Somalia iyo Masar oo Heshiis Difaac kala saxiixday.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 83

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад +9

    From jubaland we support you mr;president hassan sheekh iyo wasiirkiisa gaashaandhiga

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад +4

    Mnsha allah madaxwaynaha somaliya guul waan ku taageernay madaxwayne, intaad itopia noo keeni lahayd masar baa la qaatay ,itopia waa cadawga kowaad ee somaliya

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 2 месяца назад +1

    28 Sanno Wixii Soomaaliya Qasayay Waa Etiopia, Dadkii Ku Dhibtey ayagaa ka Masuul ah ,Alle ha naga Bixiyo Cadow kale maba Qabno, Xurmadle Xasan Sheikh Xafidalaaaah 2026 Adigaaa noo Joogeysid Insha allah Caqligu ha Shaqeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @popular7493
    @popular7493 2 месяца назад +3

    اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها وامراءها ❤

    • @jamajama2594
      @jamajama2594 2 месяца назад

      ماعندنا امراء عندنا شيوخ دين و قبائل يلعبون في البلاد والعباد 😢

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад +1

    Guul Dowlada Somaliya hora lo socon guul

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад +2

    Dowlada Fadaralka Somaliya guul insha Allah

  • @ahmeddahir47
    @ahmeddahir47 2 месяца назад +1

    Sheikh Xassan wa xariif

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад

    Dowlada Somaliya guul insha Allah

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 2 месяца назад

      Sownagii turkiga kuwada hadlay nay imikana xuguguf 🏃‍♀️ 🏃‍♂️ ilaa iyo masar bal wey nu eegi waxy idin qabato masar na 😅😅😅😅😅 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 guuuuuuuuuuùuuul

  • @BEST-wf1ug
    @BEST-wf1ug 2 месяца назад +1

    The Somali 🇸🇴 government has taken another positive step in strengthening its alliances, particularly with Egypt 🇪🇬 . This partnership aims to enhance regional stability and ensure the sovereignty of Somalia 🇸🇴 . Together, we are stronger than ever before.

  • @MohamedOmarAbdi-tc9ue
    @MohamedOmarAbdi-tc9ue 2 месяца назад +9

    Masar hadey cid wax u tareyso,falsatiin ayey wax tari laheyd.

    • @AlinoorSheikhAli
      @AlinoorSheikhAli 2 месяца назад

      Falastin wa sida Somali Galbeed. Anago Somali ah ba wax u Tari wayni. Lakin Masar waxay raban in aay Ethiopia dhul ka xoogan. Anagana dhulba naga maqan. Marka isku Dhan banu nahnay. Masar waxay rabta in TIGRAY la tageero. Somalia dhulkeeda dhacsato.
      TIGRAY ayago Ethiopia ka guuleysan raba Turkey ba ka duuqey oo dirada berakhdar bu ku away.
      Turkey wa xasaadkena kobaad

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 2 месяца назад

    Hadaan nahay shacabka 🇸🇴 waxaan rajaynaynaa in dawlada Somaliya ay xoog ama dhagar ku soo ceshato dhulka Ogadenia. Mahadsanid, Wasiirka Arrimaha Dibadda ✍🏾🦁 Libaaxyada Geeska Afrika
    Jihaadka xaqa ah aya mar kale bilaaaban insha allah adisababa somali Region☠️ayey ka mid tahay saacaan wixii laga bilaabo hurdada ka toosa

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 2 месяца назад +1

    👋 Weriye Shirwac.

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад

    Masha Allah Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад

    Viva Somaliya

  • @duqasare3617
    @duqasare3617 2 месяца назад +6

    Nin walaalki agtisa lagu gumadayo adigu maxuu kuuqaban nacalad haa kudhacdo siisi

  • @Ahmedobsiye
    @Ahmedobsiye 2 месяца назад +3

    My president muuse bihii

    • @reallyg9264
      @reallyg9264 2 месяца назад

      😈

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 2 месяца назад +2

      Musa and Abiye are the leaders of the year❤❤❤❤.
      Faqashtii buu kharaj Safar geliye😂😂😂. Waa wareey, Somalia usoo gurmada.
      Waa wareey, Somalia usoo gurmada

    • @prosl11
      @prosl11 2 месяца назад

      Wale waa geesi madaxweyne muse dirbaaxo kuluul buu kuu dhuftay mafiada somalia waa kuu washay imika masar iyo siisi oo gaalo keentay isku doontay

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 2 месяца назад +2

    Etopia iyo isaq iyo majerten somaliya wey iska dhicineysaa in Sha allah

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u 2 месяца назад +1

      😂😂 Oromo isaq iyo majerten Somali waye Ethiopia qom kale waye hol yelo walba oromo amxaro bar bar dhig maherten iyo isaaq wasaq yahay Somali is ku dirta

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 2 месяца назад

      Ethiopia iyo somaliland puntuland waa dalkanaga somali waa qayb kamida Kenya 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u 2 месяца назад

      @@TewodrosBethlehem yana lagu kufsan xabasha yahay urtay somaliya sidee idin jiid jiido wetaqana wacala yahay Somali galbed soo ceshaneen yuhud yahay 😡😡

    • @najeepjabriil5262
      @najeepjabriil5262 2 месяца назад

      @@TewodrosBethlehem gowrac Aya kuyal ee isken siraadey

    • @najeepjabriil5262
      @najeepjabriil5262 2 месяца назад

      @@TewodrosBethlehem wale Somali mog Aya tahay injirley dagal hano bilowdo

  • @mohayare7864
    @mohayare7864 2 месяца назад +2

    Masar falistine ayey wax tarilaheed, hadii ey dhiig leedahaye, ee culaabteeda marabnee, ee aan iska dhicina Ethiopia waan ka adagnahaye

  • @OmarAhmed-ly7ws
    @OmarAhmed-ly7ws 2 месяца назад +2

    Somalia waa waalatay heshiish diffaac,masar.turkey.italay.Ethiopia,and may more😅😅😅😅

  • @AbdunasirKomi
    @AbdunasirKomi 2 месяца назад +1

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 месяца назад +1

    Xasan mooryaan isbaaro DHIIQUU CAGAHA LA SII GALAYAA

  • @mohamoudabdalla9959
    @mohamoudabdalla9959 2 месяца назад +4

    Kan heshiis saxeex baa xiijiyey fulaynimoy xaal qaado, war bal falastiin daawo

    • @ahmeddahir47
      @ahmeddahir47 2 месяца назад

      Wa xariif Gesi wayo hada cidankeno wa Daciif wa!

  • @alihussein4466
    @alihussein4466 2 месяца назад +1

    Gaza ayaye waxa qaban lahyd
    Haday naf hayaaan

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 2 месяца назад +1

    Masar may niilka ku difaacato awoodda ay Xasan ku ilaalinayso?

  • @osmansaki-ke4vn
    @osmansaki-ke4vn 2 месяца назад

    Is waydii inta dawlad ku sheegta muqdisho heshiis yo caag ah la saxeexanayso kuwa fashilka turk.masar imisa dawladood awood leh ba itoobiya jeshiis la gali kartaa

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 месяца назад

    Difaac imaaraad difaac turki difaac itoobiya difaac meelwalba difaac saxiix Walin bay la ordayaan

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase 2 месяца назад +1

    Somaliland Guuul!🎉🎉🎉🎉
    Midnimada saliid macsar ku dar oo ku fudada iska galiiiiya ❤ Somalia yariisey 😂

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 2 месяца назад

    5 million oo Masari ah Aya sodajineyna

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 2 месяца назад +2

      Ma Falastiinta ayaad ka fiican tihiin?
      Maxeey Falastine wax ugu qaban waayeen.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 2 месяца назад +1

      100 milyaan oo Ethiopian ah ayaa liqi doona 5 ta milyaan ee aad tirsaneeysid. . Masaaridu adoon beey idiin haystaan, danaohooda ayeey raacaan doonaan waxna idin ka celin maayaan. 😂

  • @AyaanAbdi-zo7lj
    @AyaanAbdi-zo7lj Месяц назад

    Asc wa ini salamaya dhaman umada somaliyeed Salan ka dib waxan ini shegaya nidamka somalia lo mamolayo 1:4sanu waxa mamolaya darod, markay dhamato 2:4sanu waxa mamolaya hawiye, markay dhamato,3:4sanu waxa mamolaya isaq, markay dhamato,4:4sanu waxa mamolaya samaron , markay dhamato dib iyay oso bilabayaan darod, hawiye, isaq,samaron,qabil walba dorkisa iyo sogi Dona by

  • @OmarAbdulahi-s7j
    @OmarAbdulahi-s7j 2 месяца назад +1

    War ileen balaayo xasanoow xagee noo wadaa

  • @stunnerboy7730
    @stunnerboy7730 2 месяца назад

    Masar iyadaa kufashilantay ineey Ethiopia iska difaacdo😂😂

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 2 месяца назад +1

    Hassn intuu talada joogay imisa dal ayuu laglay security agreement xadka waa kabaxeen masar waxay Somalia u soo raraysaa proxy war marka masari ama turkey waxay kuu qabayaan mlhan adigaa cidamadii laguu dhiibay burburiyey kuna taliyeen dalalshisheeye dalkaan markuu qabtaba waxaa yimaada dhacdooyin waa wayn hassn team waa dad aan lahayn aragti qaran lkn laaluush eex qaraabo jacayl

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 месяца назад

    Masar hubka noga soo qada srael kabaqeysa anaga yuhuda Africa mel ku sarene

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 2 месяца назад +1

    MADAXWAYNAHA MASAR IYO MADAXWAYNAHA ABGAAL😂😂😂😂

  • @abdirahmanmohamed6911
    @abdirahmanmohamed6911 2 месяца назад

    Way wanagsanyahay in dowlad ay dowladkale lagasho lakiin waxadaran dowlad dariskula ah dowlad ay ishayan aad usorartid dalkaga xurguftoda adigo tankafok darisnimana ay idinkadhaxenin sodhawaysato
    Madaxda somaliya hada waxanleyahay xaqdhora darisnimada
    Waxad siyadas iyo sharciba aadkudhamenkartan hakudhamenina dariskiina oo xuman aandhaman yaynan idinbilabanin.

  • @FaysalMacalinMaxamad
    @FaysalMacalinMaxamad 2 месяца назад +2

    Masara maxey kusokordhin karataa somaliya xaga dhaqaliyo xaga difaaca

    • @ahmeddahir47
      @ahmeddahir47 2 месяца назад

      Wa badan wayo cidan, iyo hub ayeyno ka iibsan karna

    • @MubYus
      @MubYus 2 месяца назад

      Waxba.

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 месяца назад +1

    Masar faaiido maleh falastiin baa lacag ku qaadayaa in la laayo

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 2 месяца назад +1

    Masar hadday nafi ku jirto qaza ayaa adhi foof u jirta.

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 месяца назад +1

    walee tuugii xaarmaajo iyo xulafadiisa waalaga reyste masha-allah

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 2 месяца назад +2

    Ha waalwaalato dawlad ku sheega xasan gurguurte wxnoo dhan wuxu u samaynaysaa somaliland diid lkn cadhadooda iyo calool xumadooda wy la dhimanayaa somalilandna wy socotay dibna idiinku so noqonmyso

  • @prosl11
    @prosl11 2 месяца назад +1

    Guul somaliland wale imika loo yaaba failed state of somalia, imika somalia waxaa kuu dagalaami doona laba waddan oo awood leh ileyn dameer aqli maa leh ,guul jamhuuriyada barakaysan ee somaliland

    • @nuradinofficial2179
      @nuradinofficial2179 2 месяца назад

      Dagalka lambar kow iidoor baa kubara kici wayo idinka uyeertay Ethopia 😂

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 Месяц назад

    Itoobiya Somaliya waxba Kama qaadi karto ee Somaliya ku batay Qaa’ inul wadaniyeen(traitors) Itoobiya u shaqeeya oo dalkooda oo dhan siisanaya xukun.

  • @bellazio7410
    @bellazio7410 2 месяца назад +1

    Madaxda Soomaliya maxa kaqaldan Masar watuugo Israel iyo itobian Aya wato Difaac Haka sugin
    Midakale Askar Soomaali oo dhalin yaro kuubuuxaan kuwas towobaro
    Waxaada sir kadhigo

  • @farida669
    @farida669 Месяц назад

    Nin walaalki garabqabanwayey wax uu ku yaalo maleh qashin

  • @Mustafa-v8m
    @Mustafa-v8m 2 месяца назад +1

    WAGER!!!!!!.WAALIDII ADUUNKA AYEY DHAMEEYEEN!!!!5 WADAN KAMA YARA INTA AY HESHIIS LA DIFAAC LA GALEEN!!!!!!.DAWLADNIMO INDHOLA,AAN LAGU WADO IGA DHE!!!!!!.HALKA AY SOMALI ISU DHAWEYN LAHAAYE, BARYOOTAMI LAHAAYEEN, WALAAL ODHAN LAHAAYEEN AYEY JINI JAAN OO DHAN U TAGEEN, SIDII INEY WAX BEDELAYSO?????.WAA CAJIIB!!!!!.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 месяца назад +5

    Somalia iyo Turkiga oo heshiis difaac kala saxeexay, somalia iyo masar oo heshiis difaac kala saxeexday, somalia iyo shabaab oo heshiis difaac kala saxeexday, somalia iyo dibjiriintii weero oo heshiis difaac kala saxeexday, failed state Somalia sowta Amisom iyo 30,000 oo Ethiopia ciidankeedii gudaha ugu jiraan ee ilaaliyaan maaha maxay saxeexi kartaa cagaheedii bay isku taagi kari la’dahay 34 sanadoode. Masar biyihii Nile-ka ayay Ethiopia cunaha ku haysaa Falastine baanay albaabkii caawimada ka xidhateen Futo ma ku dhacdaa inay afaaraha JSL soo gasho

    • @ahmeddahir47
      @ahmeddahir47 2 месяца назад

      Somaliland 30 sano gajo ku nool! Hargeisa kaliy waye Somaliland!

  • @AsmaAbdixakiin
    @AsmaAbdixakiin 2 месяца назад

    Hhhhhhhhhhh dhuusooo voa qadaad wayn masar iyadiibaa bakhtiyaysaa

  • @sayadcali1810
    @sayadcali1810 Месяц назад

    𝗺𝗮𝘀𝗮𝗿 𝘄𝗮𝘅 𝗻𝗮𝗴𝗮 𝗱𝗶𝗳𝗮𝗰𝗶 𝗺𝗲𝘆𝘀𝗲 𝘅𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗶 𝗮𝗻𝗮𝗴𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮𝗴𝗮 𝗳𝗶𝗹𝗮𝗻𝗲 𝘅𝗮𝗹𝗶𝗶𝗺𝗼 𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗰𝗮𝗱 𝗰𝗮𝗱 𝗵𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝘀 𝗵𝗮𝗹𝗮 𝗚𝗮𝗹𝗼 𝗺𝗮𝘀𝗮𝗿 𝗷𝗼𝗴𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗿𝗮𝗿𝗮

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 месяца назад +1

    CAQLI NUUFO MA FIQI DAMEER BAA TALDAA KEENEY
    DAGALAKII MASAR IYO ETHOPIA WADANKA U SOO RAR3Y HASSAN XABAALE QOTE WAAD ARKI SIDA SUUDAAN IM DAGALKA NOQAN WAAYO SOMALILAND IYO SOMALIYA LA BURBURINAYO

  • @MubYus
    @MubYus 2 месяца назад +2

    Zoomalia way waalatay xitaa Ethiopia heeshiis difaac ayay hore ula gashay, waxan oo heshiis ah iska wada hor imanya maxay ku falaysaa ? Yaaab.

    • @unknownp2024
      @unknownp2024 2 месяца назад +1

      Check google 🤣somaliland state…😅😅

  • @DaawaZone-g2i
    @DaawaZone-g2i 2 месяца назад

    Waryaada dal republic ah ayaa loo gurman karaa la saacideyn karaa xaga dagaalka sida falastiin aduunku uma aqoonsanaa inay tahay republic of falastiin marka masar haday garabsiiso aduunku wuxuu u arkaa masar inay jabisey qaanuunka caalamiga sida ceraaq oo kale ayaa la burburin niman yahow wax fahma dhaleecen ka hor

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 месяца назад +1

    CADOWGEEENAAAA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA GUMAYSTA QUSHAAASH

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 месяца назад +1

      Car futo aad villa wardhiigley kaga saarto yeelo Ethiopia ciidankeeda jooga koonfur waa 30,000 kkkkkkkk sowdinkaa baryaya bado bilaashaanu ku siin Aby Axmadoow. Yaa wax ku falaya gabaahiirta Indian oceanka somalida budhcad badeeda iyo afduubtayaasha yaa raba Mombasa, Dar-el salaam, iyo 5 muzambique ku yaal sida Mabuto iyo Beira oo la casriyeeyay oo qadiimiyaa ku yaal

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 2 месяца назад

    wa beenalee waxad shegay waxba kama jiran

  • @Greatnorth483
    @Greatnorth483 2 месяца назад +1

    😂😂😂 ma sidii turkiga oo kale ayeey noqon donaan?? Heshiis bilaash eh?? Somalia waxey isku badashey halaq mareen mid walbo markii uu arko laciif nimada iyo siyaasad xumida xukuumada wey ku kala fireyni donaan sida turkiga camal kulajire kaajire