад +46

    Soomaaliyeey gabadhan waa talanti waana cod kar hala taageero yeeynan is xasdin Somali baan kuu aqaan markaaba waxay la soo boodayan ma isku qabiil baad tihiin Allah ogyahay soomaali cid aay ka tahay in aanan aqoon una baahneeyn in aan barto waxaan ku taageeray kow waa gabar muslimad ah labo waa gabar soomaaliyeed oo waa dhiigeeygii sadex waa qof mutacalim ah oon wax badan ka Faa,iideeeyno sidaa awgeed please 🙏 gabadhan af iyo adinba aan taageerno waxaan ka koreeynaa halka maqsin een ku xiranahay oo ah qabyaalada keep going and don’t listen bad people inta wanaagsan oo walaalahaa ah baa ku garab taagan

    • @sancho_8
      @sancho_8 Год назад +4

      Sᴏᴏᴍᴀʜᴀ ᴡᴀᴀ ɢᴀʙᴀᴅʜ ᴀғᴛᴀʜᴀᴍᴀᴅᴀ ᴀʜ

  • @TeachMohaali
    @TeachMohaali Год назад +5

    Good point ☝️
    And very important information
    And so very clear idea
    Reweyda

  • @Maryama-idil
    @Maryama-idil Год назад +77

    Ani iyo Asigaba waxaynu ka siman nahay Nacaybka yuhuuda 😍

    • @Dramaeditings
      @Dramaeditings Год назад +8

      Isaga danihiisuu yahuuda ku nacay, hadey markii uu joogey dhihi lahayeen dhulkeenaa aadeenaa (Palestine) muusan diideen, cause iney Europe ka baxaan umbuu u dan lahaaye.

    • @Maryama-idil
      @Maryama-idil Год назад +7

      @@Dramaeditings Dabcan aniguna danahaygaan u nacay!
      Sababta waynu ku kal duwan nahay
      Aslan hitler waa gaal, Neceb yuhuda aniguna muslimad neceb yuhuda baan ahay
      Ujeedada nacaybku hakala duwanaato balse Qoomku wa isla hal wana iyagaas.
      Wa halkay somalidu tiraa "Cadowgaaga cadowgisa wa sxbka.

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Год назад +4

      @@Dramaeditings waad qaldantahay falastiin ma yuhuud baa leh dhulkeena aadeyna ma dhul bey lahaayen yuhuud aduunka lagu kala qeybiyee Allah ayaana nosheege

    • @Dramaeditings
      @Dramaeditings Год назад

      @@Maryama-idil adiga carab baa ku nacsiisee ma Adaa waligaa Qof Yahuudi ah la kulmay

    • @Dramaeditings
      @Dramaeditings Год назад

      @@cabdikahinshugricali3989 Nabi yacquub ilmihiisa reer banii Israël maa dhul laheyn. So nabi isxaq Oo awowgood ah iyo nabi yacquub Oo abohood ah ma dhisin Masjidka Aqsa, ta kale Kingdom Of Israel 3kun Oo sano ka hor Soo ayaga ma laheyn. Oo Kingdom of Judah soo ayaga ma laheyn.
      Ma is weydiisay sababta Ay dunida ugu kala firiqsameen. Qarnigii 7aad ayaa dhulkooda laga xoogay Oo laga eryay.
      Hadii taariiq 1948 carab kaaga soo bilowday annaga ma weydii anagaa 3kun Oo sano kaaga soo bilaabeyne

  • @abdulabdihamiid9062
    @abdulabdihamiid9062 Год назад +8

    Gabadhi igu horaysay ee somali kuhadlaysa oo aan youtube keeda walibana ayado wax wacan soodaysa keep it up abaayo 🎉

  • @Diini320
    @Diini320 Год назад +1

    Fariid ayaatahay RUWAYDA
    Sificana waad noogusoojeedisay MAHADSANID.
    Waxaan kuleeyahay halkaasi horay ugasiisoco.
    RABI na hakulagarabgalo...
    Inshaaa alaashutacaalaaa.......!!!!!

  • @najmaahmed6112
    @najmaahmed6112 Год назад +35

    Ruweydooy qeebta reer aqireedka nooradi shekoyinkaas uxise xppti❤😊😊😊

    • @sundusmohamed8862
      @sundusmohamed8862 Год назад

      Waan kugu raacsanahay

    • @hamdasaleban177
      @hamdasaleban177 Год назад

      Haa ruwayda wll kuwaas nosoo baadh❤❤

    • @maan917
      @maan917 Год назад

      𝗪𝗔𝗔𝗡 𝗞𝗨𝗚𝗨 racsanahay

    • @iqraaadan7337
      @iqraaadan7337 Год назад

      Waankugu raacnasanhy

    • @abdibasidmohamed9593
      @abdibasidmohamed9593 Год назад

      ​@@maan917 😂badhyo culus may ku xidhanthy gabadhaha reer xamarka 😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmansalaan5564
    @abdirahmansalaan5564 Год назад +7

    Wuxu garacsanaayee😅😅😅 legendary buu ahaa walhi

  • @khadarali6105
    @khadarali6105 Год назад +2

    Geesi but ahaa yuhuud waa qudhun allaah ayaa nacdalay wAna fasahaadka umada aadanaha waxaanan urajaynayaa taas inuu alle wayne ugu naxariisto

  • @peela4069
    @peela4069 Год назад +7

    Taarikhahan oo kale aad u jeclahay soo badi Ruweyday qeyr allah ku siiye ❤

  • @nuurcadceedwarsame2910
    @nuurcadceedwarsame2910 Год назад +3

    walaal waxaan ku leeyahay waan kuugu hanbalyeeynayas sida wanaagsan ee gubinaysid qisooyinka muhiimka ah thanks

  • @sirdoontv9557
    @sirdoontv9557 Год назад +7

    Hitleer taageerayaashiisa kamid ahay oo role model iiyahay siyaasada cusub ee dunida

    • @qibromohamed
      @qibromohamed Год назад +5

      Role model Nabiga kugu filan qof kale uma baahnid

    • @Cabdi-e2k
      @Cabdi-e2k Год назад

      ​@@qibromohamed waa runtaa😊😊❤

    • @sirdoontv9557
      @sirdoontv9557 Год назад +1

      @@qibromohamed siyaasada casriga ee is jalaafaynta ayaan ka hadlayaa nabiga naxariista ayaan kaga daydaa iyo jidkuu inoo tilmaamay

    • @Maryama-idil
      @Maryama-idil Год назад +1

      ​@@qibromohamed صلى الله عليه وسلم ❤

    • @Dramaeditings
      @Dramaeditings Год назад +1

      @@sirdoontv9557dad badan oo ku daysan rabeen Oo wadadiisa la mariyey Wey buuxan. Qadafi, Sadam Hussein iyo kuwo kale

  • @HassanAli-ud9yg
    @HassanAli-ud9yg Год назад +2

    Wuxuu ahaa nin dalkiisa jecel hogaamiye natural ah

  • @amiiramaxamed3590
    @amiiramaxamed3590 Год назад +2

    walhi waxaa rumaysan wayay saan uradinayay gabadhan meelay leedahay 2 bilood iyo sidakadiskaa ee iga soo horbaxaday masha allh codkeeda aad ujecalahy tiktok uun ka dawan jiray

  • @hodmanmahmah
    @hodmanmahmah Год назад +6

    Alla kheer ha siiye macalinkeeyga 5 xiiso cml waa ku qatay wana la i xifdisiiyay ninkaan qisadiisi f4 triikh damiin ahaa ninkaan😂

  • @Hamdasry
    @Hamdasry Год назад +12

    Hampalyo ruwayda 100k 🎉 kabadana wan ku rajeynaa ❤️👑

  • @garaadzabrie129-jq1ob
    @garaadzabrie129-jq1ob Год назад +6

    Wlhi siyaad bare sidaas oo kale ayuu ahaa 🔥✅

  • @caynimustafe-wg8oo
    @caynimustafe-wg8oo Год назад +18

    ruwayday waan ku salaamay abayo reerkayagoo dhan sidii bil dhalatay ayay kawraan markaad naga raagto way xanaaqan

  • @khuluudibraahim2225
    @khuluudibraahim2225 Год назад +6

    Waa macaan iyo qadhaadh meel kuwada yaal kii lasheegi jiray😂😂😂

  • @RamloMaxamed-z5y
    @RamloMaxamed-z5y Год назад +9

    Keep going sister ❤sheekoyinka jiniga nogu badal😊😂

  • @maxaadan9345
    @maxaadan9345 Год назад +1

    khalad.. xoog buu ku qabsaday Austria..waana wadankii uu ku dhashay...qabiilkiisuna waa Bohmen ..Chechslovakia ayaa la hoosgaliyay illaa imika

  • @Nuura2
    @Nuura2 Год назад +1

    Intelligent woman allhuma barik mcnto 😍

  • @nimacosacadi279
    @nimacosacadi279 Год назад +6

    Alla jecliyaa vidoyaashada imawa dhaafaan ani kuwii hora aan dhagysty aaba ku ceshtaa😢❤

  • @bushraabdiwaxid167
    @bushraabdiwaxid167 Год назад +4

    Abaayo waan kugu xiranahay maalinkastana vedio yadaadaan sugaa hadana marar badan kaa codsaday sheekooyinka cabsidaa plz Abaayo halmar xtaa noosoo Gali🥹

  • @ArimahenaArimahena-jf8iz
    @ArimahenaArimahena-jf8iz Год назад +2

    kuma aqaan wallahi lkn gabar somali kugu siiye 100.k coming soon i.a waana kula soco doona

  • @daacadmediaproductions7599
    @daacadmediaproductions7599 Год назад +4

    Wll ruweyda m.a
    Wad dadaaleysaa
    Cod qurxan iyo balaaqa fiicana wad leedahay balse Hitler Geeridiisa ama dhimashadiisa, qaabka uu udhintay iyo sababta uu udhintay iyo waliba meesha uu ku dhintay hubaal lama yaqaano Taariikhyahaanadana way isku khilaafsan yihiin sidaa ula soco baxthi kalana ku samey hitler iyo halka uu ku dambeeyay mahadsanid❤❤❤❤❤

  • @CayuushaAhmed
    @CayuushaAhmed Год назад +2

    Ruweyda ku jeclhy byo dugsig free ma lagu dhigna mise waa lacag ka faidesa lHaa 😢❤❤❤❤❤

  • @mahamoudmahbuub4259
    @mahamoudmahbuub4259 Год назад +2

    ruweyda style keep going sheekooyinkaga aad ayaan u jeclahay calaashan tabintaada

  • @naxariis_badan312
    @naxariis_badan312 Год назад +2

    MAANTA ana uhoreya sxb❤️ruweyda🦋❣️

  • @hafsaahmaddaahir-qr1ut
    @hafsaahmaddaahir-qr1ut Месяц назад +2

    Maxaa jeclan lahaa inaa madax saas ah dalgaynaa no qabtaan lkn wax xun na ka ribaa 😢😢

  • @CommonFaced
    @CommonFaced Год назад

    Shaqo wacan, dadku mid Alle rumeysan iyo mid aan rumeysneynba Allaa sharfay oo baqtiyaan ee waa dhinteen.

  • @khaalidmaxamed3768
    @khaalidmaxamed3768 Год назад +22

    100k waxba inooga hadhsana shareta ha la badiyo❤

  • @Kingofsocialmedia12
    @Kingofsocialmedia12 Год назад +1

    Rwanda warbixin baahisay in badan aan raadinayay ilaah ku sharfo.❤
    😇

  • @nasriosman360
    @nasriosman360 Год назад +4

    Legend buu aha wan Role model kayga

  • @jamac7119
    @jamac7119 Год назад +3

    Mansha Allah waagabadh soomaliya ah waxay tariikhda usheegtay siwanaagsan amase

  • @MaxamedAbduqadir-sr5nk
    @MaxamedAbduqadir-sr5nk 10 месяцев назад +1

    Keep going ruweyda taageero ku dhimo rabbo ayaa ahay pls reply😊

  • @mahdiwadajir934
    @mahdiwadajir934 Год назад +6

    Asc wll Hogamiyihii talyaaniga musalini kuxiji mahadsanid

    • @Dramaeditings
      @Dramaeditings Год назад +1

      Kaas dabadhilif macangag aan caqli laheyn buu ahaa, dhulalkii uu Africa ka gumeysanayey buu xitaa kaa adkaan wayey, sida loo dilay oo Loo calaqay Wey ku fiican tahay 😂

  • @Princessayeeyo
    @Princessayeeyo Год назад +8

    hitleer buugavtaariikhda f4 iguwalay 😂😂😂😂😂😂 magaciisa hadne aragiisa 😅😅😅😅😅 weji qosol qosol ayuuba leyahy😂😂😂😊

  • @nomoretalk7851
    @nomoretalk7851 Год назад +3

    100K wax yar noga dhiman ruweyda style🎉❤❤

  • @SalmoMaxamed-bz6bk
    @SalmoMaxamed-bz6bk Год назад +2

    Sestrr adoo.mahdsan codkaga noosasar cunto fidiyowgee kusii socsine😊❤

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy Год назад +3

    #Ruweyda style 🥰 Sheekadaada waan sugaa In kastoon aad u jecwlahay danbi baadhista

  • @fadumohirsi896
    @fadumohirsi896 Год назад +1

    Reer aakhiraadka iyo jimamka soo badi ruwaydaay kuwaasaa nahu baxee😂😂😂😂😂

  • @BurhaanAbdirahmaan
    @BurhaanAbdirahmaan 2 месяца назад +2

    Ruwaydo waligay waxba kuma waydiisan marka waxanka rabaa aniga waxan jeclahay dagaalada ee dagaalkii 1aad 2aad ee aduunka kaaraba aniga sidaa sheekada laxanka u saarto jeclahay please 🙏😢❤ quruxey soo dilaal

  • @saradaahir1009
    @saradaahir1009 Год назад +5

    Congratulations ruwayda wllo qaali maalinkii koobaad een commitment bixiyo😅❤

  • @abdihaniabdiqani8183
    @abdihaniabdiqani8183 Год назад +35

    Golden voice ✨️ 💛 ❤

  • @sakariyemaxamadcabdi5391
    @sakariyemaxamadcabdi5391 Год назад +3

    Maansha Alaah jiroojoog gabdha warkeedu mudasaameeyeyeey

  • @amaalaxmed5507
    @amaalaxmed5507 Год назад +3

    🎉🎉🎉ruwayda style soo dhawoow wllo❤

  • @raxmiish1287
    @raxmiish1287 Год назад +8

    100 k coming soon waan sugi la ahay inaad gaarto xppti👑♥️

  • @MuqtaarXassan01
    @MuqtaarXassan01 Год назад +5

    Hitler maskaxdiisa oo kle anaga u bahn lkn soomalia nhy maskaxdeena wa 2.0 GB suurta gal ma ha marka 😂 ina wadamada isku so jedino 😅

  • @ugaaz_ahmed_john
    @ugaaz_ahmed_john Год назад +4

    Riwaydaay hore usoco queen 👑

  • @khadijashariff2383
    @khadijashariff2383 Год назад +10

    Keep going walalo..beautiful story tell..❤❤

  • @hibomaxamud7706
    @hibomaxamud7706 Год назад +3

    First comment 🎉

  • @mohamedcabdi5340
    @mohamedcabdi5340 Год назад +5

    Ninkan legend waalan buu ahaa

  • @NadiaSara-j8u
    @NadiaSara-j8u Год назад +3

    Ad baa umahasantahy sister ❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад +1

    JIDHEY JIDHEY WAXAA XAGEE LOOGA HADLAA KKKKKKKKKKK THATS SO FUNNY

  • @sagaljaamac816
    @sagaljaamac816 Год назад +4

    MAHADSANID RUWAYDOOOY😂😂😂

  • @Mia.270
    @Mia.270 Год назад +2

    Fiyeena “waa mesha dadka sharta badan kasoo baxaan 😂😂

    • @qibromohamed
      @qibromohamed Год назад +2

      Ma ila argte😌🤌 Fiyena dadka ugu sharta badan ay ka shekeysay ruweydo Fiyana ka imaadeen😭😂😂😂

  • @LiibaanAxmedcali-l2b
    @LiibaanAxmedcali-l2b Год назад +1

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 ayaan sidaas ka rabaa 🎉❤😊

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 Год назад +3

    Way ugu socota wllhy qaabka tabintaadu kala shaandhaynta hadalka ayaaba wax kalaa
    wad na sharabsisay ba hitler😅

  • @NesteexoCkheersalad
    @NesteexoCkheersalad Год назад

    Walahi sheekooyinka Adiga soo jeediso
    ❤❤❤❤❤❤❤❤ wajelahay

  • @roodoabdikadir5889
    @roodoabdikadir5889 Год назад +3

    Zhekooyinkaan cml nosoo Badi abayooy 😍

  • @WacanLaag
    @WacanLaag 6 месяцев назад

    Maya Maya niin fiican buu ahaa aakhiro Allah oge dad xun oo xun buu laayey.oo Allah nacdaley waa yuhuude😅

  • @nawaalabdi8430
    @nawaalabdi8430 Год назад +2

    Wow anaa hureya qruxey lkn wanagala soo daahday ❤❤

  • @kafiyahhassan1914
    @kafiyahhassan1914 Год назад +2

    Keep going sister Coming zoon 100k❤❤

  • @ElzahMadrid
    @ElzahMadrid Год назад +3

    Fiyena iyada wax xun le maka so baxo subhanallah 😭😂💔

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 Год назад

      Hh wayab runti fiyena blyo makaso baxeso mrkasto 😂😂

    • @Dramaeditings
      @Dramaeditings Год назад

      Axdigii Vienna Waa hashiiska kaliya ee illaa hadda la dhowro.

  • @aliahmad1723
    @aliahmad1723 Год назад +1

    Ruwayda walal hadalka waa sida aad u dhigtay Hitler musebo ayuu ahaa magaca hajero Ruwayda

  • @Leilamohaa
    @Leilamohaa Год назад +1

    Ruweydayy shekoyinkaga inoo soo dhaqsi❤️

  • @Quranchennel123
    @Quranchennel123 Год назад +3

    Sheeko baqasha ah soo gali 😊😊😊😊😅😅😅

  • @abdullahialishahad8729
    @abdullahialishahad8729 11 месяцев назад

    Abaayo codkada hadii deyn lagu qadan karo ama la amahan karo wlh waan kaa qadan lahaa😊

  • @fatmaabdalla3430
    @fatmaabdalla3430 Год назад +2

    🎉❤100o coming soon i.a♥️❤🥳🥳💃💃🥳💃🥳💃😩💃♥️💃😩

  • @opthimalik2000
    @opthimalik2000 Год назад +1

    @ruwayda style dhinacbaad ka eegtay inaanay kabbo caqliyaa inaanay ku jirin lkn hab fakarka uu raacay wxa weeye isbahaysigu wuu soo galay dalkaaga ee yaanay kjayraatkaaga la wareegine cagta mari waa fikir illa toolmoon ayuu raacay .

  • @maymuuncl2266
    @maymuuncl2266 Год назад

    Haye ruwayda ruun sheekadaad onlin kii aan raadinayay baaba ixasuususay hdaa iska diiwaan galinaya ❤

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 Год назад +2

    100k Subscribers coming song insha allh my golden voice ❤

  • @ExAboowe
    @ExAboowe Год назад +1

    Hadii uu rushka sasaban laha woo guuleysan laha

  • @ilyaasasad-n5z
    @ilyaasasad-n5z Год назад

    sayiD cabdiLaaHi...xassan noga so sheeke wll plz ninki somalia uso halgamayy

  • @samayabishara
    @samayabishara Год назад

    Ruweydooy wlley somalia history geeda kasoo hadal 1950-1977

  • @amiradheman8479
    @amiradheman8479 Год назад +1

    100k waxyar kaharay❤️🌹fcnan lhedaa inan ubuxin kro 🥰

  • @JOOFBKM
    @JOOFBKM Год назад +4

    100 waxyaraa nooga dhiman aan gadh siino🥰

  • @fzahro4166
    @fzahro4166 Год назад +4

    my fv ruwaydo ❤

  • @khaalidxaaji2965
    @khaalidxaaji2965 Год назад +1

    Ilma aadan way dhintaan
    Xayawaankuna way bakhtiyaan
    Fadlan jooji xagjirnimada

    • @naam9190
      @naam9190 Год назад +1

      Gaalo way bakhtidaada ma adaa dod ka qabi kara

  • @mowliidhassan3930
    @mowliidhassan3930 Год назад +1

    Sheekadaas waa chapter dhan o ku jira buuga history e slland ta

  • @familyNew139
    @familyNew139 Год назад +1

    Ninkan Caadi maha waligiis hal mar lo asxan sameye waana Marko wiil iyo hoyadi kala hormariyay 😂😂😂
    Anaga kuso harnay ila hada 1qof sidas u fikiro manalaga waye Shib iska dheh😢

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 Год назад +6

    Sister thanks 😊 100k coming soon i.a goor dhow 🙏👋

  • @ayanmax3092
    @ayanmax3092 Год назад +2

    Coming soon 100k🎉❤

  • @mahadisma1456
    @mahadisma1456 Год назад +5

    Ruweyda abayo xagee kaala so xiriiraa

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 месяца назад

    Hidler Nin balaayu ahaa Woow Subxaanallaah

  • @LegendZaki-v2t
    @LegendZaki-v2t Год назад +1

    الله اكبر ماشاء الله الحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤

  • @sadaqali7771
    @sadaqali7771 Год назад +2

    First one

  • @Shaymweli-fg2sx
    @Shaymweli-fg2sx Год назад +3

    #ruweyda_style keep going❤️🥳

  • @AsiyaJaamqc
    @AsiyaJaamqc Год назад +2

    100k coming soon 🎉🎉🎉

  • @NajmoNeyhaa
    @NajmoNeyhaa Год назад +3

    Walaley malin walpo noso gali codkaga wan uxiisne❤

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Год назад

    Walaalay su,aal idigu wali reerkaaga wax maka bakhtiyeen?
    Cajiib Naagtan oo kale ayaa wax soo gudbinaysa
    Naa islayaab.

  • @kaabe9459
    @kaabe9459 Год назад +7

    18:37 waad iga qoslisay wlhy😂

  • @maryanfarxaan8517
    @maryanfarxaan8517 Год назад +2

    Keep going mcny 100k I.a ka bdn waa sameyn karnaa 🥰🥰🥰🥰

  • @iglanmohamed6151
    @iglanmohamed6151 Год назад +2

    First❤

  • @Atomic0-01
    @Atomic0-01 Год назад

    Hal Mid baan khalad u arkaa Inaad qof ibna aadam ah tidhaahdo u bakhtiyay adigo og inu bini aadam yahay bini aadamkana ilaahay karaameeyay oo aanu xoolaha la si nayn “bakhti “kalmadaasna waxay u isticmaalno inaad garanaysaan filayaa gaalnimo darteed hadaad ku sababaynayso sababtaad saaas u leedahay waligeedba gaalo iyo kuslim u jiray xiligui nabigana lama maqlin yadoo gaal la leeyhy u bakhyiyay.

  • @HodanMahad-v2r
    @HodanMahad-v2r 26 дней назад

    Horey usoco abyo mcn ❤

  • @NimcoCaliciise
    @NimcoCaliciise Год назад

    Hhh Hitler show bilaa caqli buu ahaa oo anaa dhamee😂😂😂

  • @qalisalaad
    @qalisalaad Год назад +3

    100k come soon boqorada codka keep going 🥰🥰🥰🥰