FARGALKII KIISKA XALIYEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • ASC
    magacaygu waa ruwayda waxaan halkan kusoo gudbiya sheekooyin dhab iyo qisooyin ku xiisa galiya waxan ku rajaynayaa inad ka heli doontaan contentiga channelka
    Fadlan igu caawi inad subscribe iyo like ii tiraahdo marka aad iso booqato commentina hoos iigu reeb Mahadsanidiin
    FOLLOW ME:
    INSTAGRAM: / ruweyda_style
    FACEBOOK: / ruwaydast
    TIKTOK: / ruweydast
    FOR BUSINESS:rollastyle02@gmail.com

Комментарии • 464

  • @RuweydaStyle
    @RuweydaStyle  Год назад +410

    Liketa ka ilowday muuqaalka ku noqo ❤️❤️

  • @caaishahassan5830
    @caaishahassan5830 Год назад +32

    Gabdhow qisadaan waxaa ka baran karnaa in aanan saxib aan aminin abayo ruweyda adiga waad mahad santahay sidaa nogu so gudbisid muqalada quruxda badan ❤❤😊🫶

    • @bushracali8449
      @bushracali8449 Год назад +4

      Saaciib la aan mafcna balse iska fiiri saas baa larabaa

    • @naciimowarsame4158
      @naciimowarsame4158 Год назад

      ​@@bushracali8449hdad gbar thay wa inad wax walba iska hubisa,wax aalba wad iska so dhaweysaneysan sidi nimanka idinka wad ka duwan thin o ilalis io taxadar badan mujiya mida kle saxip haba yelanin wayo makla taqanid w
      Kuwa fican io kuwa xun

  • @hayaatupthirahmaan
    @hayaatupthirahmaan Год назад +19

    Ruwayda qisooyinka jiniga ka soo hadal ❤

  • @idil5758
    @idil5758 Год назад +100

    Alla saan u jeclahy danbi baadhista 😊😊😊thank u golden voice❤❤🥰🥰🥰

    • @aasiyanuur7820
      @aasiyanuur7820 Год назад +5

      Sheekooyinka noocaan ah inoo soo badi
      ❤😊

  • @saraaly4020
    @saraaly4020 Год назад +22

    Sheegdan wxay ka turjumaysaa wxa kasta oo aad goaansato cidna hala wadaaagin ❤

  • @hawosalaad9730
    @hawosalaad9730 Год назад +10

    Magaladaydi bosaso deeqa ban dawanaya weliba ano dhex joga❤ muqanlkan qurux masha Allah❤❤

  • @Hamdasry
    @Hamdasry Год назад +12

    Golden voice 👸shekoyinki jinka rabnaa

  • @HamadCabdi-nd3ie
    @HamadCabdi-nd3ie Год назад +10

    Ala mxn ku xisay noo soo badi mawducan o kale Golan voic ❤❤❤

  • @mudan7283
    @mudan7283 Год назад +19

    Ruweyda waxaan ahay tagerahaaga uguween ilhy hakaraalinoqdo codkaga wakuhurdaa😢❤

  • @Quran_recitation872
    @Quran_recitation872 Год назад +36

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفى ﷺ

  • @miskimom4073
    @miskimom4073 Год назад +6

    Walhi waa inta ugu badan ee naftada kubad badin kartid inadan qofna saxib kadhiginin ilaa iyo asalkiisa inaad ku saxibtan diinta kalsoni heer kaas le eg adan sinin ood arimahaga ka qarsatid dadaal ka waa muhiim

  • @RiyaHakiim
    @RiyaHakiim Год назад +27

    Shee koo yin kaga midba tankale way kamacan tahay walahi tagero qeyn baan kuu ahay abayo ❤❤

  • @MoHametAamein
    @MoHametAamein Год назад +17

    Guulayso walashay ruweyday waku taagera waliba si qof loo taagerin aya ku taagera 🥰❤️💯

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 Год назад +66

    Ruweydadeyda xabbi waan kuu xiisey shalay waxa Muuqaal hore ah ayaan iska daawanyey maantana Muuqaal horleh baad soo dhigtey qisooyinka diiniga manoosoo celin kartaa xbbti ❤🎉

    • @Armaan_addou
      @Armaan_addou Год назад +7

      Hadal qurxon ❤ qaabka aad u suashay wala dhacy ixraamka m.a✅ umadeena waxa ku yar qof dhahaya waxaas ma sameyn kartaa ama ma i sameyn kartaa

    • @SamiiroBocor-ex9qz
      @SamiiroBocor-ex9qz Год назад +1

      :-P :-P :-) :-* O:-) 💜👄💓👄💖💖💔💖💖💖💗💘💝💛💛💛💚💚💚💙💙💙❤❤❤💋💋👅👄👄👣👣🔰👗💼⌚👜⌚👜⌚⌚👙👘🎒🎒👜👠👚👡👢🐇🐺🐢🐐🐔🐣🌏🌆🌍🌋

  • @ismahanhassan7614
    @ismahanhassan7614 Год назад +11

    Wcs xbbti mansha allaah waa qiso cajiib ah

  • @salmaahmed3110
    @salmaahmed3110 Год назад +9

    Ruweyda guulayso noo soo badii sheekoyinka danbi baraayasha ok xbbiti🥰🥰🥰❤ruweyda queen 👸 😍

  • @Raigal916
    @Raigal916 Год назад +11

    Ruweydaay sheekooyin Jin ah ma Heshey ❤️❤️❤️

  • @liibanabdihakin2495
    @liibanabdihakin2495 Год назад +14

    boqorad rabbi ha ku xifdiyo ❤

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr Год назад +26

    Wacalaykuma salaam #Ruweyda Style Golden Voice Mansha allh Dee DADAAL walalo wanu daalnaye Bayo mcn mise gar dhigo ina fadhisi😅Astaqfirullah

  • @miskimom4073
    @miskimom4073 Год назад +7

    Mcantayda ruwaydo wanku salamay gabadhayda ayaan inta badan ugu wacaa macantayda adigana sidas okale 🎉🎉🥰🥰🥰

  • @anbem
    @anbem Год назад +15

    Cod dahabeey halke kabaxday waan ku xisnayee😂❤❤

  • @Nasteha-f7c
    @Nasteha-f7c Год назад +3

    Sheeko cibro badan ku duugan. Thanks Ruweyda

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 Год назад +40

    Qisooyinka diiniga ah soogali wll please wanku jeclahay wllo❤taariikhda islamka muqaalo nooga soodiyaari

  • @SalmaShMohamed
    @SalmaShMohamed Год назад +9

    Ruwayda my favourite RUclipsr❤

  • @filsanfilsanmaxamed22
    @filsanfilsanmaxamed22 Год назад +10

    Aad Ayan uga helaa dambi baadhista iyo vodka ruweyda yar ❤😊

  • @جوهرةالمفقودة-ق7ص
    @جوهرةالمفقودة-ق7ص Год назад +50

    Yarey baryahan waadnaga mashquushay noh waxan weelka ku dhaqdo baan waayey kawaran
    😢😢😢😢❤

  • @HasanYusufAli-f7k
    @HasanYusufAli-f7k Год назад +14

    Asc abaayo walaahi wankutageraa maxayele Waxaatahay qof furfuran horomar wacan ❤❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @cidaafanhaar
    @cidaafanhaar Год назад +8

    Waad cod macantahay m.a keep going walaal😊😊😊

  • @sahroahmed5665
    @sahroahmed5665 Год назад +5

    Masha Allah, allaha ku barakeyo dear, you girls sharaftina dhowrta danbiyada la idin geystana ha qarinina.

  • @NajmaMaxamed-q5x
    @NajmaMaxamed-q5x Год назад +32

    Queen ruwayda👸🦋 keep going 🥰❤👏 ayeeyo Ayaa ku taagerta iigu salaan itidhi 👋

  • @shakuraapdi1341
    @shakuraapdi1341 Год назад +5

    mncha allh wa marki u horaysay muda badan oo aan ku dawanayay an comment kuso qoro xumana igama ahayn qisadana gooni igama aha kuwi hore. qisaba qiso ka darrane walalo hore u soco mncha allh sido kle nooso badi qisoyinka❤

  • @aasiyanuur7820
    @aasiyanuur7820 Год назад +19

    Stronge women
    Golden voice
    Keep going to millions alpi❤

  • @loverrrrrrr4
    @loverrrrrrr4 Год назад +17

    Ruweydayyy wad nagala so dahda noola so dheree saanu u egany wanuba daalnaye lol😂❤keep going sis🤍

  • @marwokhalid1402
    @marwokhalid1402 Год назад +8

    Mashallah hn ruwayda wan kugu farxay mashallah horay usoco 🎉🎉❤❤❤

  • @NaciimoMaxamuud-s6n
    @NaciimoMaxamuud-s6n Год назад +6

    Aadbaan kuu taageeraa ruwayday ❤illhy hakudhowro abyo ❤

  • @jawahirjalaqsn4723
    @jawahirjalaqsn4723 Год назад +3

    Subxaanallah illaahey saxibaden sawabtena kamadhigo kep goin gold voice sister

  • @Eliza470
    @Eliza470 Год назад +4

    Alle haku dhowro wllshei Codkaga Jeclahy 🫀❤️🤌🏻

  • @zapriinapdirizakali7459
    @zapriinapdirizakali7459 Год назад +11

    GOLDEN VOICE YOU ARE MY FOVROTE GIRL ❤🎉

  • @museasan-nf7gm
    @museasan-nf7gm Год назад +16

    3 hour's 1.4k like wow😮ruwayda lee sameen karta❤🎉

  • @sumayadarwiish
    @sumayadarwiish Год назад +12

    Maanta qisada magacayga baa kujira🎉❤

  • @lakiibrahim259
    @lakiibrahim259 Год назад +8

    Ruwayda keep going

  • @IskudesFalaq
    @IskudesFalaq Год назад +8

    Manta codkaga ma ficno ruweyday ❤🎉

  • @Maida-v3u
    @Maida-v3u Год назад +5

    Sheekooyinkaaga wajelahay keep going 👏👏👏🥰🥰😘😘😋😋

  • @AmiirahCqaadir
    @AmiirahCqaadir Год назад +3

    Abayo wan kujeclahay allah hakubarakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @XalwoCawad
    @XalwoCawad Год назад +6

    Masha allah hore u soco masha allah ❤

  • @BEAUTy_10889
    @BEAUTy_10889 Год назад +13

    Wow beautiful voice 🎤

  • @فاطمةمشاءاللهمحمود

    Muuqaalkani waa magaalada boosaaso yaa ila fahmay.❤

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 Год назад +13

    Subxanallah illahayow sharafta hanaga qaadin😭bal maskiin taas maxay galabsatay

  • @amiiraqurux-c1m
    @amiiraqurux-c1m Год назад +8

    Keep going my sistar an jecelah❤

  • @MaxamedAammiin-ki4qn
    @MaxamedAammiin-ki4qn Год назад +7

    Keep goin wall mcn macaan bee ahayad balse waxan fahmi wayay maala af duubtay wiilasha amiin iyo kii cagafta

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 Год назад +3

    Maraan iska bixi rabo baad isoo qabatay mar hadaadan wedin barnaamijku macaan maleh❤

  • @nekpower
    @nekpower Год назад +8

    Waan kuuxiisnay wlhi🎉😊

  • @xafsoyasinyusuf8448
    @xafsoyasinyusuf8448 Год назад +3

    Abaa noo soo dhaqso sheekadaada waan jeclehee❤

  • @apdicasiismohamett9616
    @apdicasiismohamett9616 Год назад +6

    Wof ❤ wlhy ruwayda style sheekada aad inoo soo gudbisay aad io aad baan uga helay😉 hore usoco wll mcn❤😊

  • @MutaahHarir
    @MutaahHarir Год назад +7

    Wanu Ku Xiisneyy Walal E No Soo Dhakhso❤

  • @hoodohirsi8733
    @hoodohirsi8733 Год назад +3

    Allaha kusharfo wll ruwayda style❤

  • @ramuromafardowsa5394
    @ramuromafardowsa5394 Год назад +8

    Waley balwad ban wakugunoqthay kumasugikaro ilahey amarkis❤

  • @queenmaryama9237
    @queenmaryama9237 Год назад +10

    Walal hal mid aan ku idhahdo sheekada iyo cod ka guba wa top lkn qaabka aad uwadadi sheekoyinka wan ku wareera mise waaba background ka aad sartid bal halka kuyara labo 😊

  • @israquruxley887
    @israquruxley887 Год назад +11

    Thank you sister ❤😢🎉

  • @SaabiriinCaliXasan-gp3ed
    @SaabiriinCaliXasan-gp3ed Год назад +10

    Mahadsanid gold voice 🥰🥰❤

  • @filsanfilsanmaxamed22
    @filsanfilsanmaxamed22 Год назад +16

    Sheekada bilawgedii ayan fahmay qofka wax sameyey inuu siciid yahay
    Hada waxn noqday dambi baadhe aan la ogayn😅

  • @SumayoQurux-v5h
    @SumayoQurux-v5h Год назад +3

    Ruweyday wllo illaahay haku xifdiyo

  • @sumayabashir5286
    @sumayabashir5286 Год назад +6

    1M coming soon

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 Год назад +9

    Keep goni wllshey❤ wan kuxiisay❤ wlhi😢

  • @anfaciitacali9312
    @anfaciitacali9312 Год назад +3

    Ruweyda keep going abaayo horumar wacan ❤❤

  • @kowsaridiris6261
    @kowsaridiris6261 Год назад +3

    ruweyda cadey xifdu allah marwlbo kugu xeranahay runtii❤❤❤❤

  • @YaraAbdu
    @YaraAbdu Год назад +3

    Sheekooyin Jin ah noo so badi abaayo🎉❤

  • @SahroCali-y2n
    @SahroCali-y2n Год назад +16

    Abayo qisooyinka noo soo badi😢❤❤❤

  • @nawaalabdi8430
    @nawaalabdi8430 Год назад +2

    Xppti ruweydoy noosoo badi sheekoyinka kiisaska laxalinayo ❤❤❤❤

  • @halena__jama
    @halena__jama Год назад +75

    Ruwaydo keep going 🥺😭❤️‍🩹wlshiee

  • @Butterfly-jw6us
    @Butterfly-jw6us Год назад +7

    Inta rabto inee cawada daawato farta taaga👆🤠

  • @AsmaAbdi-lz5xs
    @AsmaAbdi-lz5xs Год назад +4

    Sheekooyinkaan camal noo soo badi waa ku baryaa abaayo

  • @Najah46.
    @Najah46. Год назад +13

    I like this girl soo much ❤😊

  • @faraxmaxamud-gl1ok
    @faraxmaxamud-gl1ok Год назад +4

    Ayy 🎉 queen walcome

  • @melish8885
    @melish8885 Год назад +4

    Abayo ruwedo wan ku tagera ❤

  • @queenanfac1588
    @queenanfac1588 Год назад +1

    Omg waad naga soo daahisey Thanks❤️‍🔥❤️‍🔥🥺

  • @Marinette6971
    @Marinette6971 Год назад +7

    Ruwayda keep going ❤❤❤❤❤

  • @ikraanAhmad
    @ikraanAhmad Год назад +21

    Keep going my sister ❤🎉

  • @dawacoyare6375
    @dawacoyare6375 Год назад +22

    🎉golden voice 😊❤

  • @cabdullahihuseen4262
    @cabdullahihuseen4262 Год назад +3

    Chanalkan si gooni eh aya u Tabaa👸🏻🥰

  • @IkranMahamet-hv3xu
    @IkranMahamet-hv3xu Год назад +17

    Golden voice😘

  • @xeefmohmud7352
    @xeefmohmud7352 Год назад +12

    @Ruweyda style umalayn maayo lkn waxa aan is leeyahy waxa jira kala duwanaansho lahjadeed sobobta oo ah waxa aan dhawr mar aan ku dhageystay adiga oo erayga (innamo) u isticmaalayo hablo (gabdho) halka aan anaga (waqooyi) innamada aan dhahno (wiilasha)
    (Innan) wiil= jamac (Innamo) wiilal
    (Innan) gabadh= jamac (hablo) gabdho.

    • @hothanidiris6818
      @hothanidiris6818 Год назад

      Haa manta oo dhan waan fahmi lahaa inamada magaca hablaha wata waxy ayan lahaa 😂😂

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад

      Inamo wxy uga jeda gabdho ama wilal lahjada Puntland qar kamida ufahmay lkn rer waqoyiga inamo=wiilal

  • @laylosharmaake7943
    @laylosharmaake7943 8 месяцев назад

    Ilaah haku dayo bayo gabar Aan aad ujeclhy ba thyy😢❤

  • @zuhurosman4455
    @zuhurosman4455 Год назад

    Mcnty wax yabaha faldanbiyeedka noosobadi❤❤❤❤gold voice love you

  • @nashaadbashiir6527
    @nashaadbashiir6527 Год назад +5

    Golden voice🥺❤🔥

  • @shukriabdiwali16
    @shukriabdiwali16 Год назад +5

    RUWEYDA Horay usoco Walashey Qali❤❤❤❤

  • @QadroQadro-b3h
    @QadroQadro-b3h Год назад

    Ruwayda abayo m.a codkaka aad bu umacan yahay m.a ilahay haku xafido

  • @caba-yl2yp
    @caba-yl2yp Год назад +10

    Golden voice ✨️ 💛 keep goingggg❤❤❤❤

  • @queenshaymacabdulhi630
    @queenshaymacabdulhi630 Год назад +6

    Ayy ruwada i,mss you 😢❤

  • @BarwooqoCismaan
    @BarwooqoCismaan Год назад +3

    Sheeko cabsiya noo soo gali

  • @Naimaali-qx4bp
    @Naimaali-qx4bp Год назад +3

    Ruwaydo waa nagaso dahday ❤

  • @XaFsAbLaN
    @XaFsAbLaN Год назад +1

    M.a qaali allaha codka kuu barakeeyo

  • @gargaarahassan
    @gargaarahassan Год назад +7

    Keep going ❤❤🌹🌹

  • @SalmaXuseen-m2f
    @SalmaXuseen-m2f Год назад +3

    Ku xiisny qli❤

  • @maymuunabdullahi4084
    @maymuunabdullahi4084 Год назад +4

    Sistrey inamo wxaa loo adegsadaa wiilasha ee gbdhaha Hablo aa ladhaa kumahadsanid shekada fcn ee aad nosogudbisey ❤

  • @omarfuad3569
    @omarfuad3569 Год назад +7

    Golden voice ❤🎉

  • @XabiiboMclim-dv1lu
    @XabiiboMclim-dv1lu Год назад +6

    thanks abayo 😊

  • @mustafecabdirisaaq06
    @mustafecabdirisaaq06 Год назад +8

    Keep going ♥️ sister

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 Год назад +5

    Ruweedo qaliyey ❤❤❤

  • @NaciimoNajax
    @NaciimoNajax 10 месяцев назад

    Abyo ilaahy haku sharfo aad bn iga helay runtii 😢❤