ma jiro qof somali ah oo sidan talaent u ah inaan daawanayay waana wax leh astaan gaara maaha wax qofku u samayn karo ku dayo thankz mataan waxaa fiicnaan lahayd inaad holand mar nagu soo booqato
Marka xanaqsanhy Mr. mataan aya dawada wlhi ilahey talent ayo siyay sida dadka logu qosliyo , inkasto an tagin xafladaha mise meleha dadka iskugu imadan lkn mataan hado Austria imado wlhi dartiis wa u tagi laha legend wye 👏
+Abshir noor ali dadka halkaas fadhiya ee sidii ciyaalkii wax waliba isaga qoslaya, waa dadkii dibadda 30ka sano ku maqnaa ee saaqiday, ee caruuroobay, dadka Soomaaliyeedna dibadda ka soo dumiyey, maxayse kuugu taallaa, maanta iyagaa dhibaato ku jira oo caruurtoodii xabad isku-dilayaan, oo meelwalibaa isku baabi'iyey.......xaasidka maalin baa la helaa, maalinkaas buuna xasuustaa wixii uu ku jirey.......dadkan waxaa hogaan u ah DAMIINNIMO iyo DIJAALNIMO...
dadka ha caynin dibada caaymaynoqoty war ilahy kabaq , ciyaalka dibada kudashay wlh in ay ka aqli badan yihiin kuwa kudashay dalka war dalka maxaa yaalo jaahinomolee taalo, adiga maseer ka haayo war mareykanka kuducayso inaad tagto dadka ka leexo d
taas lacagta bankiga waa dhici kartaa aniga boqol dollar aya ku qoray saxixeyga kdib jabuuti ayan ku sarifay a 1 sano kadib yuruba ku arke norway hadane mar 3aad mardhow ku arke south sudan kadib wan yaabe hadane mar 4aad ku arke australia kadib waaba ku xanaaqay waan jeex jeexay lacagtas marka lacagtu waa wareegtaa odey mataan haloo shego true history weye
Mahadsanid Mataan anigoo aanan south America joogin oo degen yurub ayaad mar waliba iga qoslisaa oo aam daawado clibka kawaran ku wa aad hal goob aad kuwada nooshihiin waaw fadlan yaa igu caawini karo Telka: Mataan mahadsanid
Wa runtiis anaa la qaba haduu cid kale ka dhalan lahaa inuu tajir noqon lahaa lkn Nasiib daro hada somaliyu ka dhashay cey Lee mahee wax kale maka faidaayo aan cey aheyn
ma jiro qof somali ah oo sidan talaent u ah inaan daawanayay waana wax leh astaan gaara maaha wax qofku u samayn karo ku dayo thankz mataan waxaa fiicnaan lahayd inaad holand mar nagu soo booqato
+mahamed abdillahi dadka halkaas fadhiya ee sidii ciyaalkii wax waliba isaga qoslaya, waa dadkii dibadda 30ka sano ku maqnaa ee saaqiday, ee caruuroobay, dadka Soomaaliyeedna dibadda ka soo dumiyey, maxayse kuugu taallaa, maanta iyagaa dhibaato ku jira oo caruurtoodii xabad isku-dilayaan, oo meelwalibaa isku baabi'iyey.......xaasidka maalin baa la helaa, maalinkaas buuna xasuustaa wixii uu ku jirey.......dadkan waxaa hogaan u ah DAMIINNIMO iyo DIJAALNIMO...
Wad qaldantahay e afkaga edeb uyeel
true history wlh caadi mahan waa Ninka kaliya ee iga qoslin kara waa talent wlh horay usoco and thanks intaa iga qoslisay 😃😃😃😃😎
Xaalaasha Xanta Neceb
Anigana
abwaan mataan live ayaan uqaana isaga dhan majaajilo socoto salaaan sare abwaan mataan
War farmajo arag hadii aragtey like I saar
Ninkaan wajigiisa waxaa laga dareemaa daacadnimo badan iyo maskiinomo waaxaa cadeeyn u ah qof kasta ayuu influence Ku yeelanaa ilaahay ha daaayo
madaxweyne farmaajo oo qoslayo maashaa allh
Walaahi bishii ramadaan 2020 afturka kadib wuu na noleeyay, energy iyo moral baan ka helnay ( true story)....hahahaha
Inta jecel in ay somalia midowdo like saar
Waxan salamy mdwayne (farmaajo)
Wowowo madaxweynahena mansha allh
Halkaa Madaxweyne Frmaajaa ka.muuqda
Alaseey anti ubahay ilaaah ha u naxariiso
Midbaaa diley amiiin
Allow cimriga ku dheere ad ban ugu qosla shekadiisa
Marka xanaqsanhy Mr. mataan aya dawada wlhi ilahey talent ayo siyay sida dadka logu qosliyo , inkasto an tagin xafladaha mise meleha dadka iskugu imadan lkn mataan hado Austria imado wlhi dartiis wa u tagi laha legend wye 👏
Farmajo fadhiyo howlka yaa ila arkay
Inow Madaxweyne noqonaayo isagaba ma ogeyn Mataan iskaba daaye 🤣🤣
Ana arky 😂
Abwaan mataan keep going
Farmaajo aan uga jeeda asxaabta qoslee dhexdooda.
Mudane Mataan! what a talent 😂😂😂 waa yar yihiin dad lamid ah xilligan 👏👏👏
Malaga Yaabaa inoow madax weyn faramaajo dib udaawado video Gaaan 21/11/2018 ?
Maanshallh you are a true commedian man plz who can help me the contact tel: or any thing of Mataan???
masha Allah a deer ku jecliya waad IGA qoslisaa wlhi
you're real comedian
majaajiliste mataan viva mataan
mataan waa dadki hore xaafada hodon ayaan wada daganeyn ila so xiriir mataan .i
ninkaan waa nin talent ah oo aan aad ula dhacay af-soomaaligiisa iyo habka uu wax u jilaayo, laakiin isagaa sheegaye tolkiisaa soomaali noqday,,, qoslka waxay u yaqaannaan waxaan waxba aheyn qosolku waa caafimaad
+Abshir noor ali dadka halkaas fadhiya ee sidii ciyaalkii wax waliba isaga qoslaya, waa dadkii dibadda 30ka sano ku maqnaa ee saaqiday, ee caruuroobay, dadka Soomaaliyeedna dibadda ka soo dumiyey, maxayse kuugu taallaa, maanta iyagaa dhibaato ku jira oo caruurtoodii xabad isku-dilayaan, oo meelwalibaa isku baabi'iyey.......xaasidka maalin baa la helaa, maalinkaas buuna xasuustaa wixii uu ku jirey.......dadkan waxaa hogaan u ah DAMIINNIMO iyo DIJAALNIMO...
dadka ha caynin dibada caaymaynoqoty war ilahy kabaq , ciyaalka dibada kudashay wlh in ay ka aqli badan yihiin kuwa kudashay dalka war dalka maxaa yaalo jaahinomolee taalo, adiga maseer ka haayo war mareykanka kuducayso inaad tagto dadka ka leexo d
taas lacagta bankiga waa dhici kartaa aniga boqol dollar aya ku qoray saxixeyga kdib jabuuti ayan ku sarifay a 1 sano kadib yuruba ku arke norway hadane mar 3aad mardhow ku arke south sudan kadib wan yaabe hadane mar 4aad ku arke australia kadib waaba ku xanaaqay waan jeex jeexay lacagtas marka lacagtu waa wareegtaa odey mataan haloo shego true history weye
Hats off to adeer Mataan
sxb nooloow, waa ciyaalka xaafada,case populare, Barxadii banooniga....
Walahi qosol iguana harin
MashaAllah
haahahah aniga adeerkan wa tageraa wlhi marka iska xanaqo waba firsadaa markasa iska qosla masha llah ilahaye haku xafido mataan intaso somliya ayaa isku kena markasa ka qosalisisa masha llah😂😂😂😂😂
waa ku ciil baxdaa miyaa duqa hahahaha
Hhhh 😂😂😂😂
@@mohameddahir6151 😂😂😂
😂😂😂
mohamud bin hassan 😂😂
Matan wn Ku tagerna ilahay ha Ku xdf San u qoslayay wn furay thnks
Madax sar sare oo waligood aan qoslin ayaa qosl isla celin waayay
+Rajonews dadka halkaas fadhiya ee sidii ciyaalkii wax waliba isaga qoslaya, waa dadkii dibadda 30ka sano ku maqnaa ee saaqiday, ee caruuroobay, dadka Soomaaliyeedna dibadda ka soo dumiyey, maxayse kuugu taallaa, maanta iyagaa dhibaato ku jira oo caruurtoodii xabad isku-dilayaan, oo meelwalibaa isku baabi'iyey.......xaasidka maalin baa la helaa, maalinkaas buuna xasuustaa wixii uu ku jirey.......dadkan waxaa hogaan u ah DAMIINNIMO iyo DIJAALNIMO...
sxbooy are yu serious wxaan maqli jiray dawagaale timir gaari waayay qaar buu yiraahdaa , mrka dadkan iska haweynaayo frxada iyo qosolka ku jiro maxad ka rbtaaa , ninkaan wa nin macqul ah wana wx lagu qoslo, xmr adaa kukorty iyo anagaba qalbiga namadoowaaday mrka qosol dhan ma naqaano oohin lee, u ogolaaw dadka kale guusha sxb waa dad wxbadan ku dheer ciyaalkoodana wx isdilaayo malahan un adiga ayaa iska samaysatay
Mahadsanid Mataan anigoo aanan south America joogin oo degen yurub ayaad mar waliba iga qoslisaa oo aam daawado clibka kawaran ku wa aad hal goob aad kuwada nooshihiin waaw fadlan yaa igu caawini karo Telka: Mataan mahadsanid
I Actually like this guy (Mr Matan)
thanks
Madaxweyne Farmajo arkaayaa
Ya rabbi
mataan sheekadaada aniguna waan copiyaa wlaiadadka waan uga sheekeyaa
Salamullah! War ninyohow waan kusalamay. Walaahi ilaah magicisa ayan kuugu dhaartay ee qofka dadka ka qosliya ilaahay ciqaab ayuu ugu yaboohay. waa danbi aad u weyn. waxad tahay nin weyn oo cimri jooga. Billaahi caleyk isku noqo. Fakar. Yey ku jiidan lacag yar oon macna lahayn oo beriba dhmaaneysa. Ogow aduun iyi aakhiro kala badan. Allaha kusoo hanuuniyi.
cimirigiisa mxaa ka galay adiga edab daranidaaa inuunan kumaqloynin wad ujeeda , ka dhamaaw dadka adiga mxaaa udawanaysay iisheg inaad un wx kasheegtaa , necbiyaa mashquulka
Dameer iyo dockayeerba daankaa lagu dhuftaa.
atoora badiyo waad danbysaaa hhhh
Sheydaanul-insi daciifa ayaa tahay. uma qalantid inaan kula dood
wadba ila hadloysaa lol maskin i cant shit you with my words but am not that type
ninkiii ugu horeeyay ceelbuuur banoooni geeyay hhhhh
Maatan aad bn kuu taageeraa
Madaxweyne Farmaajo ayan ujeedaa kk
WADHA JOOKAR! = WHAT A JOKER! 🃏
dhulka wlhi salaad markeey xiraty ee suro bilaawasy kulahaa
Farmaajaa fadhiya
Mataan sheekadiisu aad naan uga helaa
caadi ma.ahan
aniga maa yabe mise indhahega waaye ninka urk farmaajo mise waa asaga halii kala bixiyo
Qosol
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 #true story #oday mtn
waliba ka ducayso FANAAN somaliyed & MECHANICS labadaaba ka ducayso waligaa
Madaxwayne. Farmaajo wuu qoslay kkkkkk
kkkkkkk 0;45 dabcasar intuu waalan ka hor true story
😍😍😍✋🇸🇴
Mataan email please
duq dhadhan ah ayad noqon leheed
Madaxweyne farmaajo yaa ka dhex aqoonsaday halkaan
farmaajo baa daawanayq qeybtan
hamood Ugaaska
las
✋✋
true story
Wa runtiis anaa la qaba haduu cid kale ka dhalan lahaa inuu tajir noqon lahaa lkn Nasiib daro hada somaliyu ka dhashay cey Lee mahee wax kale maka faidaayo aan cey aheyn
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 islaanta markey salaada xirtay suuro bilaawaday sidii u dhahay iga qosolisay😂😂😂
Somalia Mohammed siyad bare baa markale losocilin laha .wadan waxawathi kara mthaxweyna dictatorship ehh
somalia waa ku dhalatay lkn waxaan aamin sanahay if u wana be comedian waa gaari doontaa maalin let be contounious
ciyaalka xaafada wxan eheen mesha kuma jiran waa dad magaalo kuwada dhashay hadey ahaan leed kismaayo kaalgacyo garoobe xamar hargeysa jigjiga waa loo dhan yahay xiyaalka xaafda
Mataan hadduu sameysan lahaa tiyaatar waxaan hubaa in loosoo buuxin lahaa qosolka aad ayaa loogu baahan yahay billow ilaa dhamaad waa la wada qoslaa kkkkkkkkkkkkk hadduu ku shaqeysan lahaa kkkkkkkkkk
Farmaajo ayuu ki jira asxaabeey ila fiiriya anaa maa umaleeyo mise indhaheeyga waaye
Lkn true story waxaa eh gabdha iyo wiilal is qaba yaa soo kasoo baxay agtiina walaahi yaah true story waaye mataan ilbaxnimada si kala yaad ufahanteen waa la yaaban yahay walhi war xeshooda dheh dhalinyarada agtaada yeey joogaan wsc warxmtlhi wabrktu
Sheer
Hhhhhh
waxisa dhan true story waaye odaygan😂
dadkan ma boombalo ayaa Ku xidhan wxy wxn o qosl ahi
dadaan iyo comedy?
My mom is fucked up kuye
Sheekadaasa ugu qosol badan 😂😂😂
Madaxeayne. Farmaajo si kal iyo laab ayuu u qoslay kkkkkkkkkkkk
hhhhhhhhhhhh
ala beerka kkkkkkk
+shuraym wiil walan dadka halkaas fadhiya ee sidii ciyaalkii wax waliba isaga qoslaya, waa dadkii dibadda 30ka sano ku maqnaa ee saaqiday, ee caruuroobay, dadka Soomaaliyeedna dibadda ka soo dumiyey, maxayse kuugu taallaa, maanta iyagaa dhibaato ku jira oo caruurtoodii xabad isku-dilayaan, oo meelwalibaa isku baabi'iyey.......xaasidka maalin baa la helaa, maalinkaas buuna xasuustaa wixii uu ku jirey.......dadkan waxaa hogaan u ah DAMIINNIMO iyo DIJAALNIMO...
wallhi waa profisional majaajiliiste ninkaanu haduu ku salaamoba waad qoslaysaa hhhhhhhhh
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
hey matan we had these jokes over and over from others people plus you are qabyaliiste
ya xayawan wa ahbal wuxu ismoda in u wax fcn samenayo qablabe
Salman Hussein adaa cayawan ah jaahil is mooday nin wax fcn shegaayo
Salman Hussein qabiilka maa foorjada lagu daray hhhhh ilmo jaahil
Blue Boy doqon doqon dhalay. Ciyaalka qaraxa lagu luriyaa tahay.
Bismilahado maxa ka rabta ceeydid 😠😠😠😈 duqween ayaa tahay ila farmajo sidaan moo qabyaalad ukasa alla ciil badana 😠😠
Ceydiid ma ahan marxuumka dhintay
waa mid Mareykan joga sxbo yihiin
Kevin D mahubta walal 😆
love is life. very good love is life. very good
haa walaashey waan k hubaa.
Thanks walal
caydiid waa nin mj ah oo mataan abtigiis ah maahan caydiidkii generalka